SI FUDUD CALOOSHA KU JAR | EASY BECOME SLIM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • HALKAAN KA IIBSO
    www.alibaba.co...

КОМЕНТАРІ • 377

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +71

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯

  • @mahadmuhiadin4415
    @mahadmuhiadin4415 2 роки тому +16

    Waa Sugi la ahay 600k Insha allh comming soon Gitigeygane ii Diyaari Papa one love❣❣❣

    • @aminze4433
      @aminze4433 2 роки тому

      Zxb aniga hata wan sugalayahye

  • @ahmedfuunfaan4333
    @ahmedfuunfaan4333 2 роки тому +10

    Brothe bahalkaas waa anfac wlhy bowe soomaliye baan jooga sidaa ku heli karaa 😇

  • @hazaamfunny2505
    @hazaamfunny2505 2 роки тому +5

    Funaanada idishay pro in shaa allah 6000k waan gareynaa 🤰🤰 m.a hooyo ubadka allaha kuusiyaadiyo

  • @qaalicalinuurnuur3880
    @qaalicalinuurnuur3880 2 роки тому +12

    Wllkey mcn asad wan ku tageera keep going waxan kaa dawanayaa moqdisho cadey✌🌹❤

  • @cabdirisaqqoorgaab4007
    @cabdirisaqqoorgaab4007 2 роки тому +7

    MashaALLAH Asad Hagio wan u xiisey Vedioyadisi 2bilood kadib wan so laabtey ❤❤✌

  • @dhagaxowofficial2334
    @dhagaxowofficial2334 2 роки тому +19

    Asad hagio keep goin I love you somach from mogdisho somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🙏🙏

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 2 роки тому +11

    Waad maqlosiin kuwa calosha weyn hala iibsado geedkan hadanan alminto kujarikarin caloshada keep going forward pro asad hagio

  • @hawoluul1171
    @hawoluul1171 2 роки тому +7

    Wan raba asadow inte kahela please. Isheg wall😘

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 2 роки тому +6

    Machine tan Hori ayaa Lootijawiyay Qeebta Mindhicirada Ayee Dhameesa Marke Wll Asad Hagio Isticmalkisa Yareso KP gng

  • @ilham5113
    @ilham5113 2 роки тому +3

    MashaAllah wllkay asad 600k is coming InshaAllah ani gift dhowr mar ku waydiistay so wxn rajaynayaa inaad machine kan iiga dhigto 🥰🥰

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 2 роки тому +9

    Isbedelka iyo waxa kafaido nososheg wll.insha alh

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 роки тому +3

    Asad masha allh keep going 600k wan qarenay incha allh team asad

  • @sheikhmusa6486
    @sheikhmusa6486 2 роки тому +15

    Keep going asad

  • @mohaabdul5789
    @mohaabdul5789 2 роки тому +10

    ONE LOVE SOMALI MUHAMMAD 💓🌺

  • @CaawiyeMedia
    @CaawiyeMedia 2 роки тому +1

    asad haajiyo waxad tahay qof naxariis badan lkn hada muqalada aad so galiso waxay u badan yihiin kuwo bashaal ah waxad ka qayb qaadata taakulaynta wallaheen gedo ku dhibaataysan ee aan gaajada u dhimanaya iyo biyo la,aanta ay hayso
    adna caafimad allah haku siiye ,

  • @hayaatialpi4165
    @hayaatialpi4165 2 роки тому +2

    Asad aboowe intee lagahelee geed kaan iyo lacagtiisa iisoosheeg adoomahadsan Aboowe qaliya

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 2 роки тому +2

    Maasha allh dumark ayuu u wcnyhyi lkn dumrak waxa dhaly ayuu aad ugu wcn yhay walib dee❤❤

  • @istahilali2370
    @istahilali2370 2 роки тому +4

    Asc asad wan rabaya sida lo ibsado magaranay side uhali kara

  • @maxamedkooshin4271
    @maxamedkooshin4271 2 роки тому +1

    Masha allah sxb Asad waxad tahay dhiregaliye wlhi ku xiranayay barta marwalba

  • @ikraandheeg1304
    @ikraandheeg1304 2 роки тому +2

    Asc Asad xaajiyo wllke waaow nosogali 600k waaow waan gadhanaa wllo ❤❤❤❤

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 роки тому +17

    Another one legend ❤keep going wll Asad hagio ❤600K is coming soon ❤HAMBALIYO HAMBALIYO Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo ❤🙏

