3SANO AYU SIXIR KU HESTAY HAL CUNUG AYUNA KA DHALAY AYADO SIXRAN HADA AYU CAFIS WEYDISTAY CAFI WALAL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 119

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Рік тому +3

    War dadkan lacg malagusosiiye Aniga aad ulayabey Whli barnamijkan😂😢🤔🥱

  • @bmb8251
    @bmb8251 Рік тому +14

    Subaxanalah subaxanalah subaxanalah illahayow imaanka nagu sug illahayow hana fidnaynin

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Рік тому +9

    Naag la sixray oo raali ahaanshaheeda iyo midka waligeeda waan la helin NIKAAX ma qabanaayo. Sinaad ku haysatay gabadha wiilkana waa wicil. gabadhana dambi kuma lahan wixii meeshaa ka dhacay. RAGOOW Damaca yareeya oo Ilaahay ka cabsada. Axmed KALAA waraysiga noo badi oo faafaahin badan waydii dadka waaba yaabnee❤

    • @hashimabdi8366
      @hashimabdi8366 Рік тому +3

      Waxa wecel malahan qof walba aabaa dhalaye afkiina bara caruurta aan aabahood la helin caruur badan baa hooyooyinkood lagu inkire

    • @DiiriyeAbdi-xh8ms
      @DiiriyeAbdi-xh8ms Рік тому

      Wiilkan wareysi mayaqqano su aalo fcn ma way diinayo inuu wax da daboole moida

  • @dahabaali2855
    @dahabaali2855 Рік тому +1

    SubhanaAllah illahow athaa kamagagaley sixirole

  • @faysalfaqay4376
    @faysalfaqay4376 Рік тому +2

    Hadii gabadhan ku cafiso xata alle kuma cafinayo sababto ah sixirka danbigisa ma yara
    Alle haku gargaaro

  • @BIGMOHAA
    @BIGMOHAA Рік тому +5

    Qof haduu towbad keeno kuna dhaho icafi walaal xaqq ayaa kaa galay inaa cafiso ayaa kheeyr badan Allah wuu jecel yahay kuwa wax cafiyo Allaah na kuwa wanaagsan ayuu garabkooda yahay Cafiska waa sheey qaaali ah oo jaanis ah waayo waa fursad ilaah adiga gacanta kuu galiyay Allah asaga ayaaba ah Qafuuru raxiim

  • @farhiyoshire8332
    @farhiyoshire8332 Рік тому +8

    Axmed kallaa qancintada Io hdalkada ku wajahan qof ka dulmanaha wuu yaryhey sabbto waxa lga Rabaa qofkan wax cafinya ina marka hore adi lahadshid waanisid wax usheegtd keddb cafis usoo bandhigto qofka qaldka galley sida uu sameyo barnaamijka مسامح الكريم

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Рік тому +3

    Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 Рік тому +9

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Akhi Axmad kala mahadsanid jazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤

  • @Goldenlive-t5b
    @Goldenlive-t5b Рік тому +5

    Wa jilin is dajiya run ma ahan😢

  • @nimohassan133
    @nimohassan133 Рік тому +4

    Asc
    Run ku raadi irsaaqad
    oo noqo xalaal quute.

  • @xaawomahamedsaalim9122
    @xaawomahamedsaalim9122 Рік тому +2

    Waa yaabe wxan dhacaya run miyaa mise waa jiliin😮

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 Рік тому +3

    Barnaamijka magaciisa waa aimed kalaa ninka meesha fadhiyana waa dheemanka madow gabadha magaceedu waa shamso barnaamijkuna wuxuu ku soo gaba gaboobey waxaan ku noolahey muqdish gaar ahaan xaafadda banaadir waa wax aan aad iyo aad ufahaney

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Рік тому +2

    سبحا الله ن 😢😢😢

  • @shukriali4487
    @shukriali4487 Рік тому +2

    Waxaan ma run baa mise waa jiliin

  • @nasraxasan3657
    @nasraxasan3657 Рік тому +3

    Subxaana laah

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 Рік тому +3

    Ninkan hala dilo

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Рік тому +3

    sixirole sanbariiru tagaa sumxanallah allow hanagu salidin magteedii kaqaada ama haloqisaso 🥱🥱🥱😢😢😭😭😭😭🥺🥺🥺

