Ninkii sidii loo dhahaayey waa Nin fiican hala soo qabto SAAN MAA KA DANBEYSAY😮😢 Wiilkaan wuu naxariis badan yahay mashallah❤ Ma qaldame waa ALLE ee shukri iska cafi Abdullahi🤗
Ninkani mid dhaamo Allah ku siiyo laakiin hadaad Alle meel fiican ku mariyo abaal buu kugu leeyahay u abaal gud xitaa guurkiisa kucaawi laakiin kan ha guursan waa qayaanoole qayaano haduu qofka yaqaanana marnaba madeynaayo
Abaal abaal ku gud ayey is laheed Shukri,nasiib daro,niyad jab ayey la kulantey Shukri,waxaa usii dheer kalsoonidii oo ka baxdey qalbigii ku haminaayey mustaqbal fiican hiigso.Fg:- Muxuu kasoo dooney Neyroobi isla markaana ugu daba yimid ? Qiyaano qiyaano,wallee Cabdullaahiyow wax badan oo nabsi ah filo waayo tan qiyaano ka weyn ma arag.Hadaan ogaan lahaa sidaan iney dhaceyso sheekadaan ma daawadeen.Alllaah ha u gargaaro Shukri.❤
Sax wallahi wa yaabanahay illa hada because isma lehen qofka saan uficnay oo caawinayay inu dhabarka ka tooganayo iyo intey isleheed abaal abaal ku gud wa wareer hada ogan lahay ana ma sii dawadeen because qisoyinkan oo kale aaminkey dadka ka yareynayaan it's so sad
Honest is the best policy walhi shukri waa gabar yar oo caqli badan masha allah .. abaalku u galay ayay rabtay inay u gudo ..love❤ SHUKRI❤❤❤ allah swt duriyad saalixa ha kugu arsaaqo aamiiin
Hadiii uu leeeyay waan unaxay Oo anoonan midh awoodin ayaan ku galay muxuu hadan ufuray intuu far fareeyay shekadu haday ka nixitaan hayd mu LA sijoigo Oo ciyaalkaas uu kanaxay aabeh usii haadoh Shugrih❤ xappti mcn ilahay qalpiga haku qapoojiyoh ilahay ninka as nasiib iyo calaf kale ku ugu ma daroh lakin ha ilaa win in uu abaal kuugalay ixsaan iyo waang ugu gud ilahay na ha ku ugu deeqo nin wanaagsan qalpigaaga deeqah oo kabah❤ nasiib wcn wllo mcn
Habo shukri Allah qalbiga hakuu adkeeyo marka laleeyahay raggu wa bahal habo hays dhiibin hore usoco alle wuxu kusiinayaa midka khayr badan oo kadaacadsan insha Allah
Duleyste oo qaiin ah waaye. Love is actions not empty words Shukri thank Allah He showed you who he is. You had a hard chilhood, you deserve a better life as an adult abaayo
Firstly I wanted to say Asc ridwan. I’m new to your show but I’m truly invested in this story. Habo Aisha if you want to take my advice this guy really loves you and it’s hard to find someone who not only loves you but also knows you deeply. I think y’all belong to together if Allah wills. I think you should give him a chance and mistakes occur and should be forgiven. Can’t wait to see part 4
Inantaas waxaan kula talinaya ninkan hysku guursan alla kaa badbaadiyay waana nin jileec bilaa siir ah Ta labaad sidaa uu nagtiikale durufta ugaga fogadu adigana kaaga fogaan kara ee ka dheeraw Ma aha nin culyska ama duruufa waaya kala dabalan kara ma aha marka aad uga fiirso 🙌🏽🔴
Waan karanaayay in aad waxa as soo wado.wan garanayay Ninsomali been ta wuu ku dhashaa because just wadanaysta yaal. Lkn shugri wa gabar yar waliba dhib so aragtay ninkan tahaya meshisa ku so xidh. Hore u soco dibna ha usoo fiirin😎😎😎🤔🤔🤔
Wiilkan ridhwan issack ah wlhi dhibato wayn ayaa haysata muxuu dad Kala duwan oo khiyano badan arkay waxay waxay Ila tahay inanu cidba ku kalsonanayn noloshiisa dhanba wayo dad Kala duwan iyo qisoyin yaab leh ayuu la kulmay wan ka xumahay wll Ridhwan issack🙏muradkaga Allah haku sahlo🤲
Kani waxa uu i xasuusy nin hada ka hor an isabrny anga oo dhakhtar ku jiry oo xauunsan wa uu cawin jiry markii dabne wan jaclady walba wan amin ka dab sas buu Naaag u guursan jiry anguna guurkiisa ayan diyar u ha imka qalbigaya wan ka saar hore wan u socdy marka shukuri waxa kaliya u ban waa innan meel walba bolok ka saarto hore Na u scoto ❤
Second chance in la isi siiyana waa muhiim. Biniaadamka wuu qaldamaa ee in la is cafiyaa fiican la iskuna cudur daaro. Guurkana waa waxyaabaha uusan qofka waxba ka qaban karin oo Alle u qoray asagoo xab iyo biyo ah. Allaha noo dambi dhaafo dhamaanteen.
