Very sad news Rest her soul for internal peace our brother officer take heart all family's brother samir iyo iman Allah naga wada siyo kitabkisa gacanta midig allaha kasiyo nabi csw marti ha uga digo
7:43 1) Bistoladas waa double-action keebkeeda culays badan buu ubaahan yahay in la saaro si dubaha uu dib ugu dhaqaaqo ka bacdina dubuhu soo noqdo oo uu primerka ku dhoco see xabada u qaraxdo. 2) wexee kale oo Bistooladas leedahay amaan. 3) keebka Bistoolada wuxuu leeyahay derbi kusoo celinaayo oo loogu talo galay in si kedis ah loo ridin. Derbigaas oo kaaga sii baahan quwad saa'id ah oo go'aan kama danbeys camal u baahan. 4) Bistolada double-actionka ah ee le'eg bistoladaha 1911 loo yaqaan waa bistoolado waaweyn oo culus oo haddii bac iyo dhar ku dhex jiraan la fahmi karo. Marka sheekada Akayaabin aniga ma iibsan.
Asc kan kaliya maha uqsumubilah kuwa xata oo ciidan ah aya u bahan takhtarka maskaxda in la marsiyo intan lo Qarin cidan. War arintan wax halaga Qabto . 😢😢😢 uQsumubilah wa cayalsuqin dabalkan waxa ow ku hadlayo dhageyso wa iga fakatay WAR CAYALSUQ ASKARI BISTOLAD MAXA SUGAYNA IN AY DADKA BABI IYAN WAR WAXAN NAGA QABTA YARABI
Ma u wadin iyo shil bay ahayd ma shaqeeyso. Waayo waxaa meesha yaala. Maxaa kuu dhiibay. Amaanka ma furnaa? Yaa furay? Ma raacsaneed? Yaa raacsiiyay? Dilka waxaa ka horeeya hoowl farabadan.
Akayaabin waa xariif kasna kama eheen allah ha badbaadiyo
Xamar xitaa tiktorkedu waa al shabab subxanllaah
War wax hubso nacas😊
L
Allah u naxariisto
Very sad news Rest her soul for internal peace our brother officer take heart all family's brother samir iyo iman Allah naga wada siyo kitabkisa gacanta midig allaha kasiyo nabi csw marti ha uga digo
Allaha u naxariis wllken 😢Gacan ka xaaqdaran aa dishay cadaalad buu rabaa
7:43
1) Bistoladas waa double-action keebkeeda culays badan buu ubaahan yahay in la saaro si dubaha uu dib ugu dhaqaaqo ka bacdina dubuhu soo noqdo oo uu primerka ku dhoco see xabada u qaraxdo.
2) wexee kale oo Bistooladas leedahay amaan.
3) keebka Bistoolada wuxuu leeyahay derbi kusoo celinaayo oo loogu talo galay in si kedis ah loo ridin. Derbigaas oo kaaga sii baahan quwad saa'id ah oo go'aan kama danbeys camal u baahan.
4) Bistolada double-actionka ah ee le'eg bistoladaha 1911 loo yaqaan waa bistoolado waaweyn oo culus oo haddii bac iyo dhar ku dhex jiraan la fahmi karo.
Marka sheekada Akayaabin aniga ma iibsan.
😢😢😢😢yaa rabbi unaxariso
MZREY IDBITAALKA GEEYEEN OO UU DHINTEY INEY NAXEEN OO IS DHEHEN FAKADA CABSI DSRTEED MAKAGA YAABAA OO DIL KAS AH UUSAN JIRIN
Nin yohow qofkii qof dila hala dilo noloshii ba ciyaar bay moodeen
Xukun adag Waxaa yaqaana Axmed Madoobe
Yaaab bdna😢allow unaxariiiso marxuuumka
Alla yaa raxma
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
😮
Filmaanta hindigaa labadsana hakaa saarto hee
Xasbunalaah wanicmal wakiil
Asc kan kaliya maha uqsumubilah kuwa xata oo ciidan ah aya u bahan takhtarka maskaxda in la marsiyo intan lo Qarin cidan. War arintan wax halaga Qabto . 😢😢😢 uQsumubilah wa cayalsuqin dabalkan waxa ow ku hadlayo dhageyso wa iga fakatay WAR CAYALSUQ ASKARI BISTOLAD MAXA SUGAYNA IN AY DADKA BABI IYAN WAR WAXAN NAGA QABTA YARABI
Wiilashii somaliyeed waxba helay ilahey ha badbadsho inta hartay kii wax dilo asna dilaa udanbeeyo😢
Qofki wax dilo asey u taala 😅
❤❤❤
Abukaate isqaax bisinka 😢😢
Allahu❤❤❤akbar❤s❤c❤w❤illahow unaxriso mrxumkas yrabbii😢
😢😢😢😢😢
9:43
Caac 😂😂😂 badane
Ninkii dad dilo haladilo Yan loogakicin
Hh waxaas yaad ushegee marka 😡😡😡😡
Hala dilo
Your are not officer how can you carry fireams and kill officer while on dutty dat s capital offence dats murder charges justice must follow
igu sawir ayaa dhahay haka saarto adeer been been ayaa dadka lagu dilayaa kadibna waa iga fakatay la dhahaya
Arintan kama ay u egtahay alah ayaa runta og
Ma u wadin iyo shil bay ahayd ma shaqeeyso. Waayo waxaa meesha yaala. Maxaa kuu dhiibay. Amaanka ma furnaa? Yaa furay? Ma raacsaneed? Yaa raacsiiyay? Dilka waxaa ka horeeya hoowl farabadan.
