Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qisada Guusha | Samaynta Gaarigii ugu horeeyay | Mercedes Benz

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2019
  • waligaa ma is waydiisay goormaa lasameeyay gaarigii ugu horeeyay , waxaan halkaan kusoo gudbinaynaa qisada karl benz
    • Qisada Guusha | Samayn...
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 217

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 4 роки тому +144

    Daawashada Ogaansho waa ii balwad runtii wax badan ayaan kaa siyaadsaday hadaad ila mid tahay fadlan like my comment.
    Greeting from 🇰🇷🇰🇷🇰🇷

    • @bbilonka8256
      @bbilonka8256 4 роки тому +3

      Sax wye sxb wan ka dhargi wye dawashada ogaansho

    • @hiigsiganoloshadhabta5799
      @hiigsiganoloshadhabta5799 4 роки тому +2

      @@bbilonka8256 Allah hayno barakeyo wlkeen Omar wax badan banu ka faa'iidnay

    • @abdurazaksiciid1440
      @abdurazaksiciid1440 4 роки тому +1

      War maxaad ka qabanaysaa halkaaa

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 4 роки тому

      @@abdurazaksiciid1440 bro Jaamacad baan ka dhigtaa

    • @ayuubismail3615
      @ayuubismail3615 4 роки тому

      Zhp kwrn waa sidee waa naloo amaana meeshaas ee waa mxy takhasuska aad dooratay

  • @qayscabdule2349
    @qayscabdule2349 4 роки тому +10

    mclnka netka omar inshar aad ban kuu aminsanhy barakkallah wlllky ❤❤

  • @zaki8305
    @zaki8305 4 роки тому +13

    Walaal ogaansho adigoo mahadsan wxd noo soo duubtaa video aad uugaga hadlaysid UA-camrska aad adigu aadka uugagu xiran tahay somali iyo ajaanib ba

  • @alimaxamed3333
    @alimaxamed3333 4 роки тому +23

    16 minutes 1k cumar inshaar wad uqalanta wlhy wllo qli horay usoco❤️🔟

  • @naasir_ibra
    @naasir_ibra 4 роки тому +13

    Omar video ga dhamesan bal salan iga gudoon inan dawashada ku raxesanayo shaki kuma jire 🙌🏽

  • @toptensomali8487
    @toptensomali8487 4 роки тому +4

    Ninkaan omar iinshaar wuxuu ka hadlaa dhiiri galin, wuxuu isku dayayaa in dhalinyarada maskaxdooda kor u kacdo oo hal abuur la yimaadaan, laakiin waxaa la la yaab leh dadka lalal hadlayo inaysan waxaanba u jeedin oo ay ku mashquulsanyihiin dhamaantood sidii ay u heli lahaayeen like.🙏

  • @SahalDaljir
    @SahalDaljir 4 роки тому +5

    Ogaansho waa The Best chanal in The world
    omar inshaar xafidakallaah❤❤❤❤❤

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 роки тому +6

    Waa qiso huwan (hanbarsn)
    Dhiirigalin io in aad qaban kartO wax walpa oo aad is ledahY noloshaada hurumar ayeey ku gaadHysaa!!
    Waan jeclhy qisooyinka nocn ah
    Allah sharf io karrammo hakugu nooleeyO wll omar inshar darr alleh ayaan kuu jeclhy❤😳

  • @nimcoadam6657
    @nimcoadam6657 4 роки тому +7

    Maansha allaah alle janatul firdawsa aclaa hakugu abaalmariyo ogaansho waa macalinkayga waana dhiriyahayga wuxuu ilaqaybsadaa farxada iyo murugtaba xoog xoog ayaan ujeclahay❤❤❤❤❤❤

    • @nimcoadam6657
      @nimcoadam6657 4 роки тому

      Wllo talo maigasiinkarta waxaan rabaa inaan yutuber noqdo wllo taladadu waa ii muhim

