Khudbad Sanadeedka Dastuuriga ah ee Madaxweynaha Somaliland

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 633

  • @user-np1ys9jd5b
    @user-np1ys9jd5b 4 роки тому +36

    Wallaahi Billaahi daacad baan uqoslay oon uqushuucay jawaabtii lasiiyey Farmaajo awgeed: Doqon baa halkii lagu qatali qoorta soo dhigane. 50:28

  • @jecliyanafteyda5546
    @jecliyanafteyda5546 4 роки тому +15

    guuleyso madaxweyne💚💭❤

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 4 роки тому +64

    Khudbadii muuse biixi hadaad dhagaysaneysey bilow ilaa dhamaad oo aad la dhacdey qaabka raga nimada leh like igu qabo

  • @caso7
    @caso7 4 роки тому +29

    Madax weYne Qarankisa iyO dadkisa Jecel Alle hakU xafido somaliland GuuuuuuL 💪🔥❣

  • @issahassan3849
    @issahassan3849 4 роки тому +49

    Wale somaliland lomabaqo intu muuse xilka hayo! Geesi geesi dhahay

    • @hipaaqphaizal9476
      @hipaaqphaizal9476 4 роки тому +5

      Wlhi waa run looma baqayo somaliland waayo wxaanu haysanaa halayay goob joog ka ahaa wxii wadankan ka dhacy qorina sitay

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 4 роки тому +1

      Issa & Hipaaq wllalayal Illahay xilka haw fududeyo haku asture lakin mala odhan kara burbur badan ba kuyimi shacabki Somalilaand waxa dhacayo kale isnacayb an xadlahan marka malasocotan inay intasiba jirto? mise waxa idin xidhan glasses ki greenka ahaa sxbayal

    • @Bskvka
      @Bskvka 4 роки тому +1

      @@rahmaali2050 Inuu nacayb dhexyaal somaliland wey ogyihiine wey iska indho tirayaan

    • @hipaaqphaizal9476
      @hipaaqphaizal9476 4 роки тому +4

      @@rahmaali2050 wll i dhagayso meel kasta qasab maaha in lays jeclaado muhiimadu waa nabada alx taana waan haysanaa laba qof oo guri kuwada nool ayaan mar kasta is jeclayn oo heshiis ahyn mise waaba umad dhan oo malaayiin ah marna waa lays heshiiyaa marna waa lays laaya taasna micno male muhiimadu waa nabad in lagu wada nool yhy alx waana intaan umada kale dheer nahy dhexayadu waa caadi oo carab iyo labadiisa daan baaba is qaniina kow dhe.lkn waxa farxada inaaan bari iyo galabeed hal mabda lee nhy oo cadowgayaga meel uga soo wada jeedno

    • @khalidaxmed3541
      @khalidaxmed3541 4 роки тому

      Waa ra.yigaaga somaliland muuse hortii bay jirtay dabdiina way jiraysaa intan uu joogay baabay muran gashay

  • @nimcoabdi6298
    @nimcoabdi6298 4 роки тому +5

    Guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand guul soomaalilaand 💬💚❤💬💚❤💬💚❤💬💚❤💬💚❤💬💚❤💬💚❤🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 роки тому +43

    viiva somalilaan hora losoconaya qadad waynta lojojin majo

    • @Mr.Nuradin
      @Mr.Nuradin 4 роки тому +1

      umada waxa ku ciyaaray oo baabiiyay xisbiga qudhmiye ee ay ku jiraan xaaraan kama dhergeyaasha muuse tuug shirqool ka midka yahay. Adeer dadkani hore ayay udiideen dhaqan munaafaq iyo jujuub.

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 роки тому +3

      @@Mr.Nuradin sxb midban kushegaya akhlaq dada ilaasho somalilaan wa isku mid manta maha malin xusbi ee kanecada hayso dhexracin iscadee qadad wayn ayad uegte iscade

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 4 роки тому +8

    Masha allah madaxwayne aad baad nooga farxisay, intii jidhidhicootay like saara

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 4 роки тому +20

    Geesiga dhabta ah. Cadawgaa Ha Jabo.💪💪 💖Guul iyo gobonimo🙏❤️🖤💚👍

  • @fahadegal7884
    @fahadegal7884 4 роки тому +18

    Ilaahay ha ku xafido madaxweyne cimri dheer iyo caafimaad Baan ku rajaynaya

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 роки тому +50

    tariikh isqorta xaqiiqda qorte qalbigi tabcada tisqadi kare tilmaam sada gushi waytimiye mana layqasha midiyo laygu qalandoono hambalyo somalilaan horay soco somalilaan

