Asc Shiinoow waa qiso cajiib ah nink yar ugu ducee inuu ilaahay soo hadeeyo ducada as Baa Ku haboon gaalada iguana qiimo badan waa qiso cajiib ah aad ka soo sartey tusaalayaal wax lagu Fahmi karo aad baad u mahadsantahay jazaka alaahu khayran
AKHRISO QORALKAYGA WAXBADAN AYAAD K FAAIDI INSHA ALLAH Gaaldu waa sida caruurta hadii aadan hadal cad odhan way ku cunsuriyeenayaan baad sheegaysaaye xoolay ka dhiganayan luqadana waa lagu dadaala in la barto cunsuriga laguu sheegayaa waa qof nolosha ka dhacay intaaso sana yurub jooga nolosha Hal Mar baan arkay cunsuri wuxuuna igu dhahay dalkayga maxa ku keenay walahay hadal kale ma ugu jawaabin naagihiina ayaan u imi ayaan ku idhi waayo madawgay xiiseeyan laga yaaba in ay walaasha tahayba aad ayuu u cadhooday nin xooga badana wuu ahaa balse sharci ayaa jira yurub oo qofna gacan kuma qaadi karo in u ku kala tuuro maahe taasina waa ganax Waxad tidhi igu celi buu dhahay waxan ugu jawaabay waad maqashay hadii aadan ahayn qof walan oo xaga xuska ah hadaladana keligii ayaan maqashiinayey so aan markhaati laygu helin kadib intuu cadhooday oo Kor u qalyiey Ina kala turay ayuu yidhi adiga oo madaw oo afrikana ma sidaa odhnaya Intuu qayliyey in ka badan ayan qayliyey oo dhahay awoodo kuu siiyey in aad i kala tuurto midabkaygana Wax ka sheegto dadkii oo dhanbaa maqlay hadalada inta hore hoos baan isu lahayn oo aniguba ma doonan in la magalo sidan u caayayo balse dadlkii meesha joogay kala tuurka iyo hadaladaa dhaadheer ayey maqleen wuxuu isku dayey in uu dhaqaaqo waan ka daba dhaqaqay anigoo in yar ka durkaya waxana ku idhi xagaad aadaysa sharci ayaa jira sababta aad igu kala tuurtay iguna caydan kaa raba kadib dadkii oo maqlaayn ku dhahay dadka halkan joogo oo dhan midab madaw haday leeyihiin ma qaxoontiba ,imisa Wax barasho u jooga imisa dalxiis u jooga Adiga oo kale sharafta Afrika ma yaqaan weydiiban ku idhi xafiisyada diyaaradaha inta cadaan sanad walba Africa aad si ay qoraxda isagu soo dhigaan iyagoo raba midabkaygan oo kale in ay helaan hadad iskuul soo dhigan lahay waxad ogan lahay wixi ka dhacay dagalki labaad yurub kamanad hadasheen midab , diin iyo wax la mid kadib ninkii aad buu u sii cadhooday wuxuuna isku dayey in uu dhaqaaqo lakin kama yeelin dadkii oo dhan ayaana nagu soo ururay askar ayaa la wacay walahay waxaa dadkii meesha joogay cidwalba sheegtay wixii la maqlayey ninkii waxay kaga dhegtay hat er mich beleidigt oo micnaheeda tahay cay ayuu ii gaystay Wax kale ma ugu jawaabin askarta oo taagan ayaan ku dhahay sharcigu wuxuu yahay iskuulka laygu dhigay iyo qodobada qaamuska ku qoran wana markii igu horaysay weligay an bolis isku arin sidan u adag isagu nimadno qof walbana wuxuu yahay sharcigiisay ku qorantahay wixii na dhex marayna dadka oo dhan baa maqlayey Waxbay naga qoreen labadaydaba oo sidii ayaan ku kala tagnay kadib maxkamadaa warqad ii soo dirtay dacwada ayaan Isla galnay ninkii dadkii Malinta meesha joogay 7 qof ayaa markhaati noqday Loyarkaygaa ila socday iyo dad badan oo gaalo ah oo aan aqaano waayo ku xisaabtan dad fiican in ay jiraan lakiin bulshada waa la dhex gala aadnay kugu xirantahay taas Hadalka ma rabo in aan badiyo ninkii lacag ganaaxaa ku dhacday weliba aniga xiliga way iga badnayd lacagtii