MAXAAD KA OGTAHAY TAARIIKHDA CALANKA SOOMAALIDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 жов 2020
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

КОМЕНТАРІ • 89

  • @beerlula8876
    @beerlula8876 3 роки тому +4

    Masha allah wadankaan meel dheera laga keenay 💪🏽🇸🇴

  • @fartunq3593
    @fartunq3593 3 роки тому +2

    CALANKEEYGA CAWAALOOW BEENTII AGEED MALAGA DABA TAGAY WAADKU MAHADSAN TAHAY HANOOLAATO

    • @cabdicasiisrooble8005
      @cabdicasiisrooble8005 3 роки тому

      Warniyow ma is qancinee mise dhagaha ayaa la dahay soo asag leh taliyaani aa keeny

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 Рік тому

    Maaha Allah somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🙏

  • @mohaanikeinanmk3426
    @mohaanikeinanmk3426 3 роки тому +2

    Hanolaato 🙏 wxbadan ayan ka sugnaa wliba tariiqda somaliya io dad ki hore 👍🏽

  • @mhmmedia8471
    @mhmmedia8471 3 роки тому +2

    Hanoolato waa ku salaamey, walaalow nala wadaag calanka CIDA sameesey ? Ma shaqsi ayaa sameeyey mise Golaha markaas jirey ee Soomaliyeed ayaa isku raacdey... bal arrintaan noo faahfaahi

  • @abdirahmansigat3777
    @abdirahmansigat3777 3 роки тому +1

    Mashallah wll abdi xafid

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 роки тому +1

    Bonnie and Blue Flag waa Calan laga guuray 1861 qolyo cunsuriyiin ah ayaa lahaa hadday ku doodaan inay dib ula noqonayaan.Mida kale Calankan waxaa si gaar ah u leh Ciidamada Karabniyeeriga ee Talyaaniga Calamaan kalena WA ku dhwx jiraa

  • @user-wq4ts9rt1q
    @user-wq4ts9rt1q Рік тому

    Mansha Allah

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Рік тому

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 3 роки тому

    12 October??

  • @hajiyusuf5648
    @hajiyusuf5648 3 роки тому +2

    Calanka ma talyaanigaa alifay oo jeebka kala Soo baxay maxaad u sheegi wayday markii tartan la galiyey calamadi somalida alifeen
    Ka dib midkaan bluuga ah guulaystay oo sidaas Talyaani Iyo kharamada midoobay u qaateen
    Intaad shaqsi somali libin kala ordays qabiil darti baad gaalo libanta la Aaday
    Hanoolaato ku badalo ha xaqirto !

  • @axmedibraahin2380
    @axmedibraahin2380 3 роки тому +3

    Hanolato waad mahada santahay sxb lkn tariiqda somaliya oo dhamestiran u soo gudbi

  • @hajiabdulah5946
    @hajiabdulah5946 3 роки тому +2

    Waxaa Iga muuqda mesha awooweheyga suldaan cabdiraxmaan cali Ciise suldaanka biimaal weynta

  • @munirajeylaani7750
    @munirajeylaani7750 Рік тому

    Hanolato su aal aan qaba muxu katurjuma 2midab eeuu leyahay Calankena soomaalia

  • @ilayscmr1800
    @ilayscmr1800 3 роки тому

    Ayaanle asc. Mudane maad noo wareysatid Mohamed isse Trunji
    Oo ah qoraa inbadan oo taariiqda soomaaliya wax ka og, qorayna buugii ‘’Somali untold history 1941-1969’’?

  • @ahmedabdulle1688
    @ahmedabdulle1688 3 роки тому +1

    waad mahad santahay ayaanle

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 3 місяці тому

    Waxaad caddaysay in calanka shaydaanka talyaanigu keenay

  • @user-mv3mc7um2w
    @user-mv3mc7um2w 5 місяців тому

    War beenta nagad oo calnkan halku ka imady nosoo sheeg abti

  • @coprabarkhad3445
    @coprabarkhad3445 2 роки тому

    Biri ayaan ka faidaysanaya khudbadada libx

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 3 роки тому

    XAQIIQ WAAYE WARKAANU

  • @ahmedosman4634
    @ahmedosman4634 3 роки тому

    muxuu u sheegi waayey cida samaysay wuxu sheegay un in la ansaxiyey.
    xaqiiqadu waxa weeyi calanka iyo dastuurkaba waxa sameeyey talyaani ,

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 3 роки тому

    imika waacalanka somalianta somalia

  • @user-ee9mn3dd9l
    @user-ee9mn3dd9l 7 місяців тому

    🇸🇴 ❤❤❤❤😊🇸🇴

  • @khayrjecelxd4523
    @khayrjecelxd4523 3 роки тому +2

    Anigu xuska maalinta calanka hada ka hor ma maqlin mana arkin
    yaa ila mid ah?

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +1

      WAA AY KAA HOOS BAXDAY ,M.WEYNE XASAN SHEEKH OO SHALAY HAMBALYADII UGU HOREYSAY NOO SOO DIRAY SANAD KASTUU NOO HANBALYEEY JIRAY MALAHA MAAD MAQAL SANADADUU M.WEYNE AHAA AYAANBA KA BARTAY TAARIIQAHA DALKA INTA BADAN.ALLAHA XIFDIYEE IDIM ALLEH.

