BARNAAMIJKII GEELA OO XIISO BADAN IYO GEEL DHALAY DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 125

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 років тому +6

    Geel waa geel ogaadeen geel kale ma jiro geelna sidiisaba geelbaa dhaqi kara ogaadeena waa geelaa dhaadheer
    Guul reer tolkayow from Puntland🌷

  • @LAACTV
    @LAACTV  6 років тому +4

    Saxiib Nimcaan Hassan Walal
    Ilaahay ha kula jiro guulayso qiyaamaaha

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 6 років тому +6

    Masha Allah waayo waayo baan soo xasuustay war ninyohow iggare yassiin bal tiriibka danbe hayga tegin waan ku raacayaaye sxb siaan geelaa dhalay danbarkiisa usoo cabo insha allah

  • @dayibxasan8787
    @dayibxasan8787 5 років тому +3

    Asal fasal dhulkii somalida daaqii iyo dhirtii waa ka dhamaatay lakiin halkani waa asal fasal masha allaah

  • @cadnaanjama3284
    @cadnaanjama3284 5 років тому +3

    Waa barnaamij walahi aad u qaali san masha allah noso badiya kuwaan oo kale oo miyiga ah thnks

  • @muhammedsuleiman4682
    @muhammedsuleiman4682 6 років тому +3

    Alla Geelaygii dhumay ii joogey baan Soo xasuustay 😭😭❤️❤️

  • @deqahmed4198
    @deqahmed4198 3 роки тому +2

    Masha allah aad iyo aad

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому +2

    Geela waxtarkiisa waxa inoogu filan Eebe ayaa quraankisa inoogu sheegay 🐪🕌🙏

  • @saidhersi1516
    @saidhersi1516 6 років тому +3

    Mashalaah. WaA barnaamij fiican. Waayo. Waayo. Xasuus baanu. Galnay. Noo soo badi mahadsanid

  • @drabdinor
    @drabdinor 5 років тому +5

    Waxaan aad ugu bogay sida wanaagsan ee wariyuhu dhaqanka soomaaliyeed u yaqaan una jecel yahay oo uu ugu soo gudbiyey bulshada, anigoo ka mid ah dadka aadka u jecel geela hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa isaga iyo ragga la joogaba, Allaha idin dhowro geelana Allow noo badi oo noo barwaaqee, AAMIIN.

  • @LAACTV
    @LAACTV  6 років тому +7

    Waad Mahadsantihiin dhamaantiin Dawadayaal waxaan si gaar ah ugu mahad ceelinaynaa Asxaabta MOMMENT ka dhiibtay barnaamijkan Iyo Waliba inta sii SHARE Garaysay, Guud ahaan Saaxiibada Tirada Badan ee saaxiibka la ah Warbaahinta LAAC TV Aad Baad u Salaamantihiin Fakerkiina Nalawadaaga Qeybaha danbe ee barnaamijkana waan soo bandhigaynaa Haddii ALLE idmo Mar dhow

    • @Samawadechannel
      @Samawadechannel 6 років тому

      Adaa mudan abwaan howl wacan oo ku dayasho mudan baad haysaa halkaa kawad abwaan

    • @mohamedkayse1433
      @mohamedkayse1433 Рік тому

      adaa mudan libaax

  • @LAACTV
    @LAACTV  6 років тому +3

    Aar libaax Channel
    Mahadsanid Mudane ilaahay haku garab galo

    • @Dooxajoog
      @Dooxajoog 6 років тому +1

      Walalyaalow barnaamijyada nocasa noso badiya waayo waxani waa hidaheeni iyo dhaqankeeni aadban ugu xiisay wlhy badiye iyo xolihii wakhtiba iigu danbaysay allah waayo waayo

  • @simranmohamed52
    @simranmohamed52 6 років тому +2

    Masha allh igare huuno aadbaan ugahelaa barnaamijyada geela

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 5 років тому +2

    Maasha Allah ,,,,Allah idin barakeeyo

  • @xumaandiidxoreye5232
    @xumaandiidxoreye5232 6 років тому +4

    😍MASHA ‘ALLAH ASSAL RAG RAG DHALAY OO AY KA MUUQATO BILICDII SOMALIYI LAHAYD BAAD TIHIIN IGGARE IYO FARAX IYO YOONIS 👑👑👑 HALKAA KA HAYA👍

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 років тому +1

    Walhi dhal xalala waye ragaas cafi mahaa wanajeclahay ragaas gela dhaqa wakuwa ugu dhaqanka fican inkasto geel jiraha ama gelaha lacayo anigu wa rageygi

