FIRST TIME || HABEEN FARXAD BADAN AYEEY NO AHEED ANI& MY🤴🥹

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 157

  • @Kaalidsharif-lc4cz
    @Kaalidsharif-lc4cz Рік тому +163

    Hadii aragto magaca allah like saar

  • @saabirin690
    @saabirin690 Рік тому +96

    Kusaliya Nabigena maxamad scw scw 🥰

  • @Huntermoha7
    @Huntermoha7 Рік тому +18

    Ilaahoow 10 ka dhil xijjah qeyr nogudameey 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Ahmed_guuleed
    @Ahmed_guuleed Рік тому +5

    Hadii ad arag tid magaca nabiga saar loof❤❤❤

  • @sucdifuad8893
    @sucdifuad8893 Рік тому +24

    Jah 😂 wax walbo adaa kaqaalisan❤ meel dheer uu wax geeste😂😂

  • @user-vi7qf6pw9x
    @user-vi7qf6pw9x Рік тому +15

    Sanad gudihii
    1 abeera
    2 alpha
    3 imaaan

    • @xaawoluul265
      @xaawoluul265 Рік тому +4

      Next yaa wye is leedahy😂😂

    • @mohaa10
      @mohaa10 Рік тому +1

      @@xaawoluul265 cimraan isleeyahay

    • @haawoluul7630
      @haawoluul7630 Рік тому +1

      ​@@xaawoluul265 cumeeer😂

    • @quenmaido2022
      @quenmaido2022 Рік тому

      ​@@xaawoluul265cayda😂😂

  • @queenfaadma9502
    @queenfaadma9502 Рік тому +11

    Daraaad abeera ayuu ahaa shalayna Alfa mantana imaan amiin whats wrong sister OMG cimraan waan ilaway

  • @user-eo2fq9xv8c
    @user-eo2fq9xv8c Рік тому +1

    Lamaanaha qarniga wlhi kama daalo video xitaa hadaan horay u daawaday waan ku celceshtaa
    Keep going my lamaneheena ❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed8873
    @abdirahmanmohamed8873 Рік тому +3

    Abeera,Alpha now Amin 😂😂😂 ayannita wakuwata wallahi kuwadahayan keep going waxkale aatihin wallahi.Adi walale garon matehe team walbo kuciyarto anyways wlcm team enjoy 😂😂✊🏿

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +3

    MAASH ALAH ISKUYAACA. MALESIA JOOGIS RABTAA 😊😊😊😊😊😊

  • @Beergooye
    @Beergooye Рік тому +45

    We need abeera😭😂

    • @11naa44
      @11naa44 Рік тому +3

      No jooji wxd wadid

  • @fosiaawil6351
    @fosiaawil6351 Рік тому +8

    Ayaaaniita keep going my dear sister
    Lkn is adkee xbbty dhulka haysdhigin xbbty wax walba private hakùu ahaaado ❤❤❤

  • @user-kc9zh1xj7c
    @user-kc9zh1xj7c Рік тому +1

    ❤❤ ma.a keep going abayo mcn ♥️🥰

  • @user-zd5wv5oz4j
    @user-zd5wv5oz4j 11 місяців тому +1

    asc Abyo allha kuxafido Abyo mcn

  • @yaxyecaska123
    @yaxyecaska123 Рік тому +6

    Waa isku nuuraysaan 😍😍😍

  • @user-qv2hm1eo3k
    @user-qv2hm1eo3k Рік тому +1

    Waa isku soo baxeeysaan ❤❤❤🎉🎉

  • @sadiamohamed3151
    @sadiamohamed3151 Рік тому +6

    Ragii waa dhamaysee 😂😂😂

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Рік тому +7

    Nagta kaliya oo dadka wexee dadka kle kuxantaan oo run kadhigtay😂😂😂
    Adinkaa lawadii islasocoto isku darijiree asxby ayaaniita aa iinag badisay😂💓

    • @Danan47
      @Danan47 Рік тому +1

      Kkkk masheegee wah🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 Рік тому +6

    Jacaylku wanaag sanaa markaad heshid ruux waqtiga siweyn kulaqaybsankara adigaaaaa❤❤❤

