ILKA CASE ama SHARMA BOY GABDHAHA TEAM27 OO KALA DOORTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 913

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 4 місяці тому +224

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 4 місяці тому +104

    aan Ku Wada Salino Rasuulkeena Muxamed Scw❤

  • @ISHAAQOONTAONLINE
    @ISHAAQOONTAONLINE 4 місяці тому +323

    Wiilashan iyo gabdhahan quruxda badan uma lenmayo in ay saliga nebiga dhaafayaan

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 місяці тому +246

    gefkeena iyo geerideyna ilaahey ma kulmiyo🤲😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 місяці тому +156

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍❤️

    • @cabdiqadirbasto
      @cabdiqadirbasto 4 місяці тому +3

      Scw scw

    • @MunaHerar
      @MunaHerar 4 місяці тому +2

      Scw scw scw

    • @MaryanCali-c8y
      @MaryanCali-c8y 4 місяці тому +1

      Scw ❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 4 місяці тому +1

      Scw scw scw❤❤

    • @dekaniodekanio1003
      @dekaniodekanio1003 4 місяці тому +1

      Asadow adi iyo Teamgada pleaze Ashahaadka dhamees tira pleaze Marwalbo laa bis dhahdiin waliba Samia ahmed uugu daran❤Please sax intaas

  • @HafsaWaayeel
    @HafsaWaayeel 4 місяці тому +68

    Calankeena cawaale Halkuu ka muuqdo
    🇸🇴🇸🇴

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 4 місяці тому +79

    ASAd higou taliye samia noogu badel booski koko iyada noo buxin karte waa gabdh degen oo fahansan gamke😮❤

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 4 місяці тому +20

    Qamar iyo Ismaili aarka Macalin iyo arday bay kala yihin qamar🐐

    • @FuufuJAma
      @FuufuJAma 4 місяці тому +2

      Saalax io dalnuurshe xita isku mid maaha saalax ❤

  • @SuadoAhmedRage
    @SuadoAhmedRage 4 місяці тому +14

    Asad amiira iyo cayda iyo cumer iyo sundus rabnaa waliba amiira noo soo badi qoftas wan jacel nahay ❤

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl 4 місяці тому +89

    Koko dhulkeediba laga jecladay waxan rajenaya ina janna laga jeclandono😊🎉😮

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 4 місяці тому +39

    Teem saamiya is muujiya yaan nagala raayin ❤

  • @Samsam-o7r
    @Samsam-o7r 4 місяці тому +59

    Samia mursal hadey diiidi lahayd tolka walaga sarilahaa 😂😂😂😂. Waaa Nin samaroona. O maxamed casa ooo rer maxameda. ❤❤😂iyaduna waaa maxamed case rer maxamed❤

    • @hawomohamed6596
      @hawomohamed6596 4 місяці тому +1

      Isaaq baa umalayn jiraye

    • @ayaanabdisalad8359
      @ayaanabdisalad8359 4 місяці тому

      Dhaman cideda wey qadatay lajamad iga dheh

    • @xiiray880
      @xiiray880 4 місяці тому +5

      youtubkiina qabiil baad kenty dhimee

    • @WaliidAhmed-r7q
      @WaliidAhmed-r7q 4 місяці тому

      Lkn kuwan reer xamarku ayaga is dooranaya meesha qamar laga tgy oo laga tgy murzel muuse

    • @munamaanka92
      @munamaanka92 4 місяці тому +4

      Qabiiil mesha xa keenay fan baa laga hadlaye

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 4 місяці тому +28

    igula Sali ❤️Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @BishaaroNuur-b8p
    @BishaaroNuur-b8p 4 місяці тому +36

    Samia oo faraxsan waa sugeyey walahi ❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 4 місяці тому +26

    The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤

  • @SuhuurBilan
    @SuhuurBilan 4 місяці тому +27

    aan ku wada salino xabiibkeena maxamad ❤🎉

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 4 місяці тому +12

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤☝️

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 4 місяці тому +21

    MursaL Muouse
    Abdalla JamaL
    Ugbaad Aragsan
    Shaadiya Sharaf
    Qamar Sugaani
    ALi Zaki
    Hodan AbdirahmaaN
    King Khaalid
    Saki
    Reer Somaliland🔥🔥

