WA ISKU KEENEY SHUKRI & JACELKEDA ABDULAHI GURKEYGA MXA UDIDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • #Subscribe #Like #Share

КОМЕНТАРІ • 589

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 7 місяців тому +161

    masha allah wiilkas iyo kii lo xareeyayba magaca rag bay wada siteen 😢cabdilahi waa nin rageedkii la sheegi jiray alle arsaaqad badan haydin siiyo oo calaf alle haskugu kiin daro somali hadan nahay ma cawina waa guri muslin oo dhismaye ❤wlhi 100 qof hadii 100 dollar ugu dirno wa dhismayan ✅

    • @queenrahma6373
      @queenrahma6373 6 місяців тому +6

      Waa arin fiican wallahi aan u gurmano, qayb qadashada kow ban ka noqon

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 6 місяців тому

      @@queenrahma6373 haa wlhi somali intay gobonimo ku tahay iyo walaalnimo wa caawinta diyar please ridwaan ha galo hawshas

    • @Aishoqasim-uu6dc
      @Aishoqasim-uu6dc 6 місяців тому +2

      Wlhi wilkan waa boqor wixi aan hestane kama jeclesan lehen sido kalane gabarta waa gabar yarisa oo dhibato badan lakulantay aniga nus dolar xita uma awodo lkin la isma xaqire wiilka boqol wiil udhigmaa m.a

    • @AishahersiDhabaney
      @AishahersiDhabaney 6 місяців тому

      Laakiin maxaa sababey inuu qiyaano naag kale guursado diliga

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 7 місяців тому +290

    Ridwaan isaaq Waan Rajaynayaa inuu dhiso Qoys Kalle Asagoo Horey U Kulmiyay Abdifitaah iyo Mss Uunsi oo Nolosha Ku Midoobay Ayagoo dhigtay Aroos Taariikhda Galay Hadna Waan Rajaynayaa inuu dhiso Qoyskaan Kalle Taas Yaa igu Raacsan Team Ridwaan

    • @sahrasharaf447
      @sahrasharaf447 7 місяців тому +10

      Wiil edeb iyo akhlaaq iyo naxariis leh weeye Abdullahi Abdullahi illahay haday calaf iskuleeyihiin hamideeeyo oosharta aduunka hakaxijaabo shukri waa gabar aad uyar oo edeb iyo dhawr sooni kamuuqato wiilkuna mid gabdhaha xumeeya ma ahan ❤❤❤

    • @SurprisedCoastalBeach-yp8fn
      @SurprisedCoastalBeach-yp8fn 7 місяців тому

      Me as jimal

    • @NastehaMahdi-b9e
      @NastehaMahdi-b9e 7 місяців тому

      35:43

    • @Hiigsiganolosha9090
      @Hiigsiganolosha9090 6 місяців тому

      Anaa kula qaba

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm 6 місяців тому

      Wan kuku racsanhy ani insha alh rudhwan isku guuro labadaan

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 7 місяців тому +91

    Wiil maskax leh qalbi wanagsan walibo aad u taxadar badan waye mashallah allow isku sahal labadooda❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +164

    Allaha Nagu Gaar Siyo Ramadanka Nabad Iyo Cafimaad Inshaallah ❤

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir 7 місяців тому +106

    Allow ridwaan wano hadlaye ino day aamin 😢❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 7 місяців тому +28

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

    • @cabdicasiiscabdi6121
      @cabdicasiiscabdi6121 6 місяців тому +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @xakiimomooge7558
      @xakiimomooge7558 6 місяців тому +1

      𝗦𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄 𝘀𝗰𝘄😢😢❤❤❤💯

    • @HindiBeshir
      @HindiBeshir 6 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤

    • @CabdiraxmaanMaxamed-gs4yo
      @CabdiraxmaanMaxamed-gs4yo 6 місяців тому

      Scw scw❤

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 7 місяців тому +25

    He is a guy with a good heart masha Allah when a someone grows up with hardship they can realize when other people are going through hard life that is why he wanted to help her at first

