Alle ha kuu naxariisto. Alle ha soo hadeeyo kuwa lodkeedii ah iyo kuwii ka danbeeyey ee ilaa maanta heesaya. Maanta waa cimri aakhir intii la lodka aheyd. Waxay u soo joogeen geerida Alle dhammaantoo ha u naxariistee. 1. Xalimo Khalif Magool 2. Zainab Xaaji Ali Bahsan Siigaale. 3. Khadiija Abdullahi Daleys 4. Fadumo Qasim Hilowle. 5. Fadumo Abdullahi Nakruuma 6. Sahra Ahmed. 7. Amina Abdullahi. 8. Shamis Abokor Guduudo Carwo Halkaas ka sii wad.
maansha allaah ilaahayoow somali sidan nooga wada dhig, waxan u baahanahay somali sidan oo kale damiir wadaninimo leh, ayeeyo dambigaagii horena alle ha dhaafo
Alow cimriga ku siyadi oo cafimaad kusi mashallah gududo carwo wa maamo qali ah oo qalbi wanagsan wan ku farxay hadalkeda wa maamo qalbigeedu nadiifyahay
Alxamdullahi walaahi waan jidhidhacooday waxay tidhi JIDHKAYGA LAMA SARIFIN oo ay u jeedo wax awlaada ma dhalin. Awloodu waa nicmo. Alle ha siiyo awlaad kheyr qabta lamaanaha bilaa caruuurta ah aynu u wada ducayno.
mama shamis abokor waad iga ohisay qiiro darteed ilaahay cimri cibaado iyo caafimaad badan kagu siiyo aakhirana jana fardowsa hakugu casuumo. waa hooyo damiir leh dadka somaliyeed way la hadashay waa dawo ma leh qabyaaladu waxay dumiso mooyaane. mama guduudo carwo hala ogaado somaliyey
Guduudo carwo ilaahow ku daa inta cumrigaga ka hadhey caafimaad iyo barwaaqo ha kuugu deeqo maalinta ay taadii noqotana ilahay qabriga ha kuu nuuro oo cadaabta ilaahay ha kaa qariyo. Faysal cali waraabe u sheeg ninka ku washey qabyaalda. Ilaahow somali isku sahal.
Hoooyo somali oo dhan aya ilmahadii ah ani aya i dhashay wlhi hoyadey san u jeclahay cml ayan u jeclahay oo ooyay wlhi ala qalbigada muslinimo iyo somali nimo hagu jirto
guduudo carwo waa fanaaniinta foolaadka u ahaa fanka somaliyed gududo carwo waxa lagu xasuusan doonaa suugaanteedii wadaniga ahaa ee durbaankii qaraamiga lagu tumi jiray guduudo carwo marna xasuusta malaayiin somaliyeed ka guurimayso aad baan uga xumahay in dawlada somaliland ay daryeelin dadkii umada somaliyed horyaalka u ahayd hooyo gududo carwo shacabka somaliyed way lahadashay intii ay lahadli kartey lkn hooyo guduudo carwo qadiyada somaliland fikir keeda un bay cabirtey
Waxay tilmaantay inay ka yaabto markay cadowgooda ku sheegaan walaalahayo iyaguna isku sheegaan qoladaanu jaarka nahay. Bal day xigmada ay kula hadashay iyo sida ay u waanisay. Duco badan bey ducaysay Ilaahow aqbal. Waa toobad keen, Ilaahow janstul Firdowsa ka waraabi.
maasha Allah, cidi qaranka soomaaliyeed maal gashata(abaal dhigata)saaseyan u hilmaameyn, bal dadka soo gurmade sheegeyso maqla; Reer hadaaftimo Reer muqdisho Reer dirir dhaba kuwa nacaybka iyo kala geynta ku hadaaqayow, nacaybkiina jacaylka shacbiga soomaaliyeed isu qaba ka badan, weji kaduudkiina dhiilladu saarantahayna, dhoolla cadeynta somalida samaha jecel ba ka weyn.
