Nimcaan Hilaac - Hees cusub -SIMAN 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 сер 2021
  • Hees - SIMAN
    ERAYADA & laxanka - Kobciye
    Music - Ustaad Furinle
    Vocal Rec - Maxamad Xassan
    Codka - Nimcaan Hilaac
    ‪@Hillaacmusic‬ #Copyright #Hillaac_Music #Nimcaan_Hilaac

КОМЕНТАРІ • 318

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 роки тому +210

    Raali galin iyo sixitaan dhanka codka heesta iyo sawirka sidii aan horay idiinku sheegay heestani waxan u hadyeeyay Dumaashiday #SimanQaali ahna marwada saaxiibkay #Cabdifitaax_Cumar oo maanta merkoodu dhacay ❤️

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 2 роки тому +5

    Zakariye kobciye waa nin dhalin yaro ah wali reer muqdisho ah fanka maanta wax badan ayuu ka badalay erayo fudud iyo laxan toosan bro fanka soomalia ayaa kuu baahan shaqo wacan iyo hilaacii hir galay 👏👏🥀🥀

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 роки тому +8

    Abwaan Zakariye Kobciye maalmahaan heeso wada macaan ayuu qeybinayaa.
    Nimcaan Hilaacii hirgalay ✅💯

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 2 роки тому +17

    Hilaacii hirgalay, asagaa waad ka horeysaa saxib, hees aad qaado oo dareen hadleen baan jirin.

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 2 роки тому +14

    Fanaan Nimcaan haka ahaado
    Hanti Qaran Hilaaci Hirgalay❤🇸🇴

  • @maryamaabdiazizahmed8291
    @maryamaabdiazizahmed8291 2 роки тому +22

    Hees iga dheh the best fanaan Nimcaan hilaac from Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 2 роки тому +7

    Dumaashigay nimcaan hilaac wan ku salaamay❤🙏🙋‍♂️

  • @najibabdulkadir6844
    @najibabdulkadir6844 2 роки тому +2

    #Nimcaan iyo #Furinle markay isleehan waxay naso xasuusiyan maalmihii dahabiga ahaa Nimcaan fanka soo galayay 🔥♥️

  • @walaalazuura
    @walaalazuura 2 роки тому +19

    Waa maxay jacayl?
    ❣Jaceylku waa Dareen indhihiisu 👀 waa dhookh wajigiisu waa farxad 🤗 dhaqankiisu waa diin 🧕 hamigiisu waa guur 🧝‍♂️🧝‍♀️ natijadiisu waa ubad 👨‍👩‍👧‍👧

    • @muuna8
      @muuna8 2 роки тому

      Waaaw caadi ma ahn

    • @walaalazuura
      @walaalazuura 2 роки тому

      @@muuna8 mahadsanid poqorada

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 роки тому +8

    Walal 1k yarbaa iga hadhasan Fadalan isoo booqda one love and one Flag 🇸🇴

  • @sahrahaji5749
    @sahrahaji5749 2 роки тому

    Maashaallaah waxaas aahees kaa ah saas waaye xaaskaada kufaan illaah ha iskukiin daayo aamiin anagana waan kugarab taaganahay frome reer muqdisho

  • @calicadde31
    @calicadde31 2 роки тому +2

    Codkii oo qof ah alle codka hakuu barakeeyo alfanaane fovourite one👑

  • @yahyaadam8288
    @yahyaadam8288 Рік тому +2

    1.hesta.100%
    2.Codka.100%
    3.laxanka.100%
    4.music.100%
    5.video.edit 50%
    The langend nimcan hilaac respect al fanaane

  • @AhmedIbrahim-jl5zu
    @AhmedIbrahim-jl5zu 2 роки тому +6

    The one and only Nimcaan, waxuu kamid yahay fanaaniinta yar ee aan heesahooda dhageysto. Noolow sxb.

  • @bagalxaranbaa1187
    @bagalxaranbaa1187 2 роки тому +7

    Amazing, your Music will live longer than any other somali Artist🥰🇸🇴🥰

  • @deeqahaji2818
    @deeqahaji2818 2 роки тому +12

    Waw hees iyo badh iga dheh xajigeyga iso direy gor dhaw thank you macan I'm so proud of you my dear husband allah ha ika dayo aaamiin

    • @anuushali9099
      @anuushali9099 2 роки тому

      Mid cusub igu dhib dheh nimcan tan naag qayrka lo qady 😂😁

    • @deeqahaji2818
      @deeqahaji2818 2 роки тому +1

      Magaca ayn wadagna sida darted ina aniga leyahey kaso qaad 🤣🤣

    • @aminamohamed9010
      @aminamohamed9010 2 роки тому

      @@anuushali9099 somali oo dhan qaliyey heesa anay lahayn bay isu diraan oo isu hadyeeyan anba waa laysoo diray kuligeen wan la wada leenahay 🤣