    • @apdisamedbulshawi7904
      @apdisamedbulshawi7904 4 роки тому +3

      Caqli cafimad Qaba Kugu Jira pro❤❤

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 роки тому +4

      @@apdisamedbulshawi7904 shugran walal qali 1960 dadki dalawga inaga tuuray aya mantana lotag la yahay sxbaw ilaw shiyo dhawa maumulba
      sxb qali shacab waynaha somalilaan melkastay joogal hambalyo ayan lawadagayaa hambalyo somalilaan

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 роки тому +3

      @@apdisamedbulshawi7904 sxb irmanatay mandeeq 4 afarta nasba way horayan wana lahubaye imansada dhulkina nabad & xoroyad kujoogtane dareen igula joog gesibad tahaye aragtida darenkayga dadbadan dawo unoqondoona sxb bulshawiyaw sabadi tugdherban kasosalamay hambalyo somalilaan

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 роки тому +2

      mahad qof igu qaali ah mar walba waan arkaa qoraaladad qiimaha iyo qaayaha badan 💕💕💕

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому

      @@mahadmataankuriya
      SNM-tii maxeey soo kordhisay ?

  • @abdirahiimyousuf9919
    @abdirahiimyousuf9919 4 роки тому +8

    Saab-tv waa television ka ugu horeeya ugu na tabinta fiican wararka iyo warbixinaha caalamigaa awal hore waxey aheeyd number-two se hada waa number-one waayo waa televisionka ugu soo war helida badan oo television nada oo dhami ka copy yeeyaan warbixinaheeda ay tabiso saab-tv television ugu afka dheer television nada somalida waxey inyar u jiraan CNN, BBC,AL-JASIIRA iyo kuwa kale ee caalamigaa allahu-akbar...#

  • @ikranazluubsanismail4894
    @ikranazluubsanismail4894 4 роки тому +16

    Mnsha Allah mudane madaxwayne illahy cimriga iyo caqligaba haku barakeyo kaagama warwarsanin qaranimada Somaliland wanu ognahy in iiman Ka Somalilanimo 💯% Ku joogo

  • @zahrai.mohamed6623
    @zahrai.mohamed6623 4 роки тому +18

    I am proud Alhamdulillah ❤

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 роки тому +2

    Raganimo iyo karti haduu meesha kuhaayo Markuu ADIS jooga laga rabay lkn barasaab❤️madaxweeynihiisa mudane farmaajo dhaliila waa caadi😻idimkuna intaasaad ku seexanaysaan😻😻😻

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 4 роки тому

      😂😂😂😂 hadaad intaa adna ku nafisaso saas u qaado

  • @safajama2191
    @safajama2191 4 роки тому +26

    Mudane madax wyne xamar ha nagu so dayn

  • @cabdinasirofficial1247
    @cabdinasirofficial1247 4 роки тому +24

    Inta qudbada madaxwaynaha kaheshay subscriber ha iisaarto
    *From Borama*

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 4 роки тому +31

    Hadaad tahay reer soomaaliland waanku salaamay ee subcsrebi ii dheh chanelkygan this my thanks brothers hel and like subscreb share comminti

  • @queenlucky3302
    @queenlucky3302 4 роки тому +9

    Taarikhda xusi doonta qudbadan manta uu madexweynuhuu soo jedshy runti waa mid dhaxlgala guuliyo gobanimo somaliland ❤💭💚

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 роки тому +27

    Viva Republic of Somaliland
    Guul iyo gobanimo insha Allah

  • @Teamxofan
    @Teamxofan 4 роки тому +16

    Waa geezi qaran 🙋🏻‍♂️🤴❤️

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed9361 4 роки тому +18

    M.allaaH
    MdaxweYnaH QaRanka
    Somalilnd

  • @sharmarkeyuusuf6599
    @sharmarkeyuusuf6599 4 роки тому +9

    👏👏👏👏Waka waka madaxwaynahaygi HALYEY QARAN DHEH👍 S/LAND GUULYO GOBANIMO✊✊✊✊✊

  • @hudashacnito7269
    @hudashacnito7269 4 роки тому +21

    MadaxweYne Guulayso Cadowga cagta Hoosteeda 💪💪❤
    Viva Somaliland 💋❣💖👏

  • @kaltuunmoh5768
    @kaltuunmoh5768 4 роки тому +6

    Habalyo habalyo madaxwayne waxad tahay nin adag hore u soco

  • @sonkormaxamed1771
    @sonkormaxamed1771 4 роки тому +12

    Masha Allah wdxwye qaranka rabi haindin karameyo dhaman

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 4 роки тому +8

    Mr President of Somaliland u r very correct in all history of somaliland back dated 1960s

