Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

DAAWO : Mid Kamid ah Ragga loo heysto Kiiska Caasho ilyaas oo Qirtay inuu Kufsiga Geystay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 сер 2019

КОМЕНТАРІ • 672

  • @YusufAbdiShire
    @YusufAbdiShire  5 років тому +99

    Fadlan subscribe dheh, Si aad ula socoto Wararkeena

  • @thequeencanab2260
    @thequeencanab2260 4 роки тому +47

    Bala ku degtay waaba sii kibirsan yahy wuuba isla fiican yahay yaa allaah ilaahoow gabdhaha soomaaliyeed badbaadi aaamiin yaa alaah

  • @nadiiraosmaan6331
    @nadiiraosmaan6331 4 роки тому +41

    Ax ax walhi waan kaxumay caysha ilayas ilahay haw naxaristo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😢

  • @nuurmustafe
    @nuurmustafe 6 місяців тому +14

    Ilaahay ha unaxariisto wll caa,isha wllhi waan xasuustaa malinkii caashi dhimatey wxay aheyd febraayo 2019 dugsiga sare e gabiley ayaan dhiganayey wllhi maalintaa waan naxay subxanalahi cadiim wll ilaahay ayaan ku barayayaa inu jano firdowsa ku geeyo wll caa,isha 😭😢🤲

    • @ahmedcabdirisaaq2402
      @ahmedcabdirisaaq2402 3 місяці тому +2

      Caaisho jannadii bay ku raaxaysanaysaa hadda wll waayo siqiir bay ahyd oo 13 jir bay ahyd shihiid bayna ahyd oo rag waawayn oo dhali karaa isu qabtay oo nafta ku silciyay 20 saacadood

    • @Kaligiisduul5
      @Kaligiisduul5 2 місяці тому +3

      Caisho xusuus 2019 tobankii waxaan maqlay xili sacadu ku beegned 4ta galabnimo anigo jooga mugdisho gara ahaan seybiyaano

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 5 місяців тому +9

    Qalbiyada allaha u qabuujiyo hoyadii dhashe iyo aabihi dhale ayagana xaqa halaga o fiyo😊

  • @abdi2728
    @abdi2728 4 роки тому +73

    Hortiinaad ka helaysaan waa Ballan hadii dadku iloobay alle ma illoobin 😭😢😭

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 років тому +65

    Walidiinta caaisha ayaa la imtixaamayaa illahay qalbiga haw adkeeyo

  • @hamadaboss8039
    @hamadaboss8039 4 роки тому +59

    afkas xun ilaahi magacisa sharafta leh hagu so qadin qashinyo side lagugu qasba gabar yar 12 jir ah kuufso war kan nafta dhafiya😡😡😡

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 3 місяці тому +4

    Ilaahayow hana
    Fadeexadeen aduun iyo aakhiraba aamiin😊

  • @naimaali3864
    @naimaali3864 5 років тому +38

    SO SORRY FOR THE LITTLE GIRL SHE WAS ONLY 12 YEARS

    • @JiheeyeYT
      @JiheeyeYT 4 роки тому

      😭😭😭

    • @user-amshingaani
      @user-amshingaani 4 дні тому

      WAA SAX IN DAMBIILKE DAMBIYAAL IN LA DILO WAA SAX SHARCIGA TAA SAX AH WAA IN LA MARSIYA SAYID CALI DILKA UU GEESTAY XAASKIISI A.M.SALIM.SHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFAARADA USA SHINGAANI MUQDISHO SOMALI

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 роки тому +9

    Subxan allah allah imanka idinka qaad bal inanta yar wayba dhali karyaan ayey isku soo qawiyeen allah idima cafiiyo 😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢cashan allah ha uu nacriisto saqiira ayey aheyde 😭😭😭😭

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 4 роки тому +44

    HASBUNALLAH WAANICMAL WAAKIL 😭 😭 😭 😭 they destroyed underaged beautiful girl 👧, they need to go true the same as they did to her shame on them

    • @cabdibookh1708
      @cabdibookh1708 4 роки тому +1

      Kan wa nin kibray waxan ka baqaya ninkan kibirkisa in sidii nin wasiir janan la idha wu bacsaday wa nin isku haleyn qaba oo og inu baxsanayo

    • @nimsaanajaah4522
      @nimsaanajaah4522 3 роки тому

      .

