Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Kaalay nala baro dalalka Africa | Qaarad dahsoon oo mustaqbal leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 чер 2023
  • Kaalay nala baro dalalka Africa | Qaarad dahsoon oo mustaqbal leh#countries
    Waa muuqaal ku saabsan tirada dalalka Africa iyo macluumaad kale.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan nagu soo biir oo kamid noqo saaxiibada Tanaad.
    LIKE&SHARE.
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 162

  • @Tanaad
    @Tanaad  Рік тому +110

    Barnaamij tixan oo Africa ku saabsan ayuu noqon doonaa insha allah.

    • @cabdicasiisdaahir
      @cabdicasiisdaahir Рік тому +2

      Waa si fiican ustaad mahadsanid

    • @a.rizakadan5560
      @a.rizakadan5560 Рік тому +2

      Mahadsanid Ustaad

    • @proffcabdullahshire7314
      @proffcabdullahshire7314 Рік тому +2

      Ustaat waan ku salaamayaa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Рік тому +4

      Please ka hadal dhulka ay naga haysato boqortooyada ingiriiis ka ee ay u kala qaybisay shanta wadan ee la oran jiray GREAT SOMALIA pleas oo weliba
      OGADEN REGION iyo NFD oo ay iska haysato ETHIOPIA IYO KENYA oo GREAT BRITIAN korka ka ilashanayso ka soo hadal iyo weliba jabouti oo ay FRANCE KOR KA ILAASHANAYSO KA HADAL SI CARUURTEENA U FAHANTO WAXA NAGA MAQAN

    • @abdinasir____k9909
      @abdinasir____k9909 Рік тому +3

      Mahadsanid Ustaad waxaa Tahay Ninak Kaliya Muuqaalkiisa Aan Si Raaxo Leh U daawado Waayo Waan Kaa Faa,iidaa Aqoonta DUnida

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 Рік тому +12

    I proud to be Somalilander❤❤

    • @SabrinSabriinsaalaxyabar-vq6ct
      @SabrinSabriinsaalaxyabar-vq6ct Рік тому

      Wher is located Somali land bro😁

    • @abdirashidxidig8325
      @abdirashidxidig8325 Рік тому

      Walal waxa aad tahay Somali dadka geeska Afrika daga waa qomiyada somalida, meshu doono hakaga nolade.
      Mid ha ino kala cadaato
      - siyaasadaha la Isku hayo iyo somalinimada.

    • @abdalaabdi8027
      @abdalaabdi8027 11 місяців тому

      Wadan waa noqon kartaa lkn magacaas kuma noqon kartid ugu yaraan
      1 magaca Iska badala
      2 ogolaasho buuxa dadka Kula dagan qabiil kaligiis qaran manoqon Karo then you can become new country

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 Рік тому +6

    Father Of Geography tanaad❤

  • @mukhtarabdikaniyasein4900
    @mukhtarabdikaniyasein4900 Рік тому +2

    SaxiiB baryahan xoga waa naga yaraysay ee soo badi 🦁

  • @hadillaium
    @hadillaium Рік тому +5

    Tanaad waad na ceerinosa ustaad saan wx ka bdl nio channelkan saaida u jeclahy😊 ma maleen kartit inta juquraafi aan ka bartayy❤

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +3

    Taarikh yahan aqoon leh thank you Tanaad🖐️😊

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 Рік тому +1

    Very interesting topic

  • @abdirahmanabdullahi3077
    @abdirahmanabdullahi3077 Рік тому +1

    Mahadsanid ustaadka Georaphist soo dhawow

  • @odayfaxal-gs1zd
    @odayfaxal-gs1zd Рік тому +5

    2055 lagu kala bax❤ somalia😮 iyo .somaliland😮 insha alllah waxba kama hadhsanee waa qorshahyaga ama sirta cajiibka ah qof kastoo reer somaliland ogyhy . Amusnaan hawl adag ❤

