Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha allaah geeli o naqeystay iyo wiilka yarkaa ninrageedka ah allaha idin xafido ❤
Maashaa Allah tabaarakallaah ciid Mubarak dhamaan umada islaamka ah
Msh allah waa dhaqankaaba oo noo soo dhigatay dhaqnkeenii wacnaaa 😍😍😍😍😍🤗🤗🤗💯💯💯💯💯💕🩷❤️❣️❤️❣️❤️❤️💔❤️💔💜💔💜💔❤️💔💔🤎💫💔💔💫
Maasha allah ilaahay hakuxifdiyo walaashay dhaqan kaaba
Wiilka waa aniga wllkeey💯❤️
Asc wa sidaanAhaan jirayGeelgire waa dhaqankiiWayo wayo
M.a geljir nimdo waa karte inka soo mara yaqana Ale maxan xasuus galy dhaqn kabo hur usocd wcn wl mcn 💔💔💔💔💔
Waxaan soo xasuustay waagii 2009 kii markaan la joogi jiray geelii abbaheey anoo 8 jir ah dhaqan kaaba abaayo wlhi waxaan kuu jecelahay allah dartiis guuleeyso abid
Maasha allah nolol aan soo wada maray qaali
Mash Allah xappti Allah ku barakeyo Nolosha dabiiciga waa jeclahay ee markoo baadiye iiwad💖
Abaarta waamaxay see camal ???!!!
maansha allah fariid ❤❤❤❤
Maasha allaah dhul aad u qurux badan
Dilo iyo caano Lagu lisya Macan Masha alh
Maasha allaah. Tabaaraka. Illaaha. Allaha. Idiin. Ziyaadiyo
❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💕💕💕
mash Allah ❤❤
Alaha ku barakeeyo abaayo
Mansha allh waagi aan geel jiraha aha baan soxasustay
Maansha allaah xasuus dhaqankeema wanagsan
🥰 Masha 🥰 Allah 🥰
Dhaqan kaaba mar uun ban suga ina jawab kq helo ❤
Masha Allah the little boy ❤❤❤Habeed waa maxay?
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geelaan sibraarka leh ma rer jalaf baa?
Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister 💚 🤍 ♥ 💪 ❤ 👏 💚 🤍 ♥ 💪
Dhaqan kaabaay manta waa iga yaabisay geeluba waa haduu summadeenii leeyhy cajiib wlh😂
Geela intiisi kale aaway? Clipki hore ayuu kabadna.
Masha allah
MASHA Allah
Mash Allah ❤❤❤❤
Maasha allah
Maxaakadot❤
20 jir reer magaal ahe ma qaban karo inta wiil kaas yare qabto aduunyo.
Ader nirgaha indha ha ridin
Nirgihi waololinayaan maladhihijirin markanokale lkn aniga loleyan ahajiray🐄🐄🐄 markidambana kuwadibida becgeyankamidnaqday 🐂🐃🐂 rutii
dhaqan meeshan ugamajeedo dad daruufeysan iyo dhul daruufeysan ayaan ujeeda
Asc habeed maxaa ladhahaa abayo rer xamar joog Lee ahay aan kaa faidee quruxe
Wasaqda geela lugaha uga taala
Ok thanks sister
@@dhaqankaaba7350 ciid mubaraa wllo iska Ilali Gellejiirku hablaha wey kufsadaan baan maqley
@Fatxiya Osman Barry GEEL JIRRE HA IGA CAAYIN ANAGA KUSO KORNAY O RAACI JIRNAY O SHUBI JIRNAY WAXANA MANAN KUFSAN E DULI IYO FOOL XUMO WAXAY TAAL MAGAALO GABAR INTA LAKUFSADO HADANA LADUUBAYO CEEEB
Habeed waa Raadka iyo dhusuqa kaadida geelu lugihiisadambe ku reebto.
M.a ❤🎉
Beri baan geel jiro ahaa
Geel jiruhu habeed buu lee yahaya
Dhaqanka dudunta maxaad mucjiza udhahday miyaad fuuli Kari weyday Yacnii waykaa dheeraatay
Maansha allaah❤❤❤❤❤❤❤
Haluhu caato weye galeey siiya baayo
Nolol bilaa istarees ah
Asc walaalshay isoboqo
Mansha Alah
Asc Dhaqan Kaabay Walalo Waa Maxay HABEEDU Walahi Ma Aqaano Hayla Yaabin!