Shugriyeey quruxdaa ayaa leedahay nin single ah ma waayeysid ka horey u soco dheh qayaanoole ma liibaano waxaas qalbi ilaalis miyaa maya waa nin iyo qooqiis naagtii dhaqaaqda waa naagtoida gabdhow
Shukriyey wiilkan mustaqbal kaama rabo ee xiriir iyo sheeko inu kugu wado ayu rabaa tedakale ninka hadalkisa waxa kujirtay dhawicii gurkii an kala kulmay aa wali maskaxdeyda ka guuxayo marka wali gabadhas ayu jecelyahay walalnimo iyo asxan wu kuso sameyey lkn waqtiga ha iskasii lumin abayo mid ka kheyr bdn allaha kuu sahlo,sidu taas guurkeda ugu dhiiraday ayu kuu gursan lahaa marka dooq warer aya kudhacay wa nimanka naagaha bdn nocan ee daganantisa haku sirmin marka kheyr kuguma jirine iska ilow sis
@@seynabmaxamud0715 haa wlh wa run qalbiga haduu awal u ilaalinayey hada so ma qalbi jabin ayado wali waqti kalumay tedakale ayada kaliyaa jecleyd ayey ka dhigantahay qalbigeda Inu ilaalinayey ee hadu jcyl dhab ah uheyn lahaa qalbigiisa ayu ka ilalin lahaa qofkale marka xaqiiqda wa nin kujecel naag kale ma damcayo asagon adiga ku helin miskiinta qalbiga Allaha uga reebo
I whole heartedly believe Ridwan deserves more subscribers. Therefore, let's bring this chanelle to a million sub before the end of this blessed month.
Haduu qarash (lacag) hysan lahaa wuu kamarmilahaa gabadhas kale lkni markuu arkay in culeys lagaqaday uu kaaqbali guurka, Marka tan cml qiyaano maahan waa un daruufa jiro awged maogii,
Yab wadafey wax an kutilmamo magaranayo walhi wan isku naxayi 🤦🏾♀️ I was so invested in this story inshallah Abayo stay strong lkin Shukri ninkana storygisa inta ku kuso xiir because after doing that oo saas dhan uku qiyaney at list wanag iyo inuu hada asaga kuwanajiyo ay ahed lkin mesha hadal iyo been ukaga dhameyna waqtiga marka thank him for everything he has done for u but other then that katasho ugu danbeyn action aya laga rabey wa hadu qof dhacad yahay but Inshallah I hope I’m ay nolasha ku Olin ilahay haku qabojiyo qalbigada
Wllhi waxii wanag aa samaysay mucjisadaa kudhigtay shukri malin uun way kakapsanee lakin sidaa maficnayn Ina kusamayso hada wanagii ay kashegaysay an kuwada qirnay waxa gilgilay shekada cawa ialahy walashena qalpigeda ha u qabojiyo wax kale oo an dhahno majiran 😢😢
Waxaan maqli jiray karanta haadi laga guuri waayo gorayo heryaysan ba kaso bixi, Ridwaanow this is another level we just waiting what's next . Shukri this is my advice, "RUN FOR YOUR LIFE GIRL" 🙄
War ninka jillicsanaa magaca uma qalmatid niyow abdullahi waa nin adadeeg lagu yaqaano iyo karti tabarta illahaa keenaa allabariga badi qasnadaha illaahey weybuhaan niyada bedel qeer rajee inshllh dumar hadaan nahay cawa me eheen in aad sheegtid wax soo dhamaade run kuma bogsano run ma ku dulqaadan karno ar anagaa illahey umbaa nayaqaan😢😢😢😢😢
Maya maya wan soomanhy wax badan ma qori karo Lkn ninkan mid run sheegayo uma eko daacadnimo ka dheer wax badan ayuu qarinayaa wiilkan ilahay aya wax walbo og maskiinta qalbiga Allah u qaboojiyo😢😢😢
Ninkii sidii loo dhahaayey waa Nin fiican hala soo qabto SAAN MAA KA DANBEYSAY😮😢 Wiilkaan wuu naxariis badan yahay mashallah❤ Ma qaldame waa ALLE ee shukri iska cafi Abdullahi🤗
Shugri waa gabadh yar oo aad u caqli badan fariid hadal yaqaan ah ilahay mid khayr qaba ha ku siiyo
Kusaliya nabigeena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤ dhamaantiin Abdullahi shugri guurso hadda❤❤
Sallallahu aleyhi wasallam
O0y
❤❤❤❤❤❤
Zaky 😅😅
Scw
Caqligii oo qof ah mashallh she's my sister ❤❤❤❤🤩
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍
Scw scw scw scw scw
Csw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
سياةئىؤ وسنئمىبلس 17:21 نؤسبا
الاءءم@@FaizaMohamud-qb2rx
Sallallahu aleyhi wasallam
