DegDeg Boqor Buurmadow Soo Afjaray Muse Bixi Habar jeclo Mulkiilayasha Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 7 днів тому +2

    Muuse biixi cabdi geesi qaran hore u soco markale kulmiye guuuuuuuuuuuul cayayaanku iyagaan iskadaalayan 💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

  • @adamd.217
    @adamd.217 7 днів тому +7

    Mashallah best UA-camr even better than local people. Please like & share❤️❤️

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 7 днів тому +1

    Buur madoow muuse waxba muu yeelin Qarankuu wax yeelay❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 7 днів тому +5

    Hj waa DAWACO SIYAASAD BADAN LACAGTA WADANI IYO CODKA KULMIYE🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

    • @faclon.
      @faclon. 7 днів тому +1

      taa waa laga tagay waa laysku fahmay ka cunoo ka codeydii

    • @getwhatyouwant3879
      @getwhatyouwant3879 6 днів тому

      Heegoy Habarjeclo waa daacad❤

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 7 днів тому +6

    Viva somaliland ❤❤❤

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 7 днів тому +1

    Fasal wahogamiye qaran❤❤❤❤❤❤❤

  • @prosl11
    @prosl11 7 днів тому +7

    Habarjeclo waa beel balaadhan oo uu xor ah codkoodi

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 7 днів тому +5

    Habar Jeclo super ❤❤❤❤

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 7 днів тому +10

    Anaga nama metalaan suldaanka ictisaam ah oo arda u ah iyo buurmadow oo basaas ah

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      maya wuu matalaa laakiiin adaa 1 cod ah

    • @AbdishakurAli-i6x
      @AbdishakurAli-i6x 7 днів тому

      @@magacaygamaxamuud7253 xaqiiqadu waa in ay habar jeclo tahay reer wayn oo dhawr qof oo dagaalkii itixaad ku soo jabay ayna ma talin ina guuled axmed faarax buu suldaan u yahay ha kaxaysto buur madowna gala dagaalka ayuu xog hayn u yahay oo waa basaas biciide aanu waxba waydiinayn lkn kan wadaadka ahi cida uu wato hadayba jirto waa ardaagiisa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 днів тому

      @@magacaygamaxamuud7253 lagama yaabo habarjeclo inay wadani u codayso oo ciidan kii jebiyay habarjeclo oo dagaala maysan ku yidhi idiin hiilin mayno yuroodha baa tidh oo cadaw kal kaal noqotay waa kuwii habaryoonis ka dabaal degaayay galbeedka burco habeen kii wadani ciidanka kala laaluushay ee uu jebiyay watii habaryoonis iskugu hanbal yaynaysay in bootaan laqabtay habarjeclo waxaas oodhan way ogtahay

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 7 днів тому +1

      ​@@magacaygamaxamuud7253adiguba hal cod baad leedahay habarjeclo weligeedba waa kulmiye waxba ha daalin

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 7 днів тому +3

    Mansha allah mansha allah ha iloobina mansha alaada

  • @NuuvOdowaa
    @NuuvOdowaa 7 днів тому +2

    Thanks bro good news

  • @mrd4205
    @mrd4205 6 днів тому

    Mashaallah Faysal Ali warabe is right 💯Habar jelco is not give there vote for wadani is not for Somaliland thanks for the news wllo qail guul Somaliland and Kulmiye💚💛insha Allah

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 7 днів тому +4

    faisal is right shocking news

  • @ابومحمد-ن7خ9ن
    @ابومحمد-ن7خ9ن 7 днів тому +1

    Musaa so noqon inshallaah

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 7 днів тому

    🤗🤗🤗hayaay burco ma waxan oo dada iya ku nool waliba inta gurya lagaga yimi ka waran ilahow umadayda ii barakey♥️