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 4 місяці тому +42

    Samia somalind teeda wado Mar kale neh waa arkay dhiiga mii 😂😂😂

    • @KhadarAhmed-br5qe
      @KhadarAhmed-br5qe 4 місяці тому

      Wd u fiirasatey samia waa lipaxad 😂😂 ilaahay gabdhahena haYnoo dayo

    • @kawtharapshir8003
      @kawtharapshir8003 4 місяці тому +1

      Hoogy wx ila mida helay😂😂😂

    • @kawtharapshir8003
      @kawtharapshir8003 4 місяці тому

      Hoogy wx ila mida helay😂😂😂

    • @ZamzamGarraad
      @ZamzamGarraad 4 місяці тому

      HaDaNaY caLi saKi doraN laHeeN wShaMsI ku qaadi laHeeN 😂​@@kawtharapshir8003

  • @abdiazizabdullahi-o6d
    @abdiazizabdullahi-o6d 4 місяці тому +7

    sharma boy waa goatka fanka sanadkana waa sanadkiisi

  • @HaykalMuzty
    @HaykalMuzty 4 місяці тому +34

    Hada nahay team asad dhaxalka kaliyeh kugu leeyhy waa like 👍 faqiired 😂❤

  • @AnisoSaid-kj1ye
    @AnisoSaid-kj1ye 4 місяці тому +14

    Samiya Qurux ❤ med meday sunduz sharaf ❤

  • @MohamettAbdullahi-s2v
    @MohamettAbdullahi-s2v 4 місяці тому +11

    Team sharma guul io gobonimo❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 4 місяці тому +25

    Arimeheena meel igu sheega reaction kiisi uxiisaye 😢😫😂

  • @XasanKaafi-s6t
    @XasanKaafi-s6t 4 місяці тому +11

    kusali xabibkena muxamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 4 місяці тому +8

    Anaa 13 ku noqonaayo, Farxiyo Fiska, bqorada codka❤❤❤❤❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 4 місяці тому +9

    Runta fcne shrmaaa lgma kftamo ilkacase aflagado uu layimi ayntan iyo wilka yr inu kuso hosnoqdo wxs ceb nin qabil lyimi wx lma jogo ❤❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 4 місяці тому +83

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 4 місяці тому +2

    Mursal muuse iyo Dalmar waxay kala yihiin
    Goat iyo qof shicib ah
    Goat Mursal❤🎉

  • @Akwadani
    @Akwadani 4 місяці тому +6

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ClxakiinMaxamed-b6k
    @ClxakiinMaxamed-b6k 4 місяці тому +8

    Qaybtii youtuberska hadhay like it ❤

  • @YahdiinkaBaryare
    @YahdiinkaBaryare 4 місяці тому +12

    Tem.Samia,is.muujiya👍

  • @kadare228
    @kadare228 4 місяці тому +19

    11:42 Ilkacase iyo sharma boy hadaa u soo gashe 😅 👍

  • @Hani-m1j
    @Hani-m1j 3 місяці тому

    Soomaali maxamed meeye ma nabiga noola saliyaan❤🎉

  • @NimaJama-t6e
    @NimaJama-t6e 4 місяці тому +8

    Samia masha allh quruxdeda❤

  • @SomaliSomali-h6u
    @SomaliSomali-h6u 3 місяці тому

    Ku_sali_nabi_muhammed scw ✍ ❤

  • @AbdikhaniSabriye
    @AbdikhaniSabriye 4 місяці тому +6

    Zhp malmahan cadyda awi ma arkee❤

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 4 місяці тому +9

    messi the greatest of all time goat 🏐🐐

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan 4 місяці тому +6

    Kusali nabi scw ❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 4 місяці тому +14

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @umulkhayrfaarax8586
    @umulkhayrfaarax8586 4 місяці тому +9

    Duco walid waa Dahab☄io Darajo Qalia❤ One like🥰

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 місяці тому +6

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @RidwaanOsman-b7f
    @RidwaanOsman-b7f 4 місяці тому +19