rali gelinta lay siiyey sidii ayaaney ku dhamatay Waxad hadaba iga talo ah afka barta waayo sidi nebigu c s w sheegay waad kaga amaan helaysan qoomkaad markaa la joogtaan U fiirsada qofka hadalka aad kaga gar helaysaan ,caydaada hoos ugu dhig ilaa uu ka kululaado oo qayliyo dadkuna maqlaan Mar walba oo kor aad u hadlaysid dareensii in cunsurinimo ku jirto iyo sharciyada dalka u yaala hadaad kein isku tihiina waxay rabtid ku dheh yaa kumaqli Marka sharci yimaado Ama askartu ha baqan wayo sharciga waad u siman tihiin maxkamada Ama askartu dadka ma cunaan Qof walba oo cadaan ahan muwaadin maaha dalkaad joogto ee sharciga aad ku leedahay haduu joogo mid kale oo cadaana oo dal kale ka yimi kula dood adiga maxa halkan ku keenay umad dhalane tus in aadan keliga meesha iman oo indhaha u fur kuna dheh imisa dad oo wadamo kale ka yimaa halkan jooga Mise midabkayga ayaad rabtaa in aad Wax ka sheegto Haduu ku dhaho xagaad ka timi waxad ugu jawaabta hadad barashadayda xiisaynayo kaw magacayga baro ,hadanse ku sheego Afrika maxaad ka taqaana waa qaraad wayn hadalka isga ku celi oo dheh layaab ma laha dhaqankina caynkasa ah kuwa kula midka ah ee nala jooga afrika xiiso naguma hayso in aan weydino halku ka yimi Weliga qof cadaan ah oo sikin aad ku bartay yanu noloshada dhan ogan su'aal walba isaga ku celi waxaad markaa ogaan kumaanan cadcad oo ka yimi wadmada gaajada ah kadib maxa kaa keenay dheh dalkaaga miyadan u xiisin dheh orod aad iyo wax walba oo aad rabto ku dheh wayo waxad qabatay sirtiisa oo dhan Weliga gaal diinteena inoo sheegtay ee ha ka haybadeysan waayo sharci iyo xudud baa idiin dhaxaysa bahdil wayo adigu af qalad hadaad barato murtidada aad ku hadlaysa waa tii Somaliada waxa ugu yar sigaar la kala qaato haduu ku waydiiyo qof cadaan ah adigoo bahdliaya sii oo misana hadla ku mudaya tusayana in aad lacag haysto ....waa lacag dheh saw ma ogid in aan cashur bixiyo oo shaqaysto kadib halkaasa kaga sii wad maxad qabta dheh ? ma shaqaysa hada dheh? Hadaad shaqaysa maad sigaar iibsatid dheh ? Ogow firsada aad dacaydaa aday kaa ogan tahay Xitaa hadaad caydha qaadato kuwa ilahaay kaa siiyey maahe kuwa banaanka jooga yaanay ogaan waxaad qabto wayo cashuurtayadiibaad cunta nin ku yidhi dee adaa isku duleeyey weliga sameyso wado aad ku doodi kartid gaalna ku dumayn kartid Qof la cunsiriyadeeyey waa qof aan xaqiisa meel ku sheegi Karin MAHADSANID
Wa video gii igu horeyey aan ka dawado shiine culay in badan wan maqlay magaciisa lkn manta igu horeysay hadalkiisa waxa ka dhehanaysaa sida uu runta uga shekenayo marna hadalka kuma is istaagayo qofka markuu wax runa kula wadagayo tan baa cadayn u ah wll alle haku dhowro aqligaa na adeegso waa runtaa fulay hoyadii ma goblanto biyo kaa badan way ku qadaan horaa loo yidhi salam bro shiine
Shiine Culay , waad iga qoslisay saaxiib. Innagu halka aan joogno caddaanka waan garaacnaa iyagaaba lafahooda u baqda. Kaalay Canada, wadna kurkur baa ku haya iminkadaas ayaan kaa arkaa.
Waa wasjib in gardarada keyska qabto oo martida la ilaaliyo. Laakiin soomaaliya ma taqaan arinkaas. (horaa lo yiri dhul shisheeye waa dareen ku joog.) waa caadi dhibaatooyin intaas ka badan aya qurbaha lagu arkaa oo lagu arka ee ilaahey ha idinka badbaadiyo. Shiinoos.