  • @hamzeali9175
    @hamzeali9175 4 роки тому +1

    Chennlka ugu manfacad badan Somalida machaallah mahadsanid

  • @amoudscientist7582
    @amoudscientist7582 4 роки тому +7

    Mahadsanid wll omar inshar

  • @zamzammohamud9804
    @zamzammohamud9804 4 роки тому +3

    bro inaan ku amaano ayaan rabaa amaaan kuu qalantana ma hayo midakale cudkaaka ayaanba lugu cajiseen horey usoco

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 роки тому +3

    Runtii waa muqaal cajiib ah
    Waad mahadsan tahay walal
    Omar oinshar respect ✊

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 4 роки тому +1

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr

  • @laandheerecadeninweyn7152
    @laandheerecadeninweyn7152 4 роки тому +22

    Ins waxaa kuu rajeenayaa 200K insha allah Channel ogaansho

    • @Hassansayga
      @Hassansayga 4 роки тому +2

      Walal subiscribe igucawi

    • @laandheerecadeninweyn7152
      @laandheerecadeninweyn7152 4 роки тому +2

      @@Hassansayga lpx wan kusaray

    • @SahalDaljir
      @SahalDaljir 4 роки тому

      waayabesa Official ku sarey sxb adna iisaar

    • @SahalDaljir
      @SahalDaljir 4 роки тому +1

      first name wan ku sare bro lkn bila vedio ayad tahy iisaar adna

    • @SahalDaljir
      @SahalDaljir 4 роки тому

      wllyalow labadina kan so codsadey iyo kan kalaba idin ku warey iisara bal

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +5

    جزاك الله خير اخي

    • @dredxler2201
      @dredxler2201 4 роки тому

      شو هي اللغة وعن شو بيحكي

  • @aldabarichanel6402
    @aldabarichanel6402 4 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @khadiirmahameddaahir8915
    @khadiirmahameddaahir8915 4 роки тому

    Haaa waaa zx waxa kaaa hor imanaya cadaadis xaga dadka lkn waxad ka ga hortagi kartaa taas adiga oo is ku kalsoon thanks channel ka ogaansho

  • @sakiyare6953
    @sakiyare6953 4 роки тому

    Mahadsanid 🙏walal omar inshar meshaada kasii wad wakhtiga noo hurtey waa kaaga mahad celinayaa
    Hormar wacan ku leeyahey
    Nolow in badan

  • @Dr.Abdirizak
    @Dr.Abdirizak 4 роки тому

    Mahadsanid ustad omar aad ayaan kaaga mahadcelinayaa soogudbinta qisooyinka guusha

  • @zalmaahmad1086
    @zalmaahmad1086 4 роки тому +1

    Wll cumar al inzhar wllhi Dar AlleH codkaga ujecalaHaY

  • @ismailali4993
    @ismailali4993 4 роки тому

    Ogaansho waa dhiiragaliyaha nolasha all asc

  • @kayfomar5899
    @kayfomar5899 4 роки тому

    Masha Allah tabarakallah ogaansho waa channel aan aad I tagero

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 4 роки тому

    Mahadi hakaa gaadho Mr intishaar waan kaaga mahad celineynaa Macluumaad qiimiga badan iyo waanada walaalnimada iyo dhiira galinta leh ood mar waliba inoosoo gudbido.

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 4 роки тому

    Mahadsanid ogansho waa mowduuc muhiim ah

  • @ckariinguudle8258
    @ckariinguudle8258 4 роки тому

    Maashalaah cumar inshaar hormar wacan

  • @Florak199
    @Florak199 4 роки тому +1

    Ogaansho the first Somali UA-camr have 1.000.000 iyo ka badan hadaan ku dhaho ku dhaho waxaa tahay qof aan jeclaaday waxey noqoneysaa Hadal aan Ficneyn horey usoco Omar oinshar

  • @keyzairjalal6490
    @keyzairjalal6490 4 роки тому +2

    Mowduuca dambe Inshallah mxAn rajeyneyaaa inoo noqdo, the first development of modern weapons and tornadoes
    Omer inshar