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 роки тому

      @@leylahilowle2168 miss niiic

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +1

      @@superfun1819 MISS ,FULAY FAKATAX UH.

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +2

      @@superfun1819 NAAYAA JOOJI MASEYRKA EE WAX BARO QURUN UF.

    • @hamsenaajimedia3958
      @hamsenaajimedia3958 3 роки тому

      Waar waa been waxan uu ka sheekaynayaa

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn 2 роки тому

    Isasojadidin bidaaqo miyaa lacusboneysiyo lacag lagubixiyo mase lacag lagu qato karbangi yurub waleyahay waa kuwada nolnahay sinabad lafa aboor wax kawayay malashasanoya baladkoda inatagno tugsano muhim mahin

  • @daahirabdikariimbaroow7393
    @daahirabdikariimbaroow7393 Рік тому

    MAHADSANID....

  • @ugbaadmohamed2131
    @ugbaadmohamed2131 3 роки тому

    war waxa dadka Hala hor iman
    Xishood oo wax isku fal saqiirkaa aqaan calankani halkuu ka imide

  • @CyberLx
    @CyberLx 3 роки тому

    Sax maaha warkaagu, wax run ah dadka u sheeg ee hasoo xigan wixii Mosalini qoray dagaalkii 2aad ee aduunka.

  • @ahmedawil4593
    @ahmedawil4593 3 роки тому

    ha dhimato

  • @abdirisaqfarah8589
    @abdirisaqfarah8589 3 роки тому

    Waxaad ka boodday marki calanka noociisa iyo siduu noqonayo laga dooday iyo ciddi naqshaddaan alliftay si loogu gudbiyo dawladdi Talyaaniga iyo qaraamada midoobay si wareegtada aad akhrinayso looga soo saaro. Wareegtada iyo qaybinta waxaa ka horreeyey sidee calanka noociisa lagu keenay yaase fikradda lahaa maxaa jawaabteeda u raadin weydey?

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Рік тому

    Somaliya
    ragbaa
    u gaajoday
    Warqado u laqay
    MAANTANA GAR KUSHEEG AYAA MESHEYTAALO DHIGAY OO AAN DAMIIR LAHAYN NIMAN SHISHEEYE WEXEY U YERIYAN AYEY SAMEYAN WADANI MAHAN DANTODA AYEY FIIRSADAN

  • @cabdicasiisrooble8005
    @cabdicasiisrooble8005 3 роки тому

    Waxaan xaqiiqsady in calankaan si naba ay somali u sameen somalidana ay jeceshhy beenta iyo in ay dhahaan anagaa leh

  • @fartuncumar428
    @fartuncumar428 3 роки тому

    Wadanka cadiba laguso tashaday somali hadana markey qabil kudamey wayen iney gumeystan beyraban onakadigan laheyste lkn tawaxa fahmikara qof waxgarada midakale wadnku miyusan dolad lahen markey dolada iyo calankoda afkala galayan ader meshas waxa kucad wadanku inu isku talin owadanku lotaliyo waxana shisheya lacag sosiyay ader koley anigu warkaga rumeysan mayo wayo adigaba qax iyo arin qabil kidex jiray calnkana indahad kukala qaday eemadan latagnen lkn qaramada midew tariq beyka qortay adigana adigon waxba ogen tarik inad beneyso wakugu xaran wayo somali ayagaban aqon meleyka timi adiguna somali warersan umxumid walogodey somali wadnkoda gadan jiren adiguna umaxumid mid lalush qatay inu xuman wadnki kafafiyo lkn inasha allah dolad talabo sharciya idinka qada allaha idinsahlo alle subxana watacala waxan idinkaga baryaya inu alle idingasiriyo inta xuman fafiska ah

  • @siciidmaaneed7013
    @siciidmaaneed7013 3 роки тому

    maxamed cawaale liiban

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 3 місяці тому

    Waar waacalankii shaydaanka ee alle kabaqa oo iskatuura waxan

  • @siidalimohamed9198
    @siidalimohamed9198 3 роки тому

    TAAKEEYE ayaa ka daba qaatay sheekadan

  • @augaaso
    @augaaso 3 роки тому +2

    Kana siib (Colonial Flag)
    Kana Sara (Somali Flag)
    Hargeisa, Somalia June 26, 1960

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Wax kaa sodaa umada loo sheegaaa

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Gabayga calanka heesta calanka iyo calankaba waanu kuula nimee xagaad taariikhda calanka nagaga soo dartay walaal ?

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Somaloo calantaagta saakay noogu horeysa xagee laga Yuri?