Wadankeena adoo kalaa burburiyay reer koraad faaraxyaasha ma rabno warkooda 5 isku jiraa tihiin saan hada u hadlee hadhoow ne si kale naga wareejiya reer koraad
Waa dhibta ay ledahay inad wadan kle qaxoonti ku ahata somali meel kastu jogaba Somalia Somaliland Djibouti abuti NFD ama DDSI kuguma cunsuradayn karo b/c we're all family members 😥
Somalida dad wax bdn og Maha Sheekadan Melo bdn bay dhacday Aniga hadlaya Wan arkay Alla Maxa ku ciila marka aragtid mid an waxba ku dhaamin Oo Mel laaga dhigo la Wayo marka qabil majiro ee waa qaranimo xaninyo baa layskugu faanaya wlhi Wan ciishodaa waxasna soomaalida ka dhasha i kentay wax magarataa nagu bdn wlhi.
Horaa looyiri dad fuley ayaa kanool ani waa idili lahaa waayo kamaba aamuseen jawaabtiisaan siin lahaa wayo naftu hal bey go daa mida kale arinta somadida aad tusaale uga dhigatey waa sax balse gaalka Allow sohadee ayaa lahdahaa maahane Allow qeyr sii ilama qurux badno in ladhoho inkastoon daliil u heyn aniga
Miski c/risaaq hhhhh lakiin waa muhiim wadanka ad joogto in luqadisa baratid iyaga afkena muhim uma aha hada ka hor mid warqad lo keenay hadad nagu raacday saxex ba lagu yiri wadagii afarti xabo yaqaney isla xarifiyey isagon fahmin qalinka ku jiiday waxii ka raacay waba la ogaa.
hey waan idin salamy dhamntiin waxan ka codsanaya dhalinta ku nool dalka jarmalka inaya nalsoo xiriran hadey waxas ookle la kulaman waxnu nahaya dhalinyaro group aha oo kaso hor jeeda cunsuri nimada fadhigayguna waa neu köln in berlin magaca group kuna waa ( ndg) nagalso xiria baraha bulshada xaqiina banu idinku doodi dona sry wegen meine Somali ich hoffe ihr vesteht alles .
*Ma Diin Bad Faafineysaan Ma Cilmi Mad Ka Baranaysaan Ma Caafimad Bad Utagteen Intaas Waxan Ahayn Ayaa Ah Qalad Inad Joogto Meel Gaalo Joogan (Dalkooda)*
Nimaan baqin mabaxsado mida labaad maxaad u caytameysaan dhibku markuuna ku soo gaarin waxaan ayaan sameynlahaa waa hadalka soomaalida aduunka intiisa kale runtay ka hadlaan tankale dad kaa badan iyo biyo way ku hafajiyaan inuu baqo waa gartiis
Kkkkk walalhey been mahan dal aa dan laheyn waa dareen ku joog aniga markey dhahan ma ku hadasho luqada da dalkan oo barato waxan dhaha luqadino ma qasaba
alle ha hanuuniyo ninkaas dulmiga neceb diinta toosan alle ha tuso aakhiradiisa iyo qabrigiisa ayey anfacaysaa
Asc
Shiinoow waa qiso cajiib ah nink yar ugu ducee inuu ilaahay soo hadeeyo ducada as Baa Ku haboon gaalada iguana qiimo badan waa qiso cajiib ah aad ka soo sartey tusaalayaal wax lagu Fahmi karo aad baad u mahadsantahay jazaka alaahu khayran
Shiine culay waa fuley run sheeg ah 😅😅😅😅
🤣🤣SidAs Wyye______________
😂😂😂Nina gaa cabsn walo cabsada🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhh war ninka igajedi
🤣🤣🤣😂😂😂
Daarood buu fulaynimada ka raacay 😂
Pro anba hada jogi lahaa wllhi waxas Kama yeli laheen cidee igu racsan like ha isarto
AKHRISO QORALKAYGA WAXBADAN AYAAD K FAAIDI INSHA ALLAH
Gaaldu waa sida caruurta hadii aadan hadal cad odhan way ku cunsuriyeenayaan baad sheegaysaaye xoolay ka dhiganayan luqadana waa lagu dadaala in la barto cunsuriga laguu sheegayaa waa qof nolosha ka dhacay intaaso sana yurub jooga nolosha Hal Mar baan arkay cunsuri wuxuuna igu dhahay dalkayga maxa ku keenay walahay hadal kale ma ugu jawaabin naagihiina ayaan u imi ayaan ku idhi waayo madawgay xiiseeyan laga yaaba in ay walaasha tahayba