    • @sharmakeali1132
      @sharmakeali1132 2 роки тому

      Xaa nooga sheegi markaa

    • @deeqahaji2818
      @deeqahaji2818 2 роки тому

      @@aminamohamed9010 that's true dear

  • @cabdicasiis1729
    @cabdicasiis1729 2 роки тому

    furinle waa ninka kaliyh ee musigiis aan garn wayin walhi legend weeeyh

  • @xanaanmohamuud3746
    @xanaanmohamuud3746 2 роки тому +2

    Fanan nimcaan hilaac kaa ahaado🔥 cod🎤+xikmad📝🎤❤

  • @omarisse7878
    @omarisse7878 2 роки тому +2

    Codkii o qofa nimcaan hilaac tageero nambar one ku ahay🥰keep going

  • @abdinourhaashi9301
    @abdinourhaashi9301 2 роки тому +4

    Legend nimcaan hilaac
    Fanaan cod tolmoon nolow
    Sxp

  • @asmamohamedabdi9347
    @asmamohamedabdi9347 2 роки тому +4

    Woow nimcaan Legend horey usoco hesta iga gadan nolaaw🥰🥰🥰

  • @wadankadayaawaxkutahy3364
    @wadankadayaawaxkutahy3364 2 роки тому +2

    Masha allah boqoartii Reer Hiraan waa u qalantaa heestaan ♥️♥️♥️ dhal gobeed

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 2 роки тому +2

    The one and only singer Nimcaan hilaac wlhi hesaha kle iguma baxdaba go forward wllo❤🤴

  • @aydrousmahmud638
    @aydrousmahmud638 2 роки тому +2

    Difaac Warwarkay Utahay!
    Legend Nimcaan Hilaac

  • @ismahanhassan1448
    @ismahanhassan1448 2 роки тому +2

    MashaAllah hees iyo baan Hillac we love huno😊😊🙏🙏🙏🌹🌹🌹😘😘🔥🔥🔥🔥🔥

  • @fartuunhassan4822
    @fartuunhassan4822 2 роки тому +4

    Codkii oo qof ah Nimcaan fanankeyga hesahisaa aad udhageystaa hor usocod wangsan

  • @shakuulohussien1505
    @shakuulohussien1505 2 роки тому +2

    Heesaha dhageysigooda waa iska deyn lahaa hada fanka ka bixi lahayd

  • @hassanihassan6833
    @hassanihassan6833 2 роки тому

    Danteedana waa dantey 'dugsina noloshey utahy🔥💯💯❤❤❤

  • @bilaladan6663
    @bilaladan6663 2 роки тому +9

    Nimcaan Legend ❤ One love 💕

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 2 роки тому

    Fanaan buuxa iyo hees la iskugu tagay
    Axsan furinle
    Axsan kobciye
    Axsan cod iyo kuraxysi Hilaac 👏👏👏

  • @marufmohamednor6291
    @marufmohamednor6291 2 роки тому +1

    Heesahaaga dareen gooni bey igu beran sxp keep forward sxp👍macalinka fanka wa adi

  • @mussewais3275
    @mussewais3275 2 роки тому

    Hilaac Waa Fanaan Wayn
    Gayiga soomaaliyeed Caan iyuu ka yahay

  • @abdallaameey1537
    @abdallaameey1537 2 роки тому +4

    Inta Tagersan Fanka Nimcan hilaac like dhac🙏✌️🇸🇴

  • @asmacabdifitax318
    @asmacabdifitax318 2 роки тому +1

    Siman walshey fartuun cadey hamblyo hamblyo isku wara adi walkeyga Abdifitah ♥️❤❤💯💋 faraxd warto

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 2 роки тому +6

    Hilaac music big boss👑💯✊🏾

  • @garbahaadsheofficial7490
    @garbahaadsheofficial7490 2 роки тому

    🔥🔥Axan hees Fanaan jira Fanaan somaliyeed N.Hilaac🎤✔✌🔥

  • @mussewais3275
    @mussewais3275 2 роки тому

    Maasha Allaa Hilaac

  • @shantasomali411
    @shantasomali411 2 роки тому +1

    Nimcaan hilaac

  • @apdikaremagaasime3602
    @apdikaremagaasime3602 2 роки тому +2

    Nimcaan Upthirahman hassan hilaac keep going🥰

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 роки тому +1

    I am the first one☝🏾
    Nimcan hilac my favourate singer⚽️🎧✊🏿

  • @sacadiyocusmaan3307
    @sacadiyocusmaan3307 2 роки тому

    Siman wn ka sugyy hes ah wixiba suga wn ka hely tagera buxa ku ahy wle nimacn wllkei🥰🙏