  • @sahalmawelo9484
    @sahalmawelo9484 4 роки тому +1

    Mhdznid wll qali omar💞

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 4 роки тому

    Barakoow wlle omar inshaar

  • @mulkimohamed2872
    @mulkimohamed2872 4 роки тому

    Mash aalh mar walib wan ku xirnhy ogaansho mar walib waxn jaclhy inaan dhagysto waxey ethy blwad oo kle mahdsnid

  • @siciidkayse3237
    @siciidkayse3237 4 роки тому

    Hore U soco Cumar InshaaR

  • @zeynapabdirahman5498
    @zeynapabdirahman5498 4 роки тому

    Omar allah haku barakeyo wllky

  • @Muxammed22
    @Muxammed22 4 роки тому

    Mahadsanid cumar ìnshaar

  • @omaryussuf2371
    @omaryussuf2371 4 роки тому

    Waan jeclahay daawashada muuqaaladada omar inshar

  • @amiirahussein2806
    @amiirahussein2806 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad o inshar

  • @Bullale6
    @Bullale6 Рік тому

    Omar inshaar waan kaaga mahadcelinayaa muuqaalada aadka u faiidada badan ee aad nala wadaagtid. mahadsanid.

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 4 роки тому +1

    Spiritual enlightenment

  • @c.casiismohamed4564
    @c.casiismohamed4564 4 роки тому +1

    Qisa guusha aad baan uga helaa keep going

  • @youngsharub3081
    @youngsharub3081 4 роки тому

    Masha Allah horay I sodaa

  • @casama621
    @casama621 Рік тому

    masha Allah bro horey usoco

  • @higashohigasho8480
    @higashohigasho8480 4 роки тому

    masha alh aad aya umahad san tahay aadbaan ugu helaa barnaa miji yadaada

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 роки тому +1

    Waxa fiican markaad talo gaadho in aanad u joojin hadalada dadkale kaaga imanaya sido kale waa aaney ku niyad jabin caqabadaha kuso waajahaya ee waa inaad dhiiri gelin ka qaada mahadsanid ogaansho chanel aad ayaan idiinku xidhaney

  • @abdisamedfarah6893
    @abdisamedfarah6893 4 роки тому +1

    .macha allah omar

  • @asamadhasan5
    @asamadhasan5 4 роки тому

    Mahadsanid walal Omar

  • @mohamedmontana982
    @mohamedmontana982 4 роки тому +2

    Please aqyaarta Dawata ogaansho Yaana like ta laga iloowin aad iyo aadbaan ugu xiranahee

  • @samiiryowsamiiryo8590
    @samiiryowsamiiryo8590 4 роки тому +2

    Waaw manta xili hore ayan dawaday anaa ugu famben jiray dadka dawada wali mana egin mowduca wuxu yahay hhh

  • @fadumawaandow7528
    @fadumawaandow7528 4 роки тому +1

    Omar keep going pro

  • @yusufmohamed3038
    @yusufmohamed3038 4 роки тому +1

    MAsha allaah

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed 4 роки тому

    Ana wnka sodahy manta,😍lin wan ku frxaa markup iso dhco video ogansho,🤗MASHA Allh

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 4 роки тому

    Mahadsanid ogaansho

  • @abdijibaarhirsi618
    @abdijibaarhirsi618 4 роки тому +1

    Wa ficanthy in laysku mahad cesho wll cumar aad ba mahd santahy qisada darted lacag ba ku helay ilahey haka bal mariyo

  • @axmednuur9334
    @axmednuur9334 4 роки тому

    gaadhigiisi u horeyay xaaskiisa ayaa safar Ku gashay,,,,laakiin intii ugu muhiimsanayd ayaad soo tabisay,,,,,,,,

  • @everything7108
    @everything7108 4 роки тому

    Kusuco bro guulayso

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 4 роки тому

    Guuuleysta

  • @mohamedkhaliif6765
    @mohamedkhaliif6765 4 роки тому

    Mazha allH WALLE WAXAN KUGU MAHAD CELINO GARAN MAYO ALX WALALE ALLAHA KU AMANSADO

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 4 роки тому

    noosoo gudbi bar baamijyadaan oo kale omar inshaar mahadsanid walaalkee.