  • @abshirloveofficialchannel702
    @abshirloveofficialchannel702 2 роки тому +1

    Sxboow asad hagio in mudo ah taageero kuu ahay baahashaan caloosha ma igu caawisidoo caloolaa ila tagtee please like bdn igu sharfa asxaapta

  • @abdilahiaxmed9807
    @abdilahiaxmed9807 2 роки тому +2

    armuu cafimaadka waxyeelayaa bro
    ileen wuxu waa tignoolaji halka lagu xidhayaana wa macdantii jidhkee

  • @jjijomaxamed8661
    @jjijomaxamed8661 2 роки тому +1

    Asadow vigenaha baruur iiga saaran intee is helaa

  • @hoodoqani1647
    @hoodoqani1647 2 роки тому +2

    Sanadka cusub iyo 600k😎😍legend

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 роки тому +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💗💕💗💕💕💗💕💗💕💗💕💗💕💗💕💗💕💓💕💕💗💕💗💗💕💕💗

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 2 роки тому

    War asadaw anaa u baahane iso dir wll khayr alle haku siyee hargaysan joogaye
    Xaafada cabaaye

  • @cabdiraxmanyuusuf3726
    @cabdiraxmanyuusuf3726 2 роки тому +3

    Beriyan arimehena mahayno mxa 🥺🤔🤔🤔

  • @kalidibnuali8165
    @kalidibnuali8165 2 роки тому +6

    Asad xajiyo nin wayn keep going💖

  • @shukricabdilahi3343
    @shukricabdilahi3343 2 роки тому +2

    Wow haday saas thy waa wacan thy
    Lkn xageen kahelayaa

  • @oteyare1683
    @oteyare1683 2 роки тому +2

    Asad bro ilaah haku sharfo

  • @caadilmustaf1235
    @caadilmustaf1235 2 роки тому

    600k insha calaah wll waansugi lacahay 600k inaan gaarno kip going

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 2 роки тому +2

    Masha alha ilahey haku xafdiyo my wllkey 😍😍😍😘😘👈

  • @aaliyaahmedey3538
    @aaliyaahmedey3538 2 роки тому +2

    Asadow Mrka isticmleysid Gedka Jajrka Ka baxi Taxadrka Wu ficn YeHe😩

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 2 роки тому +1

    Mansho alah asad waxkasto nokeyna yaa horay usoco

  • @jamiilacabdallaayuub6348
    @jamiilacabdallaayuub6348 2 роки тому +1

    wllhi intaan youtuub joogay qufka igah qosliyay waa adigah wllky asad 😂allah cafimaad taam ah allah haku siiyo🤲

  • @qadriinamohamed2703
    @qadriinamohamed2703 2 роки тому +1

    Asc wll Asad geedkaan waan u baahnaa waxaana joogaa muqdisho plz

  • @adeiosman1942
    @adeiosman1942 2 роки тому +2

    Asc Marsha allaah keep going A sad xaajiyow👍🙏💙❤

  • @Elyashagi
    @Elyashagi 2 роки тому +4

    Good video has been watching 🙏☑

  • @muhadabdi3437
    @muhadabdi3437 2 роки тому

    600k coming soon if not soon soonadan soon my brother Asad hagiyow🥰❤

  • @fadumoismail9092
    @fadumoismail9092 2 роки тому

    Walal aad waxad tiirahaadaa waan Soo dhigay maan soor dhigtid waan doonayaa ee sidee loo iibsadaan iyada iyo kii madaxaa madaxa xoog ii xanuunada fadlan isoo jawaab aadigoo mahsanid ♥️

