Awooda ay yeelanayaan Dowladaha Islaamka hadii ay hal Dowlad noqdaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 10 місяців тому +1

    Allah ha mideeyo islamka ❤

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 3 роки тому +1

    Masha allah illahow rumee islaamko hal dowlad ah

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 5 років тому +32

    Ilahy run haka dhigo.

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 4 роки тому +7

    ilaahoow noo midee ummada muslimka alla maxaan jeclaana lahaa inaan arko anagoo maraykan iyo yuhuud aan jizyo ka qaadayno..ilaahy riyadayada noo rumeee aamiin aamiin yaa rappi

    • @asmayuusuf7501
      @asmayuusuf7501 3 місяці тому

      Wallaal waxaan maqley In Dawalad islaam ah Aan aduunka Ku dhismi doonin Illaa Qiyaame Dhalin yaro Gabdho iyo Wiilala Waydiiyey waxaa ay igu dhaheen ma dhici karto Haddii dhacdo waxaa UU Soo baxay mahdiga adiga Fikaradaada Malaga Yaaba Dawlad islaam ah in ay dhisanto Oo carabta inta ah Afganbi lagu qabsado Adiga Fikaradaada🤔❤️🥰

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv 2 місяці тому

      @@asmayuusuf7501waxas maaha wax jiro waana dad rabo inay ku niyad jabiyan adunka dowlad aan jabin malan dowlad walbana waqti ayay ledhy ay kuburburto wll

  • @mohamedhassan12
    @mohamedhassan12 4 роки тому +5

    Aad baan uga helay waana jeclaan jirey inaan muuqaalkan oo kale arko maalin un wayna dhacday ALXAMDU LILLAAH
    Ilaahay haku barakeeyo hana inoo aqbalo rajadeena dhanka quwadaha islaamka.

  • @specialone8317
    @specialone8317 5 років тому +6

    Mansha allah allle harumeeyo yuhuuda dhulka falastiin xooga ku haysata waalaga xoraynlahaaa

  • @maxamedsaleban8329
    @maxamedsaleban8329 6 років тому +27

    Wooow ninba sobaxay

  • @logo7077
    @logo7077 5 років тому +5

    illahay harumeeyo amiin amiin

  • @craxmanmaxed9189
    @craxmanmaxed9189 6 років тому +5

    Mahadsanid sxb horay usuco

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 5 років тому +7

    Sxb warkaaga mashaa alah weeye aad baannku tagerayaa waxbadan baan ka faidnaye

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +9

    Ilahay ha mideeeyo

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 років тому +5

    Mnsha Allah thanks bro

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 6 років тому +8

    Mahadsanid wllo video-ga wacan ee aad noo soo galisey chanelka

  • @digadigadigadiga5500
    @digadigadigadiga5500 4 роки тому

    Ilaahay run haka dhigo

  • @maxamedbashir6506
    @maxamedbashir6506 2 роки тому +2

    M.a♥️👑

  • @SakariyeAbdirahman-z6p
    @SakariyeAbdirahman-z6p Рік тому

    Mansha allaha 🎉🎉🎉

  • @abdishakurabdishakur4625
    @abdishakurabdishakur4625 4 роки тому +1

    Masha allh

  • @abdullvlog3507
    @abdullvlog3507 5 років тому

    Ma sha Allah. Ilahow musliminta midee

  • @ataxmakixaajibanaadir3499
    @ataxmakixaajibanaadir3499 6 років тому +8

    thanks

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 4 роки тому +2

    Insha allah waan heleena dowladaas okale

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 6 років тому +6

    Horey uso bro

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 5 років тому

    Yaa rabi soceli quwadi islabka

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 4 роки тому

    ilah hamideyo calamul islam o dhan

  • @ayatiinchannel873
    @ayatiinchannel873 5 років тому +3

    Allaha mideeyo

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 6 років тому +5

    Thanks bro sida wanaagsane noogusoo sharaxdey

    • @Tanaad
      @Tanaad  6 років тому

      mahadsanid wll

  • @khatramohamed4009
    @khatramohamed4009 5 років тому

    😭😭😭😭Rabi hamideeyo islaamka

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 років тому +2

    ilaahey ha mideeyo

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 5 років тому +1

    Allow natusi anagow mida
    Markaas quwadena so bixi lahed nalkana hibesan lahaa