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Рік тому

      Kuwa MIDNIMO Dhimatay U Oyaya😭waa idinka Waqoyi La'antod Meelna Garaynin Naga Lalada Waligiin Arkimaysan MIDNIMO Dambe #Kofur & #Waqoyi Sidasa iskaga Laalaadayna ilaa Qiyamuhu dhacayo 2055 shegaysaye 😂😂😂

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh 11 місяців тому

      @@idontcare6649 kkk masaakiin ilaahay inaan idiin baryo maahee wax kale idiinma qaban karo il 2055 masugaysaan hhh aloow alle

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 Рік тому +1

    Waa barnaamij fiican

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Рік тому +4

    Africa 🌍 is my heart ❤💙

  • @hirsirashid3741
    @hirsirashid3741 3 місяці тому

    you know every well thank bro

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Рік тому

    The best UA-cam'r TanaaD 👌 ❤️ ♥️ 💖

  • @user-ln2ss7iz5f
    @user-ln2ss7iz5f Рік тому +1

    Legende taariikh Yahan ah horay uosoco pro

  • @moskowadanimoskowadani9057
    @moskowadanimoskowadani9057 Рік тому +1

    waad ku mahadsantahay sida wanagsan ee aad u habeysay una sharaxday muqalkan xaqiiqda leh mahadsanid 🎉🎉

  • @nuurbukhaari7139
    @nuurbukhaari7139 Рік тому

    Masha Allah Mahadsan Ustaad sida wacan aad inoo soo diyaarise Xogtaan muhiimka ah.

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 Рік тому +1

    Masha allah

  • @abdifatahmuuse1851
    @abdifatahmuuse1851 8 місяців тому

    Techar soo badi

  • @xasancisman9657
    @xasancisman9657 Рік тому +3

    Good idea bro horey usoco ❤

  • @Hajjisaleban
    @Hajjisaleban Рік тому +1

    Thanks @tanaad

  • @Nj23n
    @Nj23n Рік тому +1

    Africa🌍 home sweet home🏡❤💢❤

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs Рік тому +5

    Waqti dheer Kadib Macalin Ama Ustaad Waa Adiga inoo imid MashaAllah Legend Golden voice
    Welcome back 🎉🎉❤

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 Рік тому +5

    Mahadsanid Ustaad waxaa Tahay Ninak Kaliya Muuqaalkiisa Aan Si Raaxo Leh U daawado Waayo Waan Kaa Faa,iidaa Aqoonta DUnida

  • @user-kj8ys6fc4c
    @user-kj8ys6fc4c Рік тому

    Waaw waxad samaysay si fiican ayaa loo fahmi karaa thanks

  • @user-ql2gy3tw9g
    @user-ql2gy3tw9g Рік тому +3

    Maxamad amiin Niyow dadka kugu xidhan ixtiraam oo markasta soo gali muuqaalo saxiib walaahi kun jeer codsi

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 Рік тому +3

    Father of geography❤🎉

  • @Abdiwaliyussuf-cz9ru
    @Abdiwaliyussuf-cz9ru Рік тому

    Xaget.jogtaa.macalin

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Рік тому

    Tanaad legend

  • @suldaanzinzibaar5869
    @suldaanzinzibaar5869 Рік тому

    The golden voice 🙌teacher thank you marka hore waxad no so Celisa barnaamij kii 3 magaalo adigoo mhdsan 🙏

