Cuntada Ugaalida dalkan waxaa sidoo kale la wadaaga oo iyana aad looga cunaa dalalka KENYA iyo UGANDA. Saaxib ku mahadsanid soo diyaarinta muuqalkan cajiibka ah.👋
@@liibanmumin6582 mar nasiib bd leedhy marna ma lihid, waa maroo waxad nasiib u yeelatay inad inaad janadii Africa TANZANIA aad cagaha dhigtay, marka kalena aadbad u nasiib xun tahay, ma ahayn inad dib usoo laabato.
Ustadkena aad iyo aad ayad u mahadsan tahay lkn hal su'aal muqal kasta waxan ka dhex maqla liiska UNESCO ee dhaxalka aduunka muqal gooni noga so diyaari liiska UNESCO ee dhaxalka aduunka Mahadsanid sxb. 👏
walal wadenkena waxnaga bar adoo mahadsan 😍
Tariikhyahan soomaaliyeed horay u soco ustaad
Thanks my brother
Zambia ku xiji bro
Mashaaaa alah
Masha Allaah Morigoro Zoo ilaahay qurux waa siiyey,
Maasha,allaha waxaan jeclaan lahaa in aan Afghanistan wax ka ogaado dadka iyo bedka dhulka taariikh ahaan
sxb ku so xiji wadankaan ku noolahay ee mozambique mahadsanid
🇲🇿🇲🇿🇲🇿🇲🇿🇲🇿🇲🇿🇲🇿
My fav..chanel❤ keep going teachor🙏
Masha alh ustaad tanaad Alle haku sharfo Tanzania mar uun waan booqan doonaa si aan usoo arko xayawaanada haduu Alle idmo keep going ustaad 😍❤️💯
Ustaad alle haku sharfo 🙏🙏🙏
Most beautiful country in Africa I like Tanzania 🇹🇿 I love mountains and forests very much
MAASHA ALLAAH
Keep Going
Walaal Keey
ALLE HAKU Xafido
Thank you Tanaad
Mnshllh wax badan ayan ka faiday chnlkan xqiiqdii🥰🥰🥰
Tanaad Fiidiyow Walba aad soo Dhigto Ima Dhaafo Waxan ku Ahay Fans wayn From Puntland
Dalxiise caadi ah ayaa naha dhigtay marba dal ayaa na geysaa wax badan ayaa lagaa faa'iiday Thanks
Inoo soo badi saxib juqrafiga waan kuheystaa
Allaha kaa abaal mariyo isha allah jazzaka Allahu al jannah
Masha allah
Ilaahayo Tanzanian nimo igu dil❤❤
Manshlaa tabaarikalaah abwaan
Thnks macalin
Golden voice🤗😘
legend keep moving forward my role model
somali waa ku so qore kaarty ama english aa kugu cusub nio oo hada baranysaa
Sxb subscriber iisaar
Walaal Mahadsanid Tanaad media
Lkn Wax Soomaaliya🇸🇴 kusaabsan Soo gudbi ama Waayo dad badn oon dalkeena Waxsaas ah ka aqoon baajira ❤🙏
Mahdsanid 🎉
Keep going master tanaad 😍😍🙏🙏🙏🙏
Thanks Ustaad
UstaaD Next Yemen🇾🇪 plz🕊🌹🇸🇴
Horu uga soo hdly channel ka dib uraac
Waaw hor dhaca muuqaalkaa i qan ciyey sxb tanaad
TANAAD CHANNEL ka aan ugu jecelyahay mar walba uu inoo faaideeyaa allaha xiftiyo
Qaabka degan ee aad usharaxdo ayaanba wax lala dhigaa jirin we love you maclin
Masha allah sxp wax badan kaa faaiiday
Keep going 💪bro tanaad
Legend horay u soco
Markasta waxaad noo fa idaysaa wax cilmi ah lhank you bro keep going
Macalin
Keep going bro Mashala allah
Mahadsanid walal tanaad qof qaaliya ayaa tahay
Balse waxaan jeclaan lahaa music background ka aad adeegsato inaad magaciisa ii sheegto waan jecalahaye.
