Abdicasiis ilahay kheyr badan haku siiyo wiilasha & gabdhaha sidan oo kale ah maad isku guurisiin oo la kaashitid culimada sida sheekh cabdulxayi oo kale dadka muxsiniinta ah
Maasha Allaah waa wiil yar oo aad u qurux badan illaahey ha u sahlo waalidkiis si degdeg ah insha Allaah. RABBIYOW u gargaar yaa Allaah adigaa qaadir ah aamiin
Walalkeen karti iyo Caqli ayaa kaa muuqato Cirka kama aadan imaane Hooyo iyo Aabe ayaa ku dhalay, lakin waa qadarta Rabi in lees waayo Rabiyoow u sahal familkiisa walalkeen🤲🏼
Masha allah wa nin adag maxkamadda dahir Calasow Ayan ku arkay allaha u Sahlo waalidkiisa dadka dhibka ku haayana allaha ka qabto abdinasir waxba kaama halabayaan walalkay somaliwayn ayaa garabkaaga ah
Waan ka xumahay somali waa dad xun qaar ee alle haka baqan dhibka ha ka jojiyan asagana alle waxan uga baryaa in si sahlan oo saqiran family familykiisa ha uga sahlo aamiin yaarabi aamiin yaarabi 🤲
walaahi wa xanuun waan ka xumahay ale ha ku keeno dadkaaga alena haku cabiidiyo Muslimka war somaaliyey ale ka baqa ilmahad meelaha dhigeysan oo aydan dib ugu soo noqonaneyn iska daaya ilmaha cuqdad ayu ku dhimanaya wa wax laga naxo arimahan wey bateen subxanalaah 😢
Qurbaha wax ka cunsuriyad badan ma jiro. Annagaa ku nool ee naga wareyso. Xitaa lahjadda ingiriiskeenna ayaa na lagu cunsuriyeeyaa. Ninna dhulkiisa wax u dhaama la waa ee dadka dhulkooda ha u naceyb gelin.
@@luuldeggan2636 cunsuriyaddu meel walba way ka jirtaa. Anigu Mareykan baan ku noolahay, wax ku bartay, kana shaqaystaa. Iyadoo sidaa ah ayaa haddana lagu cunsuriyeynayaa. Inta ugu yar waxa weeye in lagu xanto adoo halkaa taagan oo weliba dareensan. Shaqo sare ayaad raadsanaysaa, kolkii la arko in aad Maddow tahay ayaa faylkaagii hoos la dhigayaa dabadeed cid ku soo wacaysaayi ma jirto. Kuma lihi cunsuriyad kama jirto Soomaaliya balse cunsuriyaddeenna waxaa bannaanka soo dhigaya dawlad la'aanta iyo fawdada ka jirta geyigeenna. Haddii Soomaalidu dawlad iyo kala danbeyn lahaan laheyd cunsuriyaddu way yaraan laheyd.
Walaalkeyow ilaahay waxaan kuu waydiiyey in uu nolol mida ugu quruxda badan kugu noolaysiiyo reerkaagana in uu allah kuu sahlo runtii arintaada way itaabatay
Dadka Rabi wax siiyey ee ganacsiyadaha ku leh Xamar fadlan walaalayaal wiilkaa fariidka ah shaqo ha la siiyo. Soomaaliyeey walaalayaal aynu isku naxariisanno, is jeclaanno, midoowno si Rabi inoogu roonaado.