Meeshaan ku yaabnaa fadhinaa team ridwaan wxi ugu yaabka badnaa 2024😂😂😂
🤣🤣
Seem walhi 😢😢shukri axadkaan hakatashato wixii uu uqabtayna abaal way uga haysaa 😂😂😂😂kan caqabo malahan shukri tasho istikhaaro tuko abyo
Yaab way dhaaftay😂😂😂
Heey ragu khiyana badana wuxu is lahayd biil Maa bixinaysid mahaa sidas gabdha kuu guruso 😂
@@yasminxasan2010😢
Waa qiyaanadii aad ka gashay shugri 😢
Shukri ha guursan kan ka carar qiyaanadiisa😢😢😢😮😢😢
Ayadaba la soo saray hada rag nahay naaag garoob waka dhimana hada shiid ah😂😅
@@kobciyeservices12iska aamus ama wanaag ku hadal 😏hadaba tuu guursaday garoob sooma aheen
@@kobciyeservices12doqonaa thy waryaa garoob waa gabar garaad iyo karti leh nabiga scw aana uu duceeyay noocadoo kle waxba kama sheegi karo afkaaga edab uu yeel garaad laawe baa thy
Shukri side sheegti gabar waye ismey diibin lakiin gabar 2 ciyal heesato ayo gursaday lacag u na ka raace@@kobciyeservices12
@@kobciyeservices12midu gursadayba soo garoob mahayn weliba caruur wadata
Yessss Anaaa caawa u horeeyo liketa 1aaad io commentiga 1aaad❤❤😢😂
Maxd ka faaiday kaftan 😂
😂😂@@BashirMohamee
Kly quruxy mais barnaaa😢❤😂😊
Masha allaah shukri gabar aad hadal kar ah caqli badan ayaa tahay cabdulaahi kuuma qalmo markuu fursad helay waa kaa daneestay ilmii uu u galay naagta aaway walaahi nin somali ilmo ma jeclo naagta ayuu rabaa teda kale boqolkiiba 90 nimanka waa sidaan wada qayaano hadii xataa aad guursatid nin kale waxaa hubaal ah in aadan ilaawi doonin jeceelkaaga hore. Ilaah wiil kiu qalma hakuu sahlo qalbigana hakuu dhayo
Kanaaa khayinki aduunka
Wllhi yaab wye nin hado marbo mustaqbal kusoo qaado oo kacaga jiido wax lee jiro oo sabab ah mudo 1sano kabadan jacel iyo xiriirbo wax jiro mahan iska ilaliya gabdho ❤❤❤❤
Aad iyo aad
Iska guurso mahaan wll guurka
Shaley aan arkayey in uu ninkaan soo wadoh waan arkayey in uu dhahayo waan guursaday shugri quruxdaas ayaaf leedahaye dee raadso calafkaga 👏👏👏
Waa daremay Ani xataa hadalkiisa ka fahmaayey
Ani xita wa kula daremey wllhi❤
Shukri walaale iska cafi qalad wuu dhacaa lkn wiil caqli badan waye waalidkiisana baari u eh Mustaqbal fcn aan idin rajeynayaa inshaAllah 🤲
Aaamin
Ninkani mid dhaamo Allah ku siiyo laakiin hadaad Alle meel fiican ku mariyo abaal buu kugu leeyahay u abaal gud xitaa guurkiisa kucaawi laakiin kan ha guursan waa qayaanoole qayaano haduu qofka yaqaanana marnaba madeynaayo
Ayadaa kaqiyaano badan soo ayadoo laqabo ayeey gurigii odeygeeda kumarti galisay laba qiyaanoole weey iskuqalmaan
Exakt
@@farxaanjayte6218horta mayla aragtay aniga asaga hadaan ahaan la haa maba aamini laheed maadama oo ayada oo laqabo ninkle guriga keentay
. Wax. Waalan 😂😂😂
Qof 14 sano jiro oo 90 jir lagu khasbay raallina kaahayn ma guurba!!@@farxaanjayte6218
Ku saliya nabiga scw scw ❤
Scw
Scw quruxy
Halkaan kuyaaban fadhiyaa Wlhi. I’m quite shocked 😯 😢😢waa qimadii oo qofa.shugri u r amazing woman sister run 🏃♀️
Me2😀
Waa run waa filawaaa iyo naxdin
Abaal abaal ku gud ayey is laheed Shukri,nasiib daro,niyad jab ayey la kulantey Shukri,waxaa usii dheer kalsoonidii oo ka baxdey qalbigii ku haminaayey mustaqbal fiican hiigso.Fg:- Muxuu kasoo dooney Neyroobi isla markaana ugu daba yimid ? Qiyaano qiyaano,wallee Cabdullaahiyow wax badan oo nabsi ah filo waayo tan qiyaano ka weyn ma arag.Hadaan ogaan lahaa sidaan iney dhaceyso sheekadaan ma daawadeen.Alllaah ha u gargaaro Shukri.❤
Aniga waxaa isjecleyn wiil joogey Nairobi Waan isfahansaneeen ani waqtigaas High School dhameeyey jaamacda bilaabey kadib waan waayey 24 maalin kadib meela badan kala hadly wuu ila soohadlay wuxuuna iisheegy in wuu yara xanuunsanaa famil problem jiro uuna iisheegi doono raali baan kanoqdy waayo waan jeclaa waana iska iloobey