  • @EkramMIbrahim-hb3zn
    @EkramMIbrahim-hb3zn 9 місяців тому

    Africa 🖤♾️

  • @baabahacade7608
    @baabahacade7608 Рік тому

    Wow m. A horo uso walal

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Рік тому +2

    Tanaad Aniga Macalinkayga🙏🙏

  • @walalmorgan5726
    @walalmorgan5726 Рік тому

    Ustaad big fans

  • @milyaniyomaalin4638
    @milyaniyomaalin4638 Рік тому +2

    Respect from somaliland ❤❤

  • @ShucaybMaxamuud-ed7jt
    @ShucaybMaxamuud-ed7jt Рік тому +2

    Gold voice ❤❤❤

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Рік тому +1

    Thank you Tanaad

  • @maxamedkhaliif5323
    @maxamedkhaliif5323 Рік тому

    So badi ustaad Africa

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 Рік тому

    Africa mustqbal maleh

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому

    Mahad sanid macalin horey u soco goo goynta dhaqadana jooji macalin nabad galyo

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 Рік тому

    Thanks brother wax badan ayaan ka barta barnaamjikada

  • @cabdullahicumar4057
    @cabdullahicumar4057 Рік тому

    sii badi tanaadow macluumadkaan

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 Рік тому +1

    Dadku waxey sugaan inaad hal qalad gasho
    Lakin Rabigeen wuxuu sugaa inaad halmar usoo noqoto si uu kugu denbi dhaafo
    ➡️Sareeye naxariis badan❤

  • @yahye2
    @yahye2 Рік тому +1

    Zxp waanku saalaamay please sidaad qaarada africa si Kooban noogu badhey ku xeji qaaradaha kale sida Eurobe,America,iyo Asia intay Dal ay yihiin,Iyo xogo kale oo muhiima Insha allah wanku sugaya wll qaali

  • @sowdasowda4209
    @sowdasowda4209 Рік тому

    Mahadsanid wllky muqaladan ookle waxiseya

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Рік тому

    M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯 🙌

  • @sakariyeyaasiin6398
    @sakariyeyaasiin6398 Рік тому

    Noo so badi sxp geo ... mahadsanid❤

  • @abdukadirali447
    @abdukadirali447 Рік тому

    Nageria ugu dad badan

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 Рік тому

    Tanaad best channel guuleyso bro

  • @siciidcawil9894
    @siciidcawil9894 Рік тому +1

    Tanaad waa qof qiimo badan oo si taxader leh oo dheeli tiran u so tebiya barnaamijak

  • @osmanabdisamed3005
    @osmanabdisamed3005 Рік тому

    Masha allaah pro tahriikhyahan

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 Рік тому

    legend

  • @heeganguurer7521
    @heeganguurer7521 Рік тому

    Keep going ustaad

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Рік тому +1

    Golden voice❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому +5

    Wan La Socon Doona Qarada Dahabka dadkeduna Yihin Damer Malab Siida 😂

  • @usameahmed1739
    @usameahmed1739 Рік тому +2

    Somaliland Guul ❤

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 Рік тому

    Magic voice

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Рік тому +1

    Barnaamij kaa soo samee dadlka ku dhawaaqay gooni isutaaga sida Somaliland iyo western sahara .

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +1

    Respect brother❤👌

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Рік тому

    Ww barnaamij kaloo qiima badan maanta 🎉❤ mahdsanid

  • @Sh.MohamedAlmahdi.-jc3dg
    @Sh.MohamedAlmahdi.-jc3dg Рік тому

    Father of geography is tanaad channel , waan taageeraa .

  • @ApdiqaniAhmed
    @ApdiqaniAhmed Рік тому +2

    Somaliland wadankayge❤

  • @shaaciyecadawe4810
    @shaaciyecadawe4810 Рік тому

    Gobalada Africa ee gooni u goosad ka raadinaayo labo waaka badan yahiin saxib
    Western saraha _marroco
    Ambasonia_cameroon
    Cape Town_South Africa
    Biafra_nigeria
    Somaliland_Somalia

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 Рік тому

    Mansha allH illahy cilmiga haku saaidiyo wlo

  • @Xaalbaraf-ds2sl
    @Xaalbaraf-ds2sl Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ustaad waad kumahadsan thy barmaamijyadan aad mudada noowaday waxaanu jeclaanlahayn taxanihii soomaaiya kusaabsanaanjirey inaad isna wax nooga sooodyaari sid adoo mahadsan