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 4 роки тому +30

    Very shameful for them very painful very sad 😢

  • @ahmedsahal3641
    @ahmedsahal3641 4 роки тому +13

    Ilahay baN Ka MagaN Galay Duruuf An Gabadh Yar O Caisho Yar O Kale Ah An Kufso Ugu Dhaqaaqo WaxaN XukuN Maahi E XakuNki Allah ba IdiN SugaYa Kufsi Gabadh Yar Iyo Mid WayN Intaba Ilahay Naguma Salido😓🙏

  • @rahmashekhxasanbarsane4407
    @rahmashekhxasanbarsane4407 4 роки тому +18

    allaha unaxariisto saqiirta caaisha
    dhalin yaradana Allaha soo hanuuniyo

  • @maxmaedaxmed6064
    @maxmaedaxmed6064 4 роки тому +103

    Hadan arko muuqeeda wan murugooda wayo wa walshey oo kle

  • @nimaosagalomar6042
    @nimaosagalomar6042 3 роки тому +4

    Indhadag soo indho cadyahay isagoo waliba wx dilay😭😭😭😭gudkaa kugu hulcaya wd iga hoosaysaa maanta ilhy dhibta aad inantaa Yar u geysatay ilhy baa kaa abaal marin subxanallah

  • @fadumoibrahim9848
    @fadumoibrahim9848 5 років тому +37

    😭😭😭😭😭😭 qalbiga ayan ka oynayaa masiwadan bal daya intey lah egtahay subxallah maxey sidas ogu galen cunugta yar 😪😪😪😪😪😪

    • @fjed7801
      @fjed7801 4 роки тому +2

      Haa wlhi nacas waa ninkan ookale subxnllh

  • @isafaricom9876
    @isafaricom9876 4 роки тому +34

    This is very traumatic to hear for normal human beings

  • @hussein00057
    @hussein00057 4 роки тому +39

    arkan si xun haloo dilo wuu kibirsanyahay allah cadaab guska inta laga jaro dabka hala saaro saqiir dilaha dhagaxne halagu dilo

    • @abdullahim.k5160
      @abdullahim.k5160 4 роки тому

      wax walba oo ay ahaato waa qof muslim ah maanta ma noolo qisaasta dilka -allah unaxariista_ caasho yariisey ayaa lagu fuliyay, ilah ayaa leh inuu cadaabo ama iska cafiyo

    • @lafgareen6500
      @lafgareen6500 4 роки тому

      Haduuu,,,,Isqadqadayo,,,,,Wa,,,,Wiil,,,,Dhaliyara,,,,,Ahh,,,,,Oo,,,,Cebtisi,,,,,Bananka,,,,Lakenay,,,,,,alle ha Unaxaristo,,,,,,manta,,,,,Wa,,,,Marxuum

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 років тому +46

    Waa in la toogtaa . waa in la toogtaa waa in la geeyaa tiirka

    • @luckyforyourself6617
      @luckyforyourself6617 5 років тому +1

      Waryaa muslim ah subxaana kayaacadiim

    • @houseofhighlights1226
      @houseofhighlights1226 4 роки тому +3

      Shanka Roon ina latoogto maha wa inaa la tuso silaca dhimashada togasho dilitan maha eee ina sakin lagu jarjaro waye ilma yar ayuu kufsaday nacalaye😡