Maheshy sxb
@@MohamedAli-xh8vt may wax jawaab ah iima soo dirin
Macalin Tanaad Allah ku dhowro ♥️
keep going
Thanks wll jabuuti kaso hadal
Masha allah macalin kayga
Tanzania oyeeee🇹🇿
Thanks saxib
Ustaad mansha allh
Good
Introduction-kaagaa wareera bro👍
Cuntada Ugaalida dalkan waxaa sidoo kale la wadaaga oo iyana aad looga cunaa dalalka KENYA iyo UGANDA.
Saaxib ku mahadsanid soo diyaarinta muuqalkan cajiibka ah.👋
Maan shaa Allah
TANAAD 💛🙌🏼
Scw
Wall away barnamijkii sadex magaalo waan uxiisnay
Waw libaax 2023
masha Allah bro Tanaad waad mahadsanthy wax badan ayaa ka baranay chanalkaaga
❤❤❤❤ thanks 👍❤❤
Taariikhda Soomaaliya ayaan rabaa
Tanaad sxb mashaablaaah waxbadan baan ka faa idnay horeybu soco
Jabuuti kaso hadal bro I am reer Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Masha allah
Sxb awees aarka waanku taagera alle haku dhoro
Thanks zxp
Ustaad guulayso
Walaal Xagee Kaala Soo Xiriiri karaaa
Khatar sxb
Wllo serengeti national park muuqaal ugaara nooga sameee plz
Keep going lipah tanaaf
Utuberka aan ugu jeclahay Tanaad
a like lisen history teacher keep going pro
Masha Allah ❤🙏 Hormarwacan
Keep going brother
Ugaali waan ku qadeeyaa.
Keep Going zhp qali
Addunka hadii lay dhihi laha halkee jeceshahay inad kaaga noolaado TANZANIA 🇹🇿 ayn oran laha, waan jeclahay wadankaas wlhi💚💛🖤💙
Waa dhab waqti hore oon SA kusocday ayaan maray dhawr dal wadanka ugu jeclaa ee noloshiisa ugu fiicnayd tansania ahyd
@@liibanmumin6582 mar nasiib bd leedhy marna ma lihid, waa maroo waxad nasiib u yeelatay inad inaad janadii Africa TANZANIA aad cagaha dhigtay, marka kalena aadbad u nasiib xun tahay, ma ahayn inad dib usoo laabato.
@@mohamedsomali1241 9
Jordan
Syria
Tunisia
3daan wadan muuqaal kasoo sameeyay
Waw
Legend aan taageero🇦🇱
Keep going ustaad 👍
Masha Allah Kusoco Wall
Aadbay uwangsn thy xirfadada tebineed horay usoco
Ninka vasco adgama hadalkiisu wuu naga battay wall ee waxaan kaa codsanaya inaad barnaamij noogasoo diyaariso dhul-mareenkii muslimka ahaa ee Ibnu-Batuta...mahadsanid
Keep going pro
Zhp goormee d.d.s.i soo samayn doontaa tanaad nin wax walba garan kara tahaye♥️
I’ll visit a day
Sxb waxaan aad ula dhacay
musigayar ee kuusaaran
Legand long life pro
M.a sxp Aad bad u mahsantahay
Fresh Water..... Biyaha darayga ah
My..pro..hormar..wacan..sxp..🙏🙏💯💯
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo
Tanzania 🇹🇿 mar uun wa booqan i.a
Tanzania hore usoco
Ustadkena aad iyo aad ayad u mahadsan tahay lkn hal su'aal muqal kasta waxan ka dhex maqla liiska UNESCO ee dhaxalka aduunka muqal gooni noga so diyaari liiska UNESCO ee dhaxalka aduunka Mahadsanid sxb. 👏
Sxb 1 Talo Ayaan kuu sidaa
Dhanka Playlist,ga Ah. 5 Qaaradod Ee Aduunka Qaarad Walba U Samee Playlist Kadibna Wadamada Aad Kaso Waranty Geli Playlists,ka Mahadsanid
wll next dalka Norway plz
Tanaad waaberi media sahanka xogaha ogaansho inta kuxidhan lik saara
Tannad......👉🦁👈
zxb tanaad waxaad xog ku saabsan nooga soo diyaarisaa dalka denmark waanad mahadsantahay zxb hore usoco ayaan ku leeyahay dadaal wacan.
Thanks legend😊 masar ama Egypt taariqdeeda kasoo hadal sxb
Tanaad#1👏
Bro plz kasohadal Kenya