Jareertan nacaladaa yaa awel bastolad noogu dhiibey🙄
Iney ayaka ka ficanyihin laka yaba ilhy agtiis jarer iyo jecel wa sem ilhy ka cabso
🎉@@الفرقان-ص3ص waa ku saxantahe hal qof miee qoom dhan rabi islam nimo ku cizeyee cayneesa
Soomaaliyey xoolonimadaan maxaawaye wax aadan ahayn iska dhigdhig dhibkaanay leedahay
Tuutaha mala soosaaraa mase suuqaa lagu gadaa hata iskulada waa lasosari dharkisa sadexda nuuc mel qaas lodonto weey laheed suqa lagama gadan jirin arday dharkeda sida hada suqyada uyalo mauolin jirin adunka meshi katagnay suqyadoda ayi nuuc askari dharkisa lagu iibiyaa sida sacudiga min adoon
dadka dilka gaysta ama yaysan gaysanbe maxkamada markii la keno horta maxay tusbaxa gacanta uso xirtan
Waa mid la yabay o an is weydiyay anab
Anaa kuu sharaxaa e luuqa maad ila aade 😂😂😂
😂😂😂😂😂
Mu amaaro ayay u eektahay xabad fakatay ma jirto.
😢
Hala dilo labadaba qurun kooda faido malahee
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉the ❤❤of the ❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤
Wax alligator miya bistolada an ku ilaway Qalin miya beri iken an dhaho xoolo
😮
Ar jareer maxaa gal shay dhibkan
1qof Jareer weyan 1qof dameerr diilo aqli maaleh miy balayo dameeer badan uf coco abagal aqli malehn baalayo dameeer badan san weya😮
Dharkaley dhibaysay xabadanaa way dhacaday miyaaa jiin miyaa ku dhahajiray bostolada naga dhaf ader bentaa adna shote haa kugu fakiyo
Hakayabin in adnolato adaba
hadalkiis la sheegayo hadii uu run yahay qadaa uu qadar waye asigane marxuumka ilaah ha uu naxariisto dadkiisa waxaa iska ficnet iney iska cafiyaan madaama oola kac ey eheen
Ar Jareer max dadabad ciilay dameeerrlay😮 soorr😢
Amuu kubarbartey maadaama uu jeclaa qori iyo tuute
Jarer aqli maleh balayo san weyn
meesha dilaa lagashee keenowa adna cabyaalad aa kashekenosa 😢😢
Sanka illahey abuuray inuu kuucaroodo kamabaqaysid miyaa masa inay dadsameeyeen aamoodaa
Umadii somali waxaa ka sooharay iscun qof kasta inuu dhiig daadsho yuu kuhaminayaa alow umada xaqa tus
Haa abaa saa usugaayey in maxamad u kasoo muqdo ilahow eysnan cafin dadkii abuukar😢😢
Wa dilaa beenlow ah hala toogto
Aniga marxun ban aahay ha laiga warhaayo
Sithan futhudba Hadi laisku dilaayo
Shid ban dagal Kula Jirna midki saxibka ahana gadal ayuu kaa toogana
Koleey ku daayn mayane itogta dheh wallow
Been badanaa dhar lasodhibayo mey xabad kufakaney
Khookh majabo ee ninkiisaa jabo kaxaaxaabi saxiib nin raga ayaa aakhiro u dirtay adiguna inaad iska raxeesato ayaad rabtaa mackhuul miyaa maya hoyaa oydaye adigana hoyadaa wa ineey murgootaa calaacalka dhaaf rag waxow falo wa khadaye