Mamma illahaya ha ku sahalo walidakaga rabi si fuda ha ku sahalo mamma wacala ma tihita oo waxa ku dhalaya abaabo iyo Hooyo rabi ha ku sahalo waxa tahaya nina raga ah inshallaha gula aya uu rajenaya
Cabdi casiis wiilkan shaqo u raadi walaalow mida kale waxaan kaa codsanayaa ilmha soos inaad isku ururisan ee ayaga la isku guuriyo si ey u helaan nolol aan buuq iyo faquuq lahayn
Bal Cuquba hesho maxey ilmaha yar niyada uga soo riday waa fududaaday oo waxey aheyd in uu dhaho Adigu xamar imow oo ii kaalay balse ilmo intaas waalid la aan ahaa muxabo hooyonimo aa heysay ilaahey reerkiisa ha u soo dhaweeyo
Masha Allah waa wiil yar o qurux badan o diin iyo deganansho iyo balwad inanu lahayn ka muqato ilaahay familkisa ha u sahlo
Masha Allah wa nin ad adag o aqon leh inti so bar barisay o herkan so garsiisay alla Haku ajir siiyo asigane alla walidintiisa ha u sahlo
Abdicasiis ilahay kheyr badan haku siiyo wiilasha & gabdhaha sidan oo kale ah maad isku guurisiin oo la kaashitid culimada sida sheekh cabdulxayi oo kale dadka muxsiniinta ah
Maamo illaahay hakula kulmiyo ehelkaaga islaankana hooyo iyo aabo hakaaga dhigo qeyr allahaku siiyo maamo scww
Maasha Allaah waa wiil yar oo aad u qurux badan illaahey ha u sahlo waalidkiis si degdeg ah insha Allaah. RABBIYOW u gargaar yaa Allaah adigaa qaadir ah aamiin
Abaayo ilaahey ducadada wuu aqbaley euu helay cidiisa
Miskiin Abdinaasir dadkaagii
Allah kuusahalo xanuunkana Alle hakaaqaado be strong
Inshaallaah 😢😢
Walalkeen karti iyo Caqli ayaa kaa muuqato Cirka kama aadan imaane Hooyo iyo Aabe ayaa ku dhalay, lakin waa qadarta Rabi in lees waayo Rabiyoow u sahal familkiisa walalkeen🤲🏼
Aamiin
Walaahi inkaar ay qabaan dadka intay ilma dhalaan tuuraan. Willkaan ilaahay waxaan uga baryaayaa nolol wanaagsan iyo farxad❤❤
Illhey hakuu sahlo adoo kale lamaba helo nin hadal yaqaana oo hadana wax bartay wllkey inaa shaqa weyso maheyn ee madaxweynaaba uqalantaa insha allh illhey hakusiiyo waxaa jeceshahay somaliyey wiilka garabsiiya maanta qoys abtiris unbow karabaye asaa hadow guursado qabiil noqodonee
Maashaa allaah eedo soomaali baa tahay dad badan oo chi an baa jiro alle ha kuu sahlo
Masha Allah waxaa kaamuuqda kalsooni badan iyo karti habo horey usoco guulbaan kuul baan kuurajeynayaa
Alle ha ku gargaaro ehlkaagana Illaahay ha kuu soo dhaweeyo amiiin amiiin yaarabi
Ilahi hakuu fudu deeyo
Alla waa wiil qaali ah oo edeb iyo aqli alla u dhaliyey ilaahow ehelkiisa u sahal
Allaha ha u sahalo Familkiisa nolol wanaagasan ha siiyo aduun iyo aakiroba Aamiin Aamiin yaarabi
Wa wiil yar mustaqbal u bahan ALLOW u sahal hooyo iyo Aabe
Masha allah wa nin adag maxkamadda dahir Calasow Ayan ku arkay allaha u Sahlo waalidkiisa dadka dhibka ku haayana allaha ka qabto abdinasir waxba kaama halabayaan walalkay somaliwayn ayaa garabkaaga ah
Sorry wlhi wllkeena calosho iga huriyey rabbiyow caawi oo meel dhow u soo dhig reerkisa 😢🤲
Sorry
Waan ka xumahay somali waa dad xun qaar ee alle haka baqan dhibka ha ka jojiyan asagana alle waxan uga baryaa in si sahlan oo saqiran family familykiisa ha uga sahlo aamiin yaarabi aamiin yaarabi 🤲
Yaa rabbi wiilkaas ka farxi oo reerkiisa u sahal
Wll,illaah,sidaddag,ah,ale,hakugu,sahlo,inshaaa,allah
Fadlan share dhaha mahadsanidiin
Waxan moodayay inad xayaysiintii xumayd ad tan ku badeshey balse wali adan codsigeena wiikeniyow adan qadarin (Risqigana Allah ayaa baxsha!
Abdi aziiz wiilkas shaqo laradi ama dad caawiyaan garab kusii waa wiil yar oo niyad wngsn😢
ilaahow reerkiisii usahal yaa rabbi waa wiil caqli badan Alle haw gargaaro
Asc C/casiis Wiilkan Allaha u saqiro Waalidkiis aamiin Yaa Rabi
Masha Allah qof adag ayd tahay allow waalidkaga ku siii aamiin wll😢
Waa wiil qurux badan oo caqli badan. Eebow usoo dhowee qoyskiisa iyo waalidkiis. I wish I could help.
