@@yusraharith829 sis kaaf iyo kala dheeri caadi ma aha waa filim walahi aad baan oo ku heestaa lkin dhib ka jiro jahwareer cabaar ayaan la socday mar ka I hope in eey ii ka dhamato lee hal mar
Ilhan roomiyow ee tagan tahay wali ruwaayadi maskaxdeyda ku qufulan horay u socda wllhey like ta ha illa dhaafin dhaman wan idin jclhy somalia i love u ♥️🔥
markan walalo is jecel arko allah isku daye wan ilmeya hal gabar ila dhalatay igana weyn walalnimo iska daaye wanag yar xita iima heyso waa lakala nasiib badanyahay wlhi iyagama masha alah allah isku dayo
Maasha Allah tabaarak laah..abuukar Mahdi sharaf iyo karaama leh ciso ku noolow .sida quruxda badan was u jeceshahay dadkàga in aad horumarkooda ka dhaqayso.
Masha allh abukar mahdi wn ku salamay adi iyo azxpta cawa filimkii ayan modee cawa ani codai lee wataa in filimka kaaf iyo kala dheeri in naloga dhigo wiigii labo jeer mahadsanidiin kuligiin
Masha Allah sidaas isku garab istaaga fanaaninteena 😍😍😍 hadaad ku faraxsan tahay like❤ dheh bal wll sidaad illa weyn tahay wax weynaa so cajiib ah ifkaa lagu yahay wllo
Wlhy kulamid ahahahah naaga badane ban u aqaan khaa'in markaan arko hdana waxa in film yahaa xasuusta ilaahama curyaan ban ka aaminay🤣🤣🤣wana qalday filmkaan yaakhee
Masha allah fadumiina caloosha iga hurisay walashey sida aad u hadleysid imsha allah marekanka hadad imaado qofka ugu horeeyo oo kugu sodhawenaayo ahay I promise you that my sister queen
zaynab yar waa 4jir waxay aad u taageertaa romiyoo dadka xafladan ku jira kaligii bay ka dhex garatay igu salaan romiyo ilhaan ha dilin ayay ifaraysa way i ag fadhidaa😂😍
#Ilhan_xarago gabadha ka dhax muuqata filimka siday u jilaysa ka helay wlhi farta taga inta ilhan jilada ugu khatarsan sanadka tahay 💝💝💝💝
@Somali muxamed biensir je suis une djiboutienne 🇩🇯💪
Ilhaan darajo Allah hakuu dhowro isha cadow kaadadan
😂😂
WAAAN JECLAA GABADHAAS BALSE WAXAAN KA XUMAADAY MARKAY SXIIBTEED MARNA AH WALAASHEED NIMCO YAASIN AT INAN YAROO AFDHEER OO XAMDI KALKACAL LADHAHO L.A. CAYNAYSAY
Somali codsi waaye subscribe isaa ma heeli karaa 20 qof
Inta saliga nabiga jecel like iisaar Insha Allah
ahmed mouse ilahay kabaq walaal ilahay nabigiisa haku rasaniin like xun oo haduun ah aadan waxba kafaideyniin
@@halimoahmed2746 Saxa walhi wayabay dadkaan maxa ka qaldan
Scw
Wsc
Ar kuwaa qaasaaro aduun iyo mid aaqiro ayey kujiraan ilaahey. Hasoo hanuuniyo
Dahab waye dintenu deman waye daqankenu dumarow sithan Rabi Rali kamaaxa isastura oooo ajanibta kafogada.........😭😭😭😭😭😭😭😭😭
HADAL SAXIIIX AH WAX TARNA LEH
Sax wlhi ilahey hanawada hanuunsho 😭😭
Xaqiq wlh ilahow na asatur
👍❤❤
Asc walalyalo ruwayda isbuci labo mar maa nogaa diig inti igu racatay farta taag🙏🙏
☝️☝️☝️☝️
Kkk as walaley hal mar week kii hadan ka helnay weey ku mahadsan yihiin soo ma aad arak jahwareer dhib ka naga heesta