Alla ha u naxariisto hana cafiyo😭😭waa kuwaa dadkii waawaynaa ee xaqiiqda hayay kaalay hadaba kuwan yaryar ee jabhadii SNM maskaxda ka dhaqday wax u sheega war aynu u goyno labadooda gobol🤔oo hore uga socono
Alle ha kuu naxariisto. Alle ha soo hadeeyo kuwa lodkeedii ah iyo kuwii ka danbeeyey ee ilaa maanta heesaya. Maanta waa cimri aakhir intii la lodka aheyd. Waxay u soo joogeen geerida Alle dhammaantoo ha u naxariistee. 1. Xalimo Khalif Magool 2. Zainab Xaaji Ali Bahsan Siigaale. 3. Khadiija Abdullahi Daleys 4. Fadumo Qasim Hilowle. 5. Fadumo Abdullahi Nakruuma 6. Sahra Ahmed. 7. Amina Abdullahi. 8. Shamis Abokor Guduudo Carwo Halkaas ka sii wad.
I am isaaq habar jeclo i love calanka shanta Somaliyed too
Halimo Nur Ilaahey janada haku keeyo Walashey . qof qalbi fiican baa tahay. kuwa kale fikrada qaldan aamin ilaah ha tuso wanaaga
Halimo Nur 😭 I love ❤️ my Somali people cry 😭 I hope one day we can with harmony
That was properly your auntie she’s habar jeclo
@@mikejoness2041 hater isaaq are elites we run everything from business to education to entertainment don’t claim our autos she’s isaaq somaliland
WALAAL. JIRA. GUUL. SOMALI. WEYN
Qalbigayga hadalkeedu wuu gilgiley hooyadi somalida oodhan guduudo carwo ilaahay waxan uga baryayaa inuu janadii Fardowsa ha ugu bushaareeyo😭🤲
Ilahay ha unaxarista hooyo guduuda caroowa ilahay qabriga ha u waasiciye waa hooya aad ugu jirta soomaalinima m a
Rabi janadii fardawsa ha ugu deeqo maamo guduuda carwo. Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo umada soomaaliyeed
maansha allaah ilaahayoow somali sidan nooga wada dhig, waxan u baahanahay somali sidan oo kale damiir wadaninimo leh, ayeeyo dambigaagii horena alle ha dhaafo
Alla oo weli miyey noolayd !!!!
Ilaahow khaatumada khayr ugu khatim yaa Allaah آمين .
Alow cimriga ku siyadi oo cafimaad kusi mashallah gududo carwo wa maamo qali ah oo qalbi wanagsan wan ku farxay hadalkeda wa maamo qalbigeedu nadiifyahay
AQbal taariidha wax ka garanayaa aaaammmiin 😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahay Ha u Naxariisto Waxay Ahayd Hooyadii Qaranka Soomaaliyeed oo Dhaba ah 😢😢😢😢😢 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
allaaah caloosha wallahi waan oo yey. allow cimrigeeda nasii yaaa rabiii yaaa allaaaah
Illaahay hawnaxriisto eedo marxuumada shamis.
Aamin Aamin.
maansha Allah. Ninkaas reer hadaaftimo Alle ha xafido
Alxamdullahi walaahi waan jidhidhacooday waxay tidhi JIDHKAYGA LAMA SARIFIN oo ay u jeedo wax awlaada ma dhalin. Awloodu waa nicmo. Alle ha siiyo awlaad kheyr qabta lamaanaha bilaa caruuurta ah aynu u wada ducayno.
Ilaahay Naxariis iyo jano hasiiyo Shamis Abokor Guduudo Carwo waa inantii ugu horraysay ee u badheedhay fanka xili adag.
Waajibkeedii way gudatay ilaahay janoooyinkiisa haku casuumo.
Amiin illahay hanoo aqbalo ducadeeda. Anagana Allah hanagadhigo kuwii wadaninimada kashaqeya hanaga dhigo. Amiin
Alah yarxama raaximiin wadaniyiintin somaliyeed way kadhamadeen aduunkan
Walaahi ragii meesha joogey waa wada ooyeen , qofkii damiir leh waa ilmeynayaa. Hooyo sharaf leh, cimrigaaga sharafbaad ku dhameysatey.