    • @qalicabas
      @qalicabas 4 роки тому

      waan ku guu raacsanhay wll

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 роки тому +13

    Ninkan sida kibirka leh u hadlayo asga dily walshen

  • @user-gg1vm2cj1y
    @user-gg1vm2cj1y 4 роки тому +4

    لوكان الحقيقة تخفي عن الخلق ، لا تخفي عن الخالق😢😡

  • @amuunabdi2632
    @amuunabdi2632 3 роки тому +8

    Caaaishaan kufsadaY mrkuu dhahaY wdnaha ixnuunaY wlhi😓😭😭😭😭😭😢

  • @hanadtheone7634
    @hanadtheone7634 4 роки тому +23

    Wallhi sow ilahey ima maqlo hadey hodadey iyo abahey dhalen xitaa aniga gacanteyda ku dili lahaa nin gabar yar kufsaday oo dilay waxa uu dhowran oo laga sugayo waa maxay

  • @shamsashidane2354
    @shamsashidane2354 4 роки тому +39

    11 february 2020 wa ku farxsanhy in manta lagu dilo kibirka isku qalqaloocineysey mu manta ku difaaco alxasil alle ha ku naxriisto😭👋👋

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 4 роки тому +44

    Maxaa kibir ka muuqda tuuga caruurta kufsada wuxu ogyahay inaan sharci jirin marka ayuu iska dhigay khatar Lkn ilaahay ayaa ka abaal marin

  • @user-tu6yw9ie5d
    @user-tu6yw9ie5d 6 місяців тому +3

    Subxana allah Bala ku aragty bal kwrn hdey dawanayan walidinti caisha xanunka ay daremayan wllhi waa xanun naxdin la,aan sii hadla qofki gabadhada kufsfay misna gowracay oo hadlaya

    • @lovelyxiin6678
      @lovelyxiin6678 6 місяців тому

      Weba fadhiyaan maxay dawanayan odaga u sokeya kofiyada qabaa dhalay

  • @ruwaydoabshir4248
    @ruwaydoabshir4248 4 роки тому +22

    😪Wuxuu Ogyhy In Qabiil Lagu Difacayo Isku Haleen Uu Qabo Uu €
    UQOSLAYAA😪😪

  • @anisoqaalli4526
    @anisoqaalli4526 4 роки тому +11

    Kibir iyo isjajabin ayuu Ku jiraa yaahuu cunug uu dhali karo ayuu leeyahay waan kufsaday

  • @haldhaahusein7760
    @haldhaahusein7760 4 роки тому +5

    subxaan Allh ilahy ceebtina ma Asturo sad Aduunka ugucebowdeen Aqirana Alle haydinku cebeeyo

  • @ayaanmohamud3874
    @ayaanmohamud3874 5 років тому +35

    caasho ilyaas intii kufsatay illhy aduunyo iyo aakhirabo ha ku cadaabo gactaydaan ku dililahaa hadaan ahy xeer ilaaliyaha wax walba og ee sii warsanaya hadaan ahy

  • @xafsoosman1277
    @xafsoosman1277 4 роки тому +13

    Eyga nolosha ku gubo alle cil bdn inte laga yahy igu daran ilmah yar 😭😭kufsaday

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 5 років тому +28

    Ilhaahey haa IDiin CadaBoo yaa allaah Ameen Ameen Ameen

  • @adansaid6827
    @adansaid6827 4 роки тому +4

    waxaan maqli jiray sadex lagama so kabsado
    1 gardaro garab og
    2 gaajo guri og
    3 geeri xanuun og
    ninkaan waa nin kibirsan oo rag inuu ka dambeeyo ka muuqato xumaanta iyo edeb daradana kula socda
    laakin nin kasta oo xaqa caasho inu duudsiyo ka damabeeya ama kula jira falkaas gabadhiisa bay sugaysa hadii kalena tuu awoowaha uyahay hadiina tay dhashay qof walbana shar iyo khayr wuxu shaqaystu leeyahay waxaa ihaya ciil aad utiro badan waayo gabadha yarta ban aad u aqaana iyo rerkooda sida ay uwanagsanyihiin iyo sida loo xumeeyey walhi nolol hadaa nimanka ku arko inaysan iga bad baadeen caalamka meelkasta iiga so horbaxaan hadiiba aysii noolaadaan