siman siman jahwareer aboyo macnto anigu mabaa xiseye bt ruwayadan they storys Kills me🥰🥰
@@yusraharith829 sis kaaf iyo kala dheeri caadi ma aha waa filim walahi aad baan oo ku heestaa lkin dhib ka jiro jahwareer cabaar ayaan la socday mar ka I hope in eey ii ka dhamato lee hal mar
siman siman hhhhh Amiin
Allow imanka hanaga qadin islamahan wa weyn ee madaxa qawan iyo ragan ey ajanibta ka ah eysanba ka xishoneynin walhi xishodku waa imanka barkisa Allow xishodka hanaga qadin adunka walaga tagi walee inan saan loo jogeynin😢😢😢😢
Uduceey in alla hadaayada waafajiyo adna kusoo hadeeyo waxaa waad fiirsaneysaa hadana hadaaya sheegeysaa waar uduceey in alla towfiiqda waafajiyo
First gabdhaha iyo wilasha qurux badan dhamaan channelkeyga isoo booqda
Ismahan maxaad ku heysa chanelkAga
Wan kuso boqoqanaye isoboqo aniga nah an isku dhaneysano
Mamo saynab cige
Alle cimriga iyo cafimadka hakuu siyadiyo
Caqligeda iyo cafimdkeduba waa joga manshllah
Filmka goormay nastexo iyo fadumina iyo faarx kusoo birayan
Walhi dad is jecel markaan arko waan iska ooyaaa macha allah fadhigaan idinka kacay markaan arkay sidaad isku jeceshehiin allah idin barakeeyo
Weligaaba farxad ku noolow imikan qoraalkaagan la ilmeeyey markaan aqristey waad qalbi xaadhan tahay sxb guuleyso
Huno mcn farxad ku war...
Qof qalbi wngsn ayaad Tahay
Qoraalkada ....😥😥😥....
...my brother....😘😘😍😍
qofku markuu qalbigiisu qoyanyahay rag iyo dumar waa loo dhashaa naxariista
Somalinimada wa qali somalie in sha allah sidas ha iskagu faraxdo wan kugu farxay walalkay qali
Masha allha walnimada Wlhi waa wax weyn ah ilhey nabad ha igu kulun siiyo walaheyga wn u xiisay wlhi ilove you ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💉💉🌹🌹🎁👑 ilhey ha iken xafido 🤲💕🎁🌹❤️💋💋💋💋
Ilhan roomiyow ee tagan tahay wali ruwaayadi maskaxdeyda ku qufulan horay u socda wllhey like ta ha illa dhaafin dhaman wan idin jclhy somalia i love u ♥️🔥
M.a walal qaali so dhawaaw ayaan qali welcome fadumiina one tageero ayaan kuu ahy mama saynab ciga I love you mama inta hoyo jecel like isaaar
Atirishada aan taageera kal iyo laaba u ahay #Ilhaan jilitaankagu wa Naga gadanyahay ❤✋
Soomaaliyeey codsi ayaa wataa plz subscribe igu caawiya waa codsi
Wall subscribe isar wall
0 .55 faduumina iga qoslisay wllhi
Saay isku ruuxdo😂😂
@@camaarchannel1242 subscrabe isar abayo
qayaaliyaa ku jirtaan alaha idin soo hanuuniyo
Wanku saray wll
Dadabadan baa arkisaa Inta diinta jecel like isaara waa khuraafad waxasi dabiga la iska dhaafa wlayaal 🖐❤
Waa max wanagsan Walalniada aad aya u jecladey, kalgacalka & isjecelka walalniada. Waa gabar fican oo walalnimada garaneyso masha ALLAH. 🌺❤️🌹
Mashaallah saynab ciga meesha ka muuqata fanaanad qaali ah
Iyadaa isu mahad celisey. Jir oo joog.