Kadib 15 kadib markaa caadi iskaga hadalnay wuxuu idhahy famil problemka iheesty wuxu ahaa in aabo idhahay gabar abti uyahay oo America 🇺🇸 joogta ayaa la igu dari rabay aniga waan diidey familkana guriga waan katagay shaqada waan tagaa lkn magalada iska dagay familka arinkaas culees igu saareen hadaa iweyso saas ogow idhhaay
Ana waxaa ogaa markuu iga aammusy qof uu statuskiisa soodhigay oo aan weydiiyey dhhay waa walashhey ayaan ogaadey in xiriir kadhexeeyo iyadoo facebook ka comenti gareyseyno oo xabiibi iyo waxaa dhaheyso
Ani waan iska aamusy qoftiiba profile saarty maalmo wuu iga sii aamusy habeenki danbe wuxu soodhigy isla naagti kashakisnaa 😢😢 waan weydiiyey maxaa kaala dhexeeya dhahy wuxu dhahy cafwan wan isguursany familkeeda iyokeygana ma oga ana aad uqalbi jabay wayo aad u jeclaa anyway HADA qofta waxa ogaadey iney ciyaal badan lahyd Asna balan ey kaqaadey oo ahyd uk 🇬🇧 kuwadaa waana kala tageen lkn ani Ciilki waliihaayo waana is xirirrinaa wiilka lkn Asaga lee mar mar isoo waco 3 sano kahor ayeyna dhacdy
@@rakia143hno wxpa ma akhrin aqaAne isoo gaapi😂
Sax wallahi wa yaabanahay illa hada because isma lehen qofka saan uficnay oo caawinayay inu dhabarka ka tooganayo iyo intey isleheed abaal abaal ku gud wa wareer hada ogan lahay ana ma sii dawadeen because qisoyinkan oo kale aaminkey dadka ka yareynayaan it's so sad
@@rakia143 sorry abayo kheyr kuuma aheyn mid ka kheyr bdn Ilaahay weydiiso Hana so dhaweysan qofkas markale
@rakia347 hada wax barashadi so ma wadid
Allaaya baarik inanyaroo caqli badan Habo horumar fiican Baan kuu rajaybayaa iyo nasiib wanaagsan
Mais barnaa😢😂
Shukri Edo gabaryar baa tahay ilaahay mid ka khayr badan ilaahay hakuuyo ninkaan mid caqli badan iilama eka
IXSAN BDN AYU USAMEYAY GABADHAN. CALAF BA UGEEYEY GABADHA KALE. WAX MAQALDIN.
Wax ma qaldin aa?? horta qoralkaga aqri intadan dirin. Gabadhan waqti intu ka dhumiyay ayuu weli kasi dhumi lahaa hadey meeshan keeni leheen maanta. Naagta qof kuma qasbin helloo@@abdirashidhussein3029
Waa runtaa waa iska suufi xogaa
😂😂😂😂 ala somaliya
Qiyooyinka ugu fcn iyo gabdhaha ay ku Kala dhaceeeeeen neima,hanaan,shugri strong woman's 💪 👏 ❤😢
محمد صلي الله عليه وسلم❤
Waa. Ina. Rag. Iyo. Xaalkiisa. Dumarka waa. Masaakiin. Laakiin. Waa gabdhyar. Oo aqli. Badan. Maashaa. Allah
Waa gabar yar aad iyi aad u caqlibadan geesiyadna ah
Walahi shukri waa Gabadh yar oo inteeda kawayn mashalah hadal nool mashalah ❤❤❤
Caruurta kii dhalay bah uu ka dhaqaajiyee adiga waay aad uga daqnanee waay shukri qalbigeeda u jabinee ayada. Bah horay u soo rafaadee Lkn rafaad badn raaxo ayaa ka danbeyso shukri guuleyso habo mcnto ❤❤❤❤
Shukri waa gabar yar oo fariid ah dhul dhici meeso doqon kaan inuu dhaafo u roon
Inuu guursadow diyaar u ahayn ayadana wey u dhimaneysaa 😂😂😂😂
Dee iyada marki ay yaraydba wuu cawin jiry
Waxan islaha qof sidas u wanagsan ma jiro lkn xaqiqada waxey noqotay mid aad u adag😢😢
Haa walahi rag aaminaad malahan
😂😂😂
Gabadhu yiri ilmaha lacawinaya ayuuu furay ayado qalan kwrma😭😭😭shukri cararrrrrrrrr🏃♀️➡️🏃♀️➡️🏃♀️➡️🚩🚩
😂😂😂😂
Kkkkk hal kle ugu daray oo uu qalin udher yhh waa cawinaye ku yeh😂
@@ilhaanyariisey6168😅😅😅
Cawinadu may dhamatay culas buu sii saaray in la qalay😮😮😮😮
Shugri waa gabar qurux badan oo karti badan abdulahina waa qalpi wanagsan oo naxaris badan m. a way isku qalmaan jacaylku❤️ hawro👏👏👏
Miskin qac wey dhaydhaftay tan ❤😢
Run hadad shegayso mid ka khayr badan oo dag dag allaah haku siiyo shugri
Casa anyakuuna khayr shukri haka xuman adiga nabsi kama galin
Woow gabadha isku magac aya tihiin
Allah nin sir. Badana😢naag sir bdn qof ka maqli karo malahn nin qiyano kama dhamto subxanllaj
Nimanka somaliyeed wax ka sir badan aduunkaan kuma arag😢
Nimanka dhana waa khigaano socotaha weegana 🙈🙈🙈💔
Qiyana majirto calaf aya kahiliyey.