  • @munirkh
    @munirkh 4 роки тому +7

    Maanshalaah guuleesta Somaliland neey. Waa horumar fiican. 🏆🏆

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 4 роки тому +11

    Cimrigaaga alle haka dhigo kii barakoopa president waxaad ku naalonysaa wanaagiii aad sii shaqaysaty somaliyana usheeeg inaanay wali boogihii na bogsan ❤🗯💚

  • @SomaliHacker1
    @SomaliHacker1 4 роки тому +18

    nin 20 jirkiisi u huray naftiisa dalka miyaynu 70 jirkiisi uga baqana a dalka go forward mudane madaxweyne

  • @namiin3034
    @namiin3034 4 роки тому +20

    MASHALLAH waaka waaka My President 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @mohamedcali9587
    @mohamedcali9587 4 роки тому +8

    masha allah madaxwayne qaran siwacan ayaaad ula hadashay farmajo

  • @dhemanbooz4177
    @dhemanbooz4177 4 роки тому +1

    Mnsha allah farxad igufilan Madaxweyne muse bixi allow xilkaufududee amiin rafxadaanlasookobikarin igufilan horemarkaaa loogubalnqaday wadnak somalilaand MnshallAh allow nusiyaadi Nabada iyo nimxadaaa amiiiiiino 💋💋💋💋💋💋💜💔💙❤💖💚💟💛💕🌿🌾🌼🌻

  • @ridwaanmaxamed974
    @ridwaanmaxamed974 4 роки тому +8

    Mnsha Allah Somaliland guuuuuuuul

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 роки тому +14

    madax weyne guuleyso
    frome muqdisho🙏

    • @mustafemahamed5706
      @mustafemahamed5706 4 роки тому +1

      ma waxad tahay dadka jaarka nagaga maqan so noqo adoo nabad ah

  • @cabdiqanifaysal4629
    @cabdiqanifaysal4629 4 роки тому +5

    Ayatul AllaH muuse biixi cabdi madax waynahayaga ruuxiga👏👏

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 4 роки тому +24

    *Way talabsatay Somaliland*

  • @somali1615
    @somali1615 4 роки тому +10

    Mudane madaxweyne alle hanoo kaa daayo
    Intaad talada noo haysana cadow soo toyan maayo goobkastuu ka imaado🤩

  • @abdilaahimohamed6048
    @abdilaahimohamed6048 4 роки тому +8

    Guuleyso aabo muse 😒😓❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AO00720
    @AO00720 4 роки тому +5

    Madaxweyne qudbad wanaagsan baad jeedisaye waxay kuhoos martay uun markad abiy ahmed kahadlaysay waayo markas ugumad hadlin sidi madaxweyne qaran intaas iska sax hada laga bilaabo

    • @adnanaliyasin1274
      @adnanaliyasin1274 4 роки тому

      Waa run oradbaan ugu tagay kulahaa
      Hhhhhh ibtaas way hoosmartay

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 4 роки тому +5

    Guulayso mw muuse bixi nin adag oo geesi geesi dhalay Allah ha ku xafido somaliland guul muuse bixi guul

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 4 роки тому

    Alaylehe halafuro xisbiyada qaranka hanadhafaan fadhiidadu

  • @onedollar8306
    @onedollar8306 4 роки тому

    So guud

  • @cawkelegacy7799
    @cawkelegacy7799 4 роки тому +1

    Like ayan siiyey madaxwaynaha waxaana usiiyey ka ogolasha uka aqbalay in uu madaxwaynaha djabouti in uu ka soo qeeb galo waayo waa ninka dalka ukataliyo ku sameeyey shirkii carta ee idhi somali 4.5 malintaasi ayey somali 5kii laga dhigay .5 lagana jaray .5