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 років тому +4

    Obalay Darku kaa maray
    Obalay waa dareeno
    Obalay waa Dad nool waa
    Owooo
    Owooo
    Adeer Anagaa Ilaahay
    Geel na baray

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 років тому +1

      Heedhe bowe soo wiil daarood ismaaciila oo kabla laxa oo harti ah oo maxamuud harti ah oo aadan siciida eebe kaama dhigin🤣🤣🤣🤣

    • @hazzanabdi166
      @hazzanabdi166 4 роки тому

      Ma adoo majeerteen ah baad geel ka sheekaynaysaa kaluunka ka sheekee neefyahaw

  • @nasragaas3599
    @nasragaas3599 5 років тому +3

    wwwwwww wacanaa dhaqankeenu igaare wuuxuu u eegyhyba ragii hore ee asalka ahaa yaa ila arkay🖒🖒

  • @guulwade9144
    @guulwade9144 6 років тому +5

    Run ahaantii waan kahelay barnaamijkan xamaasad gaar ah buy wataa

  • @AliHassan-im1sv
    @AliHassan-im1sv 6 років тому +4

    Masha allah igarroow raga toosh ugad

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 5 років тому +2

    Hasha geela ah marka uugu horeeya ee ay dhasho
    Caano Lagama liso. Ama lama yidhaa caano
    Waxa la yidhaa DAMBAR
    Geela oo qudha maaha dhamaan xoolaha oo dhan geel adhi iyo lo,da
    Waxaa laga lisa marka uugu horaysa
    Wax la yidhaa dambar oo ah caano adag oo fadhiya subaguna aad uugu badan yahay

  • @nimcaanhassanwali8432
    @nimcaanhassanwali8432 6 років тому +5

    Manshaallah Sxb sare igare why wan jeclahy barnamijyada adso so Sarto hoor isoco ayan kuleyhy

  • @naleye1
    @naleye1 4 роки тому +2

    Ramadan mubarak ❤️

  • @MohamedAhmed-zl3iy
    @MohamedAhmed-zl3iy 5 років тому +1

    Igarow sxb gacaliye bal aaan israaacno

  • @saeedabdi5697
    @saeedabdi5697 5 років тому +3

    IGARE sxb Masha Allah
    Runtiii waxaan ka helay saaad utaqaano geela iyo geeainimada aad markiiba ula qabsatay qofbaa istus tus wuxuu yaqaano is dabaal siiya lkn adiga waxaa lagu moodaa ninkii geela ilaalin jiray said ukeentay
    Geelu rimayo ayuu ubadan yahay waliba roob dhaxaad ah
    Qaarkiisna waaba dhalay(hada dhalay)
    Waana geel dhaqaalaysan qurux badan

  • @tamashle3170
    @tamashle3170 5 років тому +3

    ماشاء الله
    الله يعطيك العافيه يا طيب

  • @ebromohamed2258
    @ebromohamed2258 2 роки тому

    Ale ha u naxariito 2020 ayuu dhintey

  • @muhammedsuleiman4682
    @muhammedsuleiman4682 6 років тому +3

    Sxb Aadbaad ugu mahadsanthy barnaamijkaan wlhi in lacag lagu daawado buu uqalmaa Oo shaleemo laga siidaayo!

  • @fardowsamohamed5535
    @fardowsamohamed5535 6 років тому +3

    Masha allah

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 7 місяців тому +1

    Ameeeeeen.

  • @mahaduk2889
    @mahaduk2889 3 роки тому

    Geel runtii wlhyi wn jecel barnabushkan aad ban uga heley runtii hor mar wacn zxb

  • @LAACTV
    @LAACTV  6 років тому

    SU' AASHA Qiimha badan ee Gabadha magaceedu yahay Sumaya Ducale
    ay daawada yaasha kale weydiiyey jawaabteeda waan sugaynaa, Haddii aan nahay Warbaahinta LAAC TV Mahadsanidin dhamaantiin

    • @garmaalchannel7064
      @garmaalchannel7064 5 років тому

      Kareeb ayaa la dhahaa kareeb nin raacay baa garan kulaylkiisa

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому +1

    Tolaay Caano geel Nin cabay oohawd ku cabay uunba garanaya qiimahooda waar geela baylahda ka ilaaliya

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 років тому +3

    Awoowe gelis salaal mac Kenya ku racay walahi wa xiisey xoolaha

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 роки тому

    Waaryaa magare caano nookeen lisaha waa mahadsantihiin 💐🌿💐🌿👑💕❤️

  • @faseexkhalaf4554
    @faseexkhalaf4554 5 років тому +2

    Aaad Ayaan uga helay barnaamijga ìgare salan sare

  • @mustafagk1270
    @mustafagk1270 6 років тому +2

    Geel waan jeclahay

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому +1

    Waar Geelan bila sumada ah xagee laga leeyahay niyow ?