  • @kynandrama4464
    @kynandrama4464 3 роки тому

    Waa abaalkayo in calankanu la nimi xamar oo ducuf talyaanigu siduu doona ka yeelo ah in maanta taariikh aan la aqoon meel lga keenay isla markana xaqiraadi ku jirto nalola yimado sorry

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 роки тому

      Iska daa markaynu tuuray buu noqday wax kavliita warqadaha suuliga la dhikto waanu ahaan doonaa abid sababtoo Ah waxay taqaanaan beentabbeenaale ma guulaysto

    • @saciidnuur6062
      @saciidnuur6062 3 роки тому

      @@nasyadeuanyeong8707 hada uso halgami laheed calanka wad sharfi laheed ee iska aamus ragba uso halgamay adigana tariiq adan laheen ku ogoladay in aad shegato ,,,somali somali baleh ,habar xabadho logama bahna ee orod awalba jaajuus gumeyste lagu yaqanay

  • @abdrmngm7524
    @abdrmngm7524 3 роки тому

    Been bad sheegtey taarikhda meel.ay ku qoran tahay sheeg

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 роки тому

    Cawaale ayaa keenay waa beenoowday, waa been iyo borobagaando reer dhafoor-qiiq..😂😂😂

  • @hoodosiciid3823
    @hoodosiciid3823 Рік тому

    Kaadib yaa jaahil

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 2 роки тому

    Dad waalan miyuu wax u sheegaayaa. Caaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac iska socota oo aan neefsasho laheyn buu waxaani ahaa. Waa hadal malagiis galay oo iska hadal uu u hadlay. Cadeymo iyo wax sax ah oo la taaban karo baa lagaa rabaa. Ciyaal miyaa waxaan loogu talo galay mise gaalo ayaa lacag ku soo siiyey oo adiga ayaaba aan ku qanacsaneyn inaad si habsami ku dheehan tahay inaad u soo gudbiso aanan dooneyn.

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Taariikhda indha cadays ah baad sheegtay

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 роки тому +1

    Walaahay been waxaan ahayn maad sheegin Somalia ha dhacdo

  • @unforgettablemoment8722
    @unforgettablemoment8722 3 роки тому +1

    War maad nin wayna ahayn beenta ka xishoonayan

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Adeer taariikhda beenta ah iska dhaafa

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 роки тому

    War maxaad u sheegi wayday ninkii cslankan sameeyay ood u xusiwayday ma qabiilbaa ku qaaday somaali cudur aan daawo lahayn yaa haya

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Maalinta calanka farmaajo ayaa iska leh

  • @cirguje40
    @cirguje40 3 роки тому

    Waar been badanaa taariikhda somalida talyaanigu gumaysato ayaad sheegaysa taariikh somaaliyeed ma aha

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Sowdigan leh kana siib kana Saar maadaa yiri kelmadaa muse talyaani?

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому +1

    Hadaad been sheegayso been run u eeg sheeg

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Waar nin imika dhashay ayaa tahee kadaa dadka beeenta

  • @shaafiahmad9578
    @shaafiahmad9578 3 роки тому

    Been cad ayaad sheegtay indhoole inta wax magaratada ah usheeg waa lahayaa taariikhdaase

  • @eng.abdifataahaxmed6481
    @eng.abdifataahaxmed6481 3 роки тому

    Beenaale beentaa weeye calankan ingiriisbaa kushaqo lahaa waxana laga taagay hargaisa horantii

    • @amiincox6206
      @amiincox6206 3 роки тому +2

      hhhhh xamar ayaa laga keenay markii laga taagay hargeysa malaha taarikhda ayaanad eegine

    • @eng.abdifataahaxmed6481
      @eng.abdifataahaxmed6481 3 роки тому

      Xamar maba qaadan madax banaanida markii laga tagay hargaisa 26,Jun.1960

    • @amiincox6206
      @amiincox6206 3 роки тому +2

      @@eng.abdifataahaxmed6481 xamar xornimada kahor waxay lahayd maamul daakhili ah raysal-wasaarana waxa ka ahaa cabdulaahi ciise

    • @eng.abdifataahaxmed6481
      @eng.abdifataahaxmed6481 3 роки тому

      Waxa cadyn iigu filan in hargaisa laga taaga 26,Jun 1960 qudbadihii. maxamad xaaji ibraahin cigaal iyo XJ c.karin xuseen. X.cabdi Waraabe Allah ha,u naxaristee iyo dad.badan oogobjog ahaa

    • @amiincox6206
      @amiincox6206 3 роки тому +1

      @@eng.abdifataahaxmed6481 maxuma hadad inta ogtahay lkn soo baadh si aad u ogaato mhdsanid

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому +1

    Waar yaa kuu dhigay taariikhda beenta ah

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Miyaanad inaanu ahayn kuwii iyagoo Ku jecel ku soomaaliyeeyey xaqiir yahow

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Waar macalankaanu idiin keenay ayaad taariikh usamaysateen?

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 3 роки тому

    Waar umadda beenta ka daa beenaaloow

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 роки тому

    Bonnie and Blue Flag waa Calan laga guuray 1861 qolyo cunsuriyiin ah ayaa lahaa hadday ku doodaan inay dib ula noqonayaan.Mida kale Calankan waxaa si gaar ah u leh Ciidamada Karabniyeeriga ee Talyaaniga Calamaan kalena WA ku dhwx jiraa

  • @cabdinuuxjaamac3979
    @cabdinuuxjaamac3979 3 роки тому

    Maalinta calanka farmaajo ayaa iska leh