    • @cawkelegacy7799
      @cawkelegacy7799 4 роки тому

      Xaqa agoonta in ay xukumada dowlada hailaaliso dulminga lagu dhacoyo dulkooda eegtaan oo aad ka qabataan madaxwayne adero ku sheegayaa in aad khudbada sanadka xiga aad ku dartaa dad badan oo agoona ayaa xoolohogii ay ka dhaxleen ama ay xoogsadeen ladhacayaa ee ha la eego dhibatadaa haysata Mansha-Allah dalka waa nimcoobay wax qabadkuna waa alxamdulilaa dhankasta madaxwayne alleh ha ku xafido dabigaaga alleh ha dhaafo khatumadana alleh khayr ha kuugu khatimo asc by;ina cawke weeyi

  • @kassimare8143
    @kassimare8143 4 роки тому +10

    Madaxwenuhu wa siyasi rugcadaya marka waxaan ushegaya xusbiyada macaridka quus idikana halidibadilo rerabadaan ayaa uharadaan xusbiyada 3 xusbii oqabiilkaliya wa laga wanagsanyaheey wa bilahi towfiiq kassim are canada jogaa thanks

    • @amsamatarstudio
      @amsamatarstudio 4 роки тому +2

      kolay in lafura noo dana ucid wadani waanu midaynayna hh

    • @Mr.Nuradin
      @Mr.Nuradin 4 роки тому +1

      @@amsamatarstudio Yaa ka caqli xun! Muuse iyo dabo dhilifkiisaba waala hinjinayaa. Kolba muran jiri iyo meelkale ha isku qaado.

  • @maxamedfaarax9076
    @maxamedfaarax9076 4 роки тому +9

    Cadceed geeska afrika viva jamuuriyada somaliland

  • @mazimziciid5364
    @mazimziciid5364 4 роки тому +5

    Mnsha alleh madaxweynha dhulka brkysan Somaliland allaw noo xafid cadaw ha jabo viva somalind

  • @fdama
    @fdama 4 роки тому

    Badasaabka Somaliland Muuse Biixi waxan ku talin lahaa in uusan carqaladeyn xidiidhka shacabka Gobolka Somaliland iyo Somalia inta kale.

  • @ismailnoor6729
    @ismailnoor6729 4 роки тому +1

    Man sha Allah our president guul

  • @El_kant0
    @El_kant0 4 роки тому

    Gobani adeer illahay hakuxafido

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 4 роки тому +1

    An wada tashano
    Wada tashan mayno
    An ku taliyo
    ii talin maysid
    Adigu ii tali wll
    Ku talin mayo
    Ciitiraaf isii wll
    Kusiin mayo
    Tabtaasan wada ahaneyna
    ill qiyamaha

  • @xamselaadhuu9244
    @xamselaadhuu9244 4 роки тому

    Masha allah guul iyo gobonimo khudbad tariikhi ah

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 4 роки тому +1

    Hada casimada ayaa laidin siinayaa ee rali maku noqoneeysaan wixiitegey tiigsimaad malahan ee hada horay aan usocono waa dhinteen dadkii hore allaha unaxariisto

    • @AO00720
      @AO00720 4 роки тому

      Hawa Luul hhhhh wll hawshu sida uma fuduuda

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano1446 4 роки тому +2

    Wixii runa uun xaaji

  • @ikraamlucky6237
    @ikraamlucky6237 4 роки тому +1

    Mashallah somaliland guul guul

  • @rahimafaysal4051
    @rahimafaysal4051 4 роки тому +4

    Viva somaliland

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 4 роки тому +3

    Masha.allaa.geesi.geesi.dhalay.nacasna.warkiis.looma.baaha.waa.muuse.geesiye..handaraabka.dalka.inooga.fura.carab.waa.qaline.dalkeena.cadawbadan.baa.inala.degene.ilaashada.gaar.ahaan.?????????

  • @faizahargeisa1311
    @faizahargeisa1311 4 роки тому +11

    Viva Republic of somaliland and Viva Mr president muse biix guul iyo gobanimo ♥️

  • @hasanhusein5097
    @hasanhusein5097 4 роки тому +9

    Mudane madaxweyne, biyo soo saarka magaalooyinka oo keliya in lagu koobo waxaa ka muhiimsan xaga degaanka miyiga in laga sameeyo riigag biyood oo lagu beerto si loo helo wax soorkii beeraha.

