XAFLAD ABAAL MARIN FILINKII KAAF IYO KALA DHEERI PART 1 HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  5 років тому +706

    sanad wanaagsan asxaabeey la soco qeybta labaad xaflada

    • @xafsoosman2802
      @xafsoosman2802 5 років тому +1

      Mhd snd abowe wan sugi Kari waye en Ilhan xarago igu sln atarishadena

    • @shamsoshibrahin2176
      @shamsoshibrahin2176 5 років тому +1

      Abukar Mahdi si xad dhaaf kaaga mahad celinayaa juhdiga aad galisay teamkan sanad wanaagsan

    • @katiac8085
      @katiac8085 5 років тому

      Masha allah guys proud of u happy new year we enjoyed your hardwork

    • @nastehamohamed6040
      @nastehamohamed6040 5 років тому

      Wanagsan oo wan sanadkan sanadkesa alle barqo iyo bashbash hanogu garseeyo

    • @queenruuxiofficial1045
      @queenruuxiofficial1045 5 років тому

      Mahadsanid wll qali

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 5 років тому +218

    Boss baas wa ninka kaliya ee jilistisa in ay dacad ama shaqadisa iney ahed ay ilanoqotay sida ow ujilayo waxkale ayu aha😍💘

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому +1

      Walashey qaliyeey subscribe ii saar ilahay gacmaha ha kuu barakeyo

    • @astanchannel1324
      @astanchannel1324 5 років тому

      Sax ifrax subcrbe isar plz abyo

    • @umuss7874
      @umuss7874 5 років тому

      Ad iyo ad asaba no maceyay filimka

    • @aishaaahmed8846
      @aishaaahmed8846 5 років тому +1

      Boss bass wa jilayey ma ahne drugs ma isticmaalo

    • @anwarcali
      @anwarcali 4 роки тому

      Abuukar mahdi

  • @abdirahmanalirage7939
    @abdirahmanalirage7939 5 років тому +156

    Maamo feynuus iliked ❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 5 років тому +7

    Wlhi ilhaan xarago heer xamar caadi ah beey noqotay seey u dheleyso heesta heer xamarkaba kahelay qof fiicn aan cunsuri ahayn waaye wlhi ilahaan love u abayo❤xarago❤

  • @abdifatahjosh9550
    @abdifatahjosh9550 5 років тому +328

    muunyo iyo marisa inta taageerta like iigu qabta

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому +1

      Wllky subscribe ii saar ilahay gacmaha ha kuu barakeyo ❤️ 🙏

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому

      @Ummu Axmed kama haayo sist adiga waa iga heysaa

    • @astanchannel1324
      @astanchannel1324 5 років тому +1

      Subcrbe isar plz abdifatah

    • @deeqtutors6288
      @deeqtutors6288 5 років тому

      ua-cam.com/users/edit?o=U&video_id=2kZvkUUK52s&ar=1577987052086
      waado bilicda caasimadeena muqdisho

    • @tufaaxmaxamed3505
      @tufaaxmaxamed3505 5 років тому

      Allha kabaqa madaxa daboola waa dambiga ugu weyn walala yaal

  • @cadinaserqalij9637
    @cadinaserqalij9637 5 років тому +375

    boss bas ninkii tageero o ah like isaara

    • @muntasmuntas1309
      @muntasmuntas1309 5 років тому +3

      Cadinaser Qalij bos bas aktar weyn waye ninkas waxuu ku nura filimada American ku sobaxa

    • @cadinaserqalij9637
      @cadinaserqalij9637 5 років тому +1

      filim ka american ka ujilaayo inaat daraktar kanaqato ayaa wanaksana

    • @deeqtutors6288
      @deeqtutors6288 5 років тому

      ua-cam.com/users/edit?o=U&video_id=2kZvkUUK52s&ar=1577987052086
      waado bilicda caasimadeena muqdisho

    • @sahraali3410
      @sahraali3410 5 років тому +1

      Cadinaser Qalij Boss bas Waan u dhimanayaa. Igu qabta walalaal

    • @naimasaidismail
      @naimasaidismail 5 років тому +1

      he is the real actor

  • @ayaanedabsan5328
    @ayaanedabsan5328 5 років тому +143

    Nagta wariyaha madaxa so baneysatay inta la yabtay like dhac igu sii🤭🤭

  • @fartacabdulahi7326
    @fartacabdulahi7326 5 років тому +15

    Masha Allah xaflad si heer sare ah loso agaasimay ayy ahyd wad mahad santihin
    Wajiyo qurux bdn ayn u jeedaa masha Allah Aamina dhufays hbo Alle haku dhowro ❤👑👑👑👑👑❤❤

