Sidaasaa loo gabyaa ama waa la iska aamusaa Qof afka ka hodan ah baa suugaantiisuna .Mac a yeelaynaysaa laakin ciyaala BOORASH BINU CAANABOIDHE ABU MUUS WAXBA KAMA YAQAAN SUUGAAN WELL DINE ABWAAAN HEELLO.
HAMBALYO ABWAAN HEELLO WAA ABWAAN SIYAASASI AH. MAANSOOYINKA XARAFKA SHA'DU ( SHIINKU) WAA KAN UGU ADAG EE LAGA TIRIYO GABAYGA NIN AF SOOMAALIGA KU WADHWADHDHAY MOOYAANE NIN KALE UMA BADHEEDHO IN UU SHIINKA MAAANSO KU TIRIYYO.
Waaaaw abwaan cabdirixmaan Cali jamac heelo waxa tahay abwaan la hubo oo maskax fiyow iyo garasho dheer leh ilahay haku karaameyo
Inankani waa abwaan, ma habboona inaan kaga fal celiyo, wax ahayn maasha Allah
abwaan heelo waan kaa hayaa dar daarankaa
Mashallah waaba maqal iyo muuqaal cad. Allah yacizak Abwaan Cabdiraxman Heello
Abwaan hello gabayga waan saxay waa gabay culus miisaan le guun ah waanu kaa da wayn tahay Masha alaah
Dad shakuur ulaabtoo
U shukriya manoqonaa
M.a
guulayso zxb afkaaga ku difaacday umadee
Axsan CajiiB Abwaan Abdirahman Helo
Eesh qiyaazak abwaan wallee waan kaa haynaaa
Caqliga alle ha ku barakeeeyo abwaaab
Dad shukuur ulaabtoo ku shukriya manoqonaa? Nacam Abwaan. Ilaahay caqliga aqoonta iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo.🤲
Waa gabay aad u Dulucdheer Murtidiisuna Waano iyo Wacyi-galin tahay Xigmad dhaari Abwaan Heello intuu idin yiri indhaha ufura un
Masha'allh abwaan wle waxba lagaama qaban karo😊❤❤
Abwan hore ugu soco horumarkaga
Heeelaawi
Masha allaah hore u soco 👏👏👏
Kaa udhibishixanayaa waa kee
Waa MAANSO Khatar ah waar ninkani waa NIN afsomaliga ka hodon ah maaha niicle ciyaar mood helo rageedii baad tahay
Aadbaan kuu taageeraa abwaan heelo.
Nin rageed 💯💫✨💪💪
Woow.waa.abwaanka.ugu.saameynta.badan.abwaanku.soco
Masha alalah abwaan dheeh
Waxan ka dawada dijbouti
Sidaasaa loo gabyaa ama waa la iska aamusaa
Qof afka ka hodan ah baa suugaantiisuna .Mac a yeelaynaysaa laakin ciyaala BOORASH BINU CAANABOIDHE ABU MUUS WAXBA KAMA YAQAAN SUUGAAN WELL DINE ABWAAAN HEELLO.
Abwaan alle haku dhawro
Keep going brother
INTAA heesa shidataan ICE-GA SHUUQSADA
Mnsha Allhe Allhe haa ku sharfo wll qali
abwaan alle ha ku sharfo
Ilaahoow aan akhri lay dhihin 🙏ereyadu adakaa 😂😂😂
Ninkani waa cabdi iidaankii labaad ee qarniga
Shaadaali ma karayee anaa shaaha keliday iska shuuqsanaayee shilin igama go.ayee sheekadayda ii daa Adna shawga ila dhaaf
Abwaan heelo wuu iga gadan yahay gabaygaasi bilaa shuruud
dad SHAKUUR U Laabtoo u shugriya ma noqonaa
Gabay oofa waa waayn
Abwaan qaaliya weeye
Waan ilmeeyaa runtii markaan dhagaysto maansada kala dhigan
Abwan heello shaki saar dadwaynaha 🤣
Abwaan waa run
Abwaan helo runtii kii badali laa soran xikmadii haldoorada SIYAASIYIINTAY QUSAYSAA TIXDANI
Guul heelo
Abwaan heelo aadban ku salamaya
HAMBALYO ABWAAN HEELLO WAA ABWAAN SIYAASASI AH.
MAANSOOYINKA XARAFKA SHA'DU ( SHIINKU) WAA KAN UGU ADAG EE LAGA TIRIYO GABAYGA NIN AF SOOMAALIGA KU WADHWADHDHAY MOOYAANE NIN KALE UMA BADHEEDHO IN UU SHIINKA MAAANSO KU TIRIYYO.
ninkaani wanaagsanaa
Kan cid ii fazirta la radsan pal inTan garanayy way dhaftee
Waxan shiikhu ka adimay
Shebeduhu ka baaqeen
Ma shuqulo sokeeyee
Shaki saar dadwaynaa
War shiikhu ma abdimaalik muuse coldoonbaH😅
Hhhhhhhh waar malle waynidaa
M,a abwaan abdirahmaan heello❤️❤️
Galabta markii aan kuu yeedhayay maxaad isla kabaynaysay abwaan
Mnsha allh
Tani aniga way iga wayn tahay hhhh
Intii qalbiga aan ku hayay oo sugaanaysan weeye
Maansadan shiinlayda ee abwaanadu ka shaaceen sheeg hadaad garato
WAAR ninku midho weynaa ma SALAAN carabey baa
ماشاء الله
❤❤❤❤❤❤
Deelqaaf kugabaygiyo doodo aan israaceyn waa lagaduceystaa ee wax daawo leh inoo sheeg doqomada warkoodiyo sharmaboyna nagadaa oo doodaada hakudarin
Soo taad deelqaafka ku dartay 😂
Tayda daayoo mida abwaanku leeyahay sharmoboy kawaran tusaale wanaagsan miyuu waayey markuu ciyaal suuqa gabaygiisa kusoo darayo
Abwaan iga dheh walee rer hargeysa gabi lidinkugaariwayay
waa reer burco nin kani
Awrkani waa karin leh
Asbwanqali
Lacib