@@amiiraasad2528nagaha somali wax kasirbadan aduunka kuma nola
Naagna qiyaamo kama dhamaato
Wllshey shukri badal qerkaba i.n wanah yar thy abayo mcn waqti nah kama tagin mid wngsan oo qalbiga ku ilaliya baa rabi ku wey diyay😢
Xaliimos isku suu rooda😂😂😂😂
@@kobciyeservices12war mawaxaan😮suuro ah waa wadno goys farax yada inkaar alle kugugurid
Honest is the best policy walhi shukri waa gabar yar oo caqli badan masha allah .. abaalku u galay ayay rabtay inay u gudo ..love❤ SHUKRI❤❤❤ allah swt duriyad saalixa ha kugu arsaaqo aamiiin
Duriyadda nin ayaa kahoreeya
Shukri, you’re young. Cut this man off and never look back. Niyadda khayr uu sheeg
Hadiii uu leeeyay waan unaxay Oo anoonan midh awoodin ayaan ku galay muxuu hadan ufuray intuu far fareeyay shekadu haday ka nixitaan hayd mu LA sijoigo Oo ciyaalkaas uu kanaxay aabeh usii haadoh
Shugrih❤ xappti mcn ilahay qalpiga haku qapoojiyoh ilahay ninka as nasiib iyo calaf kale ku ugu ma daroh lakin ha ilaa win in uu abaal kuugalay ixsaan iyo waang ugu gud ilahay na ha ku ugu deeqo nin wanaagsan qalpigaaga deeqah oo kabah❤ nasiib wcn wllo mcn
ramadaan mubbarak anaa u horeeyay cawa
Habo shukri Allah qalbiga hakuu adkeeyo marka laleeyahay raggu wa bahal habo hays dhiibin hore usoco alle wuxu kusiinayaa midka khayr badan oo kadaacadsan insha Allah
Duleyste oo qaiin ah waaye. Love is actions not empty words
Shukri thank Allah He showed you who he is. You had a hard chilhood, you deserve a better life as an adult abaayo
Maasha Allah, Shukri yarey horey usoco waad guleysan doontaa. Waxanad uqalantaa qof daacad ah oo an ku khiyamin❤
Ilmaha dartood ayan ugursaday kuye hadane nairobi midkaloo ilmo wadato haduku arko wugursana Shukuriyey yukugaadin ninkan go,aan kaqaado😢
Gabdhaha walaalkood waaye husban matterial maaha kan
😂 kadaa 😅@@BishaaroGacal-l8w
Nairobi say u jogan naago nin un u Bahan baa buxa ah tii ilmo wadataba ha ka naxo 😂😂😂😂😂
Kkkkkkk 😂😂🤣😭
Ala taanah❤
Firstly I wanted to say Asc ridwan. I’m new to your show but I’m truly invested in this story. Habo Aisha if you want to take my advice this guy really loves you and it’s hard to find someone who not only loves you but also knows you deeply. I think y’all belong to together if Allah wills. I think you should give him a chance and mistakes occur and should be forgiven.
Can’t wait to see part 4
Wilkan waa wil naxris badan he always save children shugri adina he stand with you mark adh waqti adeg kujirt walasha kalne waan badbadie
Shukri Allaha ha kuu yasiro mid ka fiican
Abdullah keep going sxb iska guurso maahan guurka wu raba haanti iyo waxwalbo adiiga oo dyr ahan ha guursanin.