    • @mustafeadam4000
      @mustafeadam4000 5 років тому +2

      Wlshay was aamiin maxmed Cali aamin dhufays inolow ♥️

  • @sahrayusuf665
    @sahrayusuf665 5 років тому +73

    Walahi caloosha I xanuunta hooyo wayn oo billaa xijaab ah oo timaheeda qaawinaysa waan jidhicoodaa

  • @hariaqueen9724
    @hariaqueen9724 5 років тому +70

    Sanad wanaagsan illaahow sanadkan qf walba riyadiisa io rajadiisa u rumee...
    Khayr io barwaaqo idin rajeeyay farxad igu noolada asxapey❤❤🙏

    • @fadumocali6394
      @fadumocali6394 5 років тому

      We love fanusi shiiqi dahir

    • @barwaaqomuusebarwaaqo7067
      @barwaaqomuusebarwaaqo7067 5 років тому

      Sanad wcan o wngsan wll abukar

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому +2

      Amiin abyo qalbi subscribe ii saar ❤️ 🙏 ilahay gacmaha ha kuu barakeyo ha ila dhaafin plz

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому

      @@fadumocali6394 walashey subscribe ii saar sanadkan cusub waxaan kuu rajeyn inaad farxad ku dhameysato

    • @hariaqueen9724
      @hariaqueen9724 5 років тому

      Ayaan saafi kuu saaray walashey

  • @updyzhakour8739
    @updyzhakour8739 5 років тому +119

    qoFkazta oo qoralkaYga arka waxan u rajaYnaYa guul iYo farxad

  • @farhiadaganchannel3201
    @farhiadaganchannel3201 5 років тому +20

    Filimka danbe halagu soo daro boos bas plaz inta jecel boos baas ♥️💋❤

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 5 років тому +3

    Mansha alah rer kaf iyo kala dheri salan boqortoyo nimo iga gudoma umalen mayo inu nasomarayo filinka kaf iyo kala dheri esh cala musasal 2019 🥰🥰

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 5 років тому +32

    Wlhi faynuus wan jaclhy tagara uahy ❤❤❣❣♥️❤❤wankujeclhy maama farxad iiku nolow

    • @anab6974
      @anab6974 5 років тому +1

      Miidkale nolaso dhaqsada

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 5 років тому +23

    Mamo feynus ❤️😁🥇🏆
    All actors legend Viva abukar Mahdi brother dhaqso filimka cusub sidu u dhamado Ramadanka intu sogalin after Ramadanka new filim inad bilawdan thanku

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 5 років тому +16

    Khaladaadka markaad fiirsato waxaad arkaysaa filimkii aynu jeclayn ee sidii ugu canaan jirnay haduu hal habeen inagasoo daaho walaalkeen abukar mahdi in dadaal dheer iyo tacaba ayka mareen oo inyar khalada dhawr jeer lagusoo celcelinayay kalmada saa udhaha taaana saa udhaha magaranyo waxa idinqalma ooan idinsiino guuleysta aduun iyo aakhiraba walaladayo sigaara maama faynuus iyo xidigtii filimka ilhaan xarago.❤😊😍

  • @aminazahra2167
    @aminazahra2167 5 років тому +189

    Kaaf io kala dheeri 1 ila dhamad firsady like dhac iku sii walibaa qalaladkoda dhafin 🤗

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому +1

      Amina walashey subscribe ii saar ❤️ 🙏

    • @aminazahra2167
      @aminazahra2167 5 років тому

      @@AyaanSaafi0fficial ok sis

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому

      @@aminazahra2167 thnk qali

    • @deeqtutors6288
      @deeqtutors6288 5 років тому

      ua-cam.com/users/edit?o=U&video_id=2kZvkUUK52s&ar=1577987052086
      waado bilicda caasimadeena muqdisho