    Balan iga qaad inaad salaada ilaalineysid ❤🤍😥

  • @MaryanMohamed-g2l
    @MaryanMohamed-g2l 4 місяці тому +10

    Saamiyo io ladan kuwa reer boorame ama hargaysa dooranayan kso jeedo qabyaalad xumaa😂

    • @abshirduco
      @abshirduco 4 місяці тому +3

      Qabyaalada ayaga dhalay 😂

    • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
      @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 4 місяці тому +12

      Dee kuwa kalena sow kuwa kuwooda doortay fanka haday noqoto hoyga fanku waa hargaysa dayax iyo saalax sanaag keeba heeso macaan isku Kab maaha saalax sanaag ayaa kaga fiican dhanka fanka dayax reer xamarnimo ayay ku doorteen maadama ay gabdhuhu reer somalia yihiin saamiya ookaliya reer somaliland ah

    • @ENGFarhiya
      @ENGFarhiya 4 місяці тому +1

      Wa sax santhy runti samia ku somaliland marky arto xagaysay aadaysy😂😂😂

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 4 місяці тому +1

      @@CabdiraxmaanMaxamed-q5zsalax sanaag hargeysa mhn mxa isku dhajisiin hortah😂😂

  • @CadnaanSakiinta
    @CadnaanSakiinta 4 місяці тому +5

    Goat of football leo🐐
    Goat of rapper ilkacase qays 🐐

    • @Eva_1046
      @Eva_1046 4 місяці тому

      Dhimee ceeb reeb mxaa ku hadloosaa

  • @king_amiid
    @king_amiid 4 місяці тому +13

    Team amiira qurux on like

  • @MoktarAsad
    @MoktarAsad 4 місяці тому +21

    Samia Jaceylkayga Riyadda ❤❤❤😢

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 місяці тому +324

    TEAM KOKO ONE LIKE 👍 🫶🏻❤

  • @muna-Cabdi
    @muna-Cabdi 4 місяці тому +21

    Asdow bowe tartan quran so qabo❤

    • @abdifatahahmed8451
      @abdifatahahmed8451 4 місяці тому +4

      Maya Quran ilahay Qosal iyo Ciyar Lagama Rabo Wana Dhambe Wayo Quran Qushuc Ayuu uu Bahan Yahey Wll Qali

    • @muna-Cabdi
      @muna-Cabdi 4 місяці тому +1

      @@abdifatahahmed8451 de marka qushuc la.aan hal qabto miya idhi wll so diyariya ayan ka wadaye habalha haku so tar taman kawada wllkey

    • @NasteexoDaauud-o7e
      @NasteexoDaauud-o7e 4 місяці тому

      ​@@abdifatahahmed8451Tartan quraan wuuba fcn yahy wll

  • @jeabdillahiabdi3091
    @jeabdillahiabdi3091 3 місяці тому

    war fanan rer jabutiya majiro ❤❤❤

  • @MohamudAwil-w9r
    @MohamudAwil-w9r 4 місяці тому +4

    Koko bull i big fan for you❤😢 mahamuud Bala edaha

  • @HoodoCabdi-fn8zi
    @HoodoCabdi-fn8zi 4 місяці тому

    Mansh Allah wn idin jacelhy dhaman tinba Team Qurux badan ❤

  • @KhadarMaxamed-yi9ku
    @KhadarMaxamed-yi9ku 4 місяці тому +4

    Asad yaa asad yaa libaaax❤🎉my fovarate ❤❤❤team

  • @abdirizaksalaama
    @abdirizaksalaama 4 місяці тому

    Luuzina iyi shaadiya ayan taageeraa labadiina way badiyeen❤❤🎉🎉

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 4 місяці тому +12

    Team samiya axmad😊❤❤ like😊

  • @fananjamac4103
    @fananjamac4103 4 місяці тому +10

    Asadaw hablahani waa reer xamar sababto ah fana ninta xamar keliyay u codaynayaan magaranayanba kuwan kale😅