Ifka lagu yahaye wll this song makes me emotional 😭 love all my Somali walls ❤️
Walaalnimadi waa wahel allow isku kiin daa walaalaha isjecel😘😘😘😘😘😘😘😘😘somali qulebteda burcad allah isku mariyo
Masha allah abukaar mahdii sharaaf ayad nagaa mudaa tiihiin adiiga iyo kooxdaa kaaf iyo kaalla dheerii faarxad kunolloda iifkaa lagu yahay waalal 😍😍
Waligay man arkin qoomiyad inaga martisoon qurux badan aad ayaan usodhawaynaa dadka umakalaharno illha somali iga dhigay ayaan kumahadiyaa illhay ha isku dayo walalaha isjecel 😍😘
waaw wakahelay fadumina heeskeda wlh leskama heese ee waheybad amara iyo walasheed waidin salamay abukar mahdi thanks 💕💕💕💕💕💕
Wll abukar mahdi fadumo quruxwanag maysaan kujiirin kaaf iyo kaladheeri😭kuzodry indr gcliye 🙏🏿🤟🖤
markan walalo is jecel arko allah isku daye wan ilmeya hal gabar ila dhalatay igana weyn walalnimo iska daaye wanag yar xita iima heyso waa lakala nasiib badanyahay wlhi iyagama masha alah allah isku dayo
Romiyow iyo nasteexo alle idinma cadaabo ilahan saad u gasheen ba igu so dhaca 😍
kaaf iyo kala dheri mash allah dad laso xulay ooku ficn dhanka jiliista allow idin xafid ilhaan ayaan aad u jeclhay jilitankeda fani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll nimda hde kugu weynthy like dhac igu siy
Aad iyo aad walalo
Walalnimadu wax qaaliya
Dhac hadaan kugu siiyo sow wax kaama imaanayaan
Fucking lady
Walaalyaalow gaadhaan faadumiini waa tey sadarka ruxeysee tolow in ladhimanaa oo god qiyaamo sugaa ma oga miyaa war Alle kabaqa qaawanaanta iyo timihiinii furan wallee maalin ayaa imaan doonta lees xisaabin wabillahi towfiiq
Masha Allah ilhaan tiimkeeda like haila karab Marin dhac iku sii
Hdi cadalad e jirto lik ta ha ila dhafine uso hormaree
#muqdisho cdy ka socdahee
Samiday ilhaan xarago waan jeclahy inta ilamidka like izku muuji
Ilhaaney nsteexo wag ku ag fadhidaa ku bood yaqey😅😅 intaasna waaa kaftn msha allah💓💓
Abuukar mahdiyow Amaara Iyo Fadumiina flimka nogu soodar wlhi ani labadas gabdhod waaba iska jeclahay Masha Allah
Maasha Allah tabaarak laah..abuukar Mahdi sharaf iyo karaama leh ciso ku noolow .sida quruxda badan was u jeceshahay dadkàga in aad horumarkooda ka dhaqayso.
Masha allh abukar mahdi wn ku salamay adi iyo azxpta cawa filimkii ayan modee cawa ani codai lee wataa in filimka kaaf iyo kala dheeri in naloga dhigo wiigii labo jeer mahadsanidiin kuligiin
Dumaroow Alle hayna soo hadeeyo sidan Alle raali kama aha iyo ragan cawrada la saar saarayo😭😭
asc.masha allah.waa ku faraxsanahay sida aad isu jeceshihiin.ood aad na tusteen in soomaali isu imaan karto.wabilaahi towfiiq.
Aaaaaa Fananadd,,,Wayn,,,Baa,,,Jogta,,,Xaflada,,,Seynabb""Mashalah Cimriga""Ale ha ku barakeyo
Lnk sxb abukar wad nagu xumeysi away xafladi sxb sanad wanagsan cumri dher iyo cafimad ayan alle kaga dugay sxb
Masha allaah dhamantiin Abuukar waxan kuleyahy dadka sidaa iskugu keento waan kahelay waxana jeclahy 100 adigoo kle inay dhalato aya jeclahy Sidadkena isku aruur Sato adiga iyo gurubkaga wadajira dhalanyarada reer London hala dhiiro galiyo somalia hanolato
😍
Mashalh markasto an is garb istagno markasto somliyay
Kooxda kaaf iyo kala dheeri
Kolba halkii ay joogaanba wey ka soo baxaan kaalintooda
Thanks Abukar mahdi
xigmaayiga abokor mahdi ladhaho inaan arko ayaan rabaa hormar wacan abokor mahdi iyo kooxda kaaf iyo kala dheeri nosojeedisa dhamandod
