Walaal waad mahadsantahay lacag waxa ay ka timid cag Taasi oo ah la cag =la mid ah -tusaale magtii u horaysay ee la cag lagu bixiyo markii ay diideen waxa laga dhaadhiciyaay in ay geelii la mid tahay =la cag tahay " Geel waa Geel in goysaana waa Geel" maahmaahdaa ayaa ka dhalatay
luuqadaha marka la eegayo waxa loo celiyaa dhambalkooda ama jajabintooda illeen wuxuu eray kastaa wuxuu ahaa magac sidad hore u sheegtay sida magacyadii aadam la baray
waa iga sua'aal mudane tv hooryaal, af-somaliga åd ka hadlaysaa ma ka Somaliland baa mise ka Somalia kale? ta labaad, Carabun caariba iyo carab mustacriba ayaa jira Somaalidu miyaanay kala noqonayn somaali asal ah iyo daar la soomaaliyeeyay? fadlan mudane tv horyaal ka soo war-celi.
Cqaniyoow waxa Aad soo qadatataa gabaygii Cali Mooge Geedi Ee la yidhaahdo Qalin Ma Koobaa Waxa Uu Kuu Cadeynayaa In Somalidu Tahay Dadkii Aduunyadu Ka tafiirantey Markaa waxaan Kaa codsanayaa in Aad soo deyso gabaygaa
Wersangeli linnet waxaa magac u bixiyey ingiriiska markuu ku arkay buurta cal madow ee Xero wersangeli shinbirtaa dadka qaar baa shinbirtaa u yaqaan shibir malab hadaad google ka gasho oo ku qorto wersangeli linnet wuu kuu Soo saarayaa dhamaan macluumaadka shibirtaas
Cabdiqaniyoow, sidaas ma ahan adeer ee bal aqri buugaagta laga qoray Af soomaaliga, arrintaad ka hadlayso waxay soo bilaabatay waagii GOOSANKA 1940-aadkii, ee walaaloow haddaan u baahan tahayna buugaagta ka hadlaysa arrintaas waad heli kartaa, ee ka daa dadka waxaas, aqoonyahanku afka way diideen arrinta aad ka hadlayso, waxaana diiday Gaariye iyo Cabdalle Cumar Mansuur.
luqaduhu way ka layimaadeen laakiin qaarbaa isku dagaana oo isku dhaow qaarna diintay wadaagaan halkaa ka duul ama ka duul ..duul markaan ku idhaah codka uunbaa kala aara duul waxay ka timid dul oo kor ah marna duul oo umad ah marna duul oo weerara
Do you realise that somali is one of the olders LANGUAGE in the world. Older than arabic, Hebrew, ancient Egyptian languages the hausa and even the Maldives languages.
Haa. Haa. Haa .Haa iyo Haa. Af Somaliga luqad kastaad ka dhex helaysaa. Ninyow mahadsanid waan u baahaney parnamijkan ♥
Xaqiiq weeye
Walalo ilahay cafimadka iyo cimriga ha ku siyadiyo
CAAWA MAWDUUC FIICAN SOO QAADATEY SXB GOOD JOB
Asc aad baan ku salaamayaa wallaal waa fiicantahay hankaaguna wuu sareeya figrada aad ka hadashayna dad badan baanu hore ugu muranay fikirkaygiina waad xoojisay waxa jirta in luuqa carabi ah aan macno ahaa carab ama arab aanu jirin laa kiin sòomaali carrab oo ah carrabka markaa carabigu wuu ka yimid soomaali
Maasha Allaah Allaha ku xafido
Aqoonyahka kuwa sheegta ayaaba ugu daran oo afka qalaad ilbax iyo aqoon mooda🙄iyagaana shacabka marin habaabiyey
Waa runtaa
Fikirkaagu ma xuma, balse kataxadir inaad dembi kudhacdo. Mahadsanid.
Walaal waad mahadsantahay lacag waxa ay ka timid cag Taasi oo ah la cag =la mid ah -tusaale magtii u horaysay ee la cag lagu bixiyo markii ay diideen waxa laga dhaadhiciyaay in ay geelii la mid tahay =la cag tahay " Geel waa Geel in goysaana waa Geel" maahmaahdaa ayaa ka dhalatay
Maxamed xaaji xuseen
Sheeka xariir AUN
AF soomaaliga wuxuu yiri waa shaqalka quraanka,
Subxaana ALLAH . RABBI Wuxuu inoo sheegay in Aadam iyo hawa calayhuma salaam aay wada cuneen keedka oo shaydan baa was wasiyey weliba aana xaawo shaqo ku lahayn si gooni ah. Sheekada odhanaysa xawa tidhi cun geedka waa sheeko israa iliyaad ah ee waxa iska sax waxana iska hubso!!!!
