CHALLENGE QOSOL BADAN - BAASTO IYO QARO !!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • CHALLENGE QOSOL BADAN - BAASTO IYO QARO !!

КОМЕНТАРІ • 407

  • @janaayoibnucaydiid7560
    @janaayoibnucaydiid7560 5 років тому +203

    #Dhaqanka iyi Anzhaxa diinteena macaan aan ilaalaino Nabiga scw siduu cuntada u cuni jiray Aan u cuno
    Sidan ma wacna wllaahi
    Akhlaaq xumo weeye
    Habalaha somaliyed inay Rag wax ku ag cunaan laguma yaqaan

    • @mohasnake6095
      @mohasnake6095 5 років тому +2

      Jeekey xashiish uu caba ilahey mka cabsado

    • @Itsnajaxey
      @Itsnajaxey 5 років тому +2

      salmaan sax waye wlhi wll.😘

    • @bishaarobilqer6496
      @bishaarobilqer6496 5 років тому +3

      Waaa sax waa ineee xishotaa

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 років тому

      @@nimcomohamed5451 byo Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 років тому

      @@mohasnake6095 zhp Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

  • @ismageyno3153
    @ismageyno3153 5 років тому +68

    Naagta buuran si ayeey gabarta kale ula ficiltame inta ila aragtay like issara

  • @ismageyno3153
    @ismageyno3153 5 років тому +53

    Naagta dhuban ayaa dumarnimo ka muuqato inta ila fahantay

    • @meyzaabdikadir8865
      @meyzaabdikadir8865 5 років тому +2

      Ha wlh naagta cayilan nin cml ucunysa yhu bdar la.an mdhcdy😂😂

    • @sahrahasan9901
      @sahrahasan9901 4 роки тому +1

      Habated ayaa ufuran hhhhhh

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 3 роки тому

      Nin maxaa ladhahaa nin muxuu idin dheeryahey naa aniga walahi cunto ma.cuno oo omateed malihi lkn waligey sida naagaha wax uma cunin laygumana sobarbaarin sida naagaha inaan ucunto cunto .mana kala.laha nin iyo naag ee somaalida ayaa gabdha dhunta haysa

  • @mohamedomar579
    @mohamedomar579 5 років тому +17

    أعوذ بالله من الشيطان رجيم وقل للمؤمناتيغضون من ابصارهن ويحفظن فروجهن ولايبدين زينتهن إلا ماظهر منها @إلا ءا خر ءايه

    • @faizasaleh7931
      @faizasaleh7931 5 років тому +1

      mohamed omar 😯😯😯😯 😢

    • @IqroAbduweli
      @IqroAbduweli 2 місяці тому

      إنهما زوجتيه، لكن من العار أن يعرضوهما أمام المجتمع

  • @walalshafiano3290
    @walalshafiano3290 5 років тому +42

    macalin jeekey saad wax ucuneyso inaad ucashi ayaa fiicanan laheed

  • @guulside4765
    @guulside4765 5 років тому +17

    Mida castada in ay romantic thy inta ila aragtay plz like

  • @mohamedomar579
    @mohamedomar579 5 років тому +6

    jeekey allaah kabaq maalin ayaa nasugoyso maalintaan ka ku leelbadan ka dhib badan ee illaali diinteena sharafta badan gabdhow rabigiina ka xishooda

  • @qaalimohamed4292
    @qaalimohamed4292 5 років тому +23

    kampala ayaan idinka soo salamay 🍉🍌🍝😂😂 allaha idiin daaweyo Bisinka ku bilaaba

  • @MohamedAmin-ey2hr
    @MohamedAmin-ey2hr 5 років тому +24

    Baasto bdn sida loo cuno maqaan bay tiri
    Jekeye kulahaa waana cunoysa mana taqaanid mohoo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mugdishokebal7183
    @mugdishokebal7183 5 років тому +9

    wale Baasto wey ku gacan gashay meshan keep going yaqeey allaha idin daweeyo cafimad ku cunna rer shekoyar Official hormar wcn idin rajena ❤❤

  • @sacdiyasaid8358
    @sacdiyasaid8358 5 років тому +18

    Ninkaga ha lagula qaybsado xanun waye wlhi😢🙄

  • @abdirahmanashkamohamed8221
    @abdirahmanashkamohamed8221 5 років тому +4

    Jeekey markuu wax cunaayo wuu ku maceynaa macalin jeekey no so badi videoyada cuntada🍝🍝