aad ayuu u cadhooday nin xooga badana wuu ahaa balse sharci ayaa jira yurub oo qofna gacan kuma qaadi karo in u ku kala tuuro maahe taasina waa ganax
Waxad tidhi igu celi buu dhahay waxan ugu jawaabay waad maqashay hadii aadan ahayn qof walan oo xaga xuska ah hadaladana keligii ayaan maqashiinayey so aan markhaati laygu helin kadib intuu cadhooday oo Kor u qalyiey Ina kala turay ayuu yidhi adiga oo madaw oo afrikana ma sidaa odhnaya
Intuu qayliyey in ka badan ayan qayliyey oo dhahay awoodo kuu siiyey in aad i kala tuurto midabkaygana Wax ka sheegto dadkii oo dhanbaa maqlay hadalada inta hore hoos baan isu lahayn oo aniguba ma doonan in la magalo sidan u caayayo balse dadlkii meesha joogay kala tuurka iyo hadaladaa dhaadheer ayey maqleen wuxuu isku dayey in uu dhaqaaqo waan ka daba dhaqaqay anigoo in yar ka durkaya waxana ku idhi xagaad aadaysa sharci ayaa jira sababta aad igu kala tuurtay iguna caydan kaa raba kadib dadkii oo maqlaayn ku dhahay dadka halkan joogo oo dhan midab madaw haday leeyihiin ma qaxoontiba ,imisa Wax barasho u jooga imisa dalxiis u jooga Adiga oo kale sharafta Afrika ma yaqaan weydiiban ku idhi xafiisyada diyaaradaha inta cadaan sanad walba Africa aad si ay qoraxda isagu soo dhigaan iyagoo raba midabkaygan oo kale in ay helaan hadad iskuul soo dhigan lahay waxad ogan lahay wixi ka dhacay dagalki labaad yurub kamanad hadasheen midab , diin iyo wax la mid
kadib ninkii aad buu u sii cadhooday wuxuuna isku dayey in uu dhaqaaqo lakin kama yeelin dadkii oo dhan ayaana nagu soo ururay askar ayaa la wacay walahay waxaa dadkii meesha joogay cidwalba sheegtay wixii la maqlayey ninkii waxay kaga dhegtay hat er mich beleidigt oo micnaheeda tahay cay ayuu ii gaystay
Wax kale ma ugu jawaabin askarta oo taagan ayaan ku dhahay sharcigu wuxuu yahay iskuulka laygu dhigay iyo qodobada qaamuska ku qoran wana markii igu horaysay weligay an bolis isku arin sidan u adag isagu nimadno qof walbana wuxuu yahay sharcigiisay ku qorantahay wixii na dhex marayna dadka oo dhan baa maqlayey
Waxbay naga qoreen labadaydaba oo sidii ayaan ku kala tagnay kadib maxkamadaa warqad ii soo dirtay dacwada ayaan Isla galnay ninkii dadkii Malinta meesha joogay 7 qof ayaa markhaati noqday
Loyarkaygaa ila socday iyo dad badan oo gaalo ah oo aan aqaano waayo ku xisaabtan dad fiican in ay jiraan lakiin bulshada waa la dhex gala aadnay kugu xirantahay taas
Hadalka ma rabo in aan badiyo ninkii lacag ganaaxaa ku dhacday weliba aniga xiliga way iga badnayd lacagtii rali gelinta lay siiyey sidii ayaaney ku dhamatay
Waxad hadaba iga talo ah afka barta waayo sidi nebigu c s w sheegay waad kaga amaan helaysan qoomkaad markaa la joogtaan
U fiirsada qofka hadalka aad kaga gar helaysaan ,caydaada hoos ugu dhig ilaa uu ka kululaado oo qayliyo dadkuna maqlaan Mar walba oo kor aad u hadlaysid dareensii in cunsurinimo ku jirto iyo sharciyada dalka u yaala hadaad kein isku tihiina waxay rabtid ku dheh yaa kumaqli
Marka sharci yimaado Ama askartu ha baqan wayo sharciga waad u siman tihiin maxkamada Ama askartu dadka ma cunaan
Qof walba oo cadaan ahan muwaadin maaha dalkaad joogto ee sharciga aad ku leedahay haduu joogo mid kale oo cadaana oo dal kale ka yimi kula dood adiga maxa halkan ku keenay umad dhalane tus in aadan keliga meesha iman oo indhaha u fur kuna dheh imisa dad oo wadamo kale ka yimaa halkan jooga Mise midabkayga ayaad rabtaa in aad Wax ka sheegto
