Ax alle ha una xariisto dhaman alle ayaaaa se cadalad haaayo maanta maalin aan aheen ayaalaga jaraaa dhib maleh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ax fariin qalbi taabad ah yaarabi adigaaa raxmaan ah
Jihaan yar ayeeyaded aabahet Rabi ha u naxriisto xaqeeda maysan helin lkn manta haday weysy malin aan laga baxsan karin baa joogto ani ahaan naagtas ima hor marteen ee naftaan dhaafin lahaa tan kale yuusuf wllkis waa xaasid😢sidee buu ula nool yahay qof cunugtis diley Naciima rabi iyana qalbiget ha udhahyo🤲🥹🥹
Caruurtan la dilayo naga daa nio dudaaye chenaladii dhan ilmo la dilay miyaad isku dayatan nio mid haduu soo daayo ilmo la dhibaatey ku klana wuu soo galinaya
Weel ayan dhaqayey wlhy wan garirey subxanalah xanun kulula ciil ayaaba iqabtay 😢😢😢😢😢😢😢😢
Sorry
@@bogasho898 🥲🥲🥲
Ninka walalka ayan layabay tasabu siiheysta mabu furin dadka qar bila damirsana subxanalah
Illahy Agtiisa Cadaalad Talaa 🥺🥺
💯
Ilahay calaami dag dag haku rida qofkii dhibateeya ilmo caruura
Alle waa caadil waxba ka qarsooneyn isaga aduun iyo aaqiro cinqaabi doona macalimadda inshaa allaah zabar iyo iimaan alle hasiiyo family jihaan
Aamiin
Allow sii xageeda allow adigaa weyn ee uhiili adiga awoodlehe aamiin yaa allaah aamiin yaa rasaaq
Aamiin
😢😢😢 alleh ha naxaristo
Alla rabiyow naxariis daranaa naagta bisinkee😭💔
Ax alle ha una xariisto dhaman alle ayaaaa se cadalad haaayo maanta maalin aan aheen ayaalaga jaraaa dhib maleh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ax fariin qalbi taabad ah yaarabi adigaaa raxmaan ah
Ilhey qalbiga ha uqabojiyo umujihaan😢🤲🥹👩🍼
Aamin
Calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam ❤❤❤
Illahay iguma keene ima hormareen qofki ilmahyga dhibateyey 😢
Qisooyinkan camal ciil ba iga qabta💔😔
Scw scw scw scw scw scw scw
Aaah murugoo
Bisika naxarisdaranaa
Allah Xaqeeda Hasoo Saaro Hooyada
Qabiga Allah Haw Qaboojiyo
Aamiin
Ilahay jannada haku kul miyo jacayl ka aabah uu gabadhiisa u qabo mid yar ma ahan🥺
Aamin
Oooooooooh😢😢😢😢😢😢😢😢😢it’s painful walaaahi 😢😢😢😢 subhanallah
اللهم صل وسلم على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Aniga ahaan labo mid ayaan ku dhqaaqii laha:
1: inan gacntayda kaga aarsado🧧🪓🗡🏹⛏️⚒️🛠
2: iyo inan ilaahay kaga hadho qofna ciqaabta Allah mxaa yeelay qofna kma baxsanaayo ciqaabta alleh💔🤲🥺
Absolutely 💯
Jihaan yar ayeeyaded aabahet Rabi ha u naxriisto xaqeeda maysan helin lkn manta haday weysy malin aan laga baxsan karin baa joogto ani ahaan naagtas ima hor marteen ee naftaan dhaafin lahaa tan kale yuusuf wllkis waa xaasid😢sidee buu ula nool yahay qof cunugtis diley Naciima rabi iyana qalbiget ha udhahyo🤲🥹🥹
Aamiin
My friend my friend 👑👑👑👑👑
😭😭😭😭😭😭
Ax wlhi gacantii ay ku dishy kajarilha marka hore kadib daldalilha
Subxanallah Subxanallah 😭😭😭😭😭
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ax wan kanaxay walahi😢lakin nagta ilmahayga dishay ma cafiyen oo laydha maqadateen anoo nool yadana waan raacin laha naftaa dhafinlaha aan taydaba kuwaaaye😢
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ciil ayaa iqabtay walahi waan naxay aad iyo aad waliba 😢😢😢😢
Scw scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllhi alle ayaan ku dhaartee naagta iyo hooyadeed waan is raacin lahaaa naagta intay ilma yar dilashay ayey ka dibna 8 sanno ayey xidhnayd 😢
Mayee wlle inany nolol kumarteen aduunka waan dililahaa anuu
Mahadsanid❤
🙏
Scw scw
حسبنا الله ونعم الوكيل
Walee naagtaas waan dili lahaaa
Wll wn ku salmey ❤mudo 1:bil wn ku dabe 😢cannalkada wn ku faxrsanhy ❤alx hda
🙏
Mashallah UA-camrka Aan ugu jeclahay Hab tabintiisa gaar ahaan qisooyinka Detective ama Dambi baarista ❤❤❤