  • @kurana289
    @kurana289 Рік тому

    guuleyso sxb tanaad 👑🙏

  • @zizuzizu3413
    @zizuzizu3413 Рік тому

    Thnx u brother

  • @frpsharma1085
    @frpsharma1085 Рік тому

    Thanks 👍😊

  • @Abdirazack_19
    @Abdirazack_19 Рік тому

    Legend ❤

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp Рік тому

    Thanks❤❤❤❤❤❤😂

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan Рік тому

    Next europe iyo asia✌️

  • @natural115
    @natural115 Рік тому

    Nin la wayay sxp xaladaada caafimadaa saw ma wanaagsana

  • @baaricabdirashiid1702
    @baaricabdirashiid1702 Рік тому

    Aad baad umahadsan tahay tanaad
    Qaaradaha kalana sidaa noogu soo samee aasiya afrika ayaan kaa haynaa

  • @abdisalamasad7135
    @abdisalamasad7135 Рік тому

    Mudane qaaradaha kale nakala bar mahadasanid.

  • @wizzmohan-ct2el
    @wizzmohan-ct2el Рік тому

    Kazoo hadal walaal dalka masar 👧👧👧👧👧👧👧

  • @khalidmohammed9791
    @khalidmohammed9791 Рік тому +1

    Waadku mahadsantahay qaabka aad noogu soo gudbiso

  • @user-kj8ys6fc4c
    @user-kj8ys6fc4c Рік тому

    Yurub iyo asiya iyo latin America sidaas oo kale usoo gali

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 6 місяців тому +1

    1.Algeria 🇩🇿
    2.Egypt 🇪🇬
    3.Libya 🇱🇾
    4.Morocco 🇲🇦
    5.Sudan 🇸🇩
    6.Tunisia 🇹🇳
    7.Western sahara 🇪🇭
    Burundi 🇧🇮
    Comoros 🇰🇲
    Djibouti 🇩🇯
    Eritrea 🇪🇷
    Ethiopia 🇪🇹
    Kenya 🇰🇪
    Madagascar 🇲🇬
    Mozambique 🇲🇿
    Malawi 🇲🇼
    Mauritius 🇲🇺
    Rwanda 🇷🇼
    Seychelles
    Somalia 🇸🇴
    South Sudan 🇸🇸
    Tanzania 🇹🇿
    Uganda 🇺🇬
    Zambia 🇿🇲
    Zimbabwe 🇿🇼
    Benin 🇧🇯
    Burkina Faso 🇧🇫
    Cabo Verde
    Gambia 🇬🇲
    Ghana 🇬🇭
    Guinea 🇬🇳
    Guinea Bissau 🇬🇼
    Ivory coast
    Liberia 🇱🇷
    Mali 🇲🇱
    Mauritania 🇲🇷
    Niger 🇳🇪
    Nigeria 🇳🇬
    Senegal 🇸🇳
    Sierra Leone 🇸🇱
    Togo 🇹🇬
    Angola 🇦🇴
    Cameroon 🇨🇲
    Central African republic 🇨🇫
    Chad 🇹🇩
    Congo 🇨🇩
    DR Congo 🇨🇬
    Equatorial Guinea 🇬🇶
    Gabon 🇬🇦
    Sao tome and principe
    Botswana 🇧🇼
    Eswatini
    Lesotho 🇱🇸
    Namibia 🇳🇦
    South africa 🇿🇦
    St helena
    Mayotte
    Reunio

  • @abdirahmansaleban2634
    @abdirahmansaleban2634 Рік тому

    Zxp hanaga caajisin pls channel kaaga malinti sadex jeer soo booqdaa fadlan noso badi we Love you ❤ wax aanan school ka faa'iidin kaa faaiday

  • @ugbaadmohamad189
    @ugbaadmohamad189 Рік тому

    Aad iyo aad aya umahad santahy macalin noosoobadi

  • @yahyeciise9265
    @yahyeciise9265 Рік тому

    Fadlan dumarka bilaa xijaabka ah kadaa muuqaalladaa

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Рік тому

    Mashalaaha. 😅nin codkara tahay Dhulabahante KU reer abite ahe

  • @BashiirBulsho-et8by
    @BashiirBulsho-et8by Рік тому

    Wow

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Рік тому

    Waa kahalad in aad isticmaasho ereyga somaliya iyo somaliland somalia waa one nation one country