Masha Allah sidaas isku garab istaaga fanaaninteena 😍😍😍 hadaad ku faraxsan tahay like❤ dheh bal wll sidaad illa weyn tahay wax weynaa so cajiib ah ifkaa lagu yahay wllo
Wllnimada somaliyed hawaarto
Inta ani cml ado ninkaga laaajoga hada dawaneyso like ha iga ilawi😂😂😂
Pyoh hanaga maser siin iskabulada mesha ku badane 😂😂😂
Indha Uroon Abdi kkkkkkkkkk
Msh allhydin siyadiyo faraxda iyo isku duubnida kolay anni mid aan ahy somalinimadu igu weythy jecelhy somalina meelkastooy joogtaba midna iiyihiin guulaysta oojiroo jooga
Fadimiyna nolow amara walasheyd hanbalyo ilhan qalanjo queen teyda cashaqa mamo seynabcige cafimad cimridheyr 🤲🤲😅🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
Horta ani roomiyow si run ah ii nacsiiseen hadan arko ilhan sidu u qayaamey leeba iku so kacdo hhh😂😂😢
Wlhy kulamid ahahahah naaga badane ban u aqaan khaa'in markaan arko hdana waxa in film yahaa xasuusta ilaahama curyaan ban ka aaminay🤣🤣🤣wana qalday filmkaan yaakhee
Qofka markuu laadar nimada si fcn u jilo wala jeclada coz filin aan laadar laheen maba la dawan karo
😂😂😂😂😁😁
sax hala daawado laadar la aan waa hor mar la aane
War ilaahey ka cabsada tani waa aduunyo waalaga tagaa oo jirkiina astura
Fadumina xbbti wnkuxiise abukar mahdi pliz kaaf iyo kladheeri ku sodir 😍😍😍
Mom faynus shikh dahir uma jedo
I love ilhan 🌹❤🌹 great acting skills. Jimca kasta im ready 😂🤣
Masha Allah. Alle ha idin dhowro
Fanaaniintena soomaaliyeed
Qurba joogey iska xafladaysta laakiin dhibkiina nagala aala oo taksiilayaasha aad noosoodirteen naga wata madaxa allaha kajaree madax noonoqon maayaane
waw masha allah saxa bilcafiya waan idin wada slmay dhamantiin dad ugu wada qaliya ❤❤❤❤❤👍slan sare wllkey abukar mahdi
maasha allaah waa dad is jecel alle ha idin xafido dhamaantiin
Hadaad comment aad akhrisid nolo faraxad leh baan kuu rajeenayaa
Abkur mahdi wale wa nin qaliya 🌷ilhay amraki ilhan xarago iyo aj waan jecelahay
Walee aaqiro waraa yaal dakoodiinaa baahi ay u baqtinaayaan ayakiinaa waa kaa aduun
Waleee aduunkan dhalaaalkiiisa wa laga tagaaa plz maaamooyinkeyga tihiiin is astura plz😭😭
Filimka kaaf iyo kala dheeri isbuucii laba mar noga dhik abuukar mahdi😭😭😭🙏🏼🙏🏼
Ilhan xarako ma dhagtii ninkagi iyo hantidadii isku duubatey ayad dhinaceda fadhisaa kkkkkkkkk
Waxn rajena waregan fadimini inee sogasho kaaf iyo kala dheri iyo farax murtiile asxaabey Ani lawadasa rajena taagerayaashoda awi hee liketa😂😅
mamaa zeynab cege wan jeclahy wll abubakar mahdi madaxa iga shume 😘😘😘😍
Masha allah fadumiina caloosha iga hurisay walashey sida aad u hadleysid imsha allah marekanka hadad imaado qofka ugu horeeyo oo kugu sodhawenaayo ahay I promise you that my sister queen
Faninta somalida waxan uku jeclahay markastana ika qosliso arageeda marka arko iska farxo fadumiina gacalka inolow wlhi wey ika qoslisa waa qof aad u fiican I love you fadumina I wish 1day ina ku arko hada nolahay oona dhiman farxad waarto kuwaar lkn filimka maku so dartid abuukar mwaah fadumina qurux badan ❤️❤️❤️👑
What i am the fast person please like hadaa taageero u tahay faadumiina
Anigoo kula kaftamaya uma ihi taageero becouse waa .5
Mamsha allh somali weyn o dhan ba fadhisa mshan ilahayow sidag fananiinta u midaysan yihin somali o dhan u mideeh
Walalalyal Maad is asturtaan waxani waa aduunyo naftina iyo taaydaba waxan udar daarmaya cabsida Alle asc
Faadumiino iyo farax murtiile iyo nasdeexo indho inta sugeeysa farta taaga
