@@sAMIRNORMOHAMEDD war aniga dantaydu like maahan zxbo ee waa in magaca nabigena Muxamed scw ee kor uqqaadno ayyaan rabey blse waxsidaadokale ayyaa jiree see diintennu ey sarakkacaysaa Uuma quudtid miyaana nabigena Muxamed scw inuu magaciissu sarakkaco subxanallaaaah
mararka qaar lacagta lagu ma helo dadaal iyo juhdi ama wakhti badan oo lagu bixiyo yacni dalaalka nasiibka ayaa ak awood badan markaa koko waad dadaashay Amiira adigana hambalyo
xataa magaca ay horay u sheegtay marka ay ku celiso wuu ka aamusayay dadka kale wuxuu oranaya horay ayaa u sheegtay wiilkii amiiro ka horeayay eeg sida loola dhaqmay ciil baa ka qabanaqya magac uu iska hubinayay ayaa lagu kiciyay halka koko ay magac iskaga celceshaneesay
Asc asad, i have one request and I hope u will accept it I really wanna u do the Mafia game we missed and I want u do with people cuz it's so fun with a lot of people these are names that the people we want , 1. Ceyda 2 Amira , 3 Koko, 4 Cumeer,5 Caadnan ,6 Macalimow 7 Fowzia, and 8 Sundus it's not only me who wants this vedio it's a lot of ur fun's who r from team27 ❤️🫶🫶much love from Sweden 🇸🇪❤️🫶🥹🙏
Koko iyadu waxay kusoo celineysay magacyo ay horey u sheegtay ama dadka kale sheegeen haddana looma qabanayn, halka wiilasha lagu dhagayay isla markiiba. Dhagahiina ha furnaadaan
Waxna waa dadaal waxna wa naziib Koko dadaalkaga naziib ba ka maqna naziib la'antiz guul ma jirto ❤maalin walba ciid maaha amiira beri wa Koko never give up calafaa la cunaa🎉
nasiib xumo majiro qof love sarey saliga nabiga scw 🥺
Gfwv vcb
Scw scw scw scw
Amira isn't easy ❤asad gemkan sobadi Amira iyo arimaheena iyo iamkjr iyo cumar ken😊😊😊
Nasiibka saaciday hadad maqasho waa sidaa ilahayow uu nasiibku na saacida hamblyo amiiradeena🎉
Dunidan ma soo marin Ruux ka Sharaf Badan Kana run Badan Nabi Muxamed scw❤ ﷺ❤❤❤
Scw scw scw scw❤❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw
Ku salin nabigena the best person everthe most knowledge able and themost shine all created prophet Muhammad❤scw scw scw scw scw scw❤❤
Nebi muxamed ha lugu saliyo Scw Scw Scw
Ma jiro qof ka qiimo badan nabigeena maxamed
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼
Hal mar aan kusalino xabiibkena muxumed scw scw scw ❤️❤️❤️
Scw
Scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤
Scw❤
صلي الله عليه وسلم ❤
Team nabi Muxamed 💕 scw one like
Subhanalaah like miyaa xagaa kaa gashay wll subhnallh😢
@@sAMIRNORMOHAMEDD war aniga dantaydu like maahan zxbo ee waa in magaca nabigena Muxamed scw ee kor uqqaadno ayyaan rabey blse waxsidaadokale ayyaa jiree see diintennu ey sarakkacaysaa
Uuma quudtid miyaana nabigena Muxamed scw inuu magaciissu sarakkaco subxanallaaaah
Scw scw scw❤
Team mxa udehe umada deh
Scw😢
Wa ku faraxsanhy wlh inee amiiradeda badisay 🥹😂🥰
kusali nabigeena muxamed scw❤❤❤
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤🥹🥹💯
Adiga marwalbo waa jogta bismillah 😂❤😊😮
Jooji u sujuuda walaal aad baad ugu mahadsantahay fahamkaaga
Swc
Asad part2 ku sodar magacan Raaxilo😊😮
😢😢😢😢😢
aan ku salino xppigena Mohammed scw
🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Amiradena mele kujiro maliga wayo❤❤❤
Kusaliya. Nabi muxamed❤❤😊
Kusaliya nabigeena Mohamed scw❤
An kusalino xabibkene maxamed scw❤❤❤
Ar amiira easy ku badisay lajemad wlhi ku raacsanahy qli❤❤
Team amira always winner
Amiira 1000 iq u isticmaasha koko Amiira hambalyo queen 👸 ❤
Ku saliya nabigeena Muxammad scw
Waa u duceeye wllhi amiira inay inay rayso waana rayse alx ❤❤
War dadkan maskahda nagagale o nabigena scw kuradsan love ta mehey😮
Ma.aragtay hh😂😂