Inantaas waxaan kula talinaya ninkan hysku guursan alla kaa badbaadiyay waana nin jileec bilaa siir ah
Ta labaad sidaa uu nagtiikale durufta ugaga fogadu adigana kaaga fogaan kara ee ka dheeraw
Ma aha nin culyska ama duruufa waaya kala dabalan kara ma aha marka aad uga fiirso 🙌🏽🔴
Sax
Naag garooba inuu sugo ma rabtay oo iyadiiba nolosha ku dhiban
Aduunkaan labo qaawan isma qaado rag iyo dumarna
Danaysiga waa ka siman yihiin
Kan ceeri shukriyey mid qeer qabo Allah hakaaga badalo abayo 🥹😰😢
ماشاء الله تبارك الله
Shukri yar wallo waxaad helaysa nin ka ugu fiican insha allah .. khiyaanole ha ku dhaafo istana cafi
Ridwaan sxb such programs no so badhi ,very interesting bring many
Waan karanaayay in aad waxa as soo wado.wan garanayay Ninsomali been ta wuu ku dhashaa because just wadanaysta yaal. Lkn shugri wa gabar yar waliba dhib so aragtay ninkan tahaya meshisa ku so xidh. Hore u soco dibna ha usoo fiirin😎😎😎🤔🤔🤔
shukri nin oday ayaan ahay talo ayaan ku siinayaa wiilkan kuuma qalmo wallahi la,ana qof gadashada wax ka sameeyo nin kuuma noqonayo waxaan ahay aabo sadax gabdhood leh fadlan haguursanin wiilkan aniga wiil fiican kuu radinayo aabo mustaqbalkaga ha isaga cayaarin,
Wiilkan haysku aaminin marba mid ayuu raacayaa
Ninkaan wax badan buu qarinayaa hadalkiisa iyo wejigiisaba waa ka muuqataaa
Haa walhi waa ka naxy😢😢
Haaa hadalkiisa iyo indhihiisa is Malayan🙈
Haa wlhi ani qeyba hore daremay
waaba ta kaliyeee aan hubo inuu wax sii qarinayo, gabadhii ma furin ugu yaraan way wada joogaan
Mnsha allh sis qof khayr leh alllh ha ku soo sahlo😢
Qiyaanoole walaalayaalow Nimanku qiyaano badanaa
Waa runta Wiilka Wax Baa u Qarsoon
Ayagaa ku dhib qabo laba dhari kariyow mid baa ka buraa😮
Xaladas aya dhibta kentay ee manan xumin 😂
Waligey nin ka been badan ma Arg baqtigan walaley Kan Nin mahi mid kle Allah hagu sahlo
Qiyaano maaha ee wiil yer weye dan iyo daruuf sheegtay maqal dame waa ilaahay
Wiilkan ridhwan issack ah wlhi dhibato wayn ayaa haysata muxuu dad Kala duwan oo khiyano badan arkay waxay waxay Ila tahay inanu cidba ku kalsonanayn noloshiisa dhanba wayo dad Kala duwan iyo qisoyin yaab leh ayuu la kulmay wan ka xumahay wll Ridhwan issack🙏muradkaga Allah haku sahlo🤲
Big problem ayaa haysta wiilka ridwaan
Indha ukalafurmayo😂
Ridwanow wllo halacaawiyo wilka si uguursado shukri ragu qayaano lagamawayo
Shukri sorry abaayo ilaahayba mid kher qaba kuugu bedeli❤❤❤sorry 😢😢
23:34 gabadhi waan furay markii oo dhahay shukri 😂😮❤
😂😂😂
Waa iga Qoslisay wlhi😂😂❤
Kani waxa uu i xasuusy nin hada ka hor an isabrny anga oo dhakhtar ku jiry oo xauunsan wa uu cawin jiry markii dabne wan jaclady walba wan amin ka dab sas buu Naaag u guursan jiry anguna guurkiisa ayan diyar u ha imka qalbigaya wan ka saar hore wan u socdy marka shukuri waxa kaliya u ban waa innan meel walba bolok ka saarto hore Na u scoto ❤
wiilkani abaal wayn buu gshukri u galay block inay saarto ilama aha. kaliya walaaalnimo haw dayso hana iska danaysato
Wa qofka aad jeceshahay inan block sartit un baad ku ilobi kartaah
Second chance in la isi siiyana waa muhiim. Biniaadamka wuu qaldamaa ee in la is cafiyaa fiican la iskuna cudur daaro. Guurkana waa waxyaabaha uusan qofka waxba ka qaban karin oo Alle u qoray asagoo xab iyo biyo ah. Allaha noo dambi dhaafo dhamaanteen.
Shugri waa ubax yar oo soo baxayo shukri habo mcnto keep going
Ridwan meeeshu ku yaaabuuu fadhiyaaa
Dhamaanteeeen yaaapan 😒
Afkiibaa juuqda gabay 😢😢😢😢
Tan yaab lama dhihi karo ridhwaana caawa iihi aa kasoo hartay
Hhhh shib ka so hartay😂
Yaaab😢
shukri abayo adigaba wuu kucaawinaayay adigoo waxbo wadaagin
ee khakadkaas dhacay kacagi wiilka maadaama uu oogu naxariistay caruurta ay haysato gabadhana ay ayada guursatay.