Wll waa wasakhda geela lugaha uga taal
Geelu wa Cato
Masha all inanka yar waa fariid
Geelan cato badana
Kkkkkkkkk
M.a
Masha allaah geeli o naqeystay iyo wiilka yarkaa ninrageedka ah allaha idin xafido ❤
Maashaa Allah tabaarakallaah ciid Mubarak dhamaan umada islaamka ah
Msh allah waa dhaqankaaba oo noo soo dhigatay dhaqnkeenii wacnaaa 😍😍😍😍😍🤗🤗🤗💯💯💯💯💯💕🩷❤️❣️❤️❣️❤️❤️💔❤️💔💜💔💜💔❤️💔💔🤎💫💔💔💫
Maasha allah ilaahay hakuxifdiyo walaashay dhaqan kaaba
Wiilka waa aniga wllkeey💯❤️
Asc wa sidaan
Ahaan jiray
Geelgire waa dhaqankii
Wayo wayo
M.a geljir nimdo waa karte inka soo mara yaqana Ale maxan xasuus galy dhaqn kabo hur usocd wcn wl mcn 💔💔💔💔💔
Waxaan soo xasuustay waagii 2009 kii markaan la joogi jiray geelii abbaheey anoo 8 jir ah dhaqan kaaba abaayo wlhi waxaan kuu jecelahay allah dartiis guuleeyso abid
Maasha allah nolol aan soo wada maray qaali
Mash Allah xappti Allah ku barakeyo
Nolosha dabiiciga waa jeclahay ee markoo baadiye iiwad💖
Abaarta waamaxay see camal ???!!!
maansha allah fariid ❤❤❤❤
Maasha allaah dhul aad u qurux badan
Dilo iyo caano Lagu lisya Macan Masha alh
Maasha allaah. Tabaaraka. Illaaha. Allaha. Idiin. Ziyaadiyo
❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💕💕💕
mash Allah ❤❤
Alaha ku barakeeyo abaayo
Mansha allh waagi aan geel jiraha aha baan soxasustay
Maansha allaah xasuus dhaqankeema wanagsan
🥰 Masha 🥰 Allah 🥰
Dhaqan kaaba mar uun ban suga ina jawab kq helo ❤
Masha Allah the little boy ❤❤❤
Habeed waa maxay?
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geelaan sibraarka leh ma rer jalaf baa?
Maanshaa allaah Maanshaa allaah Maanshaa allaah keep going sister 💚 🤍 ♥ 💪 ❤ 👏 💚 🤍 ♥ 💪
Dhaqan kaabaay manta waa iga yaabisay geeluba waa haduu summadeenii leeyhy cajiib wlh😂
Geela intiisi kale aaway? Clipki hore ayuu kabadna.
Masha allah
MASHA Allah
Mash Allah ❤❤❤❤
Maasha allah
Maxaakadot
❤
20 jir reer magaal ahe ma qaban karo inta wiil kaas yare qabto aduunyo.
Ader nirgaha indha ha ridin
Nirgihi waololinayaan maladhihijirin markanokale lkn aniga loleyan ahajiray🐄🐄🐄 markidambana kuwadibida becgeyankamidnaqday 🐂🐃🐂 rutii
dhaqan meeshan ugamajeedo dad daruufeysan iyo dhul daruufeysan ayaan ujeeda
Asc habeed maxaa ladhahaa abayo rer xamar joog Lee ahay aan kaa faidee quruxe
Wasaqda geela lugaha uga taala
Ok thanks sister
@@dhaqankaaba7350 ciid mubaraa wllo iska Ilali Gellejiirku hablaha wey kufsadaan baan maqley
@Fatxiya Osman Barry
GEEL JIRRE HA IGA CAAYIN ANAGA KUSO KORNAY O RAACI JIRNAY O SHUBI JIRNAY WAXANA MANAN KUFSAN E DULI IYO FOOL XUMO WAXAY TAAL MAGAALO GABAR INTA LAKUFSADO HADANA LADUUBAYO CEEEB
Habeed waa Raadka iyo dhusuqa kaadida geelu lugihiisa
dambe ku reebto.
M.a ❤🎉
Beri baan geel jiro ahaa
Geel jiruhu habeed buu lee yahaya
Dhaqanka dudunta maxaad mucjiza udhahday miyaad fuuli Kari weyday
Yacnii waykaa dheeraatay