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 7 місяців тому +92

    Aan KUSALINO xabibkeena muxamed صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @omarhussein-tn1cm
      @omarhussein-tn1cm 7 місяців тому

      Sallallahu aleyhi wasallam

    • @ayanahmed6245
      @ayanahmed6245 7 місяців тому

      Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

    • @anzalyusuf-ms9kj
      @anzalyusuf-ms9kj 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KhadkaXikmawi
    @KhadkaXikmawi 7 місяців тому +64

    Nabiga ku saliya salalahu calayhi wasalam

  • @fatumoosman5331
    @fatumoosman5331 7 місяців тому +45

    Wagiii horee dadka wad iskudiri jirte hada wad iskuso dhaweysa masha allah

  • @Iqraali-s5o
    @Iqraali-s5o 7 місяців тому +44

    Ridwaanku waba mid qalbigena la shaqey naya qofki an qalbiga ku qabano wuu so qbana asna 😂ridwan is not easy ❤❤ gulayso wllo❤

  • @IbraahinMaxamed-iq9hg
    @IbraahinMaxamed-iq9hg 7 місяців тому +86

    Abdullah keligiisa in mar noosheekeyo ayaa nugu ficinan Leheed😂😂😂😂

    • @Hoodohalgan
      @Hoodohalgan 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂 haa wlhi sidey u macanan lahayd

    • @abdikafiabdullahi8891
      @abdikafiabdullahi8891 25 днів тому +1

      Hadaba 97% isaga Lee shekeynaayee❤😊

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 7 місяців тому +27

    MashaAllah shukriyaray iyo cabdullahi Allaha iskukiinbarakeeyo inshaAllah inuu guulaysto baan rajaynaa jacelkiinu

    • @AishahersiDhabaney
      @AishahersiDhabaney 6 місяців тому

      Qaldada 3 aad waxii sheege inuu naag kale guursade asigoo ayada la hadlaayo kana qariyey😊

  • @XamdiSamatale
    @XamdiSamatale 7 місяців тому +120

    Ku saliya nabiga scw ❤❤

    • @omarhussein-tn1cm
      @omarhussein-tn1cm 7 місяців тому

      Sallallahu aleyhi wasallam

    • @ayanahmed6245
      @ayanahmed6245 7 місяців тому

      Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

    • @ayanissack9742
      @ayanissack9742 7 місяців тому

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @IkranNur-u4r
      @IkranNur-u4r 7 місяців тому

      Salalaahu caleeyhi wasalama ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @samsamabdi2040
      @samsamabdi2040 7 місяців тому

      Scw❤

  • @adansandheere7284
    @adansandheere7284 7 місяців тому +122

    Ku saliya nabiga SCW SCW SCW 🕋🕌

    • @omarhussein-tn1cm
      @omarhussein-tn1cm 7 місяців тому +2

      Sallallahu aleyhi wasallam

    • @dekajama8188
      @dekajama8188 7 місяців тому +1

      Salalaahu caleeyhi waa salim

    • @ayanahmed6245
      @ayanahmed6245 7 місяців тому +1

      Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 6 місяців тому +6

    Shukri iyo abdulahi labo qof oo isku soo baxayno oo noolasha heer ka gaadhi karo ayay u egyihiin. Masha allah❤

  • @najmafaarax6294
    @najmafaarax6294 7 місяців тому +12

    Wlhy waan dareemayaa dhibta leedahay labada waalid kalal taga
    Culayska hooyada fuula
    Yaa raabi hooyooyinkeena u gargaar
    Abdillahi iyo shukri rabbi nololzhadaa ku soo korteen mid ka wangsan rabbi ha idin siiyo😢

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 7 місяців тому +24

    Bagah aleylahee C/laahi wn ku sugeynay so dhawoow tan labaad waxaan rajeynayaa in aadan xishoon oo waxa laan hadey ku heyso aad shegto wanu ku garab istaageynaa inshallh

