Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa shaqo ka joojin ku sameeyey Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 8

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 2 місяці тому

    Aamiin

  • @siradm
    @siradm 2 місяці тому +1

    Shaqo fariisin kaliya maahee, dadki waxan ka dambeeyay ha la keeno. Duddi iyo shib ma rabno hadhow

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 місяці тому

    Trump a la weraray war kle wato wa alshaban

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 місяці тому

    awood.shaqo ka fadhiisin iyo magacawiis madaxweynaha aya is ka leh taliyaha so jeedin ayu le yahay sharciga waa sidaas ileyn ninka shaqada laga fadhiisiyay waa fare gusto ma ahaan former sadexaad iyo wixi ka hooseyo ayu taliyaha shaqada ka joojin kara

    • @Arabduur
      @Arabduur 2 місяці тому +1

      Somalia oo sharciga looga dhaqmo markaad argtid
      Waa habeen kii xalay ahaa oo tagay😂

    • @hurwaay
      @hurwaay 2 місяці тому +1

      Ninkaan asigaa sharciga aqoon. Taliya ciidanka asluubta waxoo awood buuxda u leeyahay inoo ka joojiyo shaqada dhamaan ciidanka hoos imaado, oo uu ka mid yahay taliyaha Xabsiga dhexe.
      Sharci barta Soomaalaay. Madaxweynaha waa magac u yaal lee, wax awood saas u badan ah ma lahan.

    • @maxamedcabdi3351
      @maxamedcabdi3351 2 місяці тому +1

      ​@@Arabduurwaayo maxaa u diiday in soomaaliya qaanuunka lagu dhaqmo ama laysku xukumo ama qaanuunka laysku maamulo

    • @nuurgedi
      @nuurgedi 2 місяці тому +1

      Madaxweynaha haduu agolaansho ka heesto waa okay sharciga baro