  • @zamzamfarah2188
    @zamzamfarah2188 Рік тому +4

    Subhanallah😢

  • @adooontiallaaaaah668
    @adooontiallaaaaah668 Рік тому +3

    Yaa rabi sheeydaan. Aan kaa magan galney

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Рік тому +1

    Axmed kallaa adiguu ku xiri doonaa war carar bismillaah

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Рік тому +2

    Subxanallaah alla maxaa dulmi la iska galaa sixirka inuu gaalnimo yahay ma oga miyaa alle u toobad keen gabdhaasna aad baan uga naxay alle ha badbaadiyo

  • @fadxiyafadxiya2614
    @fadxiyafadxiya2614 5 днів тому +1

    😢😢😢😢

  • @MohamedHassan-sk7qj
    @MohamedHassan-sk7qj Рік тому +2

    Bismilaah sixir gab miskiina da' looga dhalay

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому +1

    Subxaanalaahi

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Рік тому +3

    INNAA LILAAHI WAINUHU RAAJUCUUN SUBXANNALAAH

  • @M45_0
    @M45_0 Рік тому +2

    Sixir ka wa shirku asqar wana laga towbad keeni kra ninkan gabadha haday cfin weydo wxafiican inu so xajiyo ilaaahy towbad weydisto dhulkana isaga haajiro. Wuxu sameyay maha wax qof imaanleh sameeye

  • @salmancade8875
    @salmancade8875 Рік тому +4

    Subxanallah

  • @HiboAbdiZaki
    @HiboAbdiZaki Рік тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂somali tatka jooga waa hindi ❤😂😂😂

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 Рік тому +1

    Dadka wxaweydiisa waqtiga wxadhacey

  • @TamaaanMaxamed
    @TamaaanMaxamed Місяць тому

    Subxaana Allah Subxaana Allah subxaana all😭😭😭😭😭😭

  • @Xaliimoaxmad-ky2sn
    @Xaliimoaxmad-ky2sn Рік тому +5

    wiilkaan barnaamijkiisa shakilee lagaliyaa asne wax ma bayaaniyo maxaa dhacay farbaa kugu godanee walaalow is sax

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 Рік тому +4

    Subxaana allah subxaana allah subxaana allah subxaana allah

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض Рік тому +2

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @ibrahimyussuf4162
    @ibrahimyussuf4162 Рік тому +1

    Midkaaaan shirki ayuu sameeyey welibo kuwa uguweyn ilah danbi daaf haweydisto

  • @safiaomar2157
    @safiaomar2157 Рік тому +7

    Soo maali intee laga soo habaaray 😢😢😢😢

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض Рік тому +9

    استفغر الله العظيم الذي لاإله الا هو الحي القيوم واتوب اليه

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p Рік тому +1

    Inna Laha ghafuru Rahiim

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh Рік тому +2

    👉😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲☝🏻

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 Рік тому +2

    Subxaanahu alaahu

  • @juwe5216
    @juwe5216 Рік тому +10

    Anoo og inay been cad tahay ayan daawada ilaahow na cafi😂

  • @fadumaxuseen7671
    @fadumaxuseen7671 Місяць тому

    Subxanlaah subxanlaah subxanlaah subxanlaah

  • @muniirocabdisaciid2024
    @muniirocabdisaciid2024 Рік тому +1

    Barnamish kan waa ruwaayad iyo dad lasoodiyaariyey

  • @CabdilahimaxamedCibaayos
    @CabdilahimaxamedCibaayos Рік тому

    Istaq furu lag
    Imran la Aa

  • @RadiaSaleh-d3f
    @RadiaSaleh-d3f Рік тому +2

    War benta jojiyaa😂

  • @shamso7247
    @shamso7247 Рік тому +1

    Subxaanllah ilaahaan ka magan galnay falfslFafaloow

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Рік тому +3

    Subxana laah subxana laah , dambi wayn bu galaay wan nikaxsaday bu yidhi tuug sixiir bu ku haystay ax ax Gabadhu dambi malaha . Allah ha ku cafiyo amiin walaashay 😂😂😂