Mashaa Allah waa mama qeyreysan ilahey wuu jecelyahay xaquu tuseyey Alxamdu wey. cibadesaneyso.qalbigedana wanadiif diin jecel iyo dadjeceel aya kabuuxo. Nimcada ilahey wuxuu uxafidey qalbiga .iyo iimaan buuxdo ayuu siyey dadka abaalka ugaleyna wey ogtahay waatan ey uduceyneyso.qofki ilahey usoo noqdo ilahey madayacayo maanta yaaka quruxbadan meesha ay kujirto Alxamdulilaah dadow ilahey iskuxira oo ilahey cibaado noo uumay aan cibadad badsano hadad ilahey cibadadiisa dhoortid adna xumaan kastoo kaadhoora Alow mamadan cafi toobad san kudil Alow xafid inta cimrigeda kadhiman..mama sabarka Alaha kusa idiyo iyo iimanka .kumanan qof oo ilma haysto ayaad ka fiicantahay noloshada .sidada Alle ugu xirnaw Allaa ku xafidayo..masha allaah.mama .kunolow nolal barwaqa ah .aaqirana janadi fardoosa .AAMIIN...telkeda mey noso qoran .mamadan camal.oo iimanka leh ayaa laga duceystaa..Allaha xafido.
Aloow unaxriiso maamadii fanka somaliyed ee musica leh
Waa run qabiil wax mataro illhy ha unaxaristo mamadeena qaliga hadey somali wax maqlayso hadeer meshy tagan thy mesan taagnaaden 😢illhy ha unaxaristo
MAMA GUDUUDO CARWO,,,,,,,ILAAH HAKU XAFIDO,,,,,VERY EMOTIONAL
ilaaahow maamo kuu naxariiso aamiin
Ilaahow kuu naxariiso maamo guduuda carwo
Wlhi waan ilmeeyey😥😥
Adduunna alle kuma xumayn oo dad damiirka somalinimada iyo islaamnimadu shaqaynayo ayay la noolayd aakhirana alle siduu adduunka ugu wanaajiyay hawgu wanaajiyo insha alaah, runtii inta ay sheegtay dad aqoon waliba heer sare ah sheegta ayaan ilaahay garansiin
maasha Allah, ayeeyo carwo cimri dheer,cibaado suuban iyo khaatumo wanaagsan Alle idanki.
i know it's quite randomly asking but does anyone know of a good place to watch newly released tv shows online?
@Armani Frank ehh I watch on Flixportal. just google after it :) -liam
@Liam Messiah Thank you, signed up and it seems like a nice service =) Appreciate it !
@Armani Frank you are welcome =)
Illahay janadii Farduusa ha geeyo umada soomaliyeed baa caruurteediiya
mama shamis abokor waad iga ohisay qiiro darteed ilaahay cimri cibaado iyo caafimaad badan kagu siiyo aakhirana jana fardowsa hakugu casuumo. waa hooyo damiir leh dadka somaliyeed way la hadashay waa dawo ma leh qabyaaladu waxay dumiso mooyaane. mama guduudo carwo hala ogaado somaliyey
Wey geriyotay walaal ilahay ha unaxaristo
Masha-Allah. Daguutka la caabudaayo (Isaaq,Hawiye,Daarood iyo .....
Masha allah qalbigeedu isma bedelin aduun iyo akhiraba ilaahay ha xafido
Ilaahoow kuu naxariisto maamo 😭😭
Anagana ilaahay sidiinii hanaga dhigo
Illhy ha unaxaristo Gududo Carwo iyo Baarleex labadoodaba hada manoola abwaan Baarleexna malin dhaweytoo geeriyodey
Aamiin
wakaa dadka wadanimad waxa ka garanayo dawladnimadu ay ku tahay qaali wllhi waan iska ooyesaa markaad arkto dadka garanayo dawlad nimad allow maruun qalbiyad soomaaliyad isku soo hibeee aaamiiinnnn
nasra saleebaan cali
Guduudo carwo ilaahow ku daa inta cumrigaga ka hadhey caafimaad iyo barwaaqo ha kuugu deeqo maalinta ay taadii noqotana ilahay qabriga ha kuu nuuro oo cadaabta ilaahay ha kaa qariyo. Faysal cali waraabe u sheeg ninka ku washey qabyaalda. Ilaahow somali isku sahal.
