Masha'allah abwaane soo badi taariikhdan oo kale wlhi wax wanaagsan baad wadaan hadaan dhalinta hada soo baxeyso nahay tolka inaan si fiican u barano iyo taariikhdeena aad bey u fiican tahay xitaa awlaada mustaqbalka ayaad ka faa'ideysaneysa
Hanmaal waad Mahad santihiin Marka hore . Waxaan Qabaa Su,aalo Badan oo Kusaabsan Harti Abgaal iyo Sida aaw Abwaanka u kala dhigay inkastow waxbadan Saxay waana ku mahadsanyahay waxaana rabaa in aan Garaad Nuur Xariir kiisa Helo iyo Hanmaal Fadlan Ciwaan aan Idinka Helo ayaan u Baahanahay
Su’aal qabaa, sagaal ka abgaal waa maqli jirey lakin sadex lee ka aqaanaa oo ah harti abgaal iyo wacbuudhan abgaal iyo waceeyle , marka abaahey waa weeydiiyey, ma iisheegin intaan magacyo aad soo tiri eeyso oo shan na ineey isla dhalatey. Ok aaway shantaan Ali cismaan dhalay mise ma aaysan tarmin miyaa?
Abwaanow waaddadaashay. Mida Kore ee samale intow galaa aakuudhaman balbaar kutubka qoraanka macalinyaasha qoray abtir sigoodey ku qoraan ee bal soofiiri ku shiitig ne waxaan waaye habka fartalooqoro sida aad udhawaaqdo aad uqoree adoo wax ankabadalin ama aan wakale oo aadna ku dhawaaqin aan kudarin aala dhahaa kushiitig ee ma aha isir ee wàa qoraanka garmalka wàa kushiitig qoraalkiisa soomalia na wàa kushiitig qoraalkeeda kanyana waakushiitig qoraalkeeda ee saas ufahan dhalasho ma aha
@@amatallahbintuabdallah9900 xola tahay ader waxan nahab wan ku fana dama gorgatan hiraab waka siy danbey ey mahan magac ka horey o laga bodo ma fahamtay
@@amatallahbintuabdallah9900 adigu horta yad tahay nin yohow gorgate hawiy wa dad ilahey badiy hawiy cid walbo meley kaso gasha tan kaley wax baqtiy cunay ma jiran wa iska sheko qurafad ah
Masha'allah abwaane soo badi taariikhdan oo kale wlhi wax wanaagsan baad wadaan hadaan dhalinta hada soo baxeyso nahay tolka inaan si fiican u barano iyo taariikhdeena aad bey u fiican tahay xitaa awlaada mustaqbalka ayaad ka faa'ideysaneysa
Ilaahow abgaal badi oo barakey tayana ugu dar kuwi layga beerow abir iyo tiro cid iigu faani karto majirto❤
Masha Allaah Allaha barakeyo Cali Cusman Dalandoole Mudulod Amiin
J
PUNTLAND IN LOO JAWAABO WAA QALAD. CARRAB DHEER IYO CAQLI XUMO IYO GUMEYSI JACEYL AYEY KU CAAN BEXEEN. ALBAABKA HALAGA SOO XIRTO BANAANKA HAKU QEYLIYAAN. FADLAN YAAN LOO JAWAABIN. OGAADA WARKOODA OO DHAN WAA BEEN
Barashada qabiilka ceeb ma ahan
Maxaa soo doontay hadaadan Rabin yaa ku qasbay
Asc waxaan ahay qof raadrac ah ciise agoonyar raadineyso jwb ayaa raba
Wll waa lagu siinayaa
Adiga ma eh abayo ciise agonyar iyo cumar agonyar wa maqlay lakin cid eh waliy ma arkin waxan maqlay sido kale iney wacbudhan abgaal ka tirsan yihin
Anaa ciisa Hartiya
Herti abgaal ..
cabdalla carooni🆎🆎
Hanmaal waad Mahad santihiin Marka hore .
Waxaan Qabaa Su,aalo Badan oo Kusaabsan Harti Abgaal iyo Sida aaw Abwaanka u kala dhigay inkastow waxbadan Saxay waana ku mahadsanyahay waxaana rabaa in aan Garaad Nuur Xariir kiisa Helo iyo Hanmaal Fadlan Ciwaan aan Idinka Helo ayaan u Baahanahay
Masha allaha taariiq loo baahnaa ku soco halhal abgaal
Nosoo badiya Abtirsimada Abgaal iyo mudulod oo dhan
masha allah insha allah
Saleman carone👍💪✌❤
i guess it is pretty randomly asking but do anyone know of a good website to stream newly released series online ?
@Alfonso Lucas Flixportal :P
@Christian Roberto thanks, signed up and it seems to work :D I appreciate it !!
@Alfonso Lucas Happy to help xD
Galmaax yoonis No sharax qisadaas
Guul
Hiil abroone ingiriis ayaa keenay waa meesha uu ku yiri Oromo iyo Soomaali wee ku midoobeen
Maasha allaah walaal
M.a Intee Kala so xariira Tarikh badan rawaa inaan Ku weydiyo
Abwaane iyadoo qoral ah ayaa wanaagsanan laheyd si xittaa jiilalka xiga xitaa loogu gudbiyo abtirsiiyaha.