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    🐪👳🏻‍♂️🙏🇸🇴

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому +1

    Waar geela quruxda badan leh xagee laga leeyahay?

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 2 роки тому

    waxaan doonayaa qaalin madow bacad ah oo dhogor badan oo 4jir ama 5 jir iyo mid qori cadd ah dadeenu tahay 3 jir ah

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 років тому +5

    Geelu waa xoolaha ugu
    Qaalisan wax aynu dhaqano
    Geel la'aani waa Caydhnimo

    • @haasanabdi8900
      @haasanabdi8900 4 роки тому

      Ma adoo warsangaliya oo ilaahay xeeb kugu abuuray baad geel Ka sheekaynaysaa waar kaluunka Ka sheekee kaasaad aad u taqaanaaye

    • @itsme-rs8tq
      @itsme-rs8tq 2 роки тому

      @@haasanabdi8900
      Kkkkk warsangali waa dad geeley ah
      Sxb malaha warsangali dhagta ayaad ka
      Maqashaye

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 Рік тому

    3 qaalmood midi waa qori cad labo jidhle dhogor maroor leh takalana waa aydin madow labo jidhle ah waana 4 jiro iyo mid madow sulal madoobe ah waa 3 jir ah

  • @mohammedaafo7901
    @mohammedaafo7901 5 років тому

    Wlhi nin geel jiro aagtisa kuma dhimanesid mnsha Allah

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 5 років тому

    Igre sxb waa in aan canaha geela aan ku soo donano wallahi waad shidin tihin

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 10 місяців тому

    Taariikh wacan

  • @msssamiyaa2674
    @msssamiyaa2674 5 років тому +1

    all hashayadi mishaf u ekaa

  • @mohhanad2279
    @mohhanad2279 4 роки тому

    Nolosha geel jiruhu waa nolol adag wlhi

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    “Hoobeey geelu geelu fulay hoobeey gaadhi maaye hoobeey ha ka dabafulo “

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 7 місяців тому

    Geela dadiisa waa 11 saano ilaa 20sanno MashaAllah🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

  • @ayaanleqorane9790
    @ayaanleqorane9790 4 роки тому

    Halkaas ayaan ka kagaranayey inaad tahay geel jire

  • @Dooxajoog
    @Dooxajoog 6 років тому +2

    Sumaya ducaale walalo ileen waa I imtixaan garaynaysay kkkkkkkkk 10 sano ayaaan raacayay walalo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    Geela Geelasha ugu quruxda badan leh Deeganku joogo Yaa sheegi kara?

  • @maryanruun1034
    @maryanruun1034 6 років тому +2

    Geela waa qurux badanyahay lkn aktiisa baahi ayaa taal caano lee lacabaa ilma yar miyaa ragaan xaalagu dheefaa tiradiisa badan mid mid u iibsada ee ku noolaada nolol fican intayar ee aad nooshahiin

  • @dajiyadiomand923
    @dajiyadiomand923 3 роки тому

    igarale yasiin

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 Рік тому

    qaalin madow bacada oo labo jidhle ah oo waliba yara gaaban dadeeduna 4jir ah awr qaad ah 380 dolar

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    Anigu waxan u aqaana “ hoobey geelu geel fulay hoobey gaadhi maaye hoobey ha ka daba fulo “

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 7 місяців тому

    Masha Allah🏨

  • @guulwade9144
    @guulwade9144 6 років тому +2

    Waan taageera igarre waayo waayo iyo raggii hore buu u eegyahay

  • @abdiadow7435
    @abdiadow7435 5 років тому

    MashAllah igeri

  • @abdirahmaan6123
    @abdirahmaan6123 2 роки тому

    Waa qud ayaa

  • @mahaduk2889
    @mahaduk2889 3 роки тому

    Mnsha alalha

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 5 років тому +1

    Gabyayga meshaa oww afka kudhuftey dhulkaas gubad wangaranyaa

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 5 років тому

    Waar anaa u baahan dab xaabo lagu shiday iyo caano geel iyo baruur Idaad

  • @diriyeabdirazaq4867
    @diriyeabdirazaq4867 2 роки тому

    Geel waa Sharaf!

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed2012 5 років тому

    Gob gobi dhashay weeye somalidu shaydaan ayuunbaa hele.