Haduu ku dhaho xagaad ka timi waxad ugu jawaabta hadad barashadayda xiisaynayo kaw magacayga baro ,hadanse ku sheego Afrika maxaad ka taqaana waa qaraad wayn hadalka isga ku celi oo dheh layaab ma laha dhaqankina caynkasa ah kuwa kula midka ah ee nala jooga afrika xiiso naguma hayso in aan weydino halku ka yimi
Weliga qof cadaan ah oo sikin aad ku bartay yanu noloshada dhan ogan su'aal walba isaga ku celi waxaad markaa ogaan kumaanan cadcad oo ka yimi wadmada gaajada ah kadib maxa kaa keenay dheh dalkaaga miyadan u xiisin dheh orod aad iyo wax walba oo aad rabto ku dheh wayo waxad qabatay sirtiisa oo dhan
Weliga gaal diinteena inoo sheegtay ee ha ka haybadeysan waayo sharci iyo xudud baa idiin dhaxaysa bahdil wayo adigu af qalad hadaad barato murtidada aad ku hadlaysa waa tii Somaliada
waxa ugu yar sigaar la kala qaato haduu ku waydiiyo qof cadaan ah adigoo bahdliaya sii oo misana hadla ku mudaya tusayana in aad lacag haysto ....waa lacag dheh saw ma ogid in aan cashur bixiyo oo shaqaysto kadib halkaasa kaga sii wad maxad qabta dheh ? ma shaqaysa hada dheh? Hadaad shaqaysa maad sigaar iibsatid dheh ? Ogow firsada aad dacaydaa aday kaa ogan tahay
Xitaa hadaad caydha qaadato kuwa ilahaay kaa siiyey maahe kuwa banaanka jooga yaanay ogaan waxaad qabto wayo cashuurtayadiibaad cunta nin ku yidhi dee adaa isku duleeyey weliga sameyso wado aad ku doodi kartid gaalna ku dumayn kartid
Qof la cunsiriyadeeyey waa qof aan xaqiisa meel ku sheegi Karin
MAHADSANID
Nuxurka qisadu waxaan u fahmey gardarada iska ilaali qof qofkale dulminayana ha'u ogolaanin isku day inaad kahor istaagto
Nabi Mohammed ayaaba nafaray (SCW) wuxuuna yiri
{Unsur akhaaka daaliman aw madluuman}
👍
scw scw scw scw scw 💓
Wa video gii igu horeyey aan ka dawado shiine culay in badan wan maqlay magaciisa lkn manta igu horeysay hadalkiisa waxa ka dhehanaysaa sida uu runta uga shekenayo marna hadalka kuma is istaagayo qofka markuu wax runa kula wadagayo tan baa cadayn u ah wll alle haku dhowro aqligaa na adeegso waa runtaa fulay hoyadii ma goblanto biyo kaa badan way ku qadaan horaa loo yidhi salam bro shiine
Nin Rag baa Ilaahay kaa dhigaye Ragga iska dhici
Xabashada waxay ku maah maahdaa Ninka Ragga ahi Lugo buu leeyahay mooyee Wadan maleh marka waligaa madaxaaga hoos lama geeyo wadanka waa wadan Dimuquraadiya cidna haka baqin marba hadii aadan wax sharciga kahor imaanaya aadan sameyneyn wabillahi towfiiq.
Shiine Culay , waad iga qoslisay saaxiib. Innagu halka aan joogno caddaanka waan garaacnaa iyagaaba lafahooda u baqda. Kaalay Canada, wadna kurkur baa ku haya iminkadaas ayaan kaa arkaa.
Dal Aan Dalkaga Ahyn Waa Dareen Ku Joog Sorry Wll.....😐
😃😃😃😃😃😃😃😃 shiine culay indr hadaan maalintii daawaawan ugu yaraan 1 ama 2 video ood leedahay maalinta youtube waan nacaa sln sare masuul
Waa wasjib in gardarada keyska qabto oo martida la ilaaliyo. Laakiin soomaaliya ma taqaan arinkaas. (horaa lo yiri dhul shisheeye waa dareen ku joog.) waa caadi dhibaatooyin intaas ka badan aya qurbaha lagu arkaa oo lagu arka ee ilaahey ha idinka badbaadiyo. Shiinoos.
wa runda wll ana turkiya baan kunolahay wey isomarday arindaas o kale 😪
Walahi this man is smart man he is sharing his experience and teaching you "Haqqaa".