  • @AKMATAANKA
    @AKMATAANKA 6 місяців тому +9

    Dadki wnaagsana Aduunka kama dhamaan hadu wiilkaasi jiro, Saxib hadan Nairobi imado Oo suurta gal xag Alle kanoqoto meel wan isugu imaan🙏🙏🙏🙏

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 7 місяців тому +68

    Wllhi anigaa ilmaheyga sas ah illaahow wax aan ilmaheyga ula hortago ii sahal yaarabi😢😢😢😢

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 7 місяців тому +24

    Masha Allah wiilku wuxu u eeg yahay qof aad u naxaris badan oo degan haday calaf isku leyihin Rabi muraad kooda ha u fududeyo

  • @NashaadAli-g4q
    @NashaadAli-g4q 7 місяців тому +14

    C/laahi ruux kaqadarin badan majiro waa naxariistii oo qofa guulaysta

  • @deeqomaxamud4549
    @deeqomaxamud4549 7 місяців тому +53

    Ninka raga ah adigo dumar ah hda guur ka dalpadid incase hdu ku jclyhy xity shaki ba galaya mrka ila uu asiga guur kala hdlo hku so qadin byo keep going 🎉❤

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 7 місяців тому +3

      Ma aragatay wee hor carartay ninka ninka inuu asga guurka kuu soo bandhigto fiican 😂😂

    • @mumtazyusuf647
      @mumtazyusuf647 7 місяців тому +11

      @@Hafsanor22maxaa diidaya inay gabadha guurka dhinaceeda ka dalbato anigaaan ninkayga ina is guursano anigaa ka dalbaday alx ku dhawaat 6sano isla noolnahay marka that isn’t big deal 😆🤣🤣

    • @FarhiyaDakane-q6r
      @FarhiyaDakane-q6r 7 місяців тому +2

      Wlhi waa run

    • @XaawoIsmaaciil-k3w
      @XaawoIsmaaciil-k3w 7 місяців тому +2

      Waxaa fiican in uu kadalbado ninku lkn hadii las jecelyahay waa cadi qofkii Ku hormsrabo alle calaf hadii ay isku leeyihiin alle haysuku sahlo

    • @rahmaxasan6847
      @rahmaxasan6847 7 місяців тому +2

      Isgaa oo ijecel on 7 sano xiriir laheen anaa dalbdaay guur kaa wanuu iga aqbalay aduun kanaa waan is kugu jecelnhaay

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 місяців тому +25

    Shukri waa gabar caqli badan Maasha alaah ❤❤❤❤❤❤

  • @munaissa81
    @munaissa81 7 місяців тому +28

    Yaa ila mid ah, intan dhegeysanayo comment lee akhriyaa

  • @Siraje-t3e
    @Siraje-t3e 7 місяців тому +13

    Labadan Wayba Aqli Badan Yihiiin Mnzha Allah

  • @nasrocali7771
    @nasrocali7771 6 місяців тому +3

    Abayo shugri iska cafi wiilka adoo u firinaya Wanagi hore❤ M.a Wilkas waa wil Qalbi wanagsan ❤

  • @AMIINjeey
    @AMIINjeey 7 місяців тому +115

    The best UA-camr Ridhwan isack ❤

    • @Supr93
      @Supr93 7 місяців тому +4

      I don have to be a bit of a jerk 😢is the first real whale who has was in a good 👍 or not a good one ☝️ but he has the baiting of his way past 😂

    • @hazard300
      @hazard300 7 місяців тому +2

      Benta daaf hooy

  • @suldanfarah143
    @suldanfarah143 7 місяців тому +14

    Dad waliba oo is jacel allaha isku sahlo midasa ugu duceynayaa wa qiso dareen leh

  • @mwluhzaysalt
    @mwluhzaysalt 7 місяців тому +8

    Mansha allaah cabdulaahi wll noloshu idn maxumayso Allah ha iskukiin qoro ❤❤❤

  • @queenquruxwanag1241
    @queenquruxwanag1241 6 місяців тому +2

    Waxan ilahayhi idinka baryaaya anogo an aqon idin lahiin inan dar ilahay idinku duceyo in alle nolol qurux badan iyo farxad badan ba idin siyo aameen yaa allah