Masha allah ilaah haku dhowro wariye qaaliya ilaah hanoo kaa dhaafo 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰
Mansha alaah waa in wax laga jorodhsado
Mahadsanadin
Haa baan kuu haya
TUSAALE AHAAN
GASHAANTI,,,GASHAA HANTI
4 haa , soco mudane allah yacizak 🎉
Af soomaali baad ka dheregtey,
ManshaAlllah guul good
Shinbir Warsangeli la dhoho waa i koow. Anaa Warsangeli a. Qabiilada kalena shinbiro maleeyihin mise waa anaga uun? lol
I Ingriiska uu bixiyey shinbiir uu gaar aha Cal Madow.
Warsangali Linnet
Saaxib.dhulka.gadhweeynta.way.joogtaa.sida.daalo.iyo.buuraha.u.dhoow
Ragna waa radii hore hadlna waa intuitive yidhi nin Kaliya oo heess xikmalh keenayaa majiro maanta
Tvga qof waalan ba cinwaanka u qora
been maad sheegin runtii.
Maasha Allah
Shaqo aad uwanagazan waliba anku faraxsanahay ayad haysaa hore usoco wlaL
Mnzh allh
Haa haa wedhaa anaa is kale😉
Masha allaah somaliyi ima eryateen hadaay tarikhdedi dib uraacdo ama danahoda dib u racdaan intaay siyasad uun ku mushqul sanyahiin inti aan dhagay sanaaye barnaamij kaan maskaxdii baa ii degtaay barnamij kadawaan siyasada noso badiyaa please nice tariikh
2 Haa
Haa Haa
luuqadaha marka la eegayo waxa loo celiyaa dhambalkooda ama jajabintooda illeen wuxuu eray kastaa wuxuu ahaa magac sidad hore u sheegtay sida magacyadii aadam la baray
Waalidii oo qof
🙏
Daw afsomaliga waa Sharci dawlad
waa iga sua'aal mudane tv hooryaal, af-somaliga åd ka hadlaysaa ma ka Somaliland baa mise ka Somalia kale?
ta labaad, Carabun caariba iyo carab mustacriba ayaa jira Somaalidu miyaanay kala noqonayn somaali asal ah iyo daar la soomaaliyeeyay? fadlan mudane tv horyaal ka soo war-celi.
luuqaddeena xarafka kh ama qa dhammaantood waa carabi
Sax weeyn.
Haa Haa Haaa
Labada eray ee ah Rabbi iyo Allah waa afsomali
Rabbi = ibbar
Alleh =Hella
Afsomaliga umaddo badan ayaa dheegtay oo waagi hore bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika afsomali ayaa looga hadli jiray
Waad na waashay 😊
Xawaa kama soo saarin aadan janada waxaa ka soo saaray labadodaba shaydaan
Wa sida
Haay
Sxb ka daa buster waa eray english
4haa
Haaaheeey
Ma rumaysantahay in Bada la rinjiyaynkaro
Wax waalani badanaa hada muxuu
Inoo sheegay ka af keenii
Hore iyo hadaad u jiidey
Hadal tirooy HA
Haasa
Walee ninkani waa Aqoonyahan maliin baa lagu xusin zxb somalidu qofku intuu nilyahay ma dhiiri geliso marku dhinto beey buun buunisaa
Haaa
Haaa wall
Haa
Bastar waabba Af-Talyaani sidaan filayo waanna Wacal macbahiisu ee halkaa naga soo hubi
Haaa waliba haa
afkeenu waa hodan,,,lkn Qaxii iyo burburkii ayaa inala hadhay
Haa.haa...........haaa
3Haa
Issaq waa LAGA quystey in warsan la geliyo..
Haa haa ,haa haa,
Somali nool damir ahan oo mid ah aya marka soo noleya luqad iyo dhaqan ba. Somaligu masii jirayo 200 sano hanoloto dhulka Somali
Waxaan isinkudsrsaa eray magac ahaa loola baxo , xaga labka , waa Nuur xaga dhadigana waa Ruun,
aad iyo aadbaan ugu mahadsantiihiin sida haboon ee aad u dabaqatee afkan sii guraya.