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 днів тому +4

    SULDAANKAUGU IGUMA QASBIBKARO XISBIGA AAN U CODEYNAYO QOFKU WAA U XOR CODKIISA

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 днів тому +3

    HABAT JECLO CODKEEDA IYADAA U XOR AH ICTISAAM IYO HUWAN CODKA HABAR JECLO MA HAYAAN

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 днів тому +3

    WAXAA YAAB AH IN ODOYAAL DANAYSTAYAAL AH AY NAGU QASBAAN CODKA XISBIGA AAN SIINAYNO

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      Oday hakugu danaysto intii Dictator sida Muuse uu ku qasbi lahaa waa hadaad tahay HJ

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 7 днів тому +1

    Anagoo habarjeclo ah ciro marabno

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 7 днів тому

    guul qaranka soomaaliland

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 7 днів тому +4

    Masha Allah guul wadani guul Somaliland Insha Allah

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 днів тому +1

      hasugin habarjeclo waa kulmiye xisbigii ay xooga geliyeen habarjclo cadawga wadani kuma biiraan

    • @mrd4205
      @mrd4205 6 днів тому

      @@TogdheerBurco-x3p absolutely 💯

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 днів тому

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 7 днів тому

    Faysal cali xuuseen viva ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 7 днів тому +1

    Burmadow waa geesi

  • @Mataan-vc5oe
    @Mataan-vc5oe 7 днів тому +3

    anagaa habrjaclo ah ma nah in wadani anagu kulmiye ayaanu nahay

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому +1

      1 cod ayaad tahay

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 7 днів тому +1

      ​@@magacaygamaxamuud7253habarjeclo way cod badan tahay waxaanan u codeyneynaa madaxweyne muuse biixi iyo xisbiga kulmiye

    • @SomalilandSomaliland-t2o
      @SomalilandSomaliland-t2o 7 днів тому

      Legend usheeg bajumahan laso kiraystayi wadanku nin adag bu ubahn yahy kulmiye ama ucid no more wadani Somalia 😂😂😂😂

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح 7 днів тому +3

    Waar heedhe ciyaartu waa weli ,kooxdii isa saarka iyo ictisaam ma hogaamiyaan h.jeclo, h.jeclo waa kaadh culus oon dheeldheel ahayn waase qalad in buurmadow iyo ina guleed in h.jeclo ayey hogaamiyaan la yidhaa ,sedexda kale ee bilood weli way danbeeyaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 днів тому

    Viiva viiva somaliland viiva somalilnd viiva somaliland

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 7 днів тому +7

    Habar jeclo maahe waa huwan

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      kalmad cusub usoo hel wax bilaa hal abuura ayaad tahaye

    • @AbdishakurAli-i6x
      @AbdishakurAli-i6x 7 днів тому

      @@magacaygamaxamuud7253 kalmad cusubi ma jirto sababta oo ah ragani habeenkiina laaska iyo firdhiye ayay la hadlaan maalintiina dhawr qof oo baahan bay dhahaan habar jeclo hadaynu nahay war hada waa la is fahmay kuwani waaba suurta gal in reerka ay xabad ka dhex ridaan oo la arko habar jeclo oo nag iska dhigtay maxaa yeelay waxa ay wadaan waa la arka SBB oo lakala furfuro iyo huwan iyo ictisaam hadana habar jeclo ayaanu nahay socon mayso ee cidwaliba cida ay la fikir tahay baa lagu daraya

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 7 днів тому +1

      ​@@magacaygamaxamuud7253waar ha daalin habarjeclo waa qaran dhosa waxaaney u codeyneysaa madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 7 днів тому +2

    Tolow ciro dalka haduu qabsadi madifacyaa andorneeba

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 7 днів тому +3

    Ileen meel looraca malaha Buurmadow

  • @asxaabi
    @asxaabi 7 днів тому +2

    One man one vote, mise wA doorasho dadban oo tii xamar oo kale, buur madow card codayn miyuu haystaa

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      ta dadbani waa ta gudi baasto HJ ay rabto oo ah doonista Baaxuurka

