aaway riwaayadii himilideena oo ay la mutushay mohamed yusuf iyo mohamed axmed iyo riwaayadahii ay la meteshay magool iyo hibo, cigaal waxay la meteshay 2 riwaayadood, tubeec 3 riwaayadood iyo kuwii ay la meteshay daramle, sooraan, gacanlo, jubba, qalinle, axmed gacayte, axmed mooge, shankaroon, amina cabdilaahi, mohamed yusuf , baxsan. ma maqli karnaa heesaha ay la qaado cabdulqaadir jubba .
Mansha Allah madeq ❤❤❤❤❤❤
Allaah.waafaadumo.cabilahi.c.kahin.maandeeq.afkaa.mago.o.kujecli.kujecli.codkaaga.waankunastaa.❤❤❤❤❤
Maan. Deeq. Marka. Heesaheeda. Dhageesaato. Waxaan. Xasuusata. Jacalkaagii. Igu. Hooreyey. Oo. Iga. Teegey. Hadana. Xasuus. Buu. Igu. Reebaan. Jacaal. Weeli. Milaawiin. Waana. Yaraa. Waxan. Ku. Haadali. Ma. Jiirato
Waydii heesta ismoodsiis ee ay wada qaadaan qalinle erayada cida curisay
Waxaa leh maxamed cumar xuseen mire huryo
@@dantiigarad1 waan ku wadey waad mhdsan tahay
aaway riwaayadii himilideena oo ay la mutushay mohamed yusuf iyo mohamed axmed iyo riwaayadahii ay la meteshay magool iyo hibo, cigaal waxay la meteshay 2 riwaayadood, tubeec 3 riwaayadood iyo kuwii ay la meteshay daramle, sooraan, gacanlo, jubba, qalinle, axmed gacayte, axmed mooge, shankaroon, amina cabdilaahi, mohamed yusuf , baxsan.
ma maqli karnaa heesaha ay la qaado cabdulqaadir jubba .