    • @nasramire7410
      @nasramire7410 5 років тому

      masha allaha hambalyo hambalyo

  • @shamayashamso3228
    @shamayashamso3228 5 років тому +30

    codsi markaan faadumo miina iyo faarax murtiile yana laga reebin👏👏👏👏

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 років тому +80

    Inaba caadi ma eheen filmka wlhi qatar ayuu ahaa cawa wax kala maqan maleh abukar mahdi iyo qoftiisa mama feeynuus 😂😂😂❤❤❤👇👇👇
    1 January 2020 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 👇👇👇❤❤❤😂😂😂

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 5 років тому +8

    Somalia 🇸🇴 big love inta ka heshay heesta ahmed zaki love saara Ilaahoow somaliweyn nabadeedii u soo celi meel walba ayuu maray Maanshalah

  • @habonosman4450
    @habonosman4450 5 років тому +91

    I’m missing Saaxiibkeey abdixamiid fulay 😂

  • @saqiqa
    @saqiqa 5 років тому +25

    Faynuus walahi jilinkeeda wan ka helay in bdn 😂😂 she's so talented Masha allah

    • @salmaafjanno5275
      @salmaafjanno5275 5 років тому +1

      Maxaa talentiy ilaaa 1884 bay bilowday in ay waxa jisho

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 5 років тому

      @@salmaafjanno5275 hhhhn are sure hhhhhh 1888 aaa nope my be 1980

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 років тому +71

    roMiyo❤ ilhan
    Abukar ❤faynus
    muuunye❤Marissa
    c/xamiid ❤fosiya
    Asbaro❤faaduMo
    boos bas❤nastexo
    qawdhan❤naciima farxaD ku waara😍

    • @fathihaji6352
      @fathihaji6352 5 років тому +4

      ilhaan iyo roomiyow run mey iskuqabaaan

    • @diijeemaxamed1065
      @diijeemaxamed1065 5 років тому +2

      Abyo naciimo minyarada eheed
      Aaway. Qowdhan mida la socota miyyaaa

    • @zureer5014
      @zureer5014 5 років тому +1

      @@fathihaji6352 may isma qabaan WllO

    • @zureer5014
      @zureer5014 5 років тому +1

      @@diijeemaxamed1065 Haa xabiibti😁

    • @hilalmakeuphenna8167
      @hilalmakeuphenna8167 5 років тому +1

      @@diijeemaxamed1065 may abaayo waa gabadhi askariyada ahyd gabadha qawdhan lasocota

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 5 років тому

    Labo labo lo wada socda waka helay shenadan wana u xiisi dona filimkeni kaaf iyo kala dheeri iyo team ka jilayasha ah ❤👏👏👏👏

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 років тому +14

    Kaaf iyo kala dheerid taarikhdu gaalay masha Allah horey u socda from Djibouti😁✌💪💪🇩🇯🇸🇴

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 років тому +2

    Mashaa allaah haa waa run ee soobadiya illaahan xarago waa jillaayada alatifi ah hooyo fayanuusu shiikhi iyo dhamaantood makalla dhicin 😍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 років тому +74

    THE LEGEND🤴 abuukar mahdi ❤
    Team kaaf iyo kala dhere 💖
    Wan idin salamy all 🙋‍♀️

    • @cayuushhassan2739
      @cayuushhassan2739 5 років тому

      Naagta cominteyda loga haray maso rogaal cilisay 😂😂

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 5 років тому +1

      Walashey subscribe ii saar ilahay gacmaha ha kuu barakeyo ❤️

    • @astanchannel1324
      @astanchannel1324 5 років тому

      Bbe nacnac subcrbe isar plz

    • @hafsomohamed8571
      @hafsomohamed8571 5 років тому

      Bbe nac nac melkasta waad jogtaa gacan ayaan kutagy wlhi

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 5 років тому

      @@AyaanSaafi0fficial wan kusry

  • @xaawoshiino2327
    @xaawoshiino2327 5 років тому

    Hanbalyo hanbalyo teem kaaf iyo kala hanbalyo inkastoo Boos baas kamirada i qarinaayo ilhaan xarago kal iyo laab aniga iyo Roomea oo adinkoo inaba caadi aheen uga soo muuqday maamo feynuus Abuukar mahdi Qaas ayaan idinkugu mahadnaqayaa masul sare🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @ZamzamAlpiiofficial
    @ZamzamAlpiiofficial 5 років тому +13