    • @abshirduco
      @abshirduco 4 місяці тому +1

      Kuwa kalaba waala yaqana ee qofka doqisa haku qabsan adigaba kuwa somaliland inlo codeeyo ayaa rabtaye

    • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
      @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 4 місяці тому +3

      ​@@abshirducodee kuwa somaliland ayaa 100% kaga wanaagsan dhanka fanka
      Dayax iyo saalax kee fiican
      Qamar iyi aarka kee fiican
      Khadar iyo ali saki kee fiican

    • @abshirduco
      @abshirduco 4 місяці тому

      @@CabdiraxmaanMaxamed-q5z wanaga adiga qaado qofka waa xur taada in la raaco hadaa rabto cirka roob ku ogtahay kuwaas aa wadatidna qabiil ayaa u wadata qofka ku ogeen u sheeg

    • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
      @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 4 місяці тому

      @@abshirduco nio jaahil nimadu waykaa muuqataa qof walba dooqiisa isagaa ciduu dooranayo xaq uleh lkn in aad wixii dhankiina ah aad doorataan sow ceeb maaha ileyn dad baa idin daawanayee

    • @abshirduco
      @abshirduco 4 місяці тому

      @@CabdiraxmaanMaxamed-q5z jaahil waxa ah qof dooqisa inaa kadaba calacasho hadi la dawanayo maxa naga galay so inla daawado maloso daayo meeqo barmamij oo reer woqooyi sameyen ayey isku dorten macid kadaba hadasha jirta ceeb wax la dhahayo majirto ee daawo ama isaga dhaqaq

  • @zamaralastqueen3162
    @zamaralastqueen3162 4 місяці тому +10

    Qafka ugu hooreye cawo nooqaday 👍😊

  • @asiyaqurux418
    @asiyaqurux418 4 місяці тому

    Team 27kuwa hada kusoo biray waa bilaa xishood qaylo badan hablihi hore mncha allah ahAa

  • @FaadumoAbdilaahi-q8w
    @FaadumoAbdilaahi-q8w 4 місяці тому +8

    Ilaahow itus mar uun asad hagio oo soconaya

  • @aliabdirahmanali5187
    @aliabdirahmanali5187 4 місяці тому +6

    Asad Elimination Nooso Daa Haben Dambe❤️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 4 місяці тому +9

    Ma saalax, qamar iyo raxma ayay ka doorteen aarka,shaadiya iyo dayax crazy wlhi 😂

    • @Bushrasiciid100
      @Bushrasiciid100 4 місяці тому +5

      Way qabyaald doorteen waxba kama yaqanaan fanaaninta iyo heesahoda 😂😂😂😂

    • @hamdaabdullahi1615
      @hamdaabdullahi1615 4 місяці тому +1

      Reer Xamar waa allahood allah fan ma yaqaanane dadkas uun be yaqanan😂

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 4 місяці тому

      @@hamdaabdullahi1615labada kle la gartey raxma yala dhha wax la qoon so dhisa idinka

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 4 місяці тому

      @@hamdaabdullahi1615salax sanaag mxa isku dhajisin hortah 😂😂 hargeysa mana haane

  • @sagalali2193
    @sagalali2193 4 місяці тому +12

    Habluhu waxay wax ku dooranayaan calashaan kuwa reer xamarkoodaha anaga reer somaliland kaliya wax noo koogta Samia bahasha si taageero ah u doorta iska daaya kuwa

    • @SalmaYasin-vh4ww
      @SalmaYasin-vh4ww 4 місяці тому

      Waa qabyaalad markaste waa sas mad arkin game kan lkn wey ka badan yihin leysma gaadho se dadka lakala dooranayo wa indho is qabasho 😂😂

    • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
      @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 4 місяці тому +1

      @@sagalali2193 waan yaabay hadii fanaanimo lagu dooranayo 100% fanaaniinta somaliland ayaa ka wanaagsan
      Dayax iyi saalax iskuma dhawa saalax baa waanaagsan 100%
      Qamar iyo aarka 100% Qamar baa fiican
      Khadar iyi ali saki 100% cali saki baa kaga fiican fanka reer xamarnimo miyaa waana gaadeen 🤣🤣