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 5 років тому +4

    Jeekey Waad Iga qoslisay wlhi Caawa 🤣
    Hormar Wcn Ustaad

  • @umuusaama3110
    @umuusaama3110 5 років тому +7

    saaan diinta kuma jirto Allah idin hanuuniyo

  • @Autumnsneeze
    @Autumnsneeze 5 років тому +2

    jeekeey xaaska kale isasoo astur dheh tan xijaaban mashaAllah qurux Alle ayaa siiyay

  • @abukarsheikofficial1746
    @abukarsheikofficial1746 5 років тому +2

    Hhhh
    Waa baashaaloosiinee
    FADLAN BOOQDA
    #Abukar_Sheik_Official
    SI" AAD UGA FAA"IDAAN
    BARNAAMIJO DIINI & MAAD INTABA

  • @faizasaleh7931
    @faizasaleh7931 5 років тому +6

    jekeey iyo binti Bella filim ino wax ka dhaxeeyo ayan daremaya inta ila Arag tay 😄😂

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 5 років тому +2

    Taan cayiilaan quruxley waye Masha Allah

  • @kingAjmedia
    @kingAjmedia 5 років тому +25

    Asc macalin jeekey wanku salame salan kadib macalin waxan raba channel kan inad ii kla kiciso oo share na iidhahdo

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 5 років тому +7

    Jekey fiirsady mana qoslin🤣🤣🤣🤣 been dheh wlh manooli wn fuuuray😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @shucebinhotube2625
      @shucebinhotube2625 5 років тому

      Bbe toutbe ma ka Iska zhukansanaa

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 років тому +1

      @@shucebinhotube2625 zhp Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

  • @deeqanuura5514
    @deeqanuura5514 5 років тому

    Basto suud lo so jashanayo jeykey ka hor ma arag inta ey ku cusub thy like

  • @maslaofficial9878
    @maslaofficial9878 5 років тому +12

    jeekey laqoosidaa hoosma ka duleeshaa fuul majiro miyaa😄

  • @hafsasaid9407
    @hafsasaid9407 5 років тому +5

    I miss cunada leesla cunaYa aniga adoow cunta rabin xitaa waa cunee

  • @SomCooking
    @SomCooking 5 років тому +4

    Maasha Allah 😳😳😳

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 5 років тому +8

    Mid caato mid baruura layira. Caato lur ma iigu hayse lkn baruur ilaab kiciseen. Hadii calaf leyahaye😂😂😂😂😂👍👍🌹🌹🌹💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾jekey

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 5 років тому +7

    Walee xishodki walaga tagay aniga hal qof oo xafata imado ayaba aktiisa wax ku ag cuni karin meshana adunka dhan aa laga firsanoya Walee nago xishonayo majogan allha naso hanuniyo dhamntenba mita kale cuntadan aa xasid nimada u cunesan masakinta bahan xasuusto oo wax siiya 🖐️

  • @ayaanbashir4350
    @ayaanbashir4350 5 років тому +7

    Run miyaa Miyuu islaqaba labada gabdhood omg waa isku faraxsanyahiin

  • @abdisamadsamow5748
    @abdisamadsamow5748 5 років тому +6

    Jekey manta waakusoowacy sxb naagaa igaqabatay waxaa liidhahy jekey tacbaan waaye 😭😭😭😭 seewax kuugaareen abwe lkn