    Jilashaa qarniga hore u socda sanad kan sanadkiisa allah nabad iyo cafimad allah hanugu gadhsiiyo 😍❤️

  • @marianuur8049
    @marianuur8049 5 років тому

    Wwww filimka wa uqalma xalfadan dhaamaan asxaabta jilesay kalama dhacaan qof walba bilad sharaf ayu mutesday wlh ilhaan iyo roomiyow ha u horeyan abuukar Mahdi boss bass filin walbo ad kenesan kalinti hada ayuu kuleyahay keep going dhamaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 років тому +20

    Hnplyo rer kaf iyo kaladheri👑🥰😍❤🙏
    MhadsaniDiiN koxdayadi 😍❤🙏👏gulysta 2020 inta filim cusub sugusa❤🙏

  • @shamisqurux8176
    @shamisqurux8176 5 років тому +1

    Wlh niyadan idinkala farxay team kaaf iyo kala dheeri dhigin ugu sharaf badnada 😍😍😍😍❤️😍

  • @nafisamohamed890
    @nafisamohamed890 5 років тому +37

    Qofki sadaxad oo daawada noqde xaflada in badan sugaaye
    Like ila dhac inta ila jecleed kaaf iyo kaladheeri ❣❣❣💯💯

  • @fariamohamed9424
    @fariamohamed9424 5 років тому +10

    Boss bas his swahili is on point 💯

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 років тому +12

    Aj ❤aaMina iftin😍 maan ilaawin dhamaan tiiiin HambalYo HambalYo HambalYo❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwahidosmanali4288
    @abdiwahidosmanali4288 5 років тому

    Kaaf iyo kala dheeri waa filmkii bilaw io dhamaad la socdey runtii hormar wcn universal tv

  • @haniosman5875
    @haniosman5875 5 років тому +5

    👏👏👏👏👏masha allaah hanbalyo kooxda kaaf iyo kaladheeri sanad wacan sanadka sanadkiisa alle barwaqo iyo farxad ebo hanagukulansiyo hadeynu nahay Tim kaf iyo kaladheri waxan idinkasugnaa waa filimkale farxad wacan❤

  • @fartuuncilmi8232
    @fartuuncilmi8232 5 років тому

    Masha alah dhaman fanaaniinta iyo jilayaasha kaaf iyo kala dheeri iyo abukar mahdi dhaman wad kumahadsantahiin sida wacan oo noo mada daalisaan markast hormar wacan idin leeyahay
    #team kaaf iyo kala dheeri

  • @salmoali5146
    @salmoali5146 5 років тому +19

    Wlhi performance fcn ayaa sameeseen ka fiican niga sugnaa♥️🥰❤

  • @fayzajamac3287
    @fayzajamac3287 4 роки тому

    Runtii eeshcala film iga dheh wn wada dawaday masha alh 💋💘💘💘😁🎶octorka boss baas 👌👌

  • @hussein7504
    @hussein7504 5 років тому +4

    Xalfad taariikhi ah baad sameyseen mashallah 😍😍😍 zaki wuu shiday meesha mashallah

  • @AfnaanSalah
    @AfnaanSalah 5 років тому +100

    inta aygo dawanya comment akhris ku jira like igu qabta sandkana riyadada Ale hku rumeyo hada msgkan aqrinay

  • @maryanruun5591
    @maryanruun5591 5 років тому +13

    Mama faynuus ban Love 🥰🤩🙏🏻kuAhay aniga🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👑👑

  • @fowsiyoofficiall1617
    @fowsiyoofficiall1617 5 років тому

    Abukar mahdi runti Wax weyn ayey ka badashay Ruwayadi kaaf iyo kala dheeri waxeyna ahayd Waxyabaha ka jira Socialka Fikrad ka mataleysa Waxyabaha ka jira Aduunka wlhi mansha allah keep going Guleyso waligaaa🌹🏅🏆

  • @daganahmed7617
    @daganahmed7617 5 років тому +22

    Abdi rixman romio iyo ilhaan xarago inta tagersan like ,,❤️❤️❤️❤️❤️💋💋

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 5 років тому

    Haa sidaan usugeyney xaflada kaaf iyo kala dheeri ugu danbeyn wan helay abukar mahdi thankz🙏🙏

