Madaxwayne Ahmed Mohamed Mohamoud (siilaanyo) waxa u aha shaqsi umada odhan ay jeceshahay shaqsi dadka odhan wax tar u Leh naxariis bdn Uma malaynayo siilaanyo o kle in Somali odhan lagu arki dono mar danpe allaha naxariisti jano ka warabiyo amen
Waxan ku maqlay xadiis... Marka qofku u dhinto hadii ay dhahaaj geesibuu ahaa. Malaaig ayaa shafka wax kaga dhufanaya maydkii oo ku odhanaya masidaasaad ahayd😢😢😢
Kusali xabibkena Muhammed scw 🎉🎉🎉🎉
ALLE HAKU NAXARISTO AHMED MAHAMED MAHMUUD ADAN😢😢🤲🤲
Alle how naxariisato Axmed Maxamed how danabi dhaafo how nuuriyo qabariga haka dhigo marati la jecelahay Allahumaa Aamiin Aamiin
Amiin
Madaxwayne Ahmed Mohamed Mohamoud (siilaanyo) waxa u aha shaqsi umada odhan ay jeceshahay shaqsi dadka odhan wax tar u Leh naxariis bdn Uma malaynayo siilaanyo o kle in Somali odhan lagu arki dono mar danpe allaha naxariisti jano ka warabiyo amen
Alle ha u naxariistoh madxweynheeni Hore Siilaanyo 😭🤲He was best president ever 💚🤍❤️
Allaah ha u naxariisto balse tariikh dadki dalkiisii cashuurtiisii wax ku bartey cadowga usoo raacay axmaaro ee lasftay buu aha takale ninkii shacabkii somaliyeed xasuuqey dulmigii ugu weynaa sameyey kalshaale dhowr boqol oo qof yuu ahaa siilaayo tarikh madowbu laha runtii 🎉🎉🎉
ale qalbiga ilmu mada ma cishan karo😭😭😭😭😭ale haw naxriistu
Runtii qof qiimo badan buu ahaa allah haw raxmado😢
waryaa wariyow انا للة وانا آلية راجعون
Allah Yarhamuh Raaximiin 😢
Waxan ku maqlay xadiis... Marka qofku u dhinto hadii ay dhahaaj geesibuu ahaa. Malaaig ayaa shafka wax kaga dhufanaya maydkii oo ku odhanaya masidaasaad ahayd😢😢😢
Alle haunaxaristo
Mamo mcn❤😊
Oo legend ah
Illahay ha u naxariisto mundane axmed siiraanyo jannooyinkiisana ha ugu deeqo
Sakriyow reer maakhir iyo reer khaatumo yaa xadaarisan dadka soo waydii videogas waa qarxaya