Much respect 🙏💯
Hadisho nasgta ilmaheda dishay
Libaaax aad iyo aad
Subxaana laah 😢😢😢😢
Soooo dhawoooow Mr dudaaaye wllo khayr baan ku rajaynayaaa❤❤
🙏
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Masha allah
Waa maxay calamada uhuda😢
Scw❤❤❤❤❤
😢😢😢 wlhi qalbiga i xanunay cadalada aduunka haday ka fakatay tii Allle ayaa meel u taala
💯
❤🎉
حسبي الله عليها بس نقول الله يرحمهم ويغفر لهم يا رب😢
Farinta marka aqrineysay wan iska ilmeeyy wlh 😢ilaahow yusuf unaxariiso
Aamiin
Waligey mara amar caawa sidaan unaxay una xanaaqey nacladi haku dhacdo alle xaqoda waa uhiilin anigu waxaba waanleynlahaa walaalkey caruurtiisa naagta mid mareebeen aan dhinto
Waa aduun
Sharciiga ayaga gacmahooda haku dontaan tan wax la aqbali karo mahe
💯
Salamaad minkuli afaad allow iimanka nagu sug yaa rabi
Aamiin
wllo maxa ula raagta horta-
Howl aduun
Cuqubo aduun io aaqiro ku noolow dheh subxanallah waa xanuun kaliyah wlhi illhey nama tuso😭😭😭😭😭
Aamin
Zhp dudaaye muuqalda inoo zoo padi
Wan ku dadaalayaa I.a
Allah haa unaxaristo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry wlhi waa xanuun lkn Aqiro ayee cadalad kuhellayaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi inaysan nolaaanlaheyn wan kadabagaynlahaa mxa naag gawadayda dishay se xukun ularadsanayaaa gawigeedawa maan kataqaluso waxayrabtoba haiguqaadateee
Codkaga hergab ayn ka deremaya ilhay Haku cafiyo huno dudaye ❤
Si xun buu iigalayba
😢😢😢😢
Ax 🥶🥶🥶🥶
Ilahey wo awooda naagtas inow malin walba qalbigeeda oo jabiyo😢
Naagaha wiilasha wada dhashay ay qabaan cadow ayey isku yihiin😢😢😢
Mostly
Aaqiro cadaalad taalo 😭💔
Exactly 💯
Cadaalad ma jirte ee 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Mahad sanid walalkeyga guuleso ❤❤❤❤ waa qiso xanuun badan😢
🙏
Sorry samidey jahan 😭
Walee somali hadan nahay wax naga roon maleh
Somalia waxan wax ka daran aya ka dhaca
8 sano ma xirneyna ee 7 sano xirneyda
Aaqiraa ka danbeysa dhib ma lahan
Aad iyo aad 💯
😢😢😢😢😢😢😢
Ano xada boliska laman sogen
Cataydan ko dililaha nagta
noso badi qisoyinka cml
Waa arky qisadan 😢tiktok trening kanoqotay😂
Mahadsanid sxb lovta ik saar❤❤❤
🙏
Scw scw scw scw scw 🤲❤️🩹💟💯
ILLAAH ayaan ku Dhaartay iney ii nolaan laheen hala i Toogto haddi la rabo Naag waxaas oo Dhan Sameeysay adduunka ayaan ka Qarin lahaa 😡😡😡😡
Dowlada hade kuso dhacin weyso xaqa qofkada diintena maxee kaqabta hadi qofka ladilay qofki dhalay oo madaxa katoogto walaahi xanun kaweyn majiro cadalad daro
Dadkii muskimka ahaa baa dhaqankodii noocas noqotaye
Yaab
Sxp ka soo hadal qisada p daddy blz
Inay disho weeye anu wan dili lhaa😠
Naagtas aniga hada ahan laha dowlada wadankas ufadhiso walaahi bilaahi talaahi inta hubsado ine cafimad ahan fiicned iyo ine dishay walaahi hal saac xitaa ine ila gaari laheyn dishay saqiirta yar weyba isla quman thy kwrn tan kaleh gabadha yar aderked maxoo ufuri wayay naagta saqiir yar inta dishay isla quman horta somaliya waxa kadhaco maxaa ula yaabna dad 100 naga daranaba jooge wale aniga maahin dadkan imasii nolateyn inta ahay maxkamada qofka xukmiso waxaan dhihi laha sida ugu dhaqsiyaha badan halagu baaro nadiijadana haligu sheego ine cafimad qabto iyo ine thy qofka dilay aniga aqaan hadana kawanka geey waliba side ilmaha yar udishay kuxukmi lahan in lodilo xaasid sana bisinke
Aduunyada cadaalad weyka dhamaatay
yaa isoo dhawaynaya ma diga?
Welcome
Caruurtan la dilayo naga daa nio dudaaye chenaladii dhan ilmo la dilay miyaad isku dayatan nio mid haduu soo daayo ilmo la dhibaatey ku klana wuu soo galinaya
Mhdsanid 🙏
Waar joooji searchka xalane