  • @alijama3401
    @alijama3401 7 днів тому +1

    ILAAHOOW KII SHICIBKA U ROON U DOOR. WALAALAYAAL. ISKUUL DHAKHTAR BIYO SHAQO AYAYNU U BAAHANAHAY. WAXBA QABIIL IDIIN TARI MAAYO EE BARTA WAXA IDIIN DAN AH

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 7 днів тому

    Arab oo tunwain xageed uilauuday❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 7 днів тому

    Adeer sacabka waanu utumi cirro laakiin cod uuma hayno hadaanu nahay jabar jeclo

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 7 днів тому +2

    WAR FAYSAL WA ODAY WALAN 😂😂😂😂😂WAXA MA QARIYO

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 7 днів тому +1

    Faysal muuse ayuu la socodaa

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 7 днів тому

    Hh wllhi habarjeclo kuwa leh anaga auaa matalna waanu ognahay in ay qaaten lacag gudida maha gudi habarjeclo

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 7 днів тому +2

    Wadani waa somalia buurmadow uma taliyo h heclo waxay leeyihiin suldaan guud

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      haa kaliya waddani wuxuu ubaahanyahay 50% codka HJ . intaas iyo inkabadana wuu helayaa why wiilkooda xirsi, buurmadoow, salaadiin iyo m.xaashi ay u waayayayaan 50% codka beesha? No way markaa iimaanso muuse wuu dhacayaaye

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 7 днів тому +1

    Oo imika hj ma mahamoud haashi ayay naga iibinayan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 7 днів тому

    Geeeeeesi usheeg huwantaa

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 7 днів тому

    Kkkkkk adeer hakucriyoon taas anagu cod uuma hayno cirro

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 7 днів тому

    Wadanka uu ka tagayo ma idinkaa leh habarjeclow abaal ma lihidin shalayna awal ayaa idin soo saaray waxaad haysaan soo daaya ictisaam yohow boqorna maaha waa shaydaan guul iyo gobanimo soomalilaand

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 7 днів тому +2

    HABAR JECLOW HADHOW YAAN LA IDINKA MAQLIN FARTAYADA AYAANU QANIINAY

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 7 днів тому +1

    Madal furan waad iska hadashay habarjeclo wey ka balaadhan tahay 4ta qof ee aad aragtey waxba yaaney reernimo ku qaadin iska hubso guushuna waa madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye Insha Allah wadani iyo ictisaam iyo kaah weligood somaliland xil kama qaban karaan Insha Allah Allaahumaa Aamiin

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 7 днів тому

    Yaa siiyay somaliland hj wadanka Waa loo simanyahay mida kale burmadow waa today waalan kulmiye waligii mu ahayn waana caadi wadani hajeganaystaan haday kulmiye isu soo baxan argagax aya ku dhici wadani hargaisa mida kale muusa laga saaraya wadanka ma idinkaa ka xiga kaalaya ka saara

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 7 днів тому

      Kursiga ayaa laga dajinayaa mooye dalka wuujoogayaa

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 7 днів тому

    😂😂😂😂horta zhp legendary aya thy lkin Somaliland nin hurda president lagama dhigayo ninka cirona wax uu Tolki metelo majirto wayo wa nin cadwga ushaqeya one ❤❤❤❤❤Somaliland ❤❤❤

  • @geediali437
    @geediali437 7 днів тому

    Habarjeclo qowl iyo balan maleh waa laba can layaal oo isma dhaamaan

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 7 днів тому

    Madhacayso, Garxagisow ha kayaking.warya aamus.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 6 днів тому

    Burmadaw waligabaa waa khadhidh raadis haa layabin waa cadadii

  • @asaldhaladabdulaahi3351
    @asaldhaladabdulaahi3351 7 днів тому

    Wlh Muuse sharaf ayuu naga mudan yahay waa ninkii somaliland usodhintay afalgado nagama mudna kiidonaa haqaato balse xilka balse in laga xishodo weeyaan wlh😢