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 5 років тому +8

    Axmed Zaki Iyo Duriyadii Fanka Lahayd 💯🙋‍♂️

  • @ijashigo3680
    @ijashigo3680 5 років тому

    Abuukar mahdi, faynuus ,munye, marisa, Axmadey gaashaan iyo dhamaatiin jilaayaasha HAMBALYO 👏👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sowdakeyf4354
    @sowdakeyf4354 5 років тому +6

    Waan ka xumahay wariye cawke in Lagu xusi wayay meshan 😥
    Kaaaaf Iyo kala dheri 😢

  • @istarali706
    @istarali706 5 років тому +1

    Walaaahi waan ku farxy filinmaan aad u qurux bdn oo soomaali dhigty wan
    La socdy ilaaa bilow ilaa dhamaad kuligiin waan idiin duceynayaa maashaa allh

  • @saynabahmed4861
    @saynabahmed4861 5 років тому +35

    Inta uxiisathy farta haa tagto kafa iyo kale dheeri 🙏🙏🙏🙏

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 4 роки тому +1

    Maarisa 100 koob istaahisha 😘🥰noolow caafimaad ku waar 💗Waa ku jecelnahay ruwaayad walba ku jirto Waa fiirsana taageere weyb 🙏big respect

  • @hanicali1619
    @hanicali1619 5 років тому +9

    maaamo feynuus kuheystaa ani😍😍😘🤣Ani cml hadaa tahy like dhac kusii😉

  • @sadaamcabdibirre7960
    @sadaamcabdibirre7960 5 років тому

    Caadi maaha hablaheena somalida sida Ay odheelaayaan ayaa kahelay 😆😆😆🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @japrapoy5454
    @japrapoy5454 5 років тому +17

    Yes comment anaa uho rbaxdhay

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 5 років тому

    Axmadeey Cabdi Gaashaan Ayaanku soo barbaaray Heesahiisii Ruwaayadahiisi Mashalah Abwaan Laashin Nolow ka Barta Fan waxu yahay kuwan daaqadaha ka soo galay Jalid iyo Fan

  • @maandeeqmohamed1683
    @maandeeqmohamed1683 5 років тому +11

    Congrats kaaf iyo kala dheeri team And happy New year 👏💜💜

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 4 роки тому

    Feynuus sh.daahir madaxa ciyaarta legend allow ku dhowr aduun iyo aakhiraba💝💝💝

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 років тому +5

    Wow Labo Labo qurux waaa Xaflad qurux badan❤❤❤❤❤Congratulations❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 5 років тому +1

    Cadi ma ahan xafladan wlhi aada idin jeclahy farxadina wa farxadena wan idin tagera hore usocda💋💋💋❤❤❤

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 5 років тому +17

    Mashallah mashallah mashallah mashallah team kaf iyo kaledheeri 😘😘😘abokor mahdi 🤴🤴🤴🤴hambalyo hambalyo 🌹🌹🏅🏅🏆🏆🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥉🥇🏅🏆

  • @hafuuuuzahmed1623
    @hafuuuuzahmed1623 5 років тому +1

    Mansha allah hamplyo hamplyo hamplyo kun jeer wad Mahdsanthin fananintena qliga ahyd iyo directgena abukar ilahy cimriga ha idin barakyo we love dhmaantiin 😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💖❤️❤️❤️❤️😍😍😍

  • @dhalaankaabe9354
    @dhalaankaabe9354 5 років тому +4

    My favorite actress Ilhaan Xarago😍😍😍from hargeisa

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 років тому

    Thank u kooxda kaaf iyo kaladheere Aniga aad iyo aad ayaan uga helaye Habeenka friday ma suugi karinjirin waa dhererijiraye waxaan aad iyo aad Gaar ahan ugu mahad celinaya Abwaan abuukar mahdi ♥️🌹♥️🌹👌👌👏👏

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 5 років тому

      abwaan xaal qaado muxuu abwaan kunoqdey abuukar mahdi filinka kaligiis ma qorine hhhhhhhh heesna md aab daran buu qoraye maryooleey waan la yaabey kkkkkkk

  • @ikrasharaf5955
    @ikrasharaf5955 5 років тому +6

    Alla
    Wlhi frxd aan u ilmeyy
    Hambalyo 🎉
    Hambalyo 🎉
    Wn idin jclhy walalayaal💋💋💋💋