Mashallha waxaatahay wll wiil qalbi fiican Allah kulakulmiy qoyskaagiii
Ilaahoow faraj kheyr qabo oo dhan walbo ah usahal
Wllo loter vise xarayiiso illaaahay ha kaga soo qaado ee bakhtiya nasiibka teeri garee sanad walba
Walalo allaha kuu sahlo walid kaga iyo shaqo fican oo barako leh
walaahi wa xanuun waan ka xumahay ale ha ku keeno dadkaaga alena haku cabiidiyo Muslimka war somaaliyey ale ka baqa ilmahad meelaha dhigeysan oo aydan dib ugu soo noqonaneyn iska daaya ilmaha cuqdad ayu ku dhimanaya wa wax laga naxo arimahan wey bateen subxanalaah 😢
Ha la caawiyo wiilkan masha allah
Zubxaabalaah ilaaheey ha u sahlo reerkiisa
Mnsha allh wa nin adag Insha Allah qeyr habo mcn👍
Mugoo gus jilcay dawo loosely biyo Barbadian dawa loohelay Gara oo kucarara orod ok
allah waxa kuficnan lehed qof qurbaha geya wuiska shqesanlaha Wanu karesan laha soomali iyo qolododa rabi faraj hau furo wa inanyro qalibi fican
Illaahey ehelkaga hakugu sahlo.dagdag insha allh
Alla wiilkaas gabadhii awoodikarta ee somaaliyeed dar illaahaay qurbaha hakugeeyso waa wiil yar ee somaaliyeed meel aan cidina ku cunsuriyeeyn
Qurbaha wax ka cunsuriyad badan ma jiro. Annagaa ku nool ee naga wareyso. Xitaa lahjadda ingiriiskeenna ayaa na lagu cunsuriyeeyaa. Ninna dhulkiisa wax u dhaama la waa ee dadka dhulkooda ha u naceyb gelin.
@@hallad598 Qurbaha aanaba waa joognna cunsuriyaad haddaad maqaasho aabe iyo hooyo innaggaa u.ah wiilkaas somaaliyeed cid cunsuriyeeyn lahaayd majirto hadduu qurbe hoogo
@@luuldeggan2636 cunsuriyaddu meel walba way ka jirtaa. Anigu Mareykan baan ku noolahay, wax ku bartay, kana shaqaystaa. Iyadoo sidaa ah ayaa haddana lagu cunsuriyeynayaa. Inta ugu yar waxa weeye in lagu xanto adoo halkaa taagan oo weliba dareensan. Shaqo sare ayaad raadsanaysaa, kolkii la arko in aad Maddow tahay ayaa faylkaagii hoos la dhigayaa dabadeed cid ku soo wacaysaayi ma jirto. Kuma lihi cunsuriyad kama jirto Soomaaliya balse cunsuriyaddeenna waxaa bannaanka soo dhigaya dawlad la'aanta iyo fawdada ka jirta geyigeenna. Haddii Soomaalidu dawlad iyo kala danbeyn lahaan laheyd cunsuriyaddu way yaraan laheyd.
Illahoow faraj u fur yaa rabi aaaminyaa rabi rabi rabi
Aboowa illaahay haku sahlo waalidkaa o caafimaad qaba iyo nolol quruxbadan mustaqbal ifaayo horay usoco
M.a waa wiil yar oo adag ilahow waalidkiis u sahal adigaa awood leh😢😢😢😢
M.sha allaah alow kusofududeeyo amurahaaga aaamin yaarabi
INSHA ALLAAH ALLAAH HAKUU SAHLO ABOOWE WAAN KUSO DUCEENAA INSHA ALLAAH
Ya Allaah usosahal dadkodi masakintan tii ilmoturtay fadlan hakaxishoon inad ilmahaaga radsato 😢
Taas Hooyo kuuma ahan brother hada nin dhalinyaro ayaa tahay waa kortay ilaahay oo kaliya ayaa ubaahan tahay keep going forward don’t give up
Wlhi qalbigaa I xanuuny subxna llh ilhy haso saqiro rerkiisa bur burkii Ka dhcy wadan keena nbday dhibtadan
Allah hkuso dhaweeyo wlal walidka
ilaaheey ha kuu gargaar yaa rabbi
Walaal mcn waad helee niyada u sheeg qeyr i.a
😢waa murug walhi qof aan dadkiisa garaneyn Somali kuwo dad wato bayduraan shaqane siin eee walle alle hakusaqiro😢
Illaahow u sahal reerkisa wllhi waa wiil karti ka muuqato
Masha alah walal ialahy ha caawiyo
Allhu ma Aamiin alow u sahal yaa rabi
DAADKA.DHIIBAKA BADAAN ILLAAHEEY HAANAGA QAABTO
Allow reerkiisa usahal yaa rabi familkiisa oo cafimad qaba usahal
Walaalkeyow ilaahay waxaan kuu waydiiyey in uu nolol mida ugu quruxda badan kugu noolaysiiyo reerkaagana in uu allah kuu sahlo runtii arintaada way itaabatay
Iska sabar adi masameen arintaan ogow hooyadi iyo abahii danbiga leh waa gursanee insha alahu soomaliya faquuq lagama wayo wey nada wanagsanado
ilaahay hakuu sahlo wll❤❤
Ilaahey reerkaagii ha kuu sahlo
Reerkaada allaha ku sahlo walal
Ilhaay hausaqiiro walidkii wakaxumahaay siyad baree waloo darsadaay😢
Xanuun badanaa sheekadiisu lkn talow islaanta u yeedhatay miyaanay ilahay ka xishoonayn 😢
Illaah ha uu so sahlo waalid iyo walalo inshaallah.