hadana jaanis sii waa nin kujecele insha Allah khalad kale kaama gali doonee
Adiga maa balan qaadaayo in uusan galaynin markale 😅😅
Naa wuxu indha adkaa ayada qalbigeeda ilaalinaayey kulaha oo marka naagta guursanaysay qalbigeeda miyaa ilaalinaysay mise qooqa ayaa ku haayey😂😂😭💔
Qalbiga waa inla ilaaliyaa kokey 😂😂😂
@@AdamMaxamed-ib2nb qalbi maxay ah wuuba guursade intuusan guursan aya laga rabay qalbiga inuun ilaaliyo😂😭💔
Shugriyeey quruxdaa ayaa leedahay nin single ah ma waayeysid ka horey u soco dheh qayaanoole ma liibaano waxaas qalbi ilaalis miyaa maya waa nin iyo qooqiis naagtii dhaqaaqda waa naagtoida gabdhow
@@sahraahmed4810 gabdhuhu maba ka dhargaan Faarax iyo qiyAanadiisa😂😭💔
😂😂😂😂😂maxaa sheegtay subxaanalaah kaan waa qayaanoole
Subxanalaa kan wa nagta an gaba uun yasan caruur u dhalin kan ka fogoow wlshyy shugri alle qalbiga hakaga reebo wll
Wlhi aney igu dhahday 😢😢😢😢😢
Hada makabogsodi
Abaayo stay strong waad ka gudbi inshallah hortaada eeg❤
Nin waa sheydan eee ka cuudupilleyso nolol qurux pdn kuu rajeynaaa🥰
@@عائشهعبدلهعبدلهani maxaa iijeclaan weysey naag qurxoon aanba arki waaye😊
Bisinkaa taanow klee wali maan argaa allow qalbi uu qabo jiii walih waa farrida yar shukiir ❤❤❤❤❤❤
😂😂 ameen
Nin qiyano ma ka dhamto 😢
Shugri la qiyaany adiga miyaa 😂
@@Jaaaama36warya kor Nageed kabo isma Dheera e is daji😂
Haa Wllhi😢
@@Jaaaama36 🤣🤣🤣👀
Nabiga halagu saliyo salalahu calayhi wasalam
صلى ألله عليه وسلم ❤
Salallahu caleyhi wasallam❤😢
Wllhi gawar geesiyad ahy ❤ shukri
Maashaa Allah meesha qof❤qiimo leh ayaa joogto qof aan ciilin oo farxad siiyaa ilmana Alle kasiiyaa Allah siiyo Aamiin Yaarabi
Warka wuxuu ku dhanyahay Shukriyey ninkan Abdullhi kuma qalmo ka carar asiga mid kalo Allha usahlo
Wallaahi😢waxaan la kulmee ismaalohayan waa kiinin ugu fiicnaa😢waxa saan yeelaaya 💔💔hush
Wlhy kalsooni daro wayn baa i gashay💔😢
Adunka beenta ugu xun uf 😢😭 ilahay ninka khyar badn haa siiyo shukri 🤲🏻🤲🏻
Shukria kan meed qerbadan Allah ha kusiyo
Alla isooduceeya imtixan baan gelayaye😢😢😢
Illhy ha ku fududeeyo
Shukriyey wiilkan mustaqbal kaama rabo ee xiriir iyo sheeko inu kugu wado ayu rabaa tedakale ninka hadalkisa waxa kujirtay dhawicii gurkii an kala kulmay aa wali maskaxdeyda ka guuxayo marka wali gabadhas ayu jecelyahay walalnimo iyo asxan wu kuso sameyey lkn waqtiga ha iskasii lumin abayo mid ka kheyr bdn allaha kuu sahlo,sidu taas guurkeda ugu dhiiraday ayu kuu gursan lahaa marka dooq warer aya kudhacay wa nimanka naagaha bdn nocan ee daganantisa haku sirmin marka kheyr kuguma jirine iska ilow sis
Ruufiyanimo😂 iska daye
Waa hadal sax wajiigiisey kamuuqataa mar hore muxuu udhihi waayay wlshey waan guursaday saa lasoco hada iga har oo cad weeye runta rabiyaa nagu jecel
Walee tas ben ehen walalnimo luu ucabiye idanah inuu jecel yahow uqadatay nagta kle uu wili jecel yhy
@@seynabmaxamud0715 haa wlh wa run qalbiga haduu awal u ilaalinayey hada so ma qalbi jabin ayado wali waqti kalumay tedakale ayada kaliyaa jecleyd ayey ka dhigantahay qalbigeda Inu ilaalinayey ee hadu jcyl dhab ah uheyn lahaa qalbigiisa ayu ka ilalin lahaa qofkale marka xaqiiqda wa nin kujecel naag kale ma damcayo asagon adiga ku helin miskiinta qalbiga Allaha uga reebo
@@fartuunmaxamed8663 ruufiyanimo maha abayo fikirkeyga ka hadlay 😂
Ku sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم
Gabadhi wan furay marku dhahay shkri neef aya kasoo baxday 😮😂❤
Habo kuma istahilo gabar caruur heysato uu so xumeeyey adigana waku caga jideey wa yartahay shaqeeyso ❤
illaahay wiilka wax khayr qaba hasiiyo iyo irsaaqad uu noloshiisa ku badalo
War Kan waxba kasiya ilama saxna wuxu akhrinayo aniga lkn gabadhu wa Farid caqlibadan m.a
Wlle w fariid yar❤❤❤❤wlshy hore usooco ❤❤❤❤❤❤❤shugri qalpi ❤❤❤❤
Fariid yar ayada thy oo waliba dacada ha niyada jabin wlo lkn ninkan anigu marki ugu horaysayi ayan fahmayi inayi wax jiran intu hadalka jidayay 😢
Abayo alle qalbiga hakuu qaboojiyo kuuma qalmo qof mar ku qiyamay mar kle ka filo😢
From hero to zero 😢😢
Gbdha mxay dreenty
Absolutely
Absolutely sorry shugri
I whole heartedly believe Ridwan deserves more subscribers. Therefore, let's bring this chanelle to a million sub before the end of this blessed month.