Maxaa lagugu hiilin waayay amba adaan kuu hiilin lahaa inbti sharaf😎🙂 nooloow geesi
Wadankeena adoo kalaa burburiyay reer koraad faaraxyaasha ma rabno warkooda 5 isku jiraa tihiin saan hada u hadlee hadhoow ne si kale naga wareejiya reer koraad
Surmindi qalaw qalaw ma kanaa geesiya kkk
Surmindi qalaw qalaw geesi ha dhihin horta 😂😂😂
geesi aaa fuley dhehbo
kkkkkkkkkkkk waalhu marna waa qosol marna murugo xanuun badan
Shiine culay fule hooyadii ma goblanto😂😂
😂😂🤣🤣 Wapa funny ninkan horay uma dawan jirin taagere buuxo u ahy shiine fulay
😂😂😂😂😂😂😂
Anigay igu dhacday qisadan mid lamidi waxaan ii hiiliyey kii idhibaayey qaar ladhashay markaa dadku mawada xuma qaarbaa cunsiriyiina
hhhhhhhhhhhhhhhhh si hoos ahaana ayaan u idhi waad mahad santahay anay nafi ku jirin hhhhh wlhi si niyadaan u qoslay
Ninkan reer mudug inu yahay hadad ila aragtay like isaar
I have so much respect for you brother. May Allah bless you.
Allah anaa uu dshy germany maad ii wacdid jelka diigilaha
Somalilander Ban ahay Somalia Ayaan JoGa Muqdisho Wlhi DarenBan Ku Joga SababTo ah Wadankaygii Mahaa
Oday Shiine culay aad ayaan kuu salamayaa.sxb Waayo arag suxufi .
Wlhi cunsurinimo qofkii dalka karltagaa arkay, markaad isqabataan dalka adi malihid Lagu leeyahay, adna war kuuna yaal, sooobaxooy sooobaxooy sooobaxooy aaan Wada laabaneeee
Waa run marka dulmiga ladiido ilahay waa kuu gargaaraa Somali koonfureed musuq maasu iyo dulmi ilahay ha ka soo hadeeyo
Sxb sharciga wadanka baro meeshu Somaliya maaha xorbaad tahay dastuurkooda qoraya jeden menchen sind Gleich oo lamacno ah dadku waay siman yihiin qofna xuquuqdiisa laguma xad gudbi karo takale Luuqada baro sifiican siyaaasad hakumashquuline
War jarmal anaa aqaane marka ugu horaysaaa loojawaabaa oo la caayaa hadal dambe kuguma soo celinayaan wlhi
Shiine horay usoco wll qli ilahay ado kale hanoo badiyo
Waa dhibta ay ledahay inad wadan kle qaxoonti ku ahata somali meel kastu jogaba Somalia Somaliland Djibouti abuti NFD ama DDSI kuguma cunsuradayn karo b/c we're all family members 😥
Zhiinaculey Maxd Kabaqeyza Nin zoomaliyabatahye kk
Shina
Coley
Aqlilow
Aya
Tahay
Ala
Haku
Xafido
Sxp maxaad labaqday ayaan dhoweyd mid soomaali ah oo mid cadaan ah oo xuurto layoomay baan arkayay e inaad miisatay ahayd ninka
War waxaad kuhadlayso afmaahan ee dadka iska celi aniga maalin walba baan isdilna cunsuriyiinta jarmalka
Salaam Mr. Culay the best UA-camr from Somerican's
Omg masaas baa ucab sane hayaay Somalidu waxay tiraa daa ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa so ishaada ayaa laga arke broder
walle sheekada maahee sida aad uga sheekeneyso waxaanba moodaa in ay iga hor dhacdy
sxpkay shiine culay waxan ku jeclahy fulaynimo runsheeg ah
Gaaalka umahad celi midakala hada uduceynesid Allah sohanuuniya dheh horta in qiyama ilahey badbadiya hanunba kahoreysa
Fulay culay dadkaga somaliyeed sodiga hanjabadada aanka seexan wayno hhhhhhh madaxda soomaliyeed ceeebta ka daaaa inta la yaabtay like bls
Somalida dad wax bdn og Maha Sheekadan Melo bdn bay dhacday Aniga hadlaya Wan arkay Alla Maxa ku ciila marka aragtid mid an waxba ku dhaamin Oo Mel laaga dhigo la Wayo marka qabil majiro ee waa qaranimo xaninyo baa layskugu faanaya wlhi Wan ciishodaa waxasna soomaalida ka dhasha i kentay wax magarataa nagu bdn wlhi.
Very funny baladii aan tareenka uga degteen dartii ayay idinla dejiyeen.
