Sheekadii Guuxa Dadweynaha Dulmi Mudo Leh Dhibmalahan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 вер 2021

КОМЕНТАРІ • 26

  • @Tabiyemedia2841
    @Tabiyemedia2841 2 роки тому +4

    Mogadishu waa caasimadda umadda soomaaliyeed

  • @nimcamohamed6858
    @nimcamohamed6858 2 роки тому +2

    Ilahow dowlad caadil ah nasii

  • @abdiyare822
    @abdiyare822 2 роки тому +2

    Arsenal gurika lacag inee ku kareysto ufahmay😂

  • @adamabdulha6254
    @adamabdulha6254 2 роки тому

    Aamina macaw Hadeysan Kujirin Waxjiro Ma'aha

  • @Samawade25
    @Samawade25 2 роки тому +1

    Qiyaanada iyo correptionka Dowlladda ay kuhayso dadka masaakiinta ah waxay maraysaa in dadka lagu dhibo inay guryahooda kiraystaan

  • @Manka2123
    @Manka2123 2 роки тому

    Muqdisho waa casimadii dalka lakiin in jidadkii la histoire meeli dadku maraayeen ladhisto oo dantii guud la dhisto. Oo magaaladu noqoto isku raran aan nidaam laheeyn oo dadku dhahaan waxaa nahay qaxoodi soo barakacay oomeelkasta dhisanaya waa sax dadkaas in dowladu meeleeyso lakiin doowladu dabar uma hayso gobolkuna ma qaadi karo waxaa iskugu yimid soomaali oo dhan.

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 2 роки тому +1

    Waaaaw dheh

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 2 роки тому

    Thanks 👍👍👍

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 роки тому

    Illahow shacabka Somaliyed u gargaar

  • @aishahassannor4948
    @aishahassannor4948 2 роки тому

    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xasancalimaxamed4216
    @xasancalimaxamed4216 2 роки тому +3

    Dowlada somaliya ad bey u cebeysan tahay allow cebta astur dowladii u liidato ayay noqotay dowlada far majo waxa ugu wacan xaga latalinta ayu iska qalday farmajo

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 роки тому

      Caruur bu meel waliba dowladda u dhiibey iyo kuwo biil kaliya u muuqda on xilna u qalmin, sida cumar filish, taliyaha police ka xamar argagixiso hore qaroole, doqonka HG u weyn qoorqoor iyo lafta gareen

  • @cabdiraxmaanxassan9287
    @cabdiraxmaanxassan9287 2 роки тому

    aabahaa ma waxa uu u ekaaday yaasin feray ar gooyow dhib badanaa

  • @aweismaike8076
    @aweismaike8076 2 роки тому

    $30 khayilaada waaye ee sharciga maahan. Intii dad nuucaan oo kale dagmooyinka iyo dalka joogaan. Sharci iyo Cadaalad. Ma'imaaneeso.

  • @mascuudhassan9423
    @mascuudhassan9423 2 роки тому +1

    Waxa lagawada in aad rasidla aan adan bixinin lacagahada dad xafiska dekmada ushaqeya oo tuugo ah

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn 2 роки тому

    Dhismahaa lotag

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 2 роки тому

    Wallaahi kal iyo laab aan u qolsay 30$ Waan bixinay ku lahaa

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 роки тому

    Kkkkk

  • @abdinasirahmed5837
    @abdinasirahmed5837 2 роки тому

    Guys I want know. Barmasmijkii. Maslax furan ma loojiyay

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 роки тому

    Waxbaa ka jira

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 роки тому

    Dowlada sagxada fadhido faashilka ah dadka hala baarto joogta ama hala qasho

  • @MaloogTv
    @MaloogTv 2 роки тому

    Hhh

  • @kadargure9038
    @kadargure9038 2 роки тому

    Taliyaha sharci ayu dhaqma

  • @hanadwarsame7455
    @hanadwarsame7455 2 роки тому +3

    Viva farmaajo