Wiilkeenii yaraa ee wirdhis sawabta uu u dhinta iyo reerka dilayba idiikaa la idanka rabaa idinkaa na soo xasuusiyee 😭😭😭😭😭 😭😭
Sxp shirqool ciise dhigow ku dhintay
@@xaabsade9171 🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhhh
@@xaabsade9171hhhhhh
Keep going sxp qaali
Wali ma maqal m magaca aniga ah harti abgal waliba agonyar
Xageee ku noolaan jirtay
Masalh
Maxed harti waaye harti abgaal
Walahi been mahiin
Ciise ciise Dayayo
Celi muse matug
Ano ciisa Arkayo cid kale u ma bahni
Wacbuudan dauud kan
HARTI ABGAL WAA IMASA LAFOOD
4
Harti abgaal ciise Harti warsangeli Harti & suul Harti oo carone muse - agoonyar owbakar habar nugaal cabdalle caroone saleman Caroone Suubiye Caroone
Iyo yabar maxamed
Abgal harti abgal cili agonyar cumar faqi sax miya intaas😂😂
Hay
hay
@@hanmaalmedia5057 walaal waa Harti, ee maahan ratu ama geel maahan, aan ku saxo
@@hanmaalmedia5057 TAARIIKHDA ABGAAL daawo. *ua-cam.com/video/BFdFZ0HXZnc/v-deo.html*
@@hanmaalmedia5057 TAARIIKHDA OWBAKAR GAABANE DAAWO. *ua-cam.com/video/IYVWsBDlhSo/v-deo.html*
Wax wngsn ayaan ka baranaynaa
Su’aal qabaa, sagaal ka abgaal waa maqli jirey lakin sadex lee ka aqaanaa oo ah harti abgaal iyo wacbuudhan abgaal iyo waceeyle , marka abaahey waa weeydiiyey, ma iisheegin intaan magacyo aad soo tiri eeyso oo shan na ineey isla dhalatey. Ok aaway shantaan Ali cismaan dhalay mise ma aaysan tarmin miyaa?
Abwaanow waaddadaashay. Mida Kore ee samale intow galaa aakuudhaman balbaar kutubka qoraanka macalinyaasha qoray abtir sigoodey ku qoraan ee bal soofiiri ku shiitig ne waxaan waaye habka fartalooqoro sida aad udhawaaqdo aad uqoree adoo wax ankabadalin ama aan wakale oo aadna ku dhawaaqin aan kudarin aala dhahaa kushiitig ee ma aha isir ee wàa qoraanka garmalka wàa kushiitig qoraalkiisa soomalia na wàa kushiitig qoraalkeeda kanyana waakushiitig qoraalkeeda ee saas ufahan dhalasho ma aha
Nio waa kaa sugowhaynaa caleed harti abgaal oo dhalay warsangeli una kala baxa cumar iyo cabdalle ee noo soo dadaji
Warsangali Mohamud Harti Daarood maxay wadaan Warsangala Caleed Harti Abgaal? Waa su’aal da’aweyn
1:25
Saleemal caroone is not essy
Lkn waxaa ceeeb ah qabyaalda
Hadda magaca abgaal ilmaan mawaxaa loo bedelay cali cismaan hhhh lkn wuxuu San ogeyn in maalin uun laga shalaay doono magacyo beenaadka la sameynaayo
in cali cismaannlayiraa miyaad qilaafsantahay dhankaada
Waligey cali cismaan ayaa maqli jiray kutubada taariikhda ku arki jiray
@@cayniwarsame6354 Cali Cismaan waa wax dhowaan soo baxay. Buug taariikh uu ku qoranyahayna ma jirto
Harti abgaal saleban caroni
wacbuudhan
Wacbuudhan cali (abgaal)
Cali (abgaal) cusmaan
Cusmaan darandoole
Darandoole mudulood
Mudulood hiraab
Hiraab madable
Madable abkaal
Abkaal berdaale
Berdaale sacmaal
Sacmaal sariire
Sariire baraxow
Baraxow raage
Raage maxamuud
Maxamuud gorgaate
Gorgaate hawiye
Hawiye irir
Irir samaale
Samaale hiil
Hiil abraane
saas waaye wax fcn soo baro
Waxas tirada badan xey ahayen hiraab dame gorgate hawiy sow mahan
@@amatallahbintuabdallah9900 xola tahay ader waxan nahab wan ku fana dama gorgatan hiraab waka siy danbey ey mahan magac ka horey o laga bodo ma fahamtay
@@amatallahbintuabdallah9900 adigu horta yad tahay nin yohow gorgate hawiy wa dad ilahey badiy hawiy cid walbo meley kaso gasha tan kaley wax baqtiy cunay ma jiran wa iska sheko qurafad ah
@HANMAAL MEDIA TAARIIKHDA ABGAAL daawo. *ua-cam.com/video/BFdFZ0HXZnc/v-deo.html*
TAARIIKHDA OWBAKAR GAABANE DAAWO. *ua-cam.com/video/IYVWsBDlhSo/v-deo.html*
Bulshada kalama garanayaan qabyaalad io qabiil
Xaqiiqadii abtirkan waa mid imika la unkayaa
Ciise agoyar war bixin Naga sii ebow
Asc waxaan ahay qof raadrac ah ciise agoonyar raadineyso jwb ayaa raba