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 7 місяців тому +17

    Shukri Waa Gabadh Yaro
    Qurx bdan dhiiran kalsoni leh oo Aftahanad ah🔥 MashaAllah,
    Ridhwanow melo bdan oo sualo laga wydiin karey aya jiry lkn maadan dareemin ihii ihii unbad ku hysaa jwbaha qofku bixinayo aya sualo ka dhex imaan karaan melahas dareen uyeelo bro,

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed3387 7 місяців тому +59

    Wlh nabigena suban baa noshegay scw in aqiru samanka dumarku xishodkoda yaranayo malin walba gabar yaro nin radinesa arkena

    • @nadabashe4950
      @nadabashe4950 7 місяців тому +17

      Kuwa xrnta wxku radinya way dhanta😊

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 7 місяців тому +11

      Xalaal hadh cad ba la quta

    • @jannaatmd6314
      @jannaatmd6314 7 місяців тому +7

      Xalaal unbay dalbaty xaraan bay ka rooraysaa

    • @ayanahmed6245
      @ayanahmed6245 7 місяців тому +6

      Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

    • @hashiabdulahi6666
      @hashiabdulahi6666 7 місяців тому +7

      Scw

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 7 місяців тому +35

    Walee ridwaan waa nala shaqeenaya

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 місяців тому +17

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @AliNoor-t2t
    @AliNoor-t2t 7 місяців тому +9

    What I was waiting for long time tnx wll

  • @deeqoibrahin
    @deeqoibrahin 7 місяців тому +72

    Wiilka wajigiiisa qof fiican uu ekyahay

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 7 місяців тому +6

      Haa weliba maskiin ah uu u eg yahay

    • @sahraali8615
      @sahraali8615 7 місяців тому +5

      Qofka muuqiisa lakuma qiyaaso

    • @tayyibmohamed5511
      @tayyibmohamed5511 7 місяців тому

      ,wabayahy

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 7 місяців тому

      Mada wax laga weydinaya inu ficanyhy 😂

    • @deeqoibrahin
      @deeqoibrahin 7 місяців тому

      ​@@Kingofcity-we4gp
      Hhhh negative jecelidaa wax xun maan sheegay

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 6 місяців тому +3

    Subxaanallaah. Shukriyey habo you are still young ha deg degin nin aad arkeysid inu kaa cago jiidaayo oo adigon ogeyn naag garoob kaa weyn aroosay kaana qariyay ha qasbanin. Abaalkuu kuu galay ha iloobin waligaa una abaal gud. balse plze Don't put risk for your self. Fudeydka iska daa imika baad timid Nairobi macnaheda fahan shaqeyso horay u soco wixuu Allaah kuu qoro waad heli insha Allaah. Illaaheyna ha kula jiro aamiin 😮

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 6 місяців тому

      Naagta garoobka mustaqbal inuu u guursaday iyo inuu Dan uguursaday maxaa ka og thy

    • @shukrishuulaanka8595
      @shukrishuulaanka8595 6 місяців тому

      @@ogaalmedia581aniga naag waxba kama sheegin ama gabar iyo garoob waxey doontaba ha ahaatee, qoraalkeyga sifiican u aqri fudeydka ma fiicnee. wuxu u guursadayba sow shukri oo joogta naag muu guursanin. Dee ka tasho ninkii adigoo jooga naag guursaday oo uu kaa qariyay unbaan iri

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals Місяць тому

    Abdullahi is a good hearted brother. Ilahey haku xafido.