  • @dhudimaxamad4414
    @dhudimaxamad4414 5 років тому +4

    Macalin jeke waxan ahay
    Faniskaga ilaa ruwaayadahaa ila hada kawaran

  • @SomCooking
    @SomCooking 5 років тому +6

    🤣🤣🤣biyo mala cabaayo idana wa cabee hhh

  • @se18rockstar11
    @se18rockstar11 5 років тому +6

    Macaani macaani. Wallahi waa buuxaa. Hhh. Macalin jekeey Tageere buuxa kuu ahay

  • @honabdifatahtiini9846
    @honabdifatahtiini9846 5 років тому +13

    Inti cod koda ku heysato like isar

  • @siftiheartish7840
    @siftiheartish7840 5 років тому +2

    Taan buraan calol jawan waayo 😂😂😂😂🤣🤣😂😂mabo dhargysoo 😂🤣🤣😂😂

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 5 років тому +2

    Jeekay kulahaa calooshey inuu ku bermo rabaa 😂😂🤣🤣🤣

  • @abdiasissuddi2990
    @abdiasissuddi2990 2 роки тому

    Nin Ka Nasiib Badan Maleh Abootda Aa Kuu Soo Duceesay..😂

  • @fadmafilisofficial4631
    @fadmafilisofficial4631 5 років тому +8

    Ar beeskadha jeekey wo dilacme 😂😂😂😂

  • @batunali1244
    @batunali1244 4 роки тому +2

    Jeekey inte kunolayen aa 😂😂😂😂😁😁😁😁

  • @hiboabdullahiomar8590
    @hiboabdullahiomar8590 5 років тому +3

    asc jekey Cato walashaa kula dhalatay miyaa aadey kuugu egtahay

  • @ifrahmohamedabdulle3018
    @ifrahmohamedabdulle3018 5 років тому +7

    Binti beelo
    Wax safiican uma cunoysoh
    Gacan maskiin

  • @hassanabdullahi6257
    @hassanabdullahi6257 5 років тому +3

    Jekey papa legend 😍🙌🙏

  • @shacirmohassan776
    @shacirmohassan776 5 років тому +4

    Inanta buuran wlhi fanny weeye wayna qurxan tahay macalin jeekey Keep Going

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 роки тому

    Tan buuran baastada ayada aa isku ogaatay Masha Allah

  • @mohamedhassan1470
    @mohamedhassan1470 5 років тому +6

    jeekeey iyo labadiisa jiil jiil😂😂😂😂

  • @faisofiskafaiso3074
    @faisofiskafaiso3074 5 років тому +4

    Masha allah allaha idin daweeyo cafimad ku cun na lkn jeekey qoska iga dhameyay cawo😂😂

  • @suadahmed8063
    @suadahmed8063 5 років тому

    Yaa ii sheego karo Jeekeey gabdhahaan agfadhiyo maxey isku yihiin ?

  • @cabaas1cabaas162
    @cabaas1cabaas162 5 років тому +2

    McLean jokey aadbaad ugabaxsaty shekadada lkn ilama ahan bastada ineydhmeyeen ee melkale ayaa lagu xaliyey maclin jekey alaha kudhoro

  • @maryanibrahimcabdi876
    @maryanibrahimcabdi876 5 років тому +8

    Macalin jeekey tartiib heee 😂 se cml heee

  • @mushtaaqahmed1789
    @mushtaaqahmed1789 5 років тому +4

    Naago waaweyn iyo nin wayn oon xishooneyn batihin naga xishooda oo ilaahey ka xishooda

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 роки тому

    Waaaaaaaw qare aad oo u culus yahay midda buuran waa nadifisay everything

  • @madaxsareofficial9520
    @madaxsareofficial9520 5 років тому +14

    gabadha caatada ah maskin waayo wax fiican macunin

    • @ladanofficial
      @ladanofficial 5 років тому

      00000 00000 iku CAWI walal SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA OK thanks

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 років тому

      000000000 iso boqo walal

    • @shamasohussien4138
      @shamasohussien4138 5 років тому +1

      Wey xishone wlhi e nagaha catada wax ka cunid badan ma jiro

    • @aliimoha9439
      @aliimoha9439 4 роки тому

      Tan kle maseeraa cunsiinooyo

  • @misshamdi1801
    @misshamdi1801 5 років тому +1

    Iyaaa jeykey baasto in laguubaxsho waaye magacaas ayaa kubaxshay ani 😜😜😜

  • @baabaabaa910
    @baabaabaa910 5 років тому +4

    Hhh jeekey kulaha sikis baag iyo uus baag xabada waa iska ridooyaa hhhhhhh

  • @xamaraawiboy3144
    @xamaraawiboy3144 5 років тому +10

    Wllaahi waaa buxaaa 😅😅😅😅😅mclin jkey waan ka qadnay dhamaan ha ila dhaafin subscribe plz plz ilaah darTiis ifkaa

  • @shukrimohaa5823
    @shukrimohaa5823 5 років тому +10

    digsi baasto somalia igu dambeesay wlh waa uxiisay raashinkeena

    • @ladanofficial
      @ladanofficial 5 років тому

      Shugri Mohaa abayo iku CAWI SUBSCRIBE wa CODSI INTASNA OK thanks

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 років тому

      Shukri mohaa iso boqo walal macn

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 років тому

      @@ladanofficial walal macaan iso boqo

    • @suusuuofficial2926
      @suusuuofficial2926 5 років тому

      @@ladanofficial Anna igu caawi waa kuu saare

    • @ladanofficial
      @ladanofficial 5 років тому

      @@suusuuofficial2926 wan ku saray walal so firi

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 4 роки тому +2

    Niyoow adiga labada naagood dhexdeeda kabax niyoow diin laanta ayaan kigu nacay wllhi وما الحياة الدنيا الا متاع الغرور

