Ruwayadan waxa ku soo xasuusTay😑 Wiil aan isjecLeyn Oo xiriir fcn naga dHaxeyey Baa GbR aan zhP aheyn itiri ibar wa baraY Kadib ayaamo kadib by igu tiri duma Lambarkiisa ii zheeg ana madama ay aheyd zhpTay waa Uqoray Kadib by Lasameysatay xiriir hoosaad isagana Uu ka yeelay UGu danbeyntii waa Ogaaday heeer aan macaa zhptay xiriirka aan Ujaray waxayba isla socdeyn hal Usbuuc wayna isfahmi wayeen Anigi buu rabay in wuu wax iga dhaadhiciyo balse waa ka diiday🤫 Gabartaan hada nin aan jecleyn by isku howlin qof aan ku rabin ha isku howlin macala zhpta baa isku dhaceysaan🤔
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asaxabta Somali media wanidinsalamey
Mnsha allah waa riwayad ad u mcn so we wait part 2 somal media keep going
part 2 is already there go watch pls thanks for ur full support
Asc
Hee
Masha allah waidinka qadnay nastexo iyo iqro iyo sanka
Inta gawadha kale Ka naxde sida lola dhaqmayo oo uu beer jilceen like dhac igu Siya😰
Hrwtewgyf
Indho adeeg balaayo feero weyn 😂😂😂😂😂😂😂😂😝😝😝😝😝😝 kaftanleee
masha Allah nastexo iladeg weydhamesay hore usoco abay0
Mansha allaah nestexo quruxay caadi ma tihid waad ka baxsatay habo
Wlhi sheekadan oo akle aniga ayey i qabsatay qabyta danbe oo shaqada bas ayaan ku kala duwanahay
Waaaw waxa kale iqra ayaa Ku leh iwac meyey tahay shekada
Naag nin shukaansanaysa yaab aduun
liibaan xareed cabdi
Cabitaana u diyaari kulahaa kal iyo laab aad iiga qosolsiissay wax walan 😀
asc asxbta somal media masha allah ruyaawad shidan 💚💜❤💔💙💜💘👈
Adc
Urwyduewdt😍😍
Ma😍☺️😘☺️😯😗😙😚😍☺️😳🌝😲
@@hmz3035 ashaa
@@hmz3035 😍🤩😛😝🤩😍☺️😘😘😚🙂
Subxanallah
Ilahow naag taajir ah ay ijeclaanin......sxp Iqra ayaa kulehe hakaharin
Nasteexo aqliley gabadha maskinta ayey iska hor marine iyada in LA daremo MA rabto 😀😀😀
Al faanta dhalad waan uxiisay. Maxaa kasocabay soqbacad
Very nice
Welecome
Sanka ayantan sanka wakigisa San uradinahay lee ruwayada wey idhaftay markale ayaan dawsho ugu noqday kwrn😂😂 nastexo ninka inlo shukamiyee rabtaa iqrooy kala wareeg ninka adigaa horbartayee 😍 quruxley qeys iqro kuqabso✌️
Maxb
❤❤❤❤❤
Mashlh nastexo jila romantic ahh
Nuur hared best actor
iqro bbe quruxsan horay usoco xbbti
Banaadir vision, wan ini taageera, guul gaara, wlalayaal.
Wiilka ii wac indho adeeg dhumasho ku shukanso kala wareeg ha waalateee
Hhhhh wey dacdaa
Siiseeormoo
Saeeii
R
Waaa lateee
Waaw nastexo waan uxiisnay
Anaa ugu horeyo
Wll mcn subscribe iisaar
nasterxo timi gabdho loo xiisey sheekada sookle shukansi hortii ha inicin baa la dhahaa hormar wangsn baa idin leeyahay
Tesfy
Iqra wa gibar wanagsan Masha Allah
Hore wusocda
Mashlh nasteexo qurux noso laabatay💖💖😚😘
Mashalah iqraa kuleh halke lagahelaa
Horay usoco eragas dadka qalad ayey ka fahmen
Inantaydi baa soo noqotay kal iyo laab wll😍
Iqro maskiinteena aan aan jecelnahay ii nooloow weligaa
Alabtan balbalarka u ek ilahi igama dhigo shaqalahaga hhhhhh lkn uma xumid nag boss ah kep going
Ani maa nin wacda. Indha adeeg
Wrtn wa xeda waa xad dhaf gabdha dharka madow waa dacad wllhi naa nagta weyna ninka ka dalqadin ii manka Alla ka qadye🤣
Iladkidaa nastexo gacanaa kuu taagay
Casandra
Ruwayadan waxa ku soo xasuusTay😑
Wiil aan isjecLeyn Oo xiriir fcn naga dHaxeyey Baa GbR aan zhP aheyn itiri ibar wa baraY Kadib ayaamo kadib by igu tiri duma Lambarkiisa ii zheeg ana madama ay aheyd zhpTay waa Uqoray
Kadib by Lasameysatay xiriir hoosaad isagana Uu ka yeelay
UGu danbeyntii waa Ogaaday heeer aan macaa zhptay xiriirka aan Ujaray waxayba isla socdeyn hal Usbuuc wayna isfahmi wayeen