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 5 років тому +2

    Wariye Amina dhufeys geenyo qurux iyo Codkarnimo looga haray nolow Sister

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 років тому +3

    Walaahi wan ooyey 😭marka ilhaam dhulka jiifto oo nasteexo haraatida la dhacayso😭

  • @umuruweyda
    @umuruweyda 5 років тому +1

    Alla Naciima Dhufees ineey xijabka ku qurux badneed inat ila aragtay like isara

  • @fardowsahassan1926
    @fardowsahassan1926 5 років тому +4

    Team kaaf iyo kala dheeri alf mabruuk hool adag ayaa inoo qabateen insha allah films kale oo qurux badan ayaan idinka sugeena insha allah

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 5 років тому +1

    Congratulations 🎊🎈 Hambalyo kooxda Kaaf & Kaladheeri & universal TV Mahad gaar ah ❤️Abukar Mahdi👏🏾❤️❤️❤️✅👍🏿👏🏾🙏🏿

  • @hawaahassan486
    @hawaahassan486 5 років тому +21

    Masha Allah hambalyo reer kaaf iyo kala dheeri

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 років тому +2

    Taageero weeyn kal iyo laab munye iyo boss bass iyo asbaro ilhaam xarago❤️👍👍

  • @reo9475
    @reo9475 5 років тому +3

    Madhallah
    You all have done an amazing job
    Mashallah 💖💖💖💖💖💖💖💖
    Ilhan Qalanjo

  • @deqalul9734
    @deqalul9734 5 років тому +1

    Xaflada wanba sugayee 2020nala sugesen mais tiri keep going😍😍😍😍😍

  • @ibtisamtimeofficial42
    @ibtisamtimeofficial42 5 років тому +41

    Somaliyey isooboqda walashiin an ahay Riyadeyda ii rumeya in illlahay idinkana riyadiina idin rumeeyo tnx all subscribe lcg ma ahan ee isara tnx all

  • @zaytuunsheikh3366
    @zaytuunsheikh3366 5 років тому

    Team kaaf iyo Kala dheeri wan taageeraa balse xafladaan Uma riyaaqin sbbto sabtidi daraad aheyd 28/12/2019 sow tey walaalaheeni qarax Ku la'deen immisa hooyo murug io tiiraan u taalo immisa caruur baa agoontowday immisa gabadha baa asaay qaaday😭😭😭😥
    Markaasey iyagana is ruxaayaan oo ay cabayaan farxayaan wali iyado lagu guda jiro isbuucii murugta io tiiraanyada lahaa "geerida waa xaq qof waliba wey haleyleesaa"

  • @abdifitah5023
    @abdifitah5023 5 років тому +20

    milkiilaha universal
    Maxamed salaax soo uma eka

  • @roodamaxamuud5311
    @roodamaxamuud5311 5 років тому +1

    Sanaad wanaagsan Allow sanaadkan midkii somali isku raaci lahad noga dhig aamiin 🇸🇴🇸🇴🙏

  • @nuuraismail4320
    @nuuraismail4320 5 років тому +4

    Mashaa allah filin qiime le ayuu ahaa xalqad imay dhaafin hanpalyo

  • @marwaan_gamers4103
    @marwaan_gamers4103 5 років тому

    Thanks abukar Mahdi wlhi cwa iam so happy qosalki waanaga dhamaday kuligood kalama liitaan jilaayasha fananiita inkastoo maama feynuus shiekh dahir aad iyo aad ugu helay allow cimrigeeda raaji ❤🌷

  • @yacquubsaalax8460
    @yacquubsaalax8460 5 років тому +32

    Inta sugaysay xafladan farta taaga👑

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 років тому

    Abwaankeena abuukar mahdi iyo asxaabtiiiisa inaba caadi maahin iyo tv 📺 universal hambalyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayaabdala7829
    @ayaabdala7829 5 років тому +3

    Bosss baas! He is a talented actor. I looooove his swag. Man ,he is wax kle.