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 4 роки тому

    Maa sha allaaha

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 4 роки тому

    Omar inshar, mahadsanid in badan wllo maad nosoo diyaarisid mowduuc ka hadlaya dalka urdun iyo dadkiisaba.

  • @abdirahmanahmedabdi4081
    @abdirahmanahmedabdi4081 4 роки тому

    Asla weye. Like. Igu macaneya

  • @muztaphea7327
    @muztaphea7327 4 роки тому +3

    Adiga Akhrinaya Qoralkan wxn Rabbi kaga baryaya cimri dherer cafimad iyo camal wanagsle Akhirana janada Fadlan like &Subscribe isaar mahadsanid

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 4 роки тому

    Mahadsanid walal

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 роки тому

    Jazāk Allāhu Khayran..
    Walal waxan kaa codsanaya inaad inoo soo badiso barnamijyada guusha ku saabsan.
    Mahadsanid

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 2 роки тому +1

    karl BENS waxa uu aha nin samir badan
    Run ahaantii cashar qiimo leh aya laga baranaya
    softwere Tvga gaadhiga machine
    Nuclear
    Taariikhdada Aqoonyada wan wan Akhriyay
    Lakiin wali ma helin Ninkii Ikhtiraacay internatka
    Hadii walaal aad Awoodo muuqaal ka so diyaari
    Waxa uu aha mawduuc wanagsan
    Mahadsanid omar

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 4 роки тому +3

    جزاك الله خيرا يا اخي الكريم عمر إ نشار

  • @axmednuur9334
    @axmednuur9334 4 роки тому

    taariikhdan iyadoo AF Somali Ku qoran ayaan akhristay muuqaalkeda ayuunba ii dhinaa

  • @fardowsoxasan6482
    @fardowsoxasan6482 4 роки тому

    Masha Allah

  • @ismailmohamedahmed464
    @ismailmohamedahmed464 4 роки тому

    Masha allah shukran wll ruunti aad ayan u xiiseyaa barnamijyadada lkn iga raali noqo dhanka commentiga ma isku fcnin,keep going bro Omar Ishar

  • @bromy5469
    @bromy5469 4 роки тому +2

    Germany best country ☑️☑️🇩🇪

  • @SalimMohamed-n2q
    @SalimMohamed-n2q Місяць тому

    Macaalimkn we❤you

  • @maxamedadam4151
    @maxamedadam4151 4 роки тому

    GO FORWARD

  • @hoyomcn4291
    @hoyomcn4291 4 роки тому

    Wall cumar fadlan taariikhda dalka UK nosogali

  • @calixasanxaaji2338
    @calixasanxaaji2338 4 роки тому +1

    Wuxuu ahaa ninkaas makaanikeeste
    Waa sidee xaalada makaanikeystayaasha dalkeena? waa laliiday tumaalada biraha garaaca
    Tumaal ma ahan qabiil magicii
    Ugu danbayn aad iyo aad ayaad umahadsanthy Cumar Maxamed inshaar

  • @abrahamrg9576
    @abrahamrg9576 4 роки тому

    Wlhi vedi kasta aan daawado ogaansho like lma dhaafo

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b 8 місяців тому

    ogaan sha❤❤❤❤❤❤ good ❤❤❤❤❤❤❤❤cumar❤❤❤❤❤ good good ❤❤❤❤

  • @manowgacalchannel4661
    @manowgacalchannel4661 4 роки тому

    M.a Ustaaad Omar

  • @zeyoartists4639
    @zeyoartists4639 4 роки тому

    Wllo ad ayad umahadsanthy waxan kugu mahad celiyo ma aqano waxad thy wexelkeyga marwaliba ad video sogaliso wanku farxa wayo waxan ogahay inu muhib iyahay waxwalbo sogaliso nolasheydha waxbadhan ayad kabedeshay runti thank alot hada ango kaligey iska fadiyo ayad iguso dacday waxana go ansadhay inan kumahad celiyo