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 4 місяці тому +1

      @@CabdiraxmaanMaxamed-q5zsaalax waa nin reer ssc ah isaaq maaha ha isku dhajin adeer

    • @WaliidAhmed-r7q
      @WaliidAhmed-r7q 4 місяці тому

      ​@@Viral_videos822ssc waxba nagama gelin kliyata inuu ka fiican yhy ninka kle uun sheegnay

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 4 місяці тому

      @@Viral_videos822maa aragte salax sanaag ee isku dhajinaya inee lee yhin okle ninkaz uma baahno ayga😂

  • @fartaagteofficial8636
    @fartaagteofficial8636 4 місяці тому +4

    Team ilka case is muujiya🎉

  • @Shukriina547
    @Shukriina547 4 місяці тому

    Aisha Cuud ❤🌹👸 wlhi wan ku daremoyaa from Aisha

  • @AhmedHaibe-v7o
    @AhmedHaibe-v7o 4 місяці тому +9

    Qof kastoo arka fariintayda waan slmy

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal 4 місяці тому +10

    "AAN XASUUSNAANO MACAAN GOOYAHA"😢

    • @muna-Cabdi
      @muna-Cabdi 4 місяці тому +1

      Inasha allah😢

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 4 місяці тому +6

    Caa isho toobka iskama badasho horta miya marwalba guduud ayy xidhanty😂😂😂❤😢

  • @abdishakuur1880
    @abdishakuur1880 4 місяці тому +1

    Waxan meesha jooga waa reer somaliye ee nagdaa ciyaarta asdowo😊

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 4 місяці тому +10

    GOAT QAMAR MIYAY AARKA KA DOORTEN WAA CIYAAL KUWNI😂

    • @imc9270
      @imc9270 4 місяці тому +2

      So ma aragtid😂

  • @miloak656
    @miloak656 3 місяці тому

    Meesha qdw ba isu camiraysa 😂 goat ka fanka Qamarka qarnigan qamar sugani 🎉

  • @Hodan-i8c
    @Hodan-i8c 4 місяці тому +18

    habarta ferah wen opeysis ka xayeysiso ya ila nacay😅

    • @ayanbadan8735
      @ayanbadan8735 4 місяці тому +2

      Ceeb wllo

    • @Sadia-x5e
      @Sadia-x5e 4 місяці тому

      😂😂😂

    • @Naagiskadhig
      @Naagiskadhig 4 місяці тому

      Kkkkkkkk alla

    • @AdnishHassan
      @AdnishHassan 4 місяці тому +1

      Maad is dhafisin uun intad cayeysid ogaw dulmiga maficno wllo👍

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 4 місяці тому +11

    Asad fadlan heesta gabdhaha codkoodo udaa adi ani camal aa uheysoysaa ani qasaalad camal aa qeyliyaa😂😂🎉🎉

    • @princisslayla
      @princisslayla 4 місяці тому

      😂😂😂

    • @AdnishHassan
      @AdnishHassan 4 місяці тому

      😂😂😂cadia mac iskugu qadate😭😂

    • @MohamedaadanHassan-nr7ti
      @MohamedaadanHassan-nr7ti 4 місяці тому

      @@AdnishHassan Haa .noooh markaan cod iska.duubo waa ku cesh.cesshtaa anoooYaaban dadkale codkooda caadi ii yahay lkn keega guux waaaye

    • @muna-Cabdi
      @muna-Cabdi 4 місяці тому +2

      Heesta saan ugu hestey ayan maqaley mc mc bishimah nac nac bisinka wan carareyba aar macagaygi dhimyey😂😂😳