Faysal kaliya maah3 madaxdena dhan ayaa qapyaLaD mooye waxkle ka shaqayn shacapka somaliyeed way isjecel yihiin lkn siyasiyiintena ayaa ina reebay iLaHayaw somali mar awoodedii soo celi
IlaahaY haku naxaristo
ayeeyo
gududo carwo
Ilhow u naxariisu qof aan dawan ooon ilmayn way yartahay
Qalbigayga ayay ka ilmaysiisay
Allow kuu naxariisto
waa qof iyo damirki alaha ku xafido.
Hoooyo somali oo dhan aya ilmahadii ah ani aya i dhashay wlhi hoyadey san u jeclahay cml ayan u jeclahay oo ooyay wlhi ala qalbigada muslinimo iyo somali nimo hagu jirto
maasha alaah cimrigaaga alaha sii dheereeyo maamo qalbi wanaagsan waaye waana fanaanad hoe aaamiin caafimaadna alaha kusiiyo
Gududu carway gugii yimaadaba yaa gashaanti kaa dhiga
Alle cimriga iyo caafimaadka kuu dheeree maamo
Way ika oo hisay maama kuduuda carwo ilaahay haku caafiyo
cajiib wadaniyad illaahoow unaxariiso yaa rabi
Alle ha naxariisto maamo guduudo carwo nasab kaamil ah bay ahayd
Kalmda ah ilaahay baa mahad leh allahu akbar waa qof nadiifa qalbi wngsn ilaahayaw qalbigeda nadiifka ah dartii ugu naxariiso maama gaduuda carwah
Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen Allaahumma Ameen yaa Rabbi Ameen ilahay ha u Naxariisto maamada Ducadeeda ilahay hanoo aqbalo Insha'allaah
Allah haw naxaristo maamo guduudo carwo.
Gaduudo carwo illaaahow unaxariiso
Subxaana laah ilaah ha ku cafiyo aduun iyo aaqir
guduudo carwo waa fanaaniinta foolaadka u ahaa fanka somaliyed gududo carwo waxa lagu xasuusan doonaa suugaanteedii wadaniga ahaa ee durbaankii qaraamiga lagu tumi jiray guduudo carwo marna xasuusta malaayiin somaliyeed ka guurimayso
aad baan uga xumahay in dawlada somaliland ay daryeelin dadkii umada somaliyed horyaalka u ahayd hooyo gududo carwo shacabka somaliyed way lahadashay intii ay lahadli kartey
lkn hooyo guduudo carwo qadiyada somaliland fikir keeda un bay cabirtey
ilaahow caafimad ku sii hooyey waan ooyey waa dadkii ogaa qiimaha somaalinimada ogaa
Ilaahay hakuu naxariisto😪Way iga oohisay.Waa wax garad.Ilaahay nagaransii waxay noo sheegtay.
ILaahayow mamo ku xifdi aduun iyo aaqiro barakallaah mamo ilaahaygii kasaray fananimadaa mahadsan
Alle hawnaxariisto shamis abubaka guduudo carwo
waxay u badhantahay inaay qalbiga wanaagsan oo dhacadnimada aay janatuul firdowsa kugasha ilahayna haa udeeqa
Abdikadir Ahmed aamiin
Amin
Insha'allaah shakki malahan ineey ehlo janno tahay mamo shamso Ismail obokar cidna meey dilin cidna meeyan dhicin bal dalkaan xornimadiisa ayeey usoo halgantay ilaa haddana eey u duceeyneeysaa jannatul fidowsa hoygeeda Allaha ka dhigo mamo shamis Ismail obokor Qabriga Allaha ku janeeyo Insha'allaah iyada iyo inti dalkaan u soo halgantayba
Ilaahay ha unaxariisto shamis
Walahy ilmaa iga timi 😭😭
Allow qalbi wanaageda ugu naxariiso. Hoygedana Janatul Fardowso Allaha ka dhigo.
Habaryartay Shamis Abokor, iyadoo da'a yar bay fanka ka baxday, waxay ahayd quraan ruug, gurigeeda waxa ka buuxay quraan iyo tusbax. Khaatumo wanaag bay ku dhimatay anaa og.
@ikraan maxamed Waa Habar Jeclo walal.
@ikraan maxamed haa, habarjeclo kasii ah Indr.
Maansha allaah abwaan guure khayr allaha ku siiyo hobolada caafimad allaha siiyo aamiin
Ilaahay haku naxariisto Eedo.