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 4 роки тому +3

    Isaga waxa ka walan Ninki Diyarada samyey😂😂

  • @garaareofficial7129
    @garaareofficial7129 3 роки тому

    Keep going

  • @Respect-cs2dg
    @Respect-cs2dg 4 роки тому +1

    Masha Allah Ustad Omar inshar
    Haamigaga Ilahey Haku Garsiiyo

  • @fikradofficial
    @fikradofficial 4 роки тому +1

    tnx

  • @aarkaahmed5635
    @aarkaahmed5635 4 роки тому +1

    Hre usoco pro 🔥🌟

  • @kingmigos4073
    @kingmigos4073 4 роки тому

    😍omar inshar👍

  • @abdow4104
    @abdow4104 4 роки тому

    Mahadsanid wlkey 🚘🚙🚗🚖🚕🚔🚓

  • @mohamodgaariye8864
    @mohamodgaariye8864 4 роки тому

    Masha allah Omar

  • @fogaanshochannel8403
    @fogaanshochannel8403 4 роки тому +1

    Sxb soo diyaari mawduucyada guusha

  • @mohameddaakir7124
    @mohameddaakir7124 4 роки тому

    Wadada gaadhiga lagu sameeyey markasta waa hormara

  • @ilhanali3308
    @ilhanali3308 4 роки тому +3

    This topic helped me .”never give up” Thanks 🙏

  • @siisiitube4549
    @siisiitube4549 4 роки тому +1

    Ustadi Ninku Ugu Horeye Diyaarad sameye Iyo Marxaladaha ay soo Marte Ciwan Noga So Diyaari thanks

  • @HassanMohamed-nq1ly
    @HassanMohamed-nq1ly 4 роки тому

    Camaar zxbo waxaan rajaynaya inaad wax samaysid

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 4 роки тому +1

    Ninkaaas dhaxal wayn ayuu dinuda uga tagay

  • @mrilkacase5002
    @mrilkacase5002 4 роки тому +1

    Msha allh waxn nasib uyeshey inan noqdo 10ka qof ugu horeyso edawato😍

    • @Hassansayga
      @Hassansayga 4 роки тому

      Sxb supscripe iigu cimaamad

    • @mrilkacase5002
      @mrilkacase5002 4 роки тому +1

      Ana igu camamad kugu camadaye subscirbe ka

    • @Hassansayga
      @Hassansayga 4 роки тому

      @@mrilkacase5002 ok poqor

  • @soldadoonga
    @soldadoonga 4 роки тому

    Sweet channel

  • @peeyooohassan6383
    @peeyooohassan6383 4 роки тому

    Sxb sheekoyinkaaaga aaad baaan uga fa iday siiba kuwa kahadlo guulaha horay usoco

  • @mustaphegarawan5494
    @mustaphegarawan5494 4 роки тому

    Wllo omar inshar waxn ka codsana qisoyinka guusha inad noo soo badisid

  • @mrsahane
    @mrsahane 4 роки тому

    Germany best country ever

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 роки тому

    Mhdsanid mclin Cumar

  • @yaxyedaacad2022
    @yaxyedaacad2022 4 роки тому

    Mahadsanid sxp sida noogu so bandhigto wax yaabo na dhira galinayo si aan nolashena hormar ugu gaarno 1001 jeer mahadsanid ku le yahy

  • @khadarmahamed3953
    @khadarmahamed3953 4 роки тому +3

    Qof wllkin ah oo lacag idinka rabin ayaa dhiirigalintina darteed wakhti ku bixiyey saad idinkuna like i saar lasoo galaysan malaayacnimo badana dadka qaar🤔

  • @mohamedmahdi8477
    @mohamedmahdi8477 4 роки тому +1

    Magalada lagu sameeyaay gadhiga ayaan joga hadda wxaa la dhaha magalada schorndorf