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafe 4 місяці тому +1

    Qabyaalad weeye team 27 reer soomaliland wallhi😂😂😂😂😂

  • @SuhaybXakame666
    @SuhaybXakame666 4 місяці тому +3

    TEAM ASAD HAGIO ONE LIKE 👍😊

  • @HalimaKahin-c5h
    @HalimaKahin-c5h 4 місяці тому

    Aisha in ay tahay ilkacase walaashis waan daremay 💪

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 4 місяці тому +3

    Game waa reer xamar io reer somalilan😂😂😂 sida saxda

  • @AbdullahiFantastikc-sg2ey
    @AbdullahiFantastikc-sg2ey 4 місяці тому +1

    Team sharma ka Sharma ❤❤❤🎉

  • @Somaliander
    @Somaliander 4 місяці тому +5

    Ali zaki always is the best

  • @Thomas_moh
    @Thomas_moh 4 місяці тому +1

    Challenge asagoo wiilasha soo samey asad Hagio pllz

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 місяці тому +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 4 місяці тому

    Keep going pro 🤴 ✌️

  • @zainabmohamudjama-bu3nm
    @zainabmohamudjama-bu3nm 4 місяці тому +10

    Inta ujeda meesha inay gabdhuh muqdisho hargaysa u kala baxayaan😂

  • @WarsameXasan-so8ep
    @WarsameXasan-so8ep 4 місяці тому +1

    Keep going my brother asad hagio

  • @BiLicsanMohaz
    @BiLicsanMohaz 4 місяці тому +4

    Happy 4ever 🎉❤

  • @BushroMaxamuud-gb3by
    @BushroMaxamuud-gb3by 4 місяці тому +1

    Maankaygaad deqdee channelka asad❤

  • @AbdiaadanCali
    @AbdiaadanCali 4 місяці тому +3

    Koko Zaa id ayaan ugu xiisay wlhi

  • @CabdiNofees
    @CabdiNofees 4 місяці тому

    dad weynaha somaliyed waxey jecelyihin ilkacase qeys ❤

  • @umalkhayrabdi5691
    @umalkhayrabdi5691 4 місяці тому +4

    Samia waa qofta Matalysa Reer somaliland hadan si daacad u ciyaarysa ilen magc ciyaarta ayaa ah dooro qofka taageerto

  • @MuniitaAhmed-z9q
    @MuniitaAhmed-z9q 4 місяці тому +1

    Heesta marka maqalo💃😂❤

  • @yuusufm.c.mchannel8244
    @yuusufm.c.mchannel8244 4 місяці тому +5

    Faaiqo waa gabar wax baraty the real goat is messi It’s right ✅✅✅✅

  • @KhadanAxmed-t4o
    @KhadanAxmed-t4o 4 місяці тому +1

    Ali zaki iyo salax sanaag ina tirahdidbay ahayd asadoow 😊

  • @idilismaelahmedidilismaela7543
    @idilismaelahmedidilismaela7543 4 місяці тому +5

    Rahma one like 👍

  • @UmuMuhanad-z4h
    @UmuMuhanad-z4h 4 місяці тому +1

    Asad o lugihisa kusoconaya xale ku riyode wlhi asago suud blue ah wato slow motion o qatar ah lga so duwe wlhi sa ufarxe ma malen kartid wa amini wye xta farxad darted wa oye markasu dhahe suprise idin kga dhigaye 3 beri ka hora lugahyga i ficnaden ilahy ha u rumeyo riyadeda❤😢

  • @Yacquub125
    @Yacquub125 4 місяці тому +7

    Team Sharma boy only like ❤

  • @Maanka_VPN
    @Maanka_VPN 4 місяці тому +1

    Saamiya wllhi waa wabyaladaysato

  • @AbuBakar-kq1dg
    @AbuBakar-kq1dg 4 місяці тому +2

    Last women in Round before Amira And KoKo balse Just now Is Kiki AND Ldan CIdi😂😊😂😂😅

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 4 місяці тому +1

    Walalka king Khalid qof aan aheen hadaad keeni laheed Ahmed zaki heesta noo saran darteed

  • @KhadroAbduleAhmed
    @KhadroAbduleAhmed 4 місяці тому +5

    Asad please naga daa Dayax dalnuurshe iyo saalax sanaag kalama dooran karno

  • @NasteexoDaauud-o7e
    @NasteexoDaauud-o7e 4 місяці тому

    samiyo apyo guulayso qalpi

  • @aaminomursal-th9vk
    @aaminomursal-th9vk 4 місяці тому +3

    Koko miss you 😢