Dadkaan cadaanka ,waxaan iraa gardarada maqaataan gafka Uma dulqaataan geerida madiidaan,waa cagsiga somlida,anigu waxaan ku noolahay Danmark
Daneystaad tahoo intaa wx isleedaahy waalgu soo celin war nio sisharaf leh unoolow ama iska tag hlkii loo badanaa somalida sharftoodi baad ceebeysee
Reer burcaydaanan ahayn
Shiine culay wll af germary ga maad ku hadashaa????
nacaaa sheydaa kuyaloo Shinoow naa cebeysaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
My IN
😄😄👌🏻👌🏻
Cigaal shidad weye shine hada beerta yaa kaacershay
Inta shekadaadi aan dhageysan jirey manto lee war nuxur leh ku hadashey, Lkn waa markii igu horeysey like ha LA iisaaro
Horaa looyiri dad fuley ayaa kanool ani waa idili lahaa waayo kamaba aamuseen jawaabtiisaan siin lahaa wayo naftu hal bey go daa mida kale arinta somadida aad tusaale uga dhigatey waa sax balse gaalka Allow sohadee ayaa lahdahaa maahane Allow qeyr sii ilama qurux badno in ladhoho inkastoon daliil u heyn aniga
Inta rumeysan in uu shiino culey baqay like ii saara
Walahi riwaayad socoto tahay kuma daawan jirin hada ka dib waan ku daawan inshaallaah ❤
wll nikaa uduceneysit waayo hhhh haduu gaal yahy Allah soo hanuuniyo haduu Muslim yahyna ajar Allah kasiiyo ee hhh kadaa sidaas
Masha Allah waa sheeko cibro qaadasho u leh somaali shiine culay thanks
kkkkkkkkkkk wlhy Kal iyo Laban uqosley 😂😂😂
Shiinow cabsida iska dhaaf nin rage ayoow alle kaa dhigee meeshaad nogtid sharaf ku noolow naftani waqtiyey leedahaye
Saxiib walahy halyey ayaa tahai... waligaa jiir mansha Allah xumaan Allah hakaa qabtoo
Haybad waxaad ku leedahy dhulkaaga hooyo
markaad dhulkaaga aad ka timaado ayun. Bad garanaysaa waxa uu yahay haybda dhulkaga
Khayr alaha siiyo ha dhihine alaha soo hanuuniyo dheh
Rahmaugaas Ali ilaah qayr wuu siiye wuuna hanuunsanyahay🤔
Arligii Udgoonka
Smart Answer
qorka gaalka ah Alle ha nauuniyaa ladhahaa sida sunada ah marka rahma ugaas waa qof diinta waxkafahansan mashaa Allah
@@barooodaaalchanel8593 adinka gaalada ka liita ma la socotaa🤔
Rahmaugaas Ali Maasha allaah waa runta oo galada ducada aad ugu fiican oo lo duceyo waa ( allaah haku soo hanuuniyo) hidaayo mina laah Hadii loo aqbalo ducada adna qeyrkeeda ayaad hele illaah ha ina fahan siiyo wall bini aadanka waa lo gargaara adigana qeyr ayaad iftimisay jazadeeda Allaah haku siiyo
Shiine fulay baqbaqdaada inaad cigaal wallaakii tahay waa ogaa,ma cadaan ayaan hoos u fiiriyaa,dalkooda aan ugu nimd kulahaa,ayaga inteey noo imaadeen ayeey gumeeysi noogu imaadeen waliba,aniga marti maahi sxb xuquuqdaadana cidna hoos ha ugu fiirin,
OMG dude you are funny as hell. Walahi. I like how are real u kept it.
2020 I can't breathe 😂👌🏼
sxb nolow hadal kaagaa wan uxiisaa
Nacasnimadaada ha ka sheekayn, ma wadnahaa lagu haystaa
Wlhi aniga wadankan jogo luqadisa si fican uma aqan wan jajabsadaa markay idhahan maxaa ubaran waysay lugadena waa adiga gajagaja lehe ane Waxan dhahaa adigu mataqan luqadayda markay idhahan maya waxan dhahaa maxad ubaran wayday luqadayda lkkk anatada ma aqan adne tayda mataqanid wan kala qabnaa an isdayno
Miski c/risaaq
Miski c/risaaq hhhhh lakiin waa muhiim wadanka ad joogto in luqadisa baratid iyaga afkena muhim uma aha hada ka hor mid warqad lo keenay hadad nagu raacday saxex ba lagu yiri wadagii afarti xabo yaqaney isla xarifiyey isagon fahmin qalinka ku jiiday waxii ka raacay waba la ogaa.