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 7 днів тому +1

    JEEGAANTA MARKAY AHAYD HJ SACAD MUUSE WAA OK WAY U SACABO TUMAYAAN SE MARKAY WADANI OO HY AH TAAGEERTAY WAA CAYKAN IYO CAYKEER HA WAA WAX MA GARATO CAQLI YAR

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 7 днів тому

      Haa boqorku wuxuu ahaa kii geeska afrika markii uu soodagay lkn maanta wadani buu taageeray waa ictisaam 😂😂😂😂😊

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 днів тому

    Fayesal Faaruq Adeer Seexo
    Waanoo Siman Yihiin Ciro Muuse
    Kaanu Doono ee lajiro Ayaa soo
    Baxa Habar jecelo

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 7 днів тому

    Hj ciiro dalka wuu lambanaya ee codka ka ilaasha isaga iyo qaran duumiska jiidaaya

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 днів тому +1

    Waxba kama jiraan

  • @SaidMusse-m5i
    @SaidMusse-m5i 7 днів тому

    Cumar waa faaladii ugu xumayd aad weligaa sheegto. Ciyaar waa gelin dambe. Muuse wuu soo noqon doonaa. HJ waa kulmiye 90%.

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 7 днів тому +3

    Beenaale arab waad ka tagtay laakiin isu soo baxyada wax laguma qiyaasi karo sxb codayn tuun bay ku kala baxayaane ha degdegin

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      Jamaac shaqo ayaa malaha kaaga socotay Xukuumada Muuse 😂😂😂😂. kolay ilaahaybaa Arsaaqada bixiya . hadaad qabyaalad kutaageeraysidna ogoow muuse Madaxa ama dabada ayaa dhulka loogu dhufanayaa. hadaad qurbaha joogtidna walaal wadanka ma ogide ciraa udana

    • @sulyyyy7889
      @sulyyyy7889 7 днів тому

      arab wa reer weyn oo badan lakin politic ma dhex galan

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 днів тому

    HABARJECLO HAA OODHYAN EE ICTISAME IYO HUWANTA WADANA BAA KUU SHEERYE WAXA BAA KAA SOCONWAYE NAAFTA BEEN HAA UU SHEEGAN

  • @IbraahimEgaal
    @IbraahimEgaal 7 днів тому

    Habarjeclo Iskumay Raacin
    Iney Ciro Dhisto
    Habarjeclo Garadag
    Bay Ku Shiridoontaa
    Oo Ay Go'aankii Beesha
    Habarjeclo Kasoo Saari Doontaa
    Xisbigey Ucodeyneyso
    Iyo Musharaxay Dhisidoontaa Iyagaa
    Imoo Cadeyn Doona
    Kuuwaa Ceebafweyn Ku
    Shirey Habarjeclo Ma Matalaan
    Waa Rag CadawSoo Direy
    Oo Doonaya Iney Somaliland Burburto
    Waa Nimankii Huwanta
    La Shaqeysanayey Ee
    Ciidankii Qaranka Jebiyey

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 7 днів тому

    ADEERKA WAXBA UMA HEEYNO HUUNO

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 днів тому +2

    walahay aniga 0+ajfamiligagya ah markaa guuul Somaliland reer Somaliland qof la tuuraya ama la nacaya ma jiro hj garta ioyaga gooya nabadna iyaga bara bulshooyinka Somaliyeed siday mj u heshiisiiyeen isaaqana u heshiisiiya kii dhegaysanwanaya ay ula dgalaan waa dowladnimo dhamaystiran
    muusebixii wadanki aya tabcanaay oo kala daatay nabadi ibaa isku yacaday mid buur kora mid calan kale la orda mid dagal ku jira mid gunuusaya oo geesh faqash raacay saladiinti ba muuse ka orday fanaiintii baa ka orday ila ku xigenkisii saylici ba cararay wasiirdii hore wax qabtka ee kulmiye cararay isaga gaacantiisa ku burburiyay xusbigii xiubiga xusbi qiimo wayn n bauu aha marka yu hagayay geesigeena Ahmed silanyo
    kuulmiye waqtigana wa dhamaday hadi inta ku hadha sii joogayso sii jooga mutaqabalkiina soo dhisa hadii kale canfaray firiirg