  • @Sheekhada
    @Sheekhada 5 місяців тому +7

    2024 🥹 Nimanka somaLida waa idin necbahay wllhi 💔

    • @Adno-fm6kk
      @Adno-fm6kk Місяць тому

      Same wllhi 💔🥹 alla waagaas waan yara wllhi dugsi quraan Ayan dhiganayey hadana waan daawanooyaa 😢😢

  • @cayduruscabdirisaq9788
    @cayduruscabdirisaq9788 5 років тому +4

    Kaw kani waa mid kucagaga ilahy kuma naxaristo

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 5 років тому +20

    Waxani wax loo dulqadan karo maaha rag waawaynoo waliba doodayo oo dafiraya waxay sameeyen ee bili adanimada ka baxsan maxkamada waxan ka codsanaynaa inay kuwan dilkooda soo deddejiso

  • @muhammadamiin1386
    @muhammadamiin1386 4 роки тому +4

    of course buu leeyahay naclada Alle iyo tii malaaigtaba hakugu dhacdo waaba kufaraxsanyhy hala toogto dulliga xunka ah.Alla yaa meel cidla ah igutuso kan wllhi naftaan garab dhigi lahaa

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat508 4 роки тому +4

    ma isago sidan u qurxon ayuu ilmo yar kufsaday inalilaah

    • @noorcyuun9145
      @noorcyuun9145 4 роки тому

      Ahmet Abdallah qurux ma shegee gb dha yar quruxdeeda ma d arkti

  • @rayaanramayan3031
    @rayaanramayan3031 4 роки тому +29

    May Allah punish them

  • @shaunherbert7186
    @shaunherbert7186 4 роки тому +12

    OMG' this is traumatic and this guy shows no remorse.

  • @basrahaji3845
    @basrahaji3845 5 років тому +17

    kuwan ha lagu fuliyo aaydan ( انما جزاء الذين يحاربون الله ورسوله ويسعون في الارض فسادا أن يقتلوا او يصلبوا ..........)
    waa mufsidiin, burcad, mooryaan, dayday, jirri.....

    • @ciyeyare6033
      @ciyeyare6033 5 років тому

      Waa sax wlal waa budhcad

    • @mohamedsayid7927
      @mohamedsayid7927 4 роки тому

      Go'aanadu daliilka aad rabto iska daliisho ma ahan,..

  • @user-ee3ne6oj1d
    @user-ee3ne6oj1d 6 місяців тому +3

    Way oo way lumeen waxay raaceen jid shaydaan shaydaan ayaa ayaa u yaboohay jid lunsan alla ma moogana daalimiintu waxay samanayasn subxaanalaah

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 років тому +31

    Bal intuu leegyahay eega ma naag buu waayey iimaanka laydinka qaad

  • @daaudaki4781
    @daaudaki4781 4 роки тому +2

    Doli an damir laheyn lakin haqa ayaa ka dhawajinayo iyo dhiga caisha oo ahed saqiir somaliyed

  • @djibra6767
    @djibra6767 4 роки тому +5

    Kan nolosha halagu gubo nacalad rabbi haku dhacdo😭😭😭😭🔪🔪

  • @safiamohammed5532
    @safiamohammed5532 5 років тому +37

    Allah ayaa xaqa Aisha xaqeeda inkasobixindoona halhal ayaad u qirondoontaan ama u ogolaandoontaan dabiga ay kagaleen gabadhaa yar ee saqiirka ah😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saadiasundus458
    @saadiasundus458 5 років тому +37

    Caisho sawerketha markan arko indaheyga ilnta😭 aya sodafto Qofki daliy sithu Ku ilawaya🤔

    • @namishassan5632
      @namishassan5632 4 роки тому

      🙌😰💏😰💏😰😰💏😰ℹ💏😁😰😰🙌💏😰😰😰💏💏💏😰😰

    • @farhiaegal6600
      @farhiaegal6600 4 роки тому

      Acudu bilah

  • @somalilandchessfederation9356
    @somalilandchessfederation9356 5 років тому +6

    nacasanaa markuu kufsadey maanu dilin waar birta dhaafiya waxa bilaa dhaqan kaa eer gallkacyana wxn leeyahay in badanbaa inan ar lagu talo xumoomee
    caarka daaya ..o naxariis yeesha waa idin dhaleen la dhalateen dhasheene