  • @zakibinabdalla3183
    @zakibinabdalla3183 7 місяців тому +35

    Abdulaahi waa qof dun fiican dreena leh

  • @HaliimaElmimahamuud
    @HaliimaElmimahamuud 7 місяців тому +31

    Wilka wanaaga indhi hiisa kamuuqata masha Alh

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 7 місяців тому +38

    Ayyyyyyy Ridwaanow shaqo ficaan ayaad noohaysaa nolow guulayso waan kuu ducaynayaa wll

    • @CubayadAbuukar
      @CubayadAbuukar 7 місяців тому

      Really bahja iso qabo nh welcome

    • @CubayadAbuukar
      @CubayadAbuukar 7 місяців тому

      Bahja iso qabo inshallah

    • @CubayadAbuukar
      @CubayadAbuukar 7 місяців тому

      Wan rajeyna inad iso qabato

    • @CubayadAbuukar
      @CubayadAbuukar 7 місяців тому

      Hee number makuso diraa hadii aad tahay single mise xaasle thy wllshei

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 6 місяців тому

      @@CubayadAbuukar
      Balansi cad waye hhh
      Comment in la iska Shukaansado maa bilaabaty Nio 😂

  • @alimualim22
    @alimualim22 6 місяців тому +3

    Masha Allah Tabarakalah Abdullahi iyo shukri ilahey swt ha idin isugu keno ❤

  • @xafsaccasis4751
    @xafsaccasis4751 7 місяців тому +7

    Best youteber😂wax dadka wx utarayad no kenta iyo qisoyin qarsan😂mahadsanid wallky

  • @FaadumoKiin-qb4is
    @FaadumoKiin-qb4is 7 місяців тому +27

    Ridhwan oday somaliyeed wakhtigaaga shacabka galisay ajar allha kaasiiyo

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 7 місяців тому +9

    Albaabada ar saaqada ilaahey ha idin furo😊❤❤

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 7 місяців тому +16

    Walahi aakhiro zaman ayaan la jogaa gabar yaroo social media soo farisatsy dhaheysa ninkaan muxuu ii gursan wayey ha iga jawabo aduunka waan gabagabo ogada

    • @fabrigasdufff9295
      @fabrigasdufff9295 7 місяців тому +5

      Marka horee ma agoon miya inu aduunga gabagabo yaheey

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 7 місяців тому +2

      Hada ma ogaatay inuu aduunki rog maday 😂😂😂

    • @ShaahimaYuusuf
      @ShaahimaYuusuf 7 місяців тому

      😂😂 wa yaab

    • @xaawaxassan9593
      @xaawaxassan9593 7 місяців тому +1

      Halkii aan ku yaabay ayaan fadhiyaa🤔🤔

    • @AasiyoCabdi-b1d
      @AasiyoCabdi-b1d 7 місяців тому

      ​@@Hafsanor22😂😂😂😂😂😂

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 місяців тому +22

    Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️

    • @RayaanQosolwanaag
      @RayaanQosolwanaag 6 місяців тому +1

      Scw scw scw scw

    • @IbtisamYusef
      @IbtisamYusef 6 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊

    • @IbtisamYusef
      @IbtisamYusef 6 місяців тому +1

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍

    • @SaacidDaahir-k7w
      @SaacidDaahir-k7w 6 місяців тому +1

      Scw scw ❤

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 7 місяців тому +12

    Woow waa sugayy wllhi thanks

    • @UbdullahiAlia
      @UbdullahiAlia 7 місяців тому

      ABdale waa wada naxariis😂

    • @sucdifunny7807
      @sucdifunny7807 7 місяців тому

      ​@@UbdullahiAlia sheekadaas maa keentay 😂

  • @calimaxamat6179
    @calimaxamat6179 7 місяців тому +6

    Ritwan runti ilahey haku sharfo adan kuwa xeranahay runti wana sukay qebtan guuleyso ridhwan❤❤❤❤❤❤❤

  • @caasha93
    @caasha93 7 місяців тому +3

    Abdulahi waa magaca wilkeyga abdullahi oo dhan waa qof baari ah
    waa qof naxariis badan
    waa qof qalbi wangsan
    waa qof xishood badan
    waa qof deganan badan
    waa qof lajecloow ah
    waan jeclahay magacas❤❤❤

  • @NuuraCabd-d2d
    @NuuraCabd-d2d 7 місяців тому +5

    Masha Allah wiilka wan sugayay wiil fiican weyi alle haku dhawro Cabdullahi horey usoco