  • @sadecalimohamed2786
    @sadecalimohamed2786 6 років тому +1

    Anaa Geel jir ahaan jiray wax ika waydiiya ciyaal magaalo

    • @hoonmoon9645
      @hoonmoon9645 5 років тому

      Waayahay waxaad sheegta hasha dhashay nirigta ay dhashay meesha kaga wayntahay hooyadeed

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 5 років тому

      @@hoonmoon9645 waa dhogorta AMA timaheeda

  • @zeynabxoosh4743
    @zeynabxoosh4743 6 років тому +2

    Geela markii ilmaha laga reebo waxaa ladhaha kareeb

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    Qayd baan uyaqaana 🇸🇴

  • @kamalahamednour572
    @kamalahamednour572 4 роки тому

    Ilaahow Geel nasii

  • @sulubabdi3653
    @sulubabdi3653 6 років тому +2

    Geelas cml adoolo aya ladhaha i think

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    hashu miyay rimantay?

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 років тому

    War ma laha caana geelu?

  • @Dophill260
    @Dophill260 4 роки тому

    Waxaan kula talin lahaa ninkan Hadleya ee programmeka soo bandhigeya in uu iska amuso oo uu naftiisa ka saaro subjects AMA sheekada oo nu qaasiin, honestly I dont want to hear from from this guy, just report without interference. Remember to take yourself from the story . Ha iga qaasiin GEELA!!talk less!!!with that said excellent story

  • @bossali759
    @bossali759 3 роки тому

    Meesha aan ku midawnay haday nahay somali waa geel dhawashada siday ila tahay

  • @SAMAALE1
    @SAMAALE1 3 роки тому

    ninku tabar maleh waa nin majacas miray ina igare

  • @ahmedarab2001
    @ahmedarab2001 5 років тому

    Waxad isheeg taan reer magaalow xerada kareebka nirgaha yar yar lagaga reebo magaca looyaqaano

  • @ninbanaandegay7132
    @ninbanaandegay7132 6 років тому +3

    Geelu wuxu u kala
    Baxaa ugu horayn 3dex midan
    3dexdaa midab ayaa usii kala
    Baxa 9gaal midab

  • @samimohamed979
    @samimohamed979 5 років тому

    Waar ninkii igare ahaa
    Dambar baa lasii yaye

  • @abdirahmaan6123
    @abdirahmaan6123 2 роки тому

    Xabaar ayaa layi raa marada

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 Рік тому

    ❤😂😢

  • @sulubabdi3653
    @sulubabdi3653 6 років тому +1

    Bahal haranti ah may kuxado haso cararee hhhhh

    • @zeynabxoosh4743
      @zeynabxoosh4743 6 років тому +1

      Gala marka ilmaha laga reebo waxaa ladhahaa magicisa kareeb

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 5 років тому

      @@zeynabxoosh4743 waad taqaan ina adeer

  • @rhxahr3680
    @rhxahr3680 5 років тому +1

    Kkkk

  • @SS-gv2lp
    @SS-gv2lp 6 років тому +2

    Suaal geelu marku dhalo e la arooriyo inta nirgaa laga reebo magaciisa soo sheega idinko raaliya

    • @khatrasharif2972
      @khatrasharif2972 6 років тому

      waxaa ladhahaa kareeb

    • @SS-gv2lp
      @SS-gv2lp 6 років тому

      Khatra Sharif waad garatay qali

    • @khatrasharif2972
      @khatrasharif2972 6 років тому

      mahadsanid wll

    • @Dooxajoog
      @Dooxajoog 6 років тому

      Mnsh llh waa kareeb marka nirgaha laga reebo wali Ceelka markuu kaso fulo umma baahna inlaso kaxeeyo

    • @SS-gv2lp
      @SS-gv2lp 6 років тому

      abdiwali mohamed farah suaal ado raaliya geela dhuuntiisu wa dheertey halkee laga gawracaa ma xaga danbe Mise dhexda

  • @mideyeadde1470
    @mideyeadde1470 5 років тому

    Istijaabi bal hadaad geelyaqaan tahay, hasha kuriskeedu qaloocanyahay ama dhinac ujanjeero maxaa loo yaqaan? Reer miyi period

    • @ahmedarab2001
      @ahmedarab2001 5 років тому

      Waxaa loo yaqaanaa hays baylee dahay baa ladhahaaa

    • @mahmoudwarsame7444
      @mahmoudwarsame7444 4 роки тому

      Ahmed Arab Leexo ayaa loo yaqaan

    • @abduqadirabdala6200
      @abduqadirabdala6200 3 роки тому

      Leexo ayaa ladhahaa

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 3 роки тому

      @@abduqadirabdala6200 walaalow xageen uleexdaa?
      Kkkkk waad garatay, waa sax 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suleekhasaalax9375
    @suleekhasaalax9375 5 років тому +2

    masha Allah