  • @kadarhassan9360
    @kadarhassan9360 4 роки тому

    Warku wa cadyahay madaxwayne muse bixi qaranimada halka aad ka tagantahy wa halka shacabkaagu ka taganyahy guul ayan ku rajeynaya geesi qaran 💪

  • @hassanmedia8810
    @hassanmedia8810 4 роки тому

    Mnsha allah

  • @zakixasan4499
    @zakixasan4499 4 роки тому

    🙋‍♂️

  • @abdinasirmb8730
    @abdinasirmb8730 4 роки тому +6

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @roodasalebancali2718
    @roodasalebancali2718 4 роки тому

    Mansha allhe guul guul

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 4 роки тому

    Somalia wanaag ii ma hayso ana uma hayo

  • @asaldhaladhargeisaawiyad2632
    @asaldhaladhargeisaawiyad2632 4 роки тому +5

    Dhiiga iyo dhuuxa somaliland anagaa u shubna reer qdw Abti taaha iska daaya

  • @zuwaaraahmed6059
    @zuwaaraahmed6059 4 роки тому +11

    Madaxweyne guulayso 💪💪💪💪

  • @farxaancabdi3600
    @farxaancabdi3600 4 роки тому +4

    Maash allh madaxwayne allh hagu xafido

  • @mustafeahmed2263
    @mustafeahmed2263 4 роки тому +6

    Guul mudane maxwayne waad buufisay xaarmaajo usgag xun iyo nacabkii reer somaliland, Viva the Republic of Somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulrahmanmilford5472
    @abdulrahmanmilford5472 4 роки тому +2

    Eedana wxa iska leh dadkii dad aan talin jirin tallo u dhiibtey

  • @mustapheabdi7171
    @mustapheabdi7171 4 роки тому

    M. Shalah m. Shallah alaylahe nin igadheh

  • @jaamacxuseen8056
    @jaamacxuseen8056 4 роки тому

    Mshaa Allah guul iyo nabad taama

  • @abdirashidibrahiimabdi9314
    @abdirashidibrahiimabdi9314 4 роки тому +7

    Guul iyo gobanimo Jahmuriyada somaliland

  • @falanqayntaciyaaraha3843
    @falanqayntaciyaaraha3843 4 роки тому

    Mansha allh madaxweyne muuse biixi alle cimriga iyo caqliga haw daayo waa madaxweyne aanu jecelnaha soomaaliland waa dhulkeygi hooye alle guusha ha gaadhsiiyo iyo hayaanka dheer iyo hiigsiga

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 4 роки тому +19

    KALA QUUSANAYE,AAN KALA QOOMAMO LA,AANO?.QADAADWAYN MA WAX BAY FAHMI.

  • @moeabdi9
    @moeabdi9 4 роки тому

    Salute Salute

  • @ismailmo4622
    @ismailmo4622 4 роки тому +7

    Noolow madaxweyne geesinimadu waa waxaanu kuu dooranaye

  • @iidahmed2097
    @iidahmed2097 4 роки тому +4

    Masha allh.muudane.madxwayne.waxan.kuduranay.dufaca.dalka.inat.natedhahto.mahan.xarmajan.hargaysa.imanaya

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 4 роки тому +10

    Fariintii baryahan
    Faysbuuga iyo
    Yuutuubka falan
    Lagu faafiyee
    Ee la yidhi faduul
    Farmaajaa imani
    Waakaa fashiley
    Muuse faafiyee
    Farmaajoow adeer
    Farahaaga nuug

  • @ahmedzikin8218
    @ahmedzikin8218 4 роки тому +5

    Mnzha allaah soomaliland guul horaa loo zoconaya

  • @jaamaccabdi2187
    @jaamaccabdi2187 4 роки тому

    Waa muuse

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 4 роки тому +6

    Imisaan kula taliyay xisbiga waddani inu la shaqeeyo komishankii dorashada ee hore si ay doorasho u dhacdo, hadii kale xisbiyada aya la furi doona.
    Maanta waxan leeyahay by bye waddani iyo ucidaw.