  • @cimraan90cabaas2
    @cimraan90cabaas2 Рік тому

    Masha Allah ❤❤

  • @maidamuktar3719
    @maidamuktar3719 Рік тому +1

    Marba nin yahuuuu meqa maroysaa subhanallah naa hisho

  • @user-pv5mt4tf3v
    @user-pv5mt4tf3v Рік тому +5

    Abaayo adi nin waliba wad no kenee hatane wad kala dhamaneysiin maad run npla i matid fayus radiska inaga daaa😢

  • @saidamohamed951
    @saidamohamed951 Рік тому +1

    Masha allah 🥰😘

  • @asmamohamed5333
    @asmamohamed5333 Рік тому

    Qaliyey hadad nin haysay hasiden alle calaf hakugu daro amiin ya allah

  • @AhmedZaki-ys7du
    @AhmedZaki-ys7du Рік тому +1

    ibra Kadarba iyo Cumeer ku soo xiji lamaane

  • @user-xo9cp8tq7j
    @user-xo9cp8tq7j Рік тому

    M.a ❤ mcnto cunda gacnta midga Ku cun gurta ma ficno. xuman ha i arkin wa talo walnimo mcney❤

  • @amish2838
    @amish2838 Рік тому

    M.a wad iskuso baxaysan wow iskuwara Abid

  • @MaxamadWali-ou8px
    @MaxamadWali-ou8px Рік тому +1

    Iyaah wax walboo qaalisan adaa ka qaalisan aaaaa ayaaniitaa xagee noowadaa wlley

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Рік тому

    Maash allaah ❤

  • @Huntermoha7
    @Huntermoha7 Рік тому +2

    AYAANIITA 🧡💚❤💜❤💛💚🧡💙❤💚💗💙💙❤💚💚🧡💙🧡💙🧡💙🧡🖤🖤🖤

  • @abassabdul8
    @abassabdul8 Рік тому

    Keep forward on ❤❤❤❤ my brother lman vs my sister

  • @MamaShankaron-zn6ne
    @MamaShankaron-zn6ne Рік тому

    Farxad ku caweeya sister

  • @AmalRooz-it7kw
    @AmalRooz-it7kw Рік тому +5

    Lamaane perfect couple you should get married guys

    • @ENTERTAINMENT-hh6pi
      @ENTERTAINMENT-hh6pi Рік тому

      Hhhh team enjoy bilkasta gabar cusub maa u timaada u kala kiciyaan

  • @mukhtaarrashiid
    @mukhtaarrashiid Рік тому +2

    Tani waa bilaa waji shalmad raacbaad maqli jirtmnee waa shaadh raac imisa nin maraysaa oo caan ah waxaan sanad ka badnayn

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 Рік тому

      Waan yaabay inay waxeda private kadhigata ufiican malin walba nin cusub waa ceeb

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому

    Keep going 🎉🎉❤❤❤

  • @muhamaxamed9520
    @muhamaxamed9520 Рік тому +6

    izku soo baxayesaan wlhi mnzha allaah ❤❤

  • @Khalidlautaro3344
    @Khalidlautaro3344 Рік тому

    Imaan amin waan kuu salamaY doumashiyo anaa waan salamaaY kaa labaad ee nii leyahay aad ayaa iskuu soo baxaysiin ee adaaa kugu ogahaaY gabadh..🤩✔

  • @halimoahmed-cg8bg
    @halimoahmed-cg8bg Рік тому

    ❤❤❤❤❤ masha alha wala mcn ❤❤

  • @_ukhti
    @_ukhti Рік тому

    Weeh jibsika afkalogelinoyo imaan 😂😂😂mxe 😂😂ulajeedin hee

  • @annnnihs1174
    @annnnihs1174 Рік тому

    Team imam amiin kip going mcny 😪😅

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan8267 Рік тому +8

    6 bil kadib qof cusub lee wadaa baati cml maaloo badalaa 😂😂😂

    • @user-vg9mw8mz1x
      @user-vg9mw8mz1x Рік тому

      Soomaad arkin raga sida marada bay iskaga badashaa 😂😂😂

  • @roodoabdi7517
    @roodoabdi7517 Рік тому

    Wiilshii dhadhamis kudhamaysay ayaaniita😮

  • @user-vi7qf6pw9x
    @user-vi7qf6pw9x Рік тому +5

    Ayanita waxad tahay shalmad raac adi mid lee
    Ku ekow bismilah waxan rajaynaya hadalkayga
    In uunan ku saamayn ilove you my sister❤❤❤