  • @ilyasabdi2781
    @ilyasabdi2781 5 років тому +4

    Niyew jeekey sidaan wax maa uu cuna hadana cataysanaa lkn iska dhaf saarirta ayaa cataysay jeekeyew taana waa kaftaan taagereee wayn aan ku ahay from #dire dawa #ethiopian

  • @jihanmohammad8465
    @jihanmohammad8465 5 років тому +2

    Mansh allh ale hanidhafo walahi qosol igu dishen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farxsaneeyfaceedkaroon8310
    @farxsaneeyfaceedkaroon8310 5 років тому +1

    Naagtan xijabka wadato midka kale mexey u fiiresa mise ana u maleyo reer cunayo cali musa la iskugu keenay adunyo gadoon cuno in lagu hor cuno dadka hortisa illahow ceebtena astur

  • @omarchina7407
    @omarchina7407 3 роки тому

    Muna waan ku jaclahy cudkaga ka helay ee nabarkaaga iiga soo qor commenyska hday mcquul thy waan is fhmi doonaa

  • @cjcarabofficial7984
    @cjcarabofficial7984 5 років тому +2

    Fadlan iisaara subscribe dadkeyga codsi waaye

  • @inamaxamedtajir8983
    @inamaxamedtajir8983 5 років тому +1

    Kali aniga waxba ma fahmiin labda gabdhod jekey asga maa qabo ishega

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 5 років тому +2

    😂😂😂😂😂😂 Jeekey legend waan kugu faanaa maalimu

    • @musxafcishqi4156
      @musxafcishqi4156 5 років тому +1

      Binti beela gacmaha qasqaska maka hilmaamtey wajiga cad gacmaha madoow🤣🤣🤣

  • @farahhaybe2092
    @farahhaybe2092 3 роки тому

    war cotkaan filimantan ku maqlay 😂 wlhi ma kan baaa yaaa😄😃😃😍😘

  • @xirsixashi7913
    @xirsixashi7913 5 років тому +2

    Macalin jekey makarofanka igu dishay

  • @amaanilifestyle704
    @amaanilifestyle704 5 років тому +3

    Jeekey short out iisamey please

  • @Updulkerim
    @Updulkerim 5 років тому +4

    Masha Allah hormar wacan

  • @fadmafilisofficial4631
    @fadmafilisofficial4631 5 років тому +6

    Lkn wadka baxsaten qaabka aad uso bandhig teen keep going shekoyar Official guul wcn kurajena insha allah

  • @BalanbalisStudioPato
    @BalanbalisStudioPato 5 років тому +3

    Qosolka aduunka

  • @najiibmohamed6126
    @najiibmohamed6126 5 років тому +2

    Jecel miya mise is til waye kulaha
    Adiga labo nagod oo kala masayrsan maxa dhexdoda maxa kugaliyey

  • @wadanitiktokofficial5253
    @wadanitiktokofficial5253 5 років тому

    Macalimoow jekey heesta Tujhe dekha toh yeh janaa sanam fasirkeeda ee kujurto filmka dilwale dulhaniye lejayenge ISO fasir mahadsanid

  • @shidanyarta2164
    @shidanyarta2164 5 років тому

    Naaguhu xishood la,aantii cirwayni ayay ku darsadeen
    Zubxanalah

  • @laylsacad3151
    @laylsacad3151 3 роки тому

    Walee mida buuran waynafaqaysatay yaa igu raacsan🤣🤣🤣🤣

  • @abdifitahibrahim9035
    @abdifitahibrahim9035 5 років тому +1

    Ineee ukoraan ooo sariirta kudaba ragadiyoo rabaaa m jekey rag dheh

  • @biixiyare141
    @biixiyare141 4 роки тому

    Macalin jakay sxp waxan ku ahay tagaraha wayn oo ku xiran bejkada pro salan quruhbadan iga garsii binti bela

  • @mkaarkaofficial904
    @mkaarkaofficial904 5 років тому +3

    Baastada maxaa noogu daldashi😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @fartuunsaid1141
    @fartuunsaid1141 5 років тому +1

    Laba doqmood iyo nin waalan

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 5 років тому +3

    Tartiib Yaa idin soo bursanooyo bismillaah

  • @werdoleylo8813
    @werdoleylo8813 5 років тому +8

    Kkkkk maa sha allah

  • @bossbosaso9733
    @bossbosaso9733 5 років тому

    Kkkkkkkkkkkk jeekey marki horaba wuu booba yayy marki afka loo galin lahaana macanee buu Ku washy zxp xaaskaga ilaahy ha kudaayo