    • @qabiilnindiidooqarandifaac544
      @qabiilnindiidooqarandifaac544 4 роки тому +1

      KKKKKK KKKKKK KKKKKK

    • @Mr.Nuradin
      @Mr.Nuradin 4 роки тому +1

      Sidisididaada mooyee dhul udhacaaga hubso. Hal xisbi bay isku noqonayaane ma ilkahaad ku reebi? Waana ka 1aad ee soo baxaya ee miyaad qarxi markaa.

  • @mahadbarkhad2929
    @mahadbarkhad2929 4 роки тому +1

    Soomaliland ha noolto waxan Ku faana waa wadankayga

  • @baddacas1601
    @baddacas1601 4 роки тому +1

    Geesi Geesi dhalay Madaxweyne dhab ah

  • @Mohamed_Vlogs7
    @Mohamed_Vlogs7 4 роки тому +5

    Muse magca ha jirO mdaxweyne

  • @horaloosoconaya6749
    @horaloosoconaya6749 4 роки тому

    Guul iyo gobonimo somaliland Muuse biixi thanks

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 4 роки тому +1

    Waxaad ka qadaan xumaha iyo talada salebaan gaal waxba cid ha ka sinin

  • @cabdicasiissaleebaan1117
    @cabdicasiissaleebaan1117 4 роки тому +2

    waar maanta oo kale aynu dhoobada aynu dhoobdhoobnay ka ilashano biyaha oo hareeraha qabano walaylal haday qaloocsanto waa la toosin kara mar danbe lakin hadii biyuhu waad an masoo reebi karno ee garabaha aynu qabano viva madaxwanye

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 4 роки тому

    arimaa debeda sax weeye Africa in laga bilaabo

  • @abuubakarabiib5408
    @abuubakarabiib5408 4 роки тому

    masha allha maanta ayaa lagu hayaa adigoo hadal madaxwayne ku hadlay nolow maanta muse whi markaad tidhi mahamed abdulahi farmajo raligalinta waan qaadanay waa hadal maskax saliima

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 4 роки тому +7

    Madaxweyne muuse nin adag

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 4 роки тому

    Ilaahow gabadh reer shiikh isxaaq bin axmed ah isii muuse oo kale ha ii dhashee

    • @ahmedmohamedabdi1697
      @ahmedmohamedabdi1697 4 роки тому

      Qadaadwayney hadaad xasid nimadan ku sii socotaan isma gayno ayaa soo socota waa idin takoori kkkkk

    • @ugaasraage4178
      @ugaasraage4178 4 роки тому

      @@ahmedmohamedabdi1697 war dee anigu reer jigjiga baan ahay kkkk lkn ogow naagi ma taqaano qadaad wayn iyo qadaad yar ninkii qanciya uun ayey raacdaa ee seedigaa ha isku dirin walaashaa iskum hubtide kkkk waa kaftan

  • @osmanmashaallahjama2853
    @osmanmashaallahjama2853 4 роки тому +10

    Guul Somaliland in sha Allah Geedigu wa dheeryahey Cadowgu na wuu fashilmey ee Hore ha loo socdo

  • @jaamaccabdi2187
    @jaamaccabdi2187 4 роки тому +1

    Muuse hadhoco

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 4 роки тому

    Maanshaa allaah aloow na midee adeer dadka soomaaliya oo dhan ayaa matashaa oo lagu waydiinayaa aakhara ee dalka meesha uga kac oo soo noolee soomaaliya aloow kuu rududee.

  • @daahirxuseen8702
    @daahirxuseen8702 4 роки тому

    Esh calaa madaxwayne guul guul

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 4 роки тому

    madaxwayne xisbiyada lafuraya garsoor iyo koomiishan ayay ubaahanyiin e garsoorka koomiishanka waxwalba kahoreeya waar yaadhaheen

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 4 роки тому +5

    Mudane Madaxweyne Muuse biixi

  • @jaamacxuseen8056
    @jaamacxuseen8056 4 роки тому

    Md weyne guulaso waligaa

  • @cabdikarinmaxamedadencaawa6171
    @cabdikarinmaxamedadencaawa6171 4 роки тому +7

    Madax weynaha qaranka zland mudane muoze BiiXi apdi Cadowgaa u NoLow mudane Ha iNugu Soo DaYn farmajo mudane madax weyne ku dayasho mudan alle caafimaad cimri dhaaraar Ha ku SiiYo mudane madaxweyne GuuuuLaaaYso GuuuLaaaaYso mar walPaaaaa