Dadka Rabi wax siiyey ee ganacsiyadaha ku leh Xamar fadlan walaalayaal wiilkaa fariidka ah shaqo ha la siiyo. Soomaaliyeey walaalayaal aynu isku naxariisanno, is jeclaanno, midoowno si Rabi inoogu roonaado.
Wallah caloosha ihurtey ya Allah usoo fududee waalidki dhaley
Yaa rabi ya raxmaan u sahal qoyskiisa
Masha alh ilaahey ducadeyda wuu I aqbaley wuu helay cidiisa😢😢😢❤❤
Sorry wlhi Aboowe calosha ihurtay rundi rabiyow usahal family wlhi wiil dagan oo qalbi wanag san ayo uegyahay masha Allah Allaha ugargaro 🥺🥺😥😥
Walidkiii Allaha usahlo MashaAllah wa wil fariid ah
Ilaahow familkiisa u sahal wiilkan
Class 2 ayaan ahaa 1999 school sos dhiganayay allaha ku sahlo familkaga sxb
I was there too, wow such a long time imika xagad ku sugantahay
Mamma illahaya ha ku sahalo walidakaga rabi si fuda ha ku sahalo mamma wacala ma tihita oo waxa ku dhalaya abaabo iyo Hooyo rabi ha ku sahalo waxa tahaya nina raga ah inshallaha gula aya uu rajenaya
Mashaa Allah nin Adag waaye
Ilaahoo caawi waa wiil yar oo mustaqbal u baahan.
In Shaa Allah Qeer 😰🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Illahey Dadakiisa ha u soo ifiyo.
Nin lumaaya mahan Sijigiisa.la soo sooci karo.
Illahey familigag haku sahalo
janabi aaa!! Okay Yaahuu soomaali ayaan rabnaa
Qalbiga a yaa I xanunay wilkan walidki dhalay alaha cafiyo
Illahow adigan wax ka qarsanayn e u iftiimi walidkiis haday noolyihiin umad ku saacido allaha ku siiyo
SHEEKADA WIILKAAN WAA DHAWDAHAY INSHA ALLH HALATIX RAACO MAMADI TIRI GABAR AYAA IIKENTAY GABWDHANA GABAR KALA OOGA DHUUMATAY TAASI WA WIILKA HOOYADI MAMADAAS DIB HALOOGU NOQDO
mashaallah walàle Alle ha ku sahlo
Illaahay ha u Sahlin waaridkiis
Abowe ilahaye hakaa farxiyo
Allaha kuusahlo reerkaagii kusabar imtixaanka
Ax ax wlhy wilkan hdaa wax uqbnkroh wan uqbnlhaa lkn ma awodoh wll qaali illahy hkugrbgloh😢
Walaahi wiilkan waa u niyeeyay inuu helo ehelkiisa
😢😢😢😢ilahow usahal
Somalida illaaheey ha ka baqaan oo sinada heeyka daayaan.
Ilahay albabaha hakufuro
Allaha kuu sahlo reerkaada
Ilaahoow caawi wiilkaan yarkaa
Wiilkan yar ee quruxda badan hooyadii dhashay e hadna tuurtay waxaa xaqiiq ah in eysan aduuka raaxo kunooleyn
Illhey ha u sahalo
Allah Hakuu Sahlo walaal
Allaah ha ku garabgalo
Amiin yarabi
Cabdi casiis wiilkan shaqo u raadi walaalow mida kale waxaan kaa codsanayaa ilmha soos inaad isku ururisan ee ayaga la isku guuriyo si ey u helaan nolol aan buuq iyo faquuq lahayn
Somali iyada isdulnisey qof noshal heeysto dhib lagoogeysan iskaba dhibanay markii horey waa kaxumeyahay wiilkan dhibka kudhacey kii horey kiidebaa uguderey ilaahay husahalo dadkiis
Allehanosaqiqo Aduun & Aaqiro
Masha allah nin adag waye
Bal Cuquba hesho maxey ilmaha yar niyada uga soo riday waa fududaaday oo waxey aheyd in uu dhaho Adigu xamar imow oo ii kaalay balse ilmo intaas waalid la aan ahaa muxabo hooyonimo aa heysay ilaahey reerkiisa ha u soo dhaweeyo
Hooyo ilmeheda maneceyso ee waa duruuf heysatay qaarba ilmaha lagu inkiraa kadibna sheydanku xambara iney ilmaha tuuran ama meelgeyaan lkn hada hadeynolyihiin ha isqariyaan hadeyrabane hasoradiyaan ilmaha waqti dheerba haka sowarege intey ilmaha caloolxumo dililehed habo waridka allaha kuu sahlo adiga iyo intii kula mida
Ilaahay hooyo haku garab galo