  • @ogifubi7042
    @ogifubi7042 5 років тому +6

    Jekey sxb rashka hadi laqabi wan kahele ibar sxb runtii gur call ayan karaba

  • @Daudii
    @Daudii 5 років тому +6

    Hhhh macalin jeekey labadaan adaa qaba miyaa

  • @ibtiziimibtiziim5819
    @ibtiziimibtiziim5819 4 роки тому

    Masha allah gawadha gabsarka wadato xishoood afgabnaan raliyo

  • @kingAjmedia
    @kingAjmedia 5 років тому +6

    Macalin jeekey beska dheh gabdha wadka bobte hhhhhhhhhh

  • @muqdishomedia5970
    @muqdishomedia5970 4 роки тому

    Jekeey waxaan kaarabaa in aat iibalamisid nika soorta maladaalka cuney

  • @vivafarah5510
    @vivafarah5510 5 років тому

    Qofta buuran xaqeeda waa qadatay lkn Gabdha kale hab dhaqankeda waa ku heestaa

  • @yuusufjimmy3469
    @yuusufjimmy3469 5 років тому +2

    Jeekey dad ficiisa oo kale inuu wax la cunayo oo kale ayoo uga boobowa

  • @stevob1793
    @stevob1793 4 роки тому +1

    Binti M.A

  • @abdirahmanabdullahi2678
    @abdirahmanabdullahi2678 5 років тому +2

    Nin waaalan

  • @BalqezAbdiMuhammad
    @BalqezAbdiMuhammad 5 років тому +8

    Aboo abow ar jekey afkisa maqasin miya miskinta catada inyar lecuneysa lkn tan buran xaqeda wey dhacsaty

    • @BalqezAbdiMuhammad
      @BalqezAbdiMuhammad 5 років тому

      Artan buran max kumaqn ben ben ley kucuntay

    • @BintibeellaOfficial
      @BintibeellaOfficial 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 років тому

      @@BalqezAbdiMuhammad abyo Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 років тому

      @@BintibeellaOfficial abyo Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

  • @ikraniitapeipe1716
    @ikraniitapeipe1716 5 років тому +4

    Jèekey soo wax ucunaaayo la yaaaby 😱😱😱😱

  • @hafsasaid9407
    @hafsasaid9407 5 років тому +4

    Walahi waa qoslay they are funny 😁

  • @Talkbity
    @Talkbity 5 років тому +1

    Macalin jekey #ajakis official iyo #adna channel waanaga barejeesay wlhi
    Family ayaa noo keenty

  • @cabdiqanicumar2990
    @cabdiqanicumar2990 4 роки тому

    Laba nagod haday dhexda kugashadan wax kaficanba majirtee😂

  • @mabzuudahmed7285
    @mabzuudahmed7285 5 років тому

    M.a lawa naag la isla qawo saan hishiis u ahaaa allh idin xafido team jeekeey🥰👌

  • @caashoshariifyacquub6903
    @caashoshariifyacquub6903 5 років тому +6

    Hooqay mxaa waaye anshax xumadaan

  • @sacdish2946
    @sacdish2946 5 років тому +2

    Baasto Majecli lkn Tan buurta Aa I jeclesiisay sidee u cunooso lee

    • @mohamedelmi8104
      @mohamedelmi8104 4 роки тому

      😂😂😂😂😂😂 dhadhan bey u yeshay bastadii

  • @faizohassan2037
    @faizohassan2037 2 роки тому

    Amateedka markoo ikaxermo inta lee imanaa ani hhhh

  • @nimcojamac1133
    @nimcojamac1133 5 років тому +2

    supxanalah dhaqan xumadu wa duli ilahay ha laga qabo walaalayaL

  • @sahramire5625
    @sahramire5625 5 років тому +2

    Hhhhh jegeey wlhi san kutagero uma malenayo qof kutagero inu jiro hhhh een tega kale baastada ruwayad aad horey uso jishey kuxasuusta nagtada oo uurleh oo kudheheso sugada wagariye ee bastada nogari abaay see ucunee aaasta aasta hhhhhhh hhhhhhh

  • @AB-de8bg
    @AB-de8bg 5 років тому

    Qofki i dhaho naag somali Cunto ma cunto aminayo xita ma raamiyan wlhi 🤣🤣 respect our women i love you without you habar waye wlhi jey jey insha allah one day waa is arkeyna