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 7 місяців тому +5

    Mahadsanid walal ridwaan isaaq shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤❤❤❤

  • @casrikookie1398
    @casrikookie1398 7 місяців тому +2

    Mnsha Allah kolay QoF AaD u dagaN inuu yahay Wajigisa iga Muqata Alle Ha Xafitiyo WA dad Dhalinyaro Ahe MustaqbaL kheyr Qaban U rajeynayaa insha Allah❤

  • @miskiabdullaahi9671
    @miskiabdullaahi9671 7 місяців тому +11

    Wow maasha Allah

  • @ProffAweys
    @ProffAweys 7 місяців тому +26

    Wax badan waan sugnay isu keenitaankan🎉🎉❤

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 7 місяців тому +1

    masha allah allah wilkaas barakeyo gabdhuhu dhali donana ilahy ha u xafido wa wiil sharaf ito karaamo leh

  • @machoclachocla4298
    @machoclachocla4298 7 місяців тому +9

    MashaaAllah keep going ridwan

  • @MohamedDaud-h4r
    @MohamedDaud-h4r 7 місяців тому +3

    Mashallah Mr Ridwan Issack the best man keep going

  • @NasroNasro-c9j
    @NasroNasro-c9j 7 місяців тому +7

    Gabadhan qali ladaney u egtahy enta igu racsan like dhac kusii

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 7 місяців тому +1

    Masha Allah wiilkaan waa niin rageed karti iyo caqli badan ilaahay garab kaaga hagalo abowe ❤

  • @AdnoHajji
    @AdnoHajji 6 місяців тому +1

    Shukri iyo apdullahi kuwi guuleysta Ale Ha idin ka dhigo insha allah ❤🥺🥰🫂🫶

  • @xaawoaadanmumin
    @xaawoaadanmumin 7 місяців тому +5

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HabibaYussuf-h5y
    @HabibaYussuf-h5y 6 місяців тому +1

    The best youtubar is ridhwan issack coz qoys badhan o kalatagay ayu iskukenay qarnee wey isgursadheen insha'Allah Abdullahi iyo shukri wey is gursani donan❤

  • @ikraanmohamud2283
    @ikraanmohamud2283 7 місяців тому +8

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @mssnairobiofficial
    @mssnairobiofficial 7 місяців тому +3

    ridwaan my big bro best youtuber aad oogu mahad san thy gudbinta qisadeeyda❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 7 місяців тому +4

    Waa 2ba qof oo wanaagsan Allaha barakeeyo

  • @adansandheere7284
    @adansandheere7284 7 місяців тому +9

    Legend Ridwan issack keep going wllkayga qali ah ❤❤❤

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 7 місяців тому +5

    Thanks ❤rudwan waxaa sugaya waa abdulllahi 😢

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 6 місяців тому

    Mashallah beautiful young couples ,I hope it's work for you both waiting for the best insha Allah

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 7 місяців тому +1

    Inshaalah wan rajeenaya tasna, wana laga gara guul sida aan filayo amuuraha wa kheir.

  • @AasiyoCabdi-b1d
    @AasiyoCabdi-b1d 7 місяців тому +1

    Yariista caadi ma ahn qeer hadee isku yihin alle ha isku barkeyo❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 7 місяців тому +6

    Showga Ridwaan isaag waa loo baahnaay, bulsho walbo waxaa kudhex jiro dad dhiban.hadaba dadkaasi waa dadka shawgani caawin karo .
    (Codsi kusocda bulshada soomaaliyeed)
    Fadlan yaan la afla gaadeyn dadka kasheekeya qisooyin kii soo marey

  • @CaliMuxumed-g8w
    @CaliMuxumed-g8w Місяць тому

    Marka hore wan ku salamay zxp ridwan issack maalin uun zxp pagekaga wan kasoo dhex muuqan insha allaah🙏

  • @abdiazizyousuf9633
    @abdiazizyousuf9633 7 місяців тому +12

    Waxaa wad xalisan kartaa adoon camera aadin barefad kuficanyihiin waxan😮

    • @abdimalikmowlac5366
      @abdimalikmowlac5366 7 місяців тому +1

      Lacag aya laga sameynoya zxp shaxda fahaan

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂 duni kle wye dunidaa nqanay mhan

  • @XamdacabdiXamda
    @XamdacabdiXamda 7 місяців тому +4

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @fatmaomar2659
    @fatmaomar2659 7 місяців тому +5

    Masha Allah.