Anigi buu rabay in wuu wax iga dhaadhiciyo balse waa ka diiday🤫
Gabartaan hada nin aan jecleyn by isku howlin qof aan ku rabin ha isku howlin macala zhpta baa isku dhaceysaan🤔
Yaaaaw
Wll waaba madowatay aroos miyaa gashay
😍
Asc somali media : supporter from sweden iqra meel aan kala xiriiro halaygu caawiyo
Aney iledahay nin wac wad ogtahay in dadka hosteyda ka dulane maxey ka wada 😁😁
Qatar
Nasteeexo😍
Ninka ii wac
Mashallah wa qosol
Iqra wan ka heli😍🙋
Balbalarka caadi mahan
Ninka markii lawaco Iska imanayo mxa waaye mse asaga Janis kad ah
Hhhhhh one chance one goal ladahey
Qebta 2 soo dadajiya yqe
allow Adan iga jajabiin qaali dumar
Naagata meel xun ayay kaga jirta
Haa
Kow kow Nastexa Sonoqotey mi Siz big miz❣
Somali arag dhaqan xumo arag
Najuu bbe wlhi sido kle wakula darensanahay taas we na wada qabatay ilahey le meel fican cagto hano dhigo cdeey
Allow amuuraha sahal 🙏
Alpho plz subscribe ii saar adiko mahad San
@@maankaboy4671 wanku saray subscribe ta wll guul wcn
@@nasteexamaxamed5327
Mahad sanid abayo mcnto 💋
Anayba iga xishoodsiiyeen maxaa waaye. Dadkan waawayn ee is boojaynaya
Masha allah
Nastexo wll waa ku xisay quruxey
Abaayo allaha kucaateyo
Wey shidantahey In ley so raadiyo mahe wax ma raadiyo mey tiri😂😂
loool ma qosli kari ee iga daa. Naag nool iga dheh
Wooow nasteexo ayad noso celiseen
wlhi wiilkaan waa iska jeclahay see ku helaa
Iyaaa abayo ha isku jajabin
Wale gabartas ju kumaqan
walacdaa oowalukuqarabdaa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣kal iyo laab baan uqoslay sheekDa caawa igu horaysa
Iwac kulahaaaaaaaaaaa Indha adeeyg
Baabuurka bilaawkga lama wado😂😂 lakiin 👌👍👏👏👏
Gabadhan jug baa ku maqan wale hhhh
Tan saan ufuucsan saan mey Nairobi kujogtaa kkkk
Hhhhhh ar maxaad karabta gabadha
Hhhh amina dhaaaf gabadha
Ar nasteexo xaa ku kibara ii wac kulaha hhhh dad aan uxiisay jiliinkooda horay usocda
Gabdhan maskinsana maxakalo i qabata kute ma nimanka ine u shukamise rabta caadi matihid😆
Indho saga caadi ma ahan
ar wilkan i raadiya wuuuuuuuw qays
Sodha waw nastexo nalki🙋♀️
wow shidan yahy
Partigana igu horeysoh i.a kuwa klana walasocona
Iqra iraaadiya yarta raadiya
Shukri masla
ugaa
Vidoe iyo hdlka isma laha yaa ila arkey hdlka wa is dhaf dhaaf
Yariisay Qurux leey ayaad tahay wlhi maskiin
You guys your films are short!
Maashaallah abaayo
Marsha aallah abyo
xaga sojiidashada rag iyo dumar waxa kagafiican niinka raga. dumarka kuma quruxbadna inay nin kudhahdo wan kaahelay iyo wax lamid ah marka laga eegayo dhinaca xishiidka
Hawshan any hadda i haysata mxa xal ah
MTU wa MKU
Hooyobaali
Sanka manta qurux aathy kuu xisay
Amraz Isse walaley sanka manoqeybsamaa 🙈
Noma qeebsamo ee jiro
Palpalarka inde filim
Isgagaad badanaah 🥳
Hariftan buran wankaqayliyay
Kadaa hskawaaline
Gawadey sharafta kaqadey sharafta Ala kaqad mahishoto
Hhhhh naag buuran badhaadhe jeclaa
Add more
Allow alle
waxay soo wado iyo wabiga yaa weyn gabadhaaas
. I
Hhhhh ruwayada waqatar
Meine Tochter immer bei mir von Somalia und Afrika
Thio Philippe Abou Thio Abou leilo Thio
Was meinst du denn , ist deine Tochter aus Somalia ?
Africa ist somali nitcht somalia ist africa aber
🌹🥀💔😍
Nistexo😂
Na nagta inda adka iyaàa wiligey ma arkin nag deheso iwac wilki Bal ayada mey wacato Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😷💥🤦
Walashey waniska kaftamaya iga rali noqo mcnto
Walhi naag nin aan ogayn dooneysa waa dhib