    • @11naa44
      @11naa44 Рік тому +1

      Ma ninka shalmad xiran

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 Рік тому +1

      @@11naa44wa layabay afdheerideda 😂😂😂😂

  • @user-zr9zh1nc4d
    @user-zr9zh1nc4d Рік тому

    Walaley turaxadaan madowga bes maa heysataa 😮😮😮

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi Рік тому +1

    100k abeera hadana 200k alpha hadeerna imaan waa kii 300k kuu buuxin lahaa

  • @user-ux7le4bn9c
    @user-ux7le4bn9c Рік тому +2

    Nimanka maleesi a jooga ewer Aaka dhiktey😂😂😂

  • @amran509
    @amran509 Рік тому +2

    Walaley dharka faraha iga daya😂😂 Hadii ka wax gado 😂😂😂bisinka

  • @nimcodahir9174
    @nimcodahir9174 Рік тому

    Maashallaah❤

  • @enjoytv439
    @enjoytv439 Рік тому +2

    Waxani wa matal After 2week wey kala hadhayan

  • @dahaboabdi2495
    @dahaboabdi2495 Рік тому

    Tan nin ma weyso miyaa abeera, king alfa hadana imaan enjoy
    I hope inaad is fahantaan

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +2

    Farxadayda waa idinka ishaalaah guur kiina soo dadajiya xidhiidhkiina hawaaro ayaaniita iimaan 🤴👸💋💘💖❤

    • @Danan47
      @Danan47 Рік тому +1

      Kkkkk warxaan xiir maha waasaxiibo uun page kana walagu kala kicaanaa wah 😅😅

    • @nimcodagan586
      @nimcodagan586 Рік тому +1

      @@Danan47 miyaa 😥😥

  • @hippasaeed1450
    @hippasaeed1450 Рік тому +3

    Taan wiilshi malshiya saf ka martay naa raga kada dee waxn 😂😂😂

  • @salmanalka6173
    @salmanalka6173 Рік тому

    Ala jacayl 😂❤

  • @user-wc2dm1by8f
    @user-wc2dm1by8f Рік тому +1

    CURRENCY waa RM not dolar iska fiiri hee bro

  • @sadiqbillow1397
    @sadiqbillow1397 Рік тому +1

    Next yawayee wanba ujotnaa imam

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому

    mashaalaah 😂❤❤❤

  • @sadihassan7045
    @sadihassan7045 Рік тому

    Ayaaneey niman badanidaa ar adaaa

  • @bbddbbfbdfbfbdvdv
    @bbddbbfbdfbfbdvdv Рік тому +2

    300k came son

  • @drsxamdi
    @drsxamdi Рік тому

    Time Gaab gaab

  • @SharafoCaddeySharafo-sf6ei
    @SharafoCaddeySharafo-sf6ei Рік тому

    Bismilahi waaba dhamezay nimankii wah😅😅

  • @IqlaasHassan-th1fr
    @IqlaasHassan-th1fr Рік тому

    Hesta bilowga saran xanun iyo.xasuus igu ledahy😢

  • @Amuu8770
    @Amuu8770 Рік тому

    🎉🎉❤❤❤

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Рік тому +4

    AYAAN IMISA WIILBAAD MARAYSAA PLEASE NEXT ASAD XIDHIDH LASAMEE😂😂😂😂😂

  • @siazon7701
    @siazon7701 Рік тому

    Heedhe ayaaneey saaxiibo badanidaa intii wiil ee maleeshiya joogay saf baabad kamartaye huuno gabdhaha kale wax ureeb magaalada kuladagan🙋🤔

  • @ClfataahYusuf-wr6kz
    @ClfataahYusuf-wr6kz Рік тому

    Xaliye wuxuu nooga digayey

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 Рік тому +1

    Where Is ABEERA ?