Ninkan wu qiyaamay gabadha 😢
Mmm qiyaano maahan daruufaha aya qasbay
Haduu qarash (lacag) hysan lahaa wuu kamarmilahaa gabadhas kale lkni markuu arkay in culeys lagaqaday uu kaaqbali guurka, Marka tan cml qiyaano maahan waa un daruufa jiro awged maogii,
@@tayyibmohamed5511ma il puuu la’yhy lexdiisa lexadoo qapaaa teda kle lapo shaqo uu ka zhaqeynoya😎gabadha ma wxey upalanqadey nolosha familygiz iney qaapileyso eee piileyso waa mayyy😒qiyaano iyo q**Q baa ugeyeyy😒
Qiyaano maaha wiilkaan waa yer hadana dan iyo duruuf sheegtay
Wlhi Tan shugri ku dhacady anigee igu dhacday ma ,aqaano nimnka soomaliyeed waxa qayaanda ku abuura m.a apyo mcn iLhaahey swt waxaan kabryaa aniga io intaaa been loo shgy Alha badal kher qabo noogu bishaareyo reer commenti yoow waa bio ramadan si niyada noogu duceya Alha kher idiin siiyee🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Idinka dhan ani maxaa iijeclaan weyseen 😊
Inu shego maba aheyn mar hadu furay..tana wa niyad jabiyay...lkn iney kher utahy ba laga yaba si ayna god kale ugu dhicin
Qof weyn tag mala dhehee wuxuu kutagaa latusaa aan maqli jiray armey saas katahay walaahu aclam
@@seynabmaxamud0715hhhh ti hore xitaa sas uu yelay wexe ku takte tusiye
Shukri Abaal badan bad ugashay Marxalado badan badkasoo sartay imikana inad isfahantan uunban jeclanlahaa😊
The guy is silent killer,OMG 😂
Shukriyeey abaayoooy ruuuuun🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️
Halkan ku yaabay bn fadhiyaa😅 lkn ridwan ba kabadan 😂😂😂suu uyabanyahay anaba kayabay😂😂😂igatag
😂😂
Jhhh ridwan iyo anaga isku qalbi nhy😂
Yab wadafey wax an kutilmamo magaranayo walhi wan isku naxayi 🤦🏾♀️ I was so invested in this story inshallah Abayo stay strong lkin Shukri ninkana storygisa inta ku kuso xiir because after doing that oo saas dhan uku qiyaney at list wanag iyo inuu hada asaga kuwanajiyo ay ahed lkin mesha hadal iyo been ukaga dhameyna waqtiga marka thank him for everything he has done for u but other then that katasho ugu danbeyn action aya laga rabey wa hadu qof dhacad yahay but Inshallah I hope I’m ay nolasha ku Olin ilahay haku qabojiyo qalbigada
Waan sugaayay sheekadaan ridwaan so badi
Qeeb kale ma dhimn
Ha
@@maxamedcabdullaahi2915 waa dhamsty wa kula sugo ya
Ninkan maskixiyan ma fayooban quruxey illahayba ku dhaafiyay😢😢
Ha😢😊
Wllhi waxii wanag aa samaysay mucjisadaa kudhigtay shukri malin uun way kakapsanee lakin sidaa maficnayn Ina kusamayso hada wanagii ay kashegaysay an kuwada qirnay waxa gilgilay shekada cawa ialahy walashena qalpigeda ha u qabojiyo wax kale oo an dhahno majiran 😢😢
Waxaan maqli jiray karanta haadi laga guuri waayo gorayo heryaysan ba kaso bixi, Ridwaanow this is another level we just waiting what's next . Shukri this is my advice, "RUN FOR YOUR LIFE GIRL" 🙄
War ninka jillicsanaa magaca uma qalmatid niyow abdullahi waa nin adadeeg lagu yaqaano iyo karti tabarta illahaa keenaa allabariga badi qasnadaha illaahey weybuhaan niyada bedel qeer rajee inshllh dumar hadaan nahay cawa me eheen in aad sheegtid wax soo dhamaade run kuma bogsano run ma ku dulqaadan karno ar anagaa illahey umbaa nayaqaan😢😢😢😢😢
Cabdullaahi aabahay mcn magiciisa weeye waa qof adag go.aan leh karti badan alle haii daayee
Wiilku waa haayada ciyaalka iyo hooyooyinka laxumeeyey mashallah waa wiil qalbi wanaagsan Mashallah tabarakallah
Manooli 😂😂
meshan kuyaban fadhiya 😢😢😢subaxanallh 😢
Maya maya wan soomanhy wax badan ma qori karo Lkn ninkan mid run sheegayo uma eko daacadnimo ka dheer wax badan ayuu qarinayaa wiilkan ilahay aya wax walbo og maskiinta qalbiga Allah u qaboojiyo😢😢😢