Wasaaradda deegaanka iyo isbeddelka cimilada XFS oo ololaha badbaadi deegaanka maalinti labaad..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 7

  • @abdinuur4987
    @abdinuur4987 Місяць тому

    Finally 👏👏👏👏

  • @malaboa591
    @malaboa591 Місяць тому

    Maashaa Allaah aduunkii baa bacaha iska dhaafay oo ineey dhibaato leedahay ayaa ogaaday. Dambiil lacag la’aan ah ayaaba Soomaalida la siinooyaa nasiib ayaa leedihiin. Wax lacag la’aan ah aduunka kama jirto.

  • @atiquehalim5527
    @atiquehalim5527 Місяць тому

    V

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Місяць тому

    Waa arin ku dasho mudan waa soo dhaweey neeyna bacda halka mar la isticmaalo waa afo iyo dhibaato weyn sababtoo ah bacda one time ka ama halka mar la istimaalo iyo caagadaha biyaha laga cabo dhibaato weyn ayeey ku hayaan bilacda deegaanka gaar ahaan ceebta xamarweyne oo ah meel loo dalxiis tago oo taariqi ah hadii dunida kale aragto muqaal kaas sawir qaldan ayeey dunidu naga qaadaneysa waxay nu nahay dad muslimiin ah nadaafada aynu ku dadaalno wasaarada deegaanka maamulka degmada xamar weyne iyo gobolka banaadir iyo shirkadaha nadaafada wax haka qabteen arintas waa in la mamnuuca caagadaha plastic ga ah sida oo kale iyagana dhibaato weyn ayeey xoolaha kaluunka bada kujira iyo dhirta iyo dadkaba ku yihiin sida oo kale bacaha iyo caagadaha dhibaatooyinka aay sababaan waxa kamida nabaad guurka ciida iyo dhirta isbadalka cimilada waxa laga qaada xanuunada cancer ka waxay oxygenta ka xiraan dhirta dhirta dhirta bada ku jirta iyo dhulka marki aay ciida ama dhulka ku bataan bacaha iyo caagadaha dhirtu waxay joojisa oxygen ta ineey soo deeyso waxay na soo deeysa carbondioxide markaa waa dhimta dhirta xoolaha duurjoogta iyo kaluunka bada ku jira waxa na aad u yaraata oxygen ta la heli karo waxana qatar gasha nafta bina adamka bacaha iyo caagadaha waa waxa ugu weeyn ee sababa isbadalka cimalada waa in dunidu arinkas xal waara u raadisaa

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Місяць тому

    Jidkii dowladnimada ayaanu heynaa ee halkaa ka wada tartiib tartiib ayay ju imaan, reerXamarow isbadbaadhsa oo dowladnimada badbaadiya

  • @muxuboali8867
    @muxuboali8867 Місяць тому

    Muxuboali

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 Місяць тому

    Bacqafiifta hadan la mamnuucin hee loga maarmi kara dad ka waalina howl adinka idintaalo dad ka saarina