Mashaallah ma'am shamis Abokor
guduucaro waxaa lagu xasuusta somaliya ilahay cimriga hawdheereyo
Alle haku naxariisto 😢😢😢😢
Ilahay jano iyo naxaris haka warabiyo manta ayad gurigagi runtaha u hoyaday qabriga alaha ku wasacsho
guduudo carwo waa iga qiiraysiisay lakiin koonfur kasdaran wax kumadarsankarno hore ugu darsanay dhibato iyo waqti lumis bay noqtay ilahay hau naxariistogududocarwo
Waxan jogaa duni ay wadaniyadii kadhamaatay mantaa iigu dambaysa dowlad aan ku faano iyo han yari😥😥😥😥😥😥😥 alla hakuu naxariisto
rabi ducadaada ha aqbalo anigana amiin banuu lenahay
Waxay tilmaantay inay ka yaabto markay cadowgooda ku sheegaan walaalahayo iyaguna isku sheegaan qoladaanu jaarka nahay.
Bal day xigmada ay kula hadashay iyo sida ay u waanisay.
Duco badan bey ducaysay Ilaahow aqbal. Waa toobad keen, Ilaahow janstul Firdowsa ka waraabi.
Ilaahay hakuu naxriisto maamo guduudo carwo wallaahi waad iga oohisay
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Alla haku caafiyo akhirana halkii roon
YAA SALAAM DAAHIR
maasha Allah, cidi qaranka soomaaliyeed maal gashata(abaal dhigata)saaseyan u hilmaameyn, bal dadka soo gurmade sheegeyso maqla;
Reer hadaaftimo
Reer muqdisho
Reer dirir dhaba
kuwa nacaybka iyo kala geynta ku hadaaqayow, nacaybkiina jacaylka shacbiga soomaaliyeed isu qaba ka badan, weji kaduudkiina dhiilladu saarantahayna, dhoolla cadeynta somalida samaha jecel ba ka weyn.
maansha allaaah ilaahow daaa beryo wax walba waygaranaysaaa
Allaha u naxriisto
Allaha ku xafido
masha allaah rabi haku dhowro
Alle haunaxariisto maamada
Guduudo illaahow cimri caafimad caloosha ayaa ay I xanuujisay.
😢😢😢 walahi waa ilmeeyay ilahow u naxariisto
Illaahay ha unaxariisto
Alle hakuu naxariisto hooya
Alla yaa raaxma gaduudo carwo
ALLOW kuu naxariiso
🥺🥺🥺hadalkeda qalbiga ixanujiya
AUN Hooyo mcn
ilhy haku naxariisto wlhi hadalkeda wa ka ooyay nabad bey kubarbartay dadkaa iscunaya ayay ka qironeysaa wllha oo qabiilka iskuleynaya ilhy bogena burcad ha isku mariyo hooyo allha kunaxariisto dadkan kuwo midobaya mahan qabiilba kaweyn dhiiga iyo wllnimada weyba ilaween😥😥😥😥
انالله وانااليه راجعون alaha unaxariisto runtii waan ilmeeyey markaan dhegeystey
ax ax waan ooyay walahi ilahaw hoygaaga janada ka yeel hooyo
masha allah
all0w caafimaad sii aamiin aamiin aamiin
Emotional vidio
ماشاء الله وطنه اللهم ارحمها يارب
امين
Aamin ya rabi
🤲🏽🤲🏽
alaah hakuu naxariisto
Alla ha u naxariisto hana cafiyo😭😭waa kuwaa dadkii waawaynaa ee xaqiiqda hayay kaalay hadaba kuwan yaryar ee jabhadii SNM maskaxda ka dhaqday wax u sheega war aynu u goyno labadooda gobol🤔oo hore uga socono
Waad xanuunsanaysaa ma Snm shaqysaa
Murusade isnot eisy
ilhw aaamiin
Maamo guduudo carwo wY dhimatY hada oo waynaga hoosaysaa alla ha u denbi dhaafo
😢😢😢 Allow kuu naxariiso ayeeyo
Ilaahay caafimaad ha siiyo hadanay dhiman
ilahay naxariistii jano haka warabiyo
ILaahay Ha unaxariisto
waxaan aad uga xumahay in gurigeeda Hargeisa kuyaala uukadumiyo maayarka maxishoodaha ah ee(Solteco ) mamada soomali sharafta kudhexleh