Amira Waaku kalsoonhy My fv Girl meel Ay Amira Iyo Ceyda Ka Maqanyihiin see Loo daawadaa 😮
❤❤
Mabah ladaawan karo 😂
Sax waaye lkn Aqwaan amiira way ku jirtaa iyada badisay👸🏽💋
@@SowdaYuusuf-o4iHaaa Wa Arky aqwaaan ❤
Illaahay labadaada labadaada iyo adigaba janada haku haku hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢
Aan ku wada salino xabiibkena mohamet Scw ❤
wll hal mar kusali xabiib keena udgoonka badna sharafta badna ee diinta macan ina soo gaar siyey nabigeena muxamed salalahu calayhi wasalam❤❤🎉
Scw scw scw scw
Boqoradena Amiiro qurux congratulation 🎉🎉🎉 wan farxay gushada waa gushena ❤
اللهم صلي علي محمد وعلي آله محمد ❤❤
Always koko is winner 🏆 🥇 three persons is not easy ❤🎉
Winner ??😂😂😂
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
Koko guul iyo guul daro waa kuwataa
Congratulations Amiradeyda wow ❤❤
Lucky girl barnaamijka maskaxda laxarira waa loga haray m.a
Ku saliya xabiibkeena scw❤
M.a Amiiro 🎉queen of beautiful🎉🎉❤😊
Yes amiira qurux congratulations abayo mcn Hambalyo wlhi marka badiso waku farxa me Queen ❤❤❤
Wll hadhaafin Salida nabiga scw
Scw scw scw scw scw scw ❤scw scw the
Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍
Seybiyaano anagaa usoo jeedno ❤❤ viva HG 🦁
Meeshan miya qabiil iyo qurun laso gasheen yaab
😂😂😂😂😂😂😂😂😂wll tik tok aad
TikTok Maha halkan 😂😂
mararka qaar lacagta lagu ma helo dadaal iyo juhdi ama wakhti badan oo lagu bixiyo yacni dalaalka nasiibka ayaa ak awood badan markaa koko waad dadaashay Amiira adigana hambalyo
Allah is one 😢❤☝️
muuqaal Amira ku jirto laigama waayo I love you amiielradeena❤❤❤❤🎉 waa ogàan inay guulaysanayso❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena muhammed scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤
Yes amiira aan taageera marwalbo way gulaysatay hambalyo abaaayo ❤
Ayyy amiiradena se wax yeshy😂❤
Lkn asad koko magcyo adeek oo ayda iska ilalin karto ugu dhajine kuwa klena magcyo lo badanyhy ugu dhajisay qiyaano wye waxs koko la jirrtaa 👍🏻👍🏻
xataa magaca ay horay u sheegtay marka ay ku celiso wuu ka aamusayay dadka kale wuxuu oranaya horay ayaa u sheegtay wiilkii amiiro ka horeayay eeg sida loola dhaqmay ciil baa ka qabanaqya magac uu iska hubinayay ayaa lagu kiciyay halka koko ay magac iskaga celceshaneesay
Haduu la jiro yadoo waxaaso dada ka soo badisay Amiira lacagta muu siiyeen isku xishooda gabadhu waa walaashiina ka xishooda guushuna waa nasiib ilaahay ugu beega markaa m.a u dhaha gabadha wah
Run wye wllhi
Koko marka magaceda maqashan maxa lasurotan
Alla dadkaan qaraar badanaa
Amiiradeyda caashaqa hambalyo🎉❤❤
Congratulations amiiradeena 🎉❤
Koko is brilliant 😊😊❤
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
Kusali nabiga scw
Amiira waa guulaysatay
Mida kle zxp wxaa ii shegtaa adoo mahadsan Abeera cadde intuu ka baxaY wlhi waa u xiisaY qosaLkiisii 😮
Ninkas Snapchatka aa u shidan ee mesha aad
UA-cam ayuu leyhay mardhsw ayuu samesty
Asc asad, i have one request and I hope u will accept it I really wanna u do the Mafia game we missed and I want u do with people cuz it's so fun with a lot of people these are names that the people we want , 1. Ceyda 2 Amira , 3 Koko, 4 Cumeer,5 Caadnan ,6 Macalimow 7 Fowzia, and 8 Sundus it's not only me who wants this vedio it's a lot of ur fun's who r from team27 ❤️🫶🫶much love from Sweden 🇸🇪❤️🫶🥹🙏
yess we want it 😁🤗
too@@maymunaabdinasir4937
Amiira layga wayo meleey ku jirta waa ku farxaa badiskeda ❤❤❤❤
❤❤❤the driver is the lowest
Manta xamar roob inta roob u xiistay lov ❤saara ❤alx ❤
Xanaan qurux 😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍🤩🤩🤩💖 tim 27 waaniijeclahay Asad xaajio