Ereyga baastar waa af ingireys paster
Af Somalia ga. Waa baas + tar! Ma aha tii ingishka
Cqaniyoow waxa Aad soo qadatataa gabaygii Cali Mooge Geedi Ee la yidhaahdo Qalin Ma Koobaa Waxa Uu Kuu Cadeynayaa In Somalidu Tahay Dadkii Aduunyadu Ka tafiirantey Markaa waxaan Kaa codsanayaa in Aad soo deyso gabaygaa
Beentaa ilaahy cazawajal waa nacdalay ❗️⛔️
Wersangeli linnet waxaa magac u bixiyey ingiriiska markuu ku arkay buurta cal madow ee Xero wersangeli shinbirtaa dadka qaar baa shinbirtaa u yaqaan shibir malab hadaad google ka gasho oo ku qorto wersangeli linnet wuu kuu Soo saarayaa dhamaan macluumaadka shibirtaas
Cabdiqaniyoow, sidaas ma ahan adeer ee bal aqri buugaagta laga qoray Af soomaaliga, arrintaad ka hadlayso waxay soo bilaabatay waagii GOOSANKA 1940-aadkii, ee walaaloow haddaan u baahan tahayna buugaagta ka hadlaysa arrintaas waad heli kartaa, ee ka daa dadka waxaas, aqoonyahanku afka way diideen arrinta aad ka hadlayso, waxaana diiday Gaariye iyo Cabdalle Cumar Mansuur.
Barmaamujku waa fiicanyahy ee cagli halago daro kalmada labb waa Afcarabi waa لا اب ee maaha af somaali yaa kasoo wariyay nibi Adam
Sheeydhaanba cun siyey geedka
😂😂😂😂 af somaligoo waa eryoo laa isku keenay carabi English kushisit umadaha horii firconi waa iskunax kariis adeer dadkaa haa waleen😂😂😂😂
Waxan aad isku macnynysa waxab kama jiraan ee dadka qaldysaa yaa sheegay inuu bibi Adanku hadlijiry afsoomaali
Cabdow tiradaasi ma qumana
Haaaheey afkeenu waa afka kaliya ee luuqadaha aduunka kakoobiyeeyaan
Anigu waxaan ka yaabay uuna qaajilay masuuliyiinta sarsare ee Somaliland oo Isticmaala eryo liidta adeegsada dadka AfSomaliga ku hadla?? Somaliland oo ah Hoygii murtida Abwaaada fananaaninta Soomaaliyeed..
Dadka oromada ku hadla la odhanlaa hadaa
@@mustafemk829 Dadka Somaliland iyo Dadka Soomaaliyeed ma denbi miyaa? Oromo dad jecel oo Buun iyo Canjeelo khamri Qaad Itoobiyaan waashay waxaas oo kale ku hadla...
@@karti-soor Adigu Dantaada Qabso somalia iyo somaliland afsomaligooda ka shaqe laguma dhihine
@@mustafemk829 Adigu Af Oromo Mala wax ku fahanta...
Xaged joogta
Has
waxan kuu hayaa wax taa kaaga sii dhow
Waad dadaalaysaa laakin degdeg badan baa kugu jira markaad xaga nabi aadam iyo arimo diiniya galayso fadlan haku degdegin waa arimo aan khalad iyo laaxin hadii aw kaa galo aad danbi ku galayso
West Africa luuqadahooda Afsomaliga ka buuxa oo waliba aan isku micno nahay!. Laakin Africaanku isuma kala goosho aad isuma yaqaanaan!. Dadka Maali ilaa Gineey dega erayo badan oo Somali ah baan ka maqlay luuqadahooda. Macaa Siraliyoonta.
luqooyinku dhammaatood waxay ka yimaadeen meel kaliya sidad sheegtay - aadam- ha isku mashquulin isku eekaanshaha erayada luqaduhu wadaagaan
Kala yaca
luqaduhu way ka layimaadeen laakiin qaarbaa isku dagaana oo isku dhaow qaarna diintay wadaagaan halkaa ka duul ama ka duul ..duul markaan ku idhaah codka uunbaa kala aara duul waxay ka timid dul oo kor ah marna duul oo umad ah marna duul oo weerara
Astaqfurallah warhadanbaabib
Waarun
Waarninkani mawaxuu kuhadluu garanwaayay
Do you realise that somali is one of the olders LANGUAGE in the world. Older than arabic, Hebrew, ancient Egyptian languages the hausa and even the Maldives languages.
Haa
Haaa
Haa haa haa haa
Haa haa haa haa
Haa
Haa
Haa
Jazakalahu khayr
Haaa
@@mohammedfarh5948Haaa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa
Haa