  • @HiboOmarSiciid
    @HiboOmarSiciid 7 місяців тому +3

    Walaahi ridwaanow wagii hore kamaan helijirin waayo waxan necbaan jiray barnaamijkii tijabi jcylkga inu dacadku yahy iyo in kale oodadk qaar qalbi jabwayn kaso gari jiry lkn had aad baanku taageera qisoyinka ama dhacdoyinka dadku kulasoo wadagan majecli ineey indhaafto bilow ilaadhamd wanakga mad celinayna bulshada waxad uqbto uwaniso halkaa kawad wllo from bosso

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 7 місяців тому +1

      Oo tijaabi jacaylkaa dad badan oo la khaamayay baa ku badbaaday

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 7 місяців тому +5

    Masha Allah wanaga ay ka sheygeysay wuu ka muuqda

  • @fadumosaid2419
    @fadumosaid2419 7 місяців тому +3

    Mansha allah wa wiil wanaagsan ridwan guuleyso

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 7 місяців тому +2

    Masha Allah ❤❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 7 місяців тому +18

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @asmadoualleh
    @asmadoualleh 7 місяців тому +5

    Wllo Bari imixan jamcaded Ayan Gali rabaa hadan dadkan Ayay shekadodu saaid isojidatay marka parte 2 maxa ugu yeshay imikale mad naga so afjartid miss imixan kad isejin rabata abowe wax ikala cadre 😢

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 7 місяців тому +4

      Sheekada meesha wee ku jiree abyo imtixaankada gal marku kuu dhamaado ku soo noqo

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 7 місяців тому +2

    Wiilkii wngsanaa ma wiilkaas baa mnsha allah wiil wngsn waaye

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 7 місяців тому +2

    Masha allh Abdulahi waa nin wanagsan 😢

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 6 місяців тому

    Masha allah ilaaheey ha idin xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @SabaxMire
    @SabaxMire 7 місяців тому

    Subhanallah talow miidhyi mawaxuu noqday guriga hoostisi waa masiibo inagu so biirtay dad xishoodki kadhamaaday Subhanallah

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 7 місяців тому +5

    sallalaahu calayhi wassalam ❤

  • @Sabariincabdi17
    @Sabariincabdi17 7 місяців тому +5

    Manta ana u horeyo rudwaan guleso abowe❤

  • @MedRob-r8y
    @MedRob-r8y Місяць тому

    Masha allah

  • @BilaadMuuse
    @BilaadMuuse 5 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 7 місяців тому +8

    Finally wan sugayay muqalkan🥺❤️

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 7 місяців тому +6

    masha allah Abdulahi wa will wanagsann ❤

  • @maxamedyoolax6655
    @maxamedyoolax6655 7 місяців тому +8

    Wlhhi Qiso wey Dhaaftey 😢
    Lk. HAL MIDBAAN KU qosley Ina Cararo i o inaa istaagi😅

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 7 місяців тому +5

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalimaSalad-z1r
    @HalimaSalad-z1r 6 місяців тому

    Masha Allah waye abowe keep going

  • @seed3966
    @seed3966 7 місяців тому +3

    Kkkkk war wiilka maanta waa lahayaa adgeyso nin baa rabbi kaa dhigaye 🎉🎉🎉

  • @nusaybaxasan8260
    @nusaybaxasan8260 7 місяців тому +2

    Part hebel waaba nacay ufff kusoo dhaqso bal ridwan😢😮

  • @MaxamadAbuukar-z2d
    @MaxamadAbuukar-z2d 7 місяців тому +7

    Ramadan muabarak

  • @muhantoobinissack
    @muhantoobinissack 7 місяців тому +2

    MashaAllah