M.a my team hormarkina waa keena dad ku dayasho mudan ayaa tihin mxaan idin jeclahay allow idin dhowr qoyskeygi 2 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilhan cadii maha sida ayaa wax uu jilayso 💕💕♥️
Alaaah hal naag oo madoow ah meesha ma joogto 😲
Wala hormarey saxb wixii horaa kudhagantahe kafuq arye
@@farxiyosimanfarxiyosiman882 Alah ma waxaas baa horumar ah ❗❗
@@hanadabdirahman4201 haa waa casri cusub
Kkkkk wlhi caadi matihid
@@farxiyosimanfarxiyosiman882 casri beel ❗❗ Naag is cadeyso faido mala haan wlh
Masha Alaah Amara wa qof wcn Abukar mahdi wllkey hore usoco
Www masha allah like haliku sharfo ano uso hormaree🤣🤣
Dawaasho wacan waxaa ina lenahy kaaf iyo Kala dheere gabdha Somaliyed haxijabten oo ha asturteen jirkooda
subxanallah tani waa aduun xagee losocdaa miya leyska ilobay mesha anla hureynin mugtiga yar hala xasuxto laguma weydinayo malinta tegayso xisabta iyo qabriga ayanla ilobin insha allah
Wow waa lys ku Arky mesha fani
masha allah.ilahy ha idiin xafiido waan idiin ku faana
Fadumin xaka qaldan wax arag cad wayee marey futo warejiso iyo mare nas ruxdi😱😱
Alla alla romiyow maba ku fiirin karo waxad gabdhaha ku samaysay tana siib tana saar
Fanaaniita reer london iyo kuwa afka somali ku hadasho horay usocda faadumiina ku jecliyaa
maasha allh soomaali isxushmeeso allha barakeeyo
Fadumina u jedaa waa ku xisnay adi iyo farax murtile iyo nasteexo indha
this month in bk the party was set .south hall somali show bk
ilhan Xarago GabdhaN jecelahaY aadbn ku salamaY Ziz dhaMn kaaf iYo Kala dheeri WaN idin tageeraNa Hore usocodaaa
😭😭😭😭😮 kaaf iyo kala dheri ban modayay 😭😭😭😭😭
Allow nacafi oo nodabi dhaaf aamiin dhaha
Aamiin yaarabi
Aamiin aamiin aamiin
Amin yaa allah
Amiin yarabi
Amin Amin yarabi 🤲🤲😢
Heesta magaceeda aya I sheegi kara please and thank you
Khader keeyow ayaa ku heesa
Masha allaah dadkaan xushmada kujeclahay wlhi ❤️😍
✍🏻Amaare cali allow aan layin qarin school sanadkii udanbeeyay ayay kujiraan arday fahankoodu ficanyahay 🤝🏼🍸😛😑😊
M.a wlltinimda wxka weyn ma jirto kuwi isku tirsadan allah hidinka dhigo 💓 fadamina musalsalka halgu so daro
Ilhaan xarago adn kaaga helaaa😍😍 adiyo roomiyow 😂😂 😂
Miyaay dhamatay Ruwayadu😍💋💕love ayaan ku ahaay
Maasha allaah inadertey muxibo cismaan aan arkaa ❤️❤️❤️🌹🌹🌹👏🏻👏🏻👍🏾👍🏾👍🏾
zaynab yar waa 4jir waxay aad u taageertaa romiyoo dadka xafladan ku jira kaligii bay ka dhex garatay igu salaan romiyo ilhaan ha dilin ayay ifaraysa way i ag fadhidaa😂😍
Ilhaaanay nasteeexo caaawa ka rif Illaaahay amarkiiisa nasteexo iyo roomiyow waan sanifay
Walalayal romiyow iyo nastexo wa nacsiiseen kal iyo laab
Aaawyna kaf iyo kala dheri ma dhamaty se cml
Wargeeyga waa xasuusin waanadu waa iga dar daaran walaalsida ila weetahy wax weyaan si cajiib ah heestan waa ku heystaa
Faadumiina Maxay Luxday Talow iska eeg aan Tusee kulahaa Faadumiina hhh Qaybtaadii Kaaf iyo Kala Dheeri Waanu u Fadhinaa Abaayo Shaxshaxlay Faadumiina Quruxlay iyo Gabar aan Kal iyo Laab u Taageero oo aan Yaraan ku Soo Bilaabay Barigii ay Dubai waxaan Ka Luxi Jirtay "Allow Danbigayga iyo Kii Waalidkeena Dhaaf aamiin Dhaha"
Illahow mamoyinkan so hideey amiin
War is astura alle ka cabsada anaga UA-cam rag ba noo joogee
hhh raga maa wardiyo ka haysaa orod baacweyn sogado haduu dirac raac yahay ninkada
waxa aad iyo aad noo deekhay kulankiina wanagsan cimri dheeri ayaan alle idiinka baryaa insha allah cafimaad ku waaro