  • @cabdiraxmanyuusuf3726
    @cabdiraxmanyuusuf3726 2 роки тому +8

    MARKAD CAMERADA KUSO DHAWATAY AD TIRI ARE YOU SINGLE WAD IGA QOSLISAY HHHHHHHKKKKK ✌✌💯🤣🤣🤣🤣

    • @layloladan931
      @layloladan931 2 роки тому +1

      Sido kale ani xita waku qoslay 😂😂

  • @umumarwaan4207
    @umumarwaan4207 2 роки тому +2

    Wllo xage ka hela wan u bahanhy 🙄🙄🙄

  • @mucaadcqafaar1001
    @mucaadcqafaar1001 2 роки тому +1

    Asad naasahee kaqar sa noosaa inta ila aragtay 👍

  • @mhdberdilaacsheofficial6068
    @mhdberdilaacsheofficial6068 2 роки тому

    bwe Asad haaji wan kusugayaaah isoo dhiiib

  • @naciima-hodanofficial2814
    @naciima-hodanofficial2814 2 роки тому

    Only 15thosand brother asad hagio coming soon one million

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 2 роки тому

    Asad ii soo dhiip

  • @maaxyoutube7734
    @maaxyoutube7734 2 роки тому +3

    Mr asad hagio yes i'am single 😇💫

  • @salmayusuf2030
    @salmayusuf2030 2 роки тому +1

    qof qalan ma isticmaali karaa asdow

  • @fowziyaalyamaniyah4105
    @fowziyaalyamaniyah4105 2 роки тому +1

    Asad maasha Allah keep going 🤗❤

  • @mursaljaama7363
    @mursaljaama7363 2 роки тому

    Mzha allah keep going wllkey asad hagio

  • @amiiraabdidiiriye7727
    @amiiraabdidiiriye7727 2 роки тому +2

    Asad walhi wan ubahanahay xage kahelaa 😂

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 2 роки тому

    mashaalaah mariya iyo. asad. asc

  • @hodanibrahim6119
    @hodanibrahim6119 2 роки тому +1

    Asd wll haduu jarayo caloosha waan soo gadanayaa ee qof iisoo tijaabi dhe lacagtana waa intee maqaalibaa

  • @falisibraahimjiinow1257
    @falisibraahimjiinow1257 2 роки тому +1

    Asad waan ubahanay keenya ayaan joogaa dilvere makuhelaa

  • @xamdibootaan4019
    @xamdibootaan4019 2 роки тому +1

    Asad sonka qof calosha ka qalan ma is ticmali kaaa

  • @asmaali2289
    @asmaali2289 2 роки тому +2

    Asc abowe machine ka laser hair removal sogado asaga ka so dhig waxa xiga oo الكترونيك ah mahadsanid

  • @ridwaanarab5210
    @ridwaanarab5210 2 роки тому +1

    Hare usoco legend Asad hagaio

  • @hothosaidfatuma8751
    @hothosaidfatuma8751 2 роки тому +2

    Keeping going

  • @amiirabadriitah4176
    @amiirabadriitah4176 2 роки тому +1

    Wllo.wan rabaa mashiinkan xagee kahiilyaa.somalind baNgogaa

  • @sufiiali1151
    @sufiiali1151 2 роки тому

    Asad wan ubahanahy bahashan

  • @afitaaxronaldo6151
    @afitaaxronaldo6151 2 роки тому +4

    Beelo waayo lkn Remember 🤣🤣🤣🤣

  • @felismohmed7326
    @felismohmed7326 2 роки тому

    Asad Alh waxajeceshahay haku siyo abowe wanku barya xageh kagata ama sideh u hela