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +1

    Noloshedii bu daba joogi raba hadana subxanaallah shariik waaye sixrole

  • @ismacilshucayb1990
    @ismacilshucayb1990 Рік тому +2

    saxirka sharciga waxu qaba in ladilo wuu kufriyay 👊

  • @aminfeysal3171
    @aminfeysal3171 Рік тому +1

    Kkkkkk kkkkkk waa shiiko dunida kucusub

  • @فاطمهعلي-ل7ز8ف
    @فاطمهعلي-ل7ز8ف Рік тому +2

    Edoo am from Saudi Arabia love you hooyo

  • @BarwaqoSaleban-tj2hl
    @BarwaqoSaleban-tj2hl Рік тому +2

    Subxanllllh

  • @AbdihakiimAbdullahi-mh5di
    @AbdihakiimAbdullahi-mh5di Рік тому +1

    Laaxo,la walaa,quwata ilaa bilaah

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn Рік тому +1

    Inalilahi. Wainaileyrajaon. Gawar. Mauladalan. Xadilagusameyo. Casaga. Walashis. Waxas. Cassameyi. Walashisi. Xadilagusameyo. Maxssameyna. Damirmalaha

  • @dr.abdallaibrahim3520
    @dr.abdallaibrahim3520 Рік тому +1

    Alla soomaalidu been badanaa waryaa ilaaha laydiin celin doono kacabsada

  • @doone9873
    @doone9873 Рік тому

    Wajigisa arkey walahi ninka wa nin Nacalad ale ku dhacday wayo qofkii qof sixir u qura wa waxa ku dhacaya nalacad ale o wen akhina xisab adag aya u tala

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Рік тому +3

    Axmed kalla barnaamijkaada waxan u fahmay inuu barn yahay ama mid komenti lagu raadiinaayo waayo inta badan kuma guuleysatid inaad maslaxdo hadslkaada iyo qancintaada oo yar awgeed iyo qolkaada oo foolxun daah qurxoon ma weysay?????😊😊😊😊😊😊

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Рік тому +1

    😢😢

  • @user-muniish
    @user-muniish Рік тому +2

    Subxanallh 🥺

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +1

    Lufsi waaye ama qof hurdaayo oo la xoogdy

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 2 місяці тому

    Balaaayo shere garaysa 😂😂😂😂

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Рік тому

    Daah ku xiro dhexdoda

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator Рік тому +1

    Asc wiilkaan wuxuu Ubahanyahay in uu ka toobad keeno sinada .
    Mida labaad in uu culimada in la weeydiiyo xaalka ilmaha ma Ibnu sinaa ilmaha maadaama Gabadha maskaxdeeda joogin

  • @asmomahamed1437
    @asmomahamed1437 Рік тому +2

    Oh my jiliin😂😂

  • @ismacilshucayb1990
    @ismacilshucayb1990 Рік тому +2

    saxirka sharciga waxu caba in ladilo👊

  • @سامسونجسامسونج-ه8د

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @emumohammed4550
    @emumohammed4550 Рік тому +1

    Iyaa dhemanka madow hhhhhhh

  • @amaansan6616
    @amaansan6616 Рік тому +1

    Hada marka fuuq fuuq ledahy maxa ku kalifay markii hore ina qof dhaan ku dheesho

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 Рік тому

    Waydhacday shekoyinka nocaan

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 Рік тому +1

    Waxaan malesla ogyahy been miyaa wa yaabee😮

  • @doone9873
    @doone9873 Рік тому

    Sixir cafis ma galo walal ninka wajigisa arkey wa nin dalin ah oo khain ah walahi