Lucky girl waan kuwadanaa madama dad badan kasoo raysay
Geedba geedba ka wayn
Geedba geedbakawayn kokana amiira kawayn 😂🎉
Wxs ada iska dhaadhiciye 😂😂@@mandeqKhaliif
@@mandeqKhaliifamira sheegowsid f5 wilkeda magaceda gaftay miyaa misa midkale😂😂
Saaswaye❤
M.a …Amiradena guushetha jecliya❤😊
Ayy congratulations amira qurux ❤
Team amiira marnaba no hoos 😅
Cudur aan Daawo laheen allaha kugu rido Hadaaa like isari weyso😂
Ha icunin😢😢😢
Bisinka maxa ku daarey😂😂😂😂😂😂😂😂
Habarka wa nicbahay
Makuu saaraayi xoog miyaa
Haicunin😂
Lucky girl inta aragto soo carartay😂❤
Te wye he cawa amira noqote😂
Waa ikan😂
My big role model asad hagio keep going walalkey❤am greeting you from carlifornia Nairobi.......salan sare sxp
Koko iyadu waxay kusoo celineysay magacyo ay horey u sheegtay ama dadka kale sheegeen haddana looma qabanayn, halka wiilasha lagu dhagayay isla markiiba. Dhagahiina ha furnaadaan
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
Gadaal videoyga geyey amira congratulations 🎉❤
Aniga amiiran jeclaa iney baadiso weyna badisa😂❤
Skle wlhi amira love u byoh❤😂
Hamblyo amiira qurux ❤❤
koko wuxuu ku celceliyaa isla magaca laba jeer, cadaalad maaha waxaan u baahanahay inaan dib u eegno VAR
Awwww hanbalyo congratulations boqoradeena AMIIRADEENA we love you're winning 🥳🥳👸👸👸🖤🖤♥️♥️🖤🖤💭👸👸👏🥳🥳🥳
Amiiro lucky girl wye wlhi dhow jeer wey noqoty koko lkn amiiro congratulations qurxy ❤❤❤
kusali nabeg scw
Asxata ku xidan tim 27 ku salii Nabiga kenaa mouxamad scw
Asidow xazazi koko wuu kaguleystee 😂 mxa uguqori weysii qiyano xasanow wuu lugaqiyaani taliyow ❤❤❤
❤🎉congrats amiiradeena
Amira cong❤🎉 koko wa wada muran wlhi bsnka
Congratulations Congratulations Congratulations Queen amira ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Salalahu caleyhi wasalim
Congratulations 🎉Amiira 2 daqiiqo gudaheda ku ka cisay kooko intaas so dadaleysay wa dadashay kooko 3 qof kiciya lkn nasiibka ka hiiliyay
Ku soco kawsar maxamuud buule❤❤❤❤
How
2 points ayay laheyd
Gawadha kale lawada ayay ka keentey.
Waaa bareejo
Waxna waa dadaal waxna wa naziib
Koko dadaalkaga naziib ba ka maqna naziib la'antiz guul ma jirto ❤maalin walba ciid maaha amiira beri wa Koko never give up calafaa la cunaa🎉
Asad aad baan kuu salaamay salaan kadip waxaan kaa codsanaa wiilasha oo dhameystiran keen I.a
Koko markay yasir la ciyaraysay mucaad oo isagu shegay ayay ku celisay
Amira daqiiqad ku kicisay koko hanbalyo ❤
Kusaliya nabigena (SAW)
Yaa iLa dhibsaday horta kuwa dhaha hda Like isaari waydo Gacmuhu ku go'e😂😂😂
Aniga😅😅
Ani😂
WLhi waa nacy waxa😂@@enisaapdi6032
@@Sacdiya-s7qWaa umad hogtaYYY😂😂
Conguratulations amiira❤🎉
Jh my team allha ikin xfido❤😢ycey malmahani dhaqsii noso dhigtan siba asd ceyda amiro koko❤❤cumerkoooo❤❤😂
Ciyaartu waa heer sarre lakiin waqti kusoo dara tusaale:
1 minutes qofka magac sheegi waaya isaga halaga badiyo, hadii kale waa laysku daalaya❤
Team amiiro ❤
Asdaw jooji hiilk wlhi waa xaram markasta kooko la jirta xata hady magac soo xaduusanyso ma dhahaysid wawti ayaa kugu socda wad sugaysa qof ka klen waxad dhahaysa dhakhso oo xata maraka uu wiilk xasaasi ku xigay wuxu yidhi masim waxa tidhi kooka sheegy hadana kooko ayaa tidhi mucaad oo isaku marki hore yidhi kumad dhihin waaa la yidhi oo waad u daysy war illahy ka baq waa la dhimanaya oo cadaalada u fiirso oky😢😢
Xta hazaazi hal dhibic ayuu lahaa muu kacaeen ee asada bixiyy ileen halmar waka ka badiyy koko
2 million coming soon Team 27 ilove you❤❤
Amiiradeyda waan kula Rabay guusha qaali❤
Azad hagio number one somali youtuber keep going
Insha allh asad mar dhaw labo malyan2.000.000 aya ku rajeynaya
Congratulations 🎊 amiirdyda❤