  • @HaliimaSacdiya-fx2vh
    @HaliimaSacdiya-fx2vh Місяць тому

    Asad Sunkaan somaliya Maka helaaa jawaap tada waa I muhiin

  • @masrunmuhumed3866
    @masrunmuhumed3866 2 роки тому +2

    MashaAllah walalkey xori usoco

  • @kingwhos5200
    @kingwhos5200 2 роки тому

    Soomaaliya hadaa joogo ma iib San karaa☺☺😚😚😚

  • @saaficabdulahisaaficabdula2976

    wllkey asad waa rabaa hagee kahelaa

  • @genyoismacil2080
    @genyoismacil2080 2 роки тому +1

    Asdow abowe somalia makahelikara wan ubahnahy pelss i sojawaab

  • @axmedmaxamed1038
    @axmedmaxamed1038 2 роки тому +1

    Ma iso dirtid wan u bahan wllkay asad hagiyo plz

  • @ZakiPozz143
    @ZakiPozz143 11 місяців тому

    Zxp halken ka heli kara bahashaan

  • @shacbaancismaan3177
    @shacbaancismaan3177 2 роки тому +1

    Maasha Allah

  • @saara1434
    @saara1434 2 роки тому

    Anigaa ubaaxan iisoo dhiib plz meeqo waaye

  • @ifraaxcabdilaahi8979
    @ifraaxcabdilaahi8979 2 роки тому

    Itee kaa heeeli kara wan ubahanahy isheeg

  • @ubaxhusein4778
    @ubaxhusein4778 2 роки тому +1

    Ok wll

  • @salmadeeqa4572
    @salmadeeqa4572 2 роки тому

    Asad xajii wan uu bahanyii ma ii sheegi karta mee kalee oo laguu hayoo waxn jooga soomalilind waxan sheegaya qalbkad hiiyasay iimaka

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 2 роки тому

    I can't wait for 600k Yeah man

  • @alinuurabdi1242
    @alinuurabdi1242 2 роки тому +1

    Kugu soo dhawaynaynaa pro wllahi

  • @user-db9xb9pj6e
    @user-db9xb9pj6e 2 роки тому

    Walal suunka somaaliya sidee ugu heli karaa

  • @aminohassan8919
    @aminohassan8919 2 роки тому

    Asad xagee ka helaa fadlan ,waxaan joogaa france,fadlan ii soo dir meesha laga helaayo,asxaabtaada ayaan ka mid ahaye.ok

  • @xamdiaweys2624
    @xamdiaweys2624 Рік тому

    Xaalada ladaa waxaan rabaa mashing caloo sha nabar kaaga ii Sheeg

  • @kowkow10kowkow19
    @kowkow10kowkow19 2 роки тому +1

    Asad bro intekehela

  • @faizaxasan6585
    @faizaxasan6585 2 роки тому

    asc aboowe waa u baahan ee iso qaada

  • @isramoha9213
    @isramoha9213 2 роки тому +2

    Side effectskiisa kasoo hadal

  • @udgon6223
    @udgon6223 2 роки тому

    Asad isoo dir wll ani lacag aan siisto ma haayste booramana lagama helee igu caawi pls wllkayow

  • @Cabuudi221
    @Cabuudi221 2 роки тому +3

    Asc asd waxan rabay jawaal 🙏🙏😭

  • @himilomediaproduction4536
    @himilomediaproduction4536 2 роки тому

    Asxaabta asad subscibers iisaara

  • @maryanaden3285
    @maryanaden3285 2 роки тому +1

    How can I get this staff man am in Kenya ..thanks your reply is wat am waiting...

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi 25 днів тому +1

    Asadow adiga markasta xiro

  • @bilenigal8527
    @bilenigal8527 Рік тому

    Wllo waan rabaa xalkee ka heli karaaa

  • @idilclaahi7018
    @idilclaahi7018 Рік тому

    natiijada waan kaaa sugeynaaa

  • @Abdale_cabdi
    @Abdale_cabdi 2 роки тому +3

    walalkay asad hajio 😍😍

  • @omarabdiomarabdi1428
    @omarabdiomarabdi1428 2 роки тому +1

    Abdullahi hagio calosha oga jar asadow hhhhhhh

  • @zakipoi2553
    @zakipoi2553 2 роки тому

    Sxbkey asad hagio waa ku wataa legend

  • @mahadmoudkaireh1010
    @mahadmoudkaireh1010 2 роки тому +2

    Keep going bro

  • @cabdrisaaq2030
    @cabdrisaaq2030 2 роки тому +1

    Legend Asad hagio

  • @hanadgemer6786
    @hanadgemer6786 2 роки тому

    Qiimihiisa waa imisa pro

  • @sacdiyomuxudiinaxmed6538
    @sacdiyomuxudiinaxmed6538 2 роки тому

    Asc see thy xld kwrn abowe asad wan uu bahanhay ee inte kahela zaid ayaa iga dhacday calosha wlhi

  • @ubaxmaxamed3293
    @ubaxmaxamed3293 2 роки тому

    Halkee kahelaa

  • @naimaomar1554
    @naimaomar1554 2 роки тому

    Xageen kahela bro@asad hagio 27