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Рік тому

      Somali One Ah Majirto 5tii Somaliwayn Mid walba meshiisa joga Rer kofur Kaliya MIDNIMO Dhimatay U Oyaya😭 Rer Waqoyi La'antod Meelna Garaynin MIDNIMO Dambe #Kofur & #Waqoyi Arkimaysan Xaaran Caleek idinka tahay iska ilawa😎

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah Рік тому

    Nio wallaahi caadi maaha editingkaaga m.a ❤

  • @DaauudMaxamed-gn8rx
    @DaauudMaxamed-gn8rx Рік тому

    Aaway luuqada soomaaliya🇸🇴🦾

  • @wacdibahiye
    @wacdibahiye Рік тому

    Father voice

  • @enggorod34
    @enggorod34 Рік тому

    Africa 🖤⚫

  • @mowlidali4456
    @mowlidali4456 Рік тому

    Tanaad waxaan idinkula talinayaa barnamijyada dheerey sxp at least 20 daqiqo kadhig sida chanalka ogaal cusub❤

  • @macluumaadqarsoon884
    @macluumaadqarsoon884 Рік тому

    Wlle waxaad ka soo hadashaa cilmiga hawada sare iyo meerayaasha haday macquul tahay mahadsanid

  • @Miroraad
    @Miroraad Рік тому

    Walaal mar uun maad ka hadashid meerayaasha

  • @habanemuse3240
    @habanemuse3240 Рік тому

    Kasoo hadal taariikhda madaxdii africa mabdela samita machel kenet kaunda nyrer 9mar al mukhtaar

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Рік тому

    Father of geography

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 Рік тому

    Jamhuuriyada somaliland insha alah guuul

  • @dhoofyare
    @dhoofyare Рік тому

    Legend hore usoco🫡

  • @abukarcanka5741
    @abukarcanka5741 Рік тому +3

    Somalind oo somaliya is hayaan arin layaab leh waa hadal macaquul ah hhhhhhh😱😱😱😱😱

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Рік тому

      Taas waa khalad aniga dhankayga somali ma kala go,do mana kala go,ayso kuwo gumaysi haysto oo ingiriis u haysto magta dadkii kaga dhintay Somalia ayay ahayd in laga hadlo tan somali DHEXDEEDA ah maaha wax macquul ah oo laga hadlo anigu khalad ayaan u arkaaa

    • @abukarcanka5741
      @abukarcanka5741 Рік тому

      @@Fowzia69 yaa qori kuugu haayo sxb gumeeysi maad ku jirtaa mise jahwerer maad aa jiro

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 Рік тому

      ​@@Fowzia69 somaliland xaq Bay u leeyahay Inay go,o waana go,day wadamada midoobay in laga tago calankeeda ayaa u hadhay uun

    • @idontcare6649
      @idontcare6649 Рік тому

      ​​@@Fowzia69tii Somaliwayn Mid Walba Meshiisa Ayuu Joga Rer Kofur Kaliya MIDNIMO Dhimatay U Oyaya😭 Rer Waqoyi La'antod Meelna Garaynin MIDNIMO Dambe #Kofur & #Waqoyi Arkimaysan Waligin iska ilawa😎

  • @garaadguhaad635
    @garaadguhaad635 Рік тому

    Musican aadbaan uga helaa axp magacii

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 Рік тому

    Sxb Waan u Xiisney Barnaamijyadaada taariikhiga ah Ee Aqoonta ku Saabsan nosobadi sxb

  • @rahmacawil977
    @rahmacawil977 Рік тому

    Somaliland is the country true

  • @EngineerArab97-od4il
    @EngineerArab97-od4il 11 місяців тому

    Nio barnamijyada lagama xiiso dhaco m.a lkn magacaaga inaad noosheegto way ficnan lahayd

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Рік тому

    ❤❤Tanaad Chaneel❤❤