  • @nasriinakef618
    @nasriinakef618 5 років тому

    Abuukar mahadi Adiga iyo team ka Aad daragtarka u tahay kal iyo laab inaba Cadi mahayn waxa idinka Sugnaa waa inkle o xise leh 🌷🌷🌷🌷🌷🌷❤❤❤❤🇦🇶🇦🇶🇸🇴🇸🇴💪💪💪

  • @qaalimohamed4292
    @qaalimohamed4292 5 років тому +3

    Wah Wah Axasan Ruwaayad ✌ Hampalyo 👏👏👏👏👏

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 5 років тому

    Alla san u jeclhy le koxdan sas le ma isku gursatan dhab ahan lamane lamane isku so baxaya tihin ❤️❤️🇸🇴❤️✅✅✅ viva somali weyn ruwayad an jecla bey ahyd

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 років тому +39

    Boss baas Intaan arkay Anoo train kasoo degay daalki Aduunka I haayey orodkaan orday abidkeey ma ilaabaayo markaan xaafadi dhaafe unbaan Soo xasuuste Inuu film ahaa 🥵🥵🥵

    • @codshini7249
      @codshini7249 5 років тому +2

      Wiibto Biibto hhhhhhhhhhh omg you made my day😂😂😂😂😂😂

    • @iqroomarmohamed924
      @iqroomarmohamed924 5 років тому +2

      Hhhhhhh wlhi waan qoslay

    • @ubahcooking9224
      @ubahcooking9224 5 років тому +2

      😂😂😂😂

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 5 років тому +2

      Kkkkkkkk waan rabi lahaa siduu u eg yahay inan arko isagoo caadi ah madaxa masar muu ku watay

    • @Suusaan8890
      @Suusaan8890 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 років тому +1

    Boss baas caadi maahan
    100% waan siiyay👍

  • @mariamhasan1019
    @mariamhasan1019 5 років тому +3

    Masha allah awo guria filmaka ada iyo ada ayad ugo gulesaten hurye uscada❤❤

  • @asiyaahmedcaadimaahajecliy3958
    @asiyaahmedcaadimaahajecliy3958 5 років тому +1

    Masha allah guul iyo gobanimo ayeey ku soo dhamaatay masha allah kaaf iyo kaladheeri🌹♥

  • @iskufilangagalejhn2387
    @iskufilangagalejhn2387 5 років тому +19

    Aniga ugu horeeyo yaa igu heysto pls like waa ii farxad wlh ilaa iyo gawagawada inaa la socday kaaf iyo kala dheeri abuukar Mahdi Thks alif mara wlh ❤️ 💕 🙏

  • @aizhaadiamond5747
    @aizhaadiamond5747 5 років тому

    Filmka 2aad teamka kaaf io kla dheeri yeeka mqnaan 🤩😅😅wlhi waa dad funny wada ah🤚🤚💯💯💯💖💖💖🥰🥰🥰love you All universal tv 💖🥰🤚Abuukar mahdi🥰💯💖💖🙏🤚❤❤

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 5 років тому +7

    Roomiyow gabadha lajileyso oo curyanka kujileyso, halaygu xiro gabadhas inan laxiriro ayan rabaa.

  • @hamdafarah8996
    @hamdafarah8996 5 років тому

    Masha allah sanad wacan oo wanaagsan umada soomaaliyed melwalba oo aad joogtan ar abti abukar mahdi salaan iga gaadhsii islaanta shaxshaxlay codkeda ayaan ka hela 🥰🥰🥰🥰guul wacan

  • @ifrahkhalik6709
    @ifrahkhalik6709 5 років тому +5

    Mashallah noolasoo dhaqsada filimka kale. ❤

  • @fartunomar5783
    @fartunomar5783 5 років тому +2

    Hampalyo kun iyo kow jer keep going dhamantyn 💕💕💕💕💟💟💟💙💨

  • @himiloprod9790
    @himiloprod9790 5 років тому +6

    Koox tagtay♥♥♥♥
    Aadbn idin tagera wllhy

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 5 років тому

    Waaw amaan eglan amaaba usoo guraa intasoo somali oo faraxsan isku imatay inan kudhexjiro ayaa igu ficnan leheed gulesta wallaheyga

  • @yasmiincadey5964
    @yasmiincadey5964 5 років тому +6

    Wlhy sidaan u sugyy wn dalay mnt cidna igama horyso😘😘😘🤗🤗

  • @sukaynaahmeth3218
    @sukaynaahmeth3218 4 роки тому +2

    Woow mochallah amazing ❤❤💋👑👑🌹🌹🥰