Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Saxiibkey tahriib aaday manta 🥹 heestan isoo diray❤️ wanku jeclahay bbe and Allah wuu ku badbadi donaa ❤️ isoo duceeya asxabeey 🤲🏽
Gacanta allaha u barakeeyo ustaad nuuradiin iyo kooxdiisa
Rabigay ma moognee Aakhiro ka meel dayo qof aan ogahay😢
Caafis ku waa geesnimo Inaad iska cafis u fidisaa ka qurux badan waxa walba immka walal❤
Heesta erayadeeda yaan lagu ciyaarin please dad baa wakhti galiyo iska lehe masaalawlay kulahaa mataanawnay hawlaha mirta dhexe habenkii weyih khalad badan ba ku jira erayada xaqna naasi mayee kulahaa xaqna aasimi maayo rabigay ma moogee weeyih erayadu
Roxaantii fanka nuradiin cali amaanMaxamed xaji Abubakar cawale bulaxubay Shabcaan iskoSixid Baydka danbe Nimay talo kamurugtoo xadhig adag maleegtoo jacaylkagu maankiyo meel halisa jarayoo aad muu qatanee Ereyada laxanka codka Aun ustad cabditahalil warsame
Mar haduu ustaad nuuradiin tumaayo hees kasta wa cajiib
Waa maxay dhuun alle ku rakibay❤Maanshaa'allaah
Waaw top walee wuu dhigay heestii tahliil
Fanan wAAD wa wacante heestan waad ka sinaysatay
Masaalowley Aaa waxan yaa Ka qabtaa heesha
Masaalowlay kulahaa, waxbaa laysga or,oranayaa intii heeska wayn layska sooqaato, ala maxaa lawaashay, ( mataanownay howlaha mirta dhexe habeenkii) weeyaan,! Waa mirihii & laxankii & codkii, al ustaad mulaxamayste alfanaan abditahlil warsame,, Allah yaa arhamu
Qof talent leh waye hadi uu xita qaldo miraha erayo Quraan ah maaha marka qaabka aad wax u dhalilaysid iskaHagaaji wll (personal attack) jooji
@@salebanawil8657 Waa sax bro , oo mafiicana in qofka toos loo ataago lkn waxaan kayaabay midka kasta oo isdheha hees qaad Qaraamiya wuu khaldayaa, quraan maaha oo waa lakhaldi karaa lkn waxaa fican inaad waxaad garanaysid Qaadid , irumayso weli Ma arkin hal qofka oo saxay heestii uu copy garanayey waa cajiib, runtii
Adigaa laftaada aya qaadaaya.masanuuni hawlaha weeyi
@@haakimphaisal4516 Markaa masuuni maxay tahay micneheedu ? Cammii mataanownay waa lagartee!!
@selmaan waad saxantahay heesaha ama sidooda haloo copy-yeeyo ama kufsiga halaga daayo
Xaqna aasimaaye rabigay ma moge Iskayara sax
XAQ MALAASMI MAAYO☑️✅
Heesta erayadeedii waad kufsatay
Yaa salaam
Ana mowdku ha I dilo adna maalmo sii joog heestan qaas bey ii tahy 🤍
😩💔
🤍🙏
Hesta erayada qalad ba ka buuxo musigana musigi hesta mahan lkn laxanka iyo codka wa ok 👍
Yaaa salaam 🎊🎊🎊😍
Nin wayn yaa shaakir nawaal anaga
😊😊
Shaakir wana walaysaa😂
Top🎉
M.a
Heesta Asalkeeda bey ku qurux badanthy runti
Macaaaan 😂
Caaacda war heesta kala tah oo kufsiga heesta ka da ama sideedi u qaad mudhihi heesta wad ku ciyaarte
Asc
Sidey tahay Baad u Keentey Rageedi
Runtii wuu ku xaragooday heesta
Waar ninka fadhisya
😂
Saxiibkey tahriib aaday manta 🥹 heestan isoo diray❤️ wanku jeclahay bbe and Allah wuu ku badbadi donaa ❤️ isoo duceeya asxabeey 🤲🏽
Gacanta allaha u barakeeyo ustaad nuuradiin iyo kooxdiisa
Rabigay ma moognee Aakhiro ka meel dayo qof aan ogahay😢
Caafis ku waa geesnimo
Inaad iska cafis u fidisaa ka qurux badan waxa walba immka walal❤
Heesta erayadeeda yaan lagu ciyaarin please dad baa wakhti galiyo iska lehe masaalawlay kulahaa mataanawnay hawlaha mirta dhexe habenkii weyih khalad badan ba ku jira erayada xaqna naasi mayee kulahaa xaqna aasimi maayo rabigay ma moogee weeyih erayadu
Roxaantii fanka
nuradiin cali amaan
Maxamed xaji
Abubakar cawale bulaxubay
Shabcaan isko
Sixid Baydka danbe
Nimay talo kamurugtoo xadhig adag maleegtoo jacaylkagu maankiyo meel halisa jarayoo aad muu qatanee
Ereyada laxanka codka Aun ustad cabditahalil warsame
Mar haduu ustaad nuuradiin tumaayo hees kasta wa cajiib
Waa maxay dhuun alle ku rakibay❤Maanshaa'allaah
Waaw top walee wuu dhigay heestii tahliil
Fanan wAAD wa wacante heestan waad ka sinaysatay
Masaalowley Aaa waxan yaa Ka qabtaa heesha
Masaalowlay kulahaa, waxbaa laysga or,oranayaa intii heeska wayn layska sooqaato, ala maxaa lawaashay, ( mataanownay howlaha mirta dhexe habeenkii) weeyaan,! Waa mirihii & laxankii & codkii, al ustaad mulaxamayste alfanaan abditahlil warsame,, Allah yaa arhamu
Qof talent leh waye hadi uu xita qaldo miraha erayo Quraan ah maaha marka qaabka aad wax u dhalilaysid iska
Hagaaji wll (personal attack) jooji
@@salebanawil8657
Waa sax bro , oo mafiicana in qofka toos loo ataago lkn waxaan kayaabay midka kasta oo isdheha hees qaad Qaraamiya wuu khaldayaa, quraan maaha oo waa lakhaldi karaa lkn waxaa fican inaad waxaad garanaysid Qaadid , irumayso weli Ma arkin hal qofka oo saxay heestii uu copy garanayey waa cajiib, runtii
Adigaa laftaada aya qaadaaya.masanuuni hawlaha weeyi
@@haakimphaisal4516
Markaa masuuni maxay tahay micneheedu ? Cammii mataanownay waa lagartee!!
@selmaan waad saxantahay heesaha ama sidooda haloo copy-yeeyo ama kufsiga halaga daayo
Xaqna aasimaaye rabigay ma moge
Iskayara sax