  • @mustafemaxamed498
    @mustafemaxamed498 2 роки тому +1

    Boqprka codka qarniga waan kuwataa bro hory usoco👏

  • @shaafici-cirro2098
    @shaafici-cirro2098 2 роки тому

    The Niimcaan, fan-bile.☺

  • @mussewais3275
    @mussewais3275 2 роки тому

    Hilaac Waa fanaanka ugu cod macaan fanaaniita Soomaaliyeed
    Ka Labaad Waa Sakariye Cobciye
    Waa Abwaan Waa heesa codmacaan
    Hablaha Waxa ugu Codmacaan
    Hamada bilan
    Gabadha Labaad Waa Safiyo Tusmo

  • @odowajnr2862
    @odowajnr2862 2 роки тому +1

    Nimcan saxib codaga uu igusocdaa always my vote belongs to you saxib boqorka codka keep going dumashidhen @simanqali hambalyo naga gaarsii .

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 2 роки тому

    Nimcan codkii oo qof ah inuu yahay ma isla garanay😎✌🏻

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 роки тому +1

    Hilaac wuu tagay oo uu tilaabsaday 🏅

  • @anisakhalid6695
    @anisakhalid6695 2 роки тому

    MashaAllah walashey siman qurux intas kabadan tahay

  • @abdiraxmanjimcaalegacal5463
    @abdiraxmanjimcaalegacal5463 2 роки тому +1

    waa heea waalideesa wataa bro keep gouing

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 2 роки тому

    Legend nimcaan hilaac fannka kaliyee taageero🥰🥰

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 роки тому +5

    Hillaaca fanka❤

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 роки тому +1

    Waaw hees iyo badh waxaasoo amaana ah maa shaa Allah

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +1

    Qoraalkaaga Pin Saar Legend 🔥 Mucjiso waaye Nimcaan Hilaac 👑

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому

    topp waaye heestan horey u soco nimcaaan

  • @walaalazuura
    @walaalazuura 2 роки тому +5

    Woow ma fovrt singer

  • @Taaasim1247
    @Taaasim1247 2 роки тому +1

    Nimcaan nin hirgalay fananka cod macaan🙉🙉🙏🙏👉

  • @ruwaydaabdirahman9808
    @ruwaydaabdirahman9808 2 роки тому +3

    Hees iiso qaad nimcaan dhamcoow 🥰😍

  • @ismahanhassan1448
    @ismahanhassan1448 2 роки тому +5

    Siman it’s my beautiful niece, describe her, all u said she has such humble talent personality and always happy, we love her😘😘❤️❤️❤️❤️

  • @hamsedirir4065
    @hamsedirir4065 2 роки тому

    Axyaa Hees Nimcaan Hilaac Fanaanka Qarniga 👍🙋‍♂️

  • @somnews6954
    @somnews6954 2 роки тому

    Qurbaha marka la aado xikmadaa kaa guurta waa run...wakaa ninkii nimcaan hilaac dirac ka dhex shaqaynaya durtaba barina isagoo sidii hablihii yar yaraa tiktok indhaha war wareejinaya ayaan arki doonaa haduna wax ka dhimin sidan