  • @ninilahaywassiiyayalxdlila4906
    @ninilahaywassiiyayalxdlila4906 4 роки тому +1

    Inaalilaah isna alaa unaxariisto iyadna alaa unaxariisto

  • @rashkamoha776
    @rashkamoha776 4 роки тому +8

    Imika ma ninka intaa leeg baa caasha isku qaawiyey. Walahi caqli ma jiro😭😭

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 5 років тому +14

    Subxaana ALLAAH Wallahi waa yaab

  • @muslimo61
    @muslimo61 2 місяці тому

    2019 kii gabar ahy hadana hoyo sedax dhal ah ahy 2024 m.a❤

    • @Adno-fm6kk
      @Adno-fm6kk Місяць тому

      Amba 2024 daawanooyaa wllhi xiligaas ayaan dugsi Ayan dhiganayey runtii 🥹😭💔 alla waan maqley 😢😢😢😢😢

  • @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL
    @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL 4 роки тому +12

    maadaama uu da,da iga wayn yahay kulahaa
    oo gabar 12jir ah adiga ayaaba dhali karee
    ilaahayow ceebteena astur

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 роки тому +1

    Subxaanallah Waa shaqadii shaydaanka. Shayadiintu Markii Jahanabo lagu shubo Midba kankalle ayuu ku eedeeyaa danuubtay wadagaleen Subxaanallah

  • @drsayanabdiaziz8832
    @drsayanabdiaziz8832 4 роки тому +1

    Subxanalah indha adeegiisa maba xishoonaayo xayawaankan
    Nolasha in lagu gubo
    Ayuu istaahilaa

  • @naimaabdi6364
    @naimaabdi6364 6 місяців тому +1

    Yaac 😭 hoyo mcny illahay hakunaxaristo

  • @kowtharfuad9131
    @kowtharfuad9131 4 роки тому +5

    Allah hakucebeyoo

  • @osamaapdimahdi3046
    @osamaapdimahdi3046 4 роки тому +6

    yes!!!!!! kulahaa nacala ku dhalay

  • @cookwithme6660
    @cookwithme6660 4 роки тому +2

    SubhannAllah is this Somalia. A murder walks free

  • @meymuunaweysfiqi575
    @meymuunaweysfiqi575 23 дні тому

    Acuudu billah 😢xita Maka celin wayay miskiinta asna xayaan kalow kunoqday 😢😢 hala dilo balaya haan😢😢😢

  • @abwaanbaafobaafoyare2127
    @abwaanbaafobaafoyare2127 4 роки тому +18

    balaayo alaha kugu rido 9jir ayuu lasoo istaagay waan kufsaday damiir laawe

  • @wakiilcaashaq8270
    @wakiilcaashaq8270 4 роки тому +7

    Wuxuba waa khaaimiin.....LACNATULLAHI CALEYKUM...

  • @mustyvisuals1945
    @mustyvisuals1945 4 роки тому +4

    Alle mahaad leeh justice was done for caisho ilyaas today

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 4 роки тому +2

    Subxanalah yaarabi 😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲alaa naibarye halhal naiyqaad naagdanbo haukacsanino kansar naigagal alow caisha xaqeyda sodahiri salad walbo wanaibarya ale inad dhamatan wixiy gabarkufsado mise dilo allow xaqa sodahiri

  • @horrorgames5561
    @horrorgames5561 5 років тому +23

    saan maa maxkamad lo qaada 🥴

  • @aminacalihodan3180
    @aminacalihodan3180 4 роки тому +1

    Imbadanbaa caruuraha kufsanjirtay maantuu ilaahay kuqashifay

  • @zund4
    @zund4 4 роки тому +3

    What Sharaf they talking about what a Disgrace
    They must not escape Justice those who are responsible for this Heinous action