  • @sumayaomar6657
    @sumayaomar6657 Рік тому +1

    Tan waxpa ka siya😂🤌

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 Рік тому +2

    Ala tan wa lxa 😂😂😂

  • @muniita7836
    @muniita7836 Рік тому +1

    Naa ayan maxa kuku dhacay tem 27 wher

  • @NadiirKayse-ny5ze
    @NadiirKayse-ny5ze Рік тому +1

    Ninkaley aan ka dherhay

  • @hodanbazhir5293
    @hodanbazhir5293 Рік тому

    Waaw😂

  • @baasimabdullahi5979
    @baasimabdullahi5979 Рік тому +5

    Talent aan nin shukaansi aheen noo keen

  • @SamiraIsmail-bp1kg
    @SamiraIsmail-bp1kg Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤mi lamano❤

  • @rihaamyussuf-lj6zt
    @rihaamyussuf-lj6zt Рік тому

    Dharma laxayeyziinoya hee walalyalow😅

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 Рік тому

    Kalay Adiga wiilsha malesia saf kamar maa lagu dhahay😂

  • @XayatoYare-jj9hd
    @XayatoYare-jj9hd Рік тому

    abeera cade

  • @mahadcali2826
    @mahadcali2826 Рік тому

    Abeera sorey hh

  • @zakarianoabdull746
    @zakarianoabdull746 Рік тому

    Waar qoftu qufwalpa keedha miyana😫😂

  • @user-rc7gm1gn9x
    @user-rc7gm1gn9x Рік тому

    M.a

  • @bintuubax2992
    @bintuubax2992 Рік тому +3

    Qofk walab calafkiisa marna maseegaayaan
    Soomaaliyeu gabdhaan waqtjgeeda bay kujirtaaue daaye
    Tankle abeera iyo alpha waqtigoodii la soodhaaf
    Gadha niyada hakajabinine
    Ayaaniitaa xppti noloshu kuma humans
    Dadkaan warkoodana dhag ha udhigin
    I.n waxn kuurajeeynayaa nolo qurux badn
    Gabdhaa abeera ka bad badisen wllhy sory Ayaan.

  • @xamsequraanjecel2667
    @xamsequraanjecel2667 Рік тому

    We're is abeera😢😂😂

  • @raxmaismacil
    @raxmaismacil Рік тому

    Wax kale😂

  • @gudooncaalin9601
    @gudooncaalin9601 Рік тому

    Horta adu niman badanida mar abeera mar king alpha hdana knAa😮

  • @aniisa___cabdilaahianiisa_3834

    Naa heedhe dad waawayn ayan nahay inaad maalinba mid isku dhajiso viyus dartiii waa ceeb

  • @shinaabow2994
    @shinaabow2994 Рік тому

    Couples will END

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 Рік тому

    Nin kasta ku raran😂😂

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Рік тому

    Haduu xiriir idinka dhaxeyo alle ha isku kiin calfo wax walbo waa calaf io nasiib

  • @sahromaxamed5697
    @sahromaxamed5697 Рік тому +1

    Ayanita wiilasha malayshiya safbay kugu jiran😂😂😂

  • @nastehomohamed419
    @nastehomohamed419 Рік тому

    Adoo nin ku dhag dhagen sida amiira iyo kokoo iyo fooziya wax uma soo tobi kardid miya walaaley bilba nin bisinka alle wax qer qabo haku seeyo

  • @user-ox8jy5ix3z
    @user-ox8jy5ix3z Рік тому +1

    Maanta ana ugu horeeyo❤

  • @asmaahmedabdi
    @asmaahmedabdi Рік тому

    Ayaanita shabeel ragood 😂😂

  • @djqaalid9230
    @djqaalid9230 Рік тому

    Musqul ma thy nin bad nida 😂😂📌

  • @naciimaahmed2233
    @naciimaahmed2233 Рік тому

    Nagaha meshan ku jiro wax nii shuukansado weysen kalexda gabadha

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Рік тому +1

    Ayaaneey xariir ceeb ma.aha lakin maalinba inaad Nin cusub xariir la sameysid hadana aadsoo public gareyso it's not good for you my sister ka fikir mustaqbalkaaga

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +10

    Naagta kaliya nimanka sida baatiga iskaga bedesho😂😂😂

  • @user-os1bc5so4k
    @user-os1bc5so4k Рік тому

    Mashallah ❤❤

  • @mohaa10
    @mohaa10 Рік тому

    cimraan is next afte 6 month

  • @yrrufufyig
    @yrrufufyig Рік тому

    Waxaan jecel mis wa bec Sharo
    Naya ni manka dhar camal miya

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому

    Lamane been ah le ma wada 😂😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 Рік тому

    😂saas faaraxyada iskaga badal kaa fahmsi weysaba ka soco😂lkn iska ilaali ina ku dhag dhagtid