  • @Halaasi09
    @Halaasi09 2 роки тому +3

    Legend nimcaan ha liciin ha jabin geesi

  • @nuuxmacallin5321
    @nuuxmacallin5321 2 роки тому +1

    Hilaac horay u soco sxb sare

  • @AbdiNurabdulhi
    @AbdiNurabdulhi 2 роки тому +2

    All fanaan Nimcaan horay u soco brother

  • @muunamaxamedmuuna4709
    @muunamaxamedmuuna4709 2 роки тому +1

    Keeb going bro nice song♥️♥️

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 роки тому +2

    Hilaaca fanka💖

  • @abdiqanixuseen128
    @abdiqanixuseen128 2 роки тому

    Legend nimcaan waa ku wataa

  • @yaasirasad1435
    @yaasirasad1435 2 роки тому +7

    M.s hilaac horaY usoco heesahaga wlhY midba mida kle kashidan👍👍

  • @MohamedAbdi-lq6yk
    @MohamedAbdi-lq6yk 2 роки тому +1

    Fananka kaliya aan tagero waye qof kale imam waheliyo wlley horey usoco

  • @kingjokarboy8253
    @kingjokarboy8253 2 роки тому +1

    Nimcan lejnd 💯💯🙏🇸🇴fanan qaran 🇸🇴

  • @mustafehore6406
    @mustafehore6406 Рік тому

    Masha allah Allha barakeeyo

  • @marwaqali6260
    @marwaqali6260 2 роки тому +2

    Hilaacii hirgalay✅

  • @yahyemohamud1108
    @yahyemohamud1108 2 роки тому

    Fanaanka kaliya qalbiga ka taageero hilaaca aduunka🎵💯❤

  • @abdulahiiidow4020
    @abdulahiiidow4020 2 роки тому

    Ugaaska Fanka🇸🇴👑

  • @mohanhassanofficial
    @mohanhassanofficial 2 роки тому +1

    Dulqaadkeda i marey 🔥nimcaankii hirgaley

  • @tooyo___show______________6152
    @tooyo___show______________6152 2 роки тому

    www alfaann nimcan hiilac cuud macanaa xax🤣🤩♥️

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 роки тому +1

    Masha allah tabarakallah hambalyo congratulations 👏

  • @cadeaadan8876
    @cadeaadan8876 2 роки тому +1

    Xees shidan waaye nimcaankii hirgaley

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 роки тому +1

    Mashalllah mashalllah keep gowing bro leag

  • @abdiweliiftinabdi7240
    @abdiweliiftinabdi7240 2 роки тому +2

    Wht a voice❣❣❣❣

  • @xareedmedia1637
    @xareedmedia1637 2 роки тому +1

    Keep going bro nice song💯💯💯💞

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 2 роки тому +2

    Ehelu sharf nimcaan hilaac fanan qaran ❤️❤️❤️❤️

  • @maaidomacaane4168
    @maaidomacaane4168 2 роки тому

    Hilaacii hirgalay hormar wacan asaagaa u horeey♥️♥️💋💋♥️♥️

  • @istarmaamo9762
    @istarmaamo9762 2 роки тому

    mean she alaah

  • @issfahaan718
    @issfahaan718 2 роки тому +1

    Mashllah Mashllah illaahye ha isku keen dayo

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 2 роки тому +1

    Ay ay ay🙏🏽😎✌🏻

  • @crisaqcalimaxamed7184
    @crisaqcalimaxamed7184 2 роки тому

    Ish calaaa cod wlle nimcaaan hilaaaac

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 2 роки тому

    My gabarteyda Siman Habo mcaaan Hampalyo ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @barisamohamedadan900
    @barisamohamedadan900 Рік тому

    Amazing voice Mr.hilac

  • @umuikhlas5720
    @umuikhlas5720 2 роки тому

    Waaaw hore usoco legnd

  • @sahroahmed8266
    @sahroahmed8266 2 роки тому

    💯💯💯💯nimcaanki hirgaley

  • @hodanabdikadir808
    @hodanabdikadir808 2 роки тому

    Nimacn Hilaac Suunta Ka Ohisaa Daad an Ogaahy Hory u soco 😍😍

    • @Sarah-to7oj
      @Sarah-to7oj 2 роки тому

      Hhhhhh, Sunta dadka ka oohisa ** Fanka ** eed ogahey waa kuwa sameeyey waan Isla fahamney. saas daraaded, inta xanuunsan ee boogta caloosha ku leh Allah ha caafiyo Leenahey. .... Nimcan legend 👍 Muran kama jiro.

  • @mohan8838
    @mohan8838 2 роки тому

    YeaH Qofkii Ugu horeeyaY

  • @husseinahmed4090
    @husseinahmed4090 2 роки тому

    Anaa ugu horeeya

  • @muscabrudwaan2743
    @muscabrudwaan2743 2 роки тому +1

    Woow ,,, walacayi doolisaaa

  • @abdikanimohamed1730
    @abdikanimohamed1730 2 роки тому

    Baartii muuqa dheereed ee baladweyn

  • @kadraibrahim4036
    @kadraibrahim4036 2 роки тому +5

    Wow mashaallah mashaallah ❤️🌹

  • @shinecabdilahi4868
    @shinecabdilahi4868 2 роки тому

    Dulqaadkeda imaray waaaaw legan nincaan

  • @fardowsaabdirazakabdirazak8208
    @fardowsaabdirazakabdirazak8208 2 роки тому

    Wow 💙😍

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому +1

    LeJend🖤❤⚡🎧👑🔥

  • @abdikarimhajimohamed4799
    @abdikarimhajimohamed4799 2 роки тому

    Artists the best singer nimcan