  • @nasraabdullahi6554
    @nasraabdullahi6554 4 роки тому +2

    Intaaa oogu darsamesay odayga inaa darbiga kugaraacdo maxaa ubadbadin waaysay aisha😭😭😭😭

  • @ayanmahamed1022
    @ayanmahamed1022 4 роки тому

    God bless Portland Little girl get j justice

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 роки тому +2

    Inta uu leehyahay ee uu waliba si kibir iyo Isla wayni ku jirto uu u leeyahay waan kufsaday qosolka ayuuba kaga daray si Nin tolkii wax tarayaam camal. Hadii aan tirka la soo istaajin dil toogashona lagu xukumin ama daldalaad. Tii Ilaahay Ayaan marna qarsoomayn Allahna wax aan ka baryey in uu ka Abaal mariyo wax ay maskiinta yar ku sameeyeen daalimintaas burcada ah IFKA Iyo Akhiroba😭🤲

  • @halimamohamed9148
    @halimamohamed9148 4 роки тому +2

    Miskin wallahi very sad for your actions inankan fariid bu aaha Lakin sheydan baa qateey ilaheey ha udambi dhafo ilaheey ha unaxaristo yarta yar na ilaheey ha unaxaristo familkeedi na ilaheey qalbiga ha uqabowjiyi

    • @Ishwaaq123
      @Ishwaaq123 6 місяців тому

      Waxad ku hadlayso eeg, Danbiyada waxay ubateen waa adoo midhan nin wayn o caqligiisa waxas ka keenay ayaad leedahay wa fariid?

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 7 місяців тому

    M.ashaah Allaw Qaranaka Puntilan bwrkay Madaxwayne dani xafidahullaah ilaahaw Noo sooceli Madaxwayne dani

  • @raaqiyaaxmed436
    @raaqiyaaxmed436 4 роки тому +1

    Subxanallah sida isleyhy igaga daran Uuba qoslayaa cadho ilahay kugu dhacday inchllh waxn rajenayaa ina dil togo shaha la idinku xukumo maxkamada

  • @worldwidestudiosongs4725
    @worldwidestudiosongs4725 4 роки тому +2

    Waliba waku indha adagyahay like inu xaflad jogo kale kan in wx dambe lawydiyoba mahan raganimadisa kla dhiman waxn wain ladila war mawun wllo ladhalan xata qof wayn hady ahan lahyd walaga dodi laha lkn ilmo yar kan xarig lagu dal dalo lamiga walhi ilaha baigu og markan arko suu leyahay jirka igubanaya

  • @ayanbadan8832
    @ayanbadan8832 Місяць тому

    Subxanallaaah illay caaisha xuquuqdeeda ha usoo dhiciyo

  • @mohamedhassan1785
    @mohamedhassan1785 4 роки тому +7

    Nimankaas KULIGOOD halatoogto

  • @Onkelpirat
    @Onkelpirat 4 роки тому +14

    Yes yes kolaha war daldala nacla dhale

  • @user-if6jb9hz6p
    @user-if6jb9hz6p Місяць тому

    wllhi ceeb ka weyn ma jirto ina dhahdo ilma yar ban kufsaday dadka dhex doda subxanalah

  • @landuunlove9084
    @landuunlove9084 4 роки тому +5

    Axaaaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 4 роки тому

    Meeldaran allaha geeyo niman kii dilay nuuniihii ama baby 👶 Asha
    Ilaahay Asha reerkiidii Samir hasiiyo.