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 7 днів тому

      Muuse ma madaxa ayuu udhacayaa mise dabada? kolay wuu dhacayaaye😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 днів тому +2

    kulmiye wuxuu eeday xukunkiisa marku maxamuud hashi iska diiden kibir dartii hj lama kala kaxanayo xusbiga kaaah ucid maha waa wadankii odhan hana guulaysto marku wadani ka soo hago iyaga ku xiga kaah

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 7 днів тому +2

    Horta Kan Faisal Cali warabe ma wuxuu donayaa inuu abtigii Muuse biixi u hiiliyo? Waa dhawayd Yaa anaka oo diyaarad saaran qof nosheegay inuu Faisal Cali warabe yahay KUSHUBASHO

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 7 днів тому

    Hj afaar tuug uma taliyan codna gacanta uguma jiro ee ciiro been baay u sheegen mana jirto meel hj ku shirtay ee waxaa qolka fadhiyey waa ciiro iyo dadkuu watey hj waxaay soo saarasa xusbigeedii kulmiye

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 6 днів тому

    Waa been waxaasi habarjeclo buur madaw maxukumo habarjeclana cira dooran meeyso ninkii dagaalka kagabaxay eeyidhi hartibaan nahay koofiyad bacle ma go aamin Karo halkey halkan codka kuridaayo muuse wuuso noqonaya waxba mey carbuunan waragjj yidhi xuduuda ma hooyadiinbale qarankan basaasey

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 7 днів тому

    Waxa loosoo yaacayaa waa afarta shiling ee habar awal gacanta ki hayso habar jeclana waa tii eeri boodhka hargeysa iyo hawada,xaraashtey huwanta la shaqayneysa adna huwanbaa tahey yeyse idin eedin somalilnd

  • @alijama6723
    @alijama6723 7 днів тому

    BEEN MADOW WAA MAXAMED AABIIBKA CUSUB OOHIN IYO QAYLO IYO BOOD BOOD IYO LIINTA OO AY IS YAQAA NAAN HADA MUUSE AYUU AMAA MIIR TIISA FULINAYAA

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 7 днів тому

    Waar beenta iyo cinwaanga khaldan jooji

  • @asaldhaladabdulaahi3351
    @asaldhaladabdulaahi3351 7 днів тому

    Sidookale 0+☝️

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 7 днів тому

    Waaba beenale qarsoon ninkani waa
    Dhuxul dambas huwan Ragii HARGESA lahaa ee xoreestay ayuu dulminayaa oo qarinayaa HY oo aan HARGESA Shaqo kulaheen iyo Cidgle oo yidhi Roob baa na xidhay ayuu noo faaninayaa iyo dadkii dhiiga dadka cabay waryaa heesta ma maqashay Haduu Awalku doogsado Arapna nowda soo guro dadkan kale meeshaba kuma jiraan go back to Cambuuladii iyo digirtii ayaa maskaxada kaa fadhiisataye wax soo kala baro

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 днів тому +2

    Fasal ma wuxuu u soo dhaweeyey muuse asagu miyuu nin ahay faruq

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 7 днів тому

    MADAL furan beenale ayaa tahay Isixaaq oo oo Tuugo ku caana iyo dil ayaad noo faninaysaa Garxajis na leedahay why Arap oo HARGESA ilaa meesha SNM laga abuuray ee Baligubadle HARGESA degan u leedahay 4 REER ee u tunka ween langabyow isixaaq ee langaabafana dusha ku wataa mardanbe sheekadaa jilicsan ha noola iman gafuur culusyow

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 днів тому

    Faruq waa shaqalaha muuse waxaas ayaad leedin waa mucaarad faruq