Miski wadankee kunooshahy huno
muntas c/risaaq channal qaaliyey ani xataa sasan ku dhahaa
Waadan hawiye u dhalan hiraab indhahaad ka ridi laydeen hadaa hiraabtihiin lkn gagab ayaa kadhalateen
Inaa imaado ha'ugu kalifin shinow wafuray
Kkkk shine walhi wah iga qosliday horaaah loyiri hebad waxaad ku ledahay dalkaga hoyo
Wr ilaahay baa wax dilee
Waligaa ha baqin nio
hey waan idin salamy dhamntiin waxan ka codsanaya dhalinta ku nool dalka jarmalka inaya nalsoo xiriran hadey waxas ookle la kulaman waxnu nahaya dhalinyaro group aha oo kaso hor jeeda cunsuri nimada fadhigayguna waa
neu köln in berlin magaca
group kuna waa ( ndg) nagalso xiria baraha bulshada xaqiina banu idinku doodi dona
sry wegen meine Somali ich hoffe ihr vesteht alles .
*Ma Diin Bad Faafineysaan Ma Cilmi Mad Ka Baranaysaan Ma Caafimad Bad Utagteen Intaas Waxan Ahayn Ayaa Ah Qalad Inad Joogto Meel Gaalo Joogan (Dalkooda)*
Alla shine culay fuleysana balo ku qaaday waar xiniyo isku yeel adeer
Wa sax runti wa inlaqabto weye haqa allaah hanatuso Somalia sa u nahay wallo qali
Hahahhahahahaahhahahahaha
OMG war nin ka fuleysana
Ma cigaal shidaad ba adeer o ah
Wooba iga yaabiyey 😂😂😂
Wynn
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
Salaan sare Mr. Shiine Culay waxaad ku fiicnayd Tabliiq Nin Cod Kar ayaa tahay foodana iska habeyso thanks.
Salaam the best UA-camr
Hhhhhhh shiine culay hadiiba ku arko waan qosla jegadan bir ka dhigay kulaha caadi matihid wlhi
waar fuleynimada iska daayoo indhaha u shido ama boolis ugu wac maxey tahay
Kkkkkk wuu iga qosliyey wlhy from hargaysa
Shiina culay walaahi xaraabaad baa tahay barnaamijyada banaanka noo soo badi
Kan cigaal shiidaad uu filaynimo sii dheeryay
Nimaan baqin mabaxsado mida labaad maxaad u caytameysaan dhibku markuuna ku soo gaarin waxaan ayaan sameynlahaa waa hadalka soomaalida aduunka intiisa kale runtay ka hadlaan tankale dad kaa badan iyo biyo way ku hafajiyaan inuu baqo waa gartiis
Sharciga waloo simanyahy doqon baa tahay dhiig banad lahayn wllhi
Meel walbo sidaa miyaa lagaga kiciyaa ileen waxa tihin dad gumeysi ku nool
maxaa udidhi ina wadanka ay kusolabtan o aman kadigan
waa sax wadanka aad joogto waa in ad kuhadasha
Kal IYO laab baan uqosley caawa.kkkkkkkkkkkk.
Yuutuub
Shiine waa cigaal shidaadka Germany nin cadaana haduu soo agmaro wadnaha futada ka dhacaa
Caadi waaye sxb waxaas bareeg ha u qaban
Waar shiine meesha hadaaa
Dad wacan baaa ku nool mar
Hadaaanay sida carabta ku odhanayn adaaa dalkiisa ugu yimid
galka allaha sohanuniyo bis weye ducadiisa lkn wakugu danbi hadad dhahdo allaha barakeyo
If you know very well german language u will never let someone abuse u brother
Waawaxa nahaystee hhhhhhhhhhh hhhhhhhhh anagu se maba fahanee iyagoo namaagayanu uqosolaa moodnaa amaan 😃😃😃😃
Kkkkk walalhey been mahan dal aa dan laheyn waa dareen ku joog aniga markey dhahan ma ku hadasho luqada da dalkan oo barato waxan dhaha luqadino ma qasaba
Musharaxaa shilinku reebay jeegada bir ka dhig sxb
sory gursika gakiciye hdlka badan adhobayo wa mujiciso aduunka laku imtixamay 😂😂😂😂👆
Waa run Yurub gob weeye. South Africa soomaalida Waa lagu gowracaa.
Shiine handi aaad ujawabi lahaydeeen oo isu buuqi lahayden waxa laga yabi laha inusan nii hiilin ninka cadanka ah halkas waxa igabaxay inaaad shib tidhahan ayay wax kujiraan
Hhhhhhhh shiine naftada waad taqanaa adigoo kale ayaa adunka ku noolan karo
Adiga sharciga inloosimanyahay ma ogidmiyaa maxaacabsida kuukeenay
Europe meel maaha hadaan Nairobi ka imaanayaa oon Germany usoo socdaa lkn allaha nigu xafido bro
Fully fully dhalay soomaalida.sawdiga ku indho adag