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 Рік тому +1

    Hool loo baahnaa baa bilowde

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 10 місяців тому

    Yayna ku cafin

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Рік тому +1

    Kufsi gabar suxsan oo la kufsaday

  • @hanaqaadhahabaabin1890
    @hanaqaadhahabaabin1890 Рік тому +5

    Dadka coment so qoraayo ma saana daacad i Dinka ah😂 waxan wa been cad caqli wax mizamo mlihidin

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 Рік тому +4

    Nin oohin jabsaday kadib qoslaayo waa prank caadi ah

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman Рік тому +2

    indha adakaa ma IL geelu laqay 😂 wuuba sii ooynaa meeshu saadaq marad maree illaahey waad isku dirtay saxirkiyow igu saacida sidey igu cafin laheyd kuye ma.adaaba wax laguugu cafiyo sameyay balaayada ku qaadatay Kuma dhigto

  • @fatimaosman7224
    @fatimaosman7224 Рік тому

    Ninkan miyaanu ahayn ninki lahaa indeerkayban naag kaqaaday

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 Рік тому +2

    Sorry for what happened to you sister 😢😢😢😢

  • @raxmomohamud8170
    @raxmomohamud8170 Рік тому +1

    Soomaliyeey sheegadaan run miyaa mise waa views ineey run tahay waa i gali la dahay

  • @NasteexoSiciid-n8t
    @NasteexoSiciid-n8t Рік тому +1

    😂😂😂 Haye MAXAA noo dhiman soomaliyeey

  • @hassan-a-mohamed7202
    @hassan-a-mohamed7202 Рік тому

    Imisa gahdhood oo kale ayuu sixir ku sameeyay su aal

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 Рік тому

    Indho adakaa waan sixrey kulahaa bisinkoow

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 Рік тому +1

    Ilaahow noo danbi dhaaf

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Рік тому

    Sixirole waa gaal in la dilo

  • @aaminoNuurbisow
    @aaminoNuurbisow Рік тому +1

    😂😂😂😂

  • @abdinabishar9857
    @abdinabishar9857 Рік тому

    Xalimos xalis ilali😂😂😂😂😂

  • @MaddyAbdikadirHussein
    @MaddyAbdikadirHussein Рік тому +1

    What the belly are you 😂😂😂😂 sorry dear sister what happened to you

  • @Gzy308
    @Gzy308 Рік тому +1

    Wax lagusoo balamey bay u eg tahay

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Рік тому

    shaydanka madow shargudban ilahay danbigad kagashid hadad uyobad kento wukacafin waa qufutu raxiim lkn bunuadan danbigad kagashid maxabada alle baad latagsysa hadu cafisdiido cafiskana ugukhayr badan lkn adigu qisasbad istahisha xadgudubkagu waa xadkabax ax ax😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥱🥱

  • @AnabSidi
    @AnabSidi 5 днів тому

    🤲🤲🤲🤲🤲😭😭🥹

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Рік тому +1

    Dheema aaa 😂😂😂 madow micnaha sixirka madow miyaa 😂😂

    • @HiboAbdiZaki
      @HiboAbdiZaki Рік тому

      😂😂😂😂😂somaliya waa hindia miyaa😂😂

  • @caasha93
    @caasha93 Рік тому

    Waxan tolow ma beenbaa mise waa run wanba kuwareeraye

  • @SNAcomando
    @SNAcomando Рік тому +1

    Subxanallah kan hala dal dalo waa kafir runti

  • @fatimaosman7224
    @fatimaosman7224 Рік тому +1

    Beenta daa

  • @fardowshashi2026
    @fardowshashi2026 Рік тому +1

    Klkkkklll been badanaa

  • @cnaasirtifka274
    @cnaasirtifka274 Рік тому

    Sxb kalaa beenta ugu weyn adnoo keentay sxb beenta wey nagu socotaa noo wad beenta

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 Рік тому +2

    Waxan wa been w prank

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Рік тому

    Sheekadaan hadey been noqoto somali weyka wada yacayaan xagee naga soo celinee

  • @AminaDacar
    @AminaDacar Рік тому

    War waxaan been bey uu eektahay