  • @hamzaabdirizak4648
    @hamzaabdirizak4648 4 роки тому +4

    Allah haidinkucinqaabo aduun iyo aqiraba bi'idni-Allah

  • @mcdhuqub5829
    @mcdhuqub5829 Місяць тому

    Arin iiga naxdin badan weligay ma maqal
    Allah gabadhaas janadii haka waraabiyo
    Kuwii dilay ilaahay ha ciqaaabo

  • @queenaa3385
    @queenaa3385 4 роки тому +5

    Subxanallah😭😭😭😭😭

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 4 роки тому +1

    alla ma caaisha ninka kufsadaa oo dilaa allow ciqaab addun iyo aaqira

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 6 місяців тому

    😢 I'm very sorry the gir she's 10 year's old omg 😲 😭 😢 that's not fear she has get justice

    • @Emmaahmed17
      @Emmaahmed17 Місяць тому

      It was so sad but I'm very happy that she got justice ilhy haw naxaristo 😭

  • @user-jo1gy9qg1i
    @user-jo1gy9qg1i 4 місяці тому

    Adunka Allah hakugu cadabo wuba isla qumanahay Alisha abayo Allah hakunaxaristo 😢🙏🏽😭😭

  • @cumarcabdiqaadir3674
    @cumarcabdiqaadir3674 4 роки тому +9

    ilaahey haduu Mar iga soo hor saaro waa dilaa

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 роки тому +3

    Ninkaan maanta ayaa la cunay! Aakhirana war baa jira BOOWE!

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 2 місяці тому

    Caaisho ilahey haunaxariisto😢

  • @user-ug3lm7bc7e
    @user-ug3lm7bc7e 6 місяців тому +1

    Subxaanallaha 😭😭😭😭😭😭💔😭💔😭😭😭💔😭💔💔💔💔💔😭💔😭😭😭😭💔😭💔😭💔💔💔💔💔😭💔😭😭😭😭😭😭😭💔😭💔💔💔💔💔💔

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 6 місяців тому +1

    Jirka ixanunay wllh

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 2 роки тому

    Alla ha unaxariisto dhamaantood.
    Cabdifataax iyo caashoba iyo sidoo kle xeer ilaaliyaha dawlada punland max'ed xareed maanta wey unaga wada hooseeyaan .ilaahay bayna la hortageen xisaabtooda.
    Kiiskaasi sifiican ayuu usoo afjarmay .walaw aan diiday inaan tago goobta toogashada

    • @hfm9834
      @hfm9834 5 місяців тому +1

      Kan ma la dilay?

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 5 місяців тому

      @@hfm9834 dhaaman ragii falkaas foodha xun geystay waa la toogtay.

    • @hodoadam7781
      @hodoadam7781 5 місяців тому

      Dhamaantood allaah uwada naxariisto 😢

  • @fowsiyaabdullah692
    @fowsiyaabdullah692 5 років тому +7

    Waar gabadha yar ee marxumada caisha markad dhahayso waa laguqasbay hadad kufsan waydo iyadaku shegii buu iguyidhi maad dafacdiid gabadha mad niin ka garacdiin iyado laxidh xiidhay baan kufsaday ayaad ledahay marku waan dilayaa ku yidhi maxaad dawlada ugu shegii wayday adiguna isgu dhibi wayday wad isla ogeeydeen inaad afdubtaan oo adishaan nafdu yayna kulamacanaan iqabtii caisha marsiisen baad maraysiin maac soonkor

  • @Idileey9
    @Idileey9 4 роки тому +1

    Sharafta Allah idinka qaado waaba idinka qadan tahaye nolosha aduun io mida aaqiro Allah ku silciyo ninki gabar wx yeleya

  • @jamaccali28
    @jamaccali28 5 років тому +8

    Qofkasta o daawada wa qaracmayaa ilahay waxan kabaryaya in u xaqa iftimiyo

  • @hikmaali8664
    @hikmaali8664 4 роки тому

    Subaxna alaaaah yaristaas maxey galbsate nimankan waaweyn sidan ugu galeen allow adiga weeyn yarabi umadada islamka ugar gaar cadaladne ukeen jees jees iyo kibir aduunkan le waye aaqiro waraa jiro

  • @yuuyuu6696
    @yuuyuu6696 2 роки тому

    Eedo mcn casho ilyaas illhy hakunaxa riisto😪😓😥😪😔😥🤲

  • @veryboy4662
    @veryboy4662 4 роки тому +14

    This fool bring Allah on this 6:18