  • @abdirahiimshugri966
    @abdirahiimshugri966 4 роки тому

    Wllhi ilahay ha rumeeya

  • @umumohamed6726
    @umumohamed6726 2 роки тому

    Mahasanid

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 4 роки тому +1

    AFrika Asiiya xeFur 46 wadaN isLam ka calaMa ka 148wdaN ☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️☪️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @ANNA-vh3pi
    @ANNA-vh3pi 4 роки тому

    Ale Hamideeyo islaamka

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 6 років тому +5

    Halkaas

  • @mohammeddeeqm.deeqow5148
    @mohammeddeeqm.deeqow5148 5 років тому

    Mahadsanid

  • @zamiyoabdi125
    @zamiyoabdi125 5 років тому +4

    Mahasanid wlle madama si wngsn nogu sharaxday

  • @maxamedckariim4462
    @maxamedckariim4462 4 роки тому

    Ilahay hakadhigo

  • @halimaabdullahi3989
    @halimaabdullahi3989 4 роки тому

    Ilaah ha mideeyo

  • @maxamedmahdi9593
    @maxamedmahdi9593 Рік тому

    Allaw aqbal

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 років тому +3

    Meesha waxa kuqon qarirada mosambig mosmbiq ma muslinbaa maya

  • @mariamhamza4454
    @mariamhamza4454 Рік тому

    Waa yaab

  • @guuleedmursal8808
    @guuleedmursal8808 5 років тому

    Allow fahamsiii awoodooda

  • @axmedcali3133
    @axmedcali3133 5 років тому +1

    Inta ay Carabi kujirto oo Cunsuriyiin ahi waligeed madhacayso dadka kale waacaadi

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 4 роки тому +5

    In la mideeyo ayaa fiicnaan laheyd oo markaas Erdogan madaxweyne looga dhigo 🥰

  • @cadeadan718
    @cadeadan718 3 роки тому

    Taasi waxe surobeysaa markii Nagala saro galada khaliijka inoo fadhiyo

  • @AJYahye
    @AJYahye 5 років тому

    Waa ku mahadsantahay, macluumaad ka Dawladaha Islaamka ku midowdey...
    Waxaanse, ku su'aalayaa, map ka ad ku sawirtay khadka blue ga ah, ee ad ku calaamadisay Waddamada islamka, waxaan arkaa inaad ku dartay Madagascar, iyo Waddamada, Rwanda Burundi, haddii anan khaldanayn. ..Hadday sidaa tahay, maxaa loogu daray waddamada islam ka ah ?

  • @khaalidamiir6753
    @khaalidamiir6753 4 роки тому

    🇲🇴🇲🇴☪️☪️☪️🤲🕋❤️ Naya

  • @drshadiabashe2854
    @drshadiabashe2854 5 років тому

    Inagoo wadadee marayna ayaan ku midayn karnaa calamul islami ?

    • @safiyayasin3305
      @safiyayasin3305 5 років тому

      Dadalka
      Dacada
      Baryada Allah maxaa yelay Allah wuu ka xishoda cid gacmaha kor utagtay inuu iyado madhan dib ugu soceliyo

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 4 роки тому

    Qodobkaa GDB dhaqaalaha waxsoorka gudaha
    Waxaa kalinta koobad ah #America
    23 trillion
    Dawlada aad muiqalka ku dhistayna waxay galaysaa kaalinta labaad
    Mar hadii GDB geedu yahay 19 trillion china haa aad kalinta koobad galisay GDB giisuba 13 trillion ee bal halkaa ku noqo wll

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 5 років тому +1

    islaamka waa daciif

    • @cadaani7587
      @cadaani7587 5 років тому

      Alllaha haku hadiyeeyo akhiii...

    • @thomharrison4389
      @thomharrison4389 5 років тому

      @@cadaani7587 ma diidsn taHy sxb

    • @cadaani7587
      @cadaani7587 5 років тому

      @@thomharrison4389 ku sali xabiibkeen SCW SCW SCW

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 3 роки тому

      @@thomharrison4389 islaamka daciif ma ahan lkn kuwa madxda u ah daalimn ah islaamka geeri kma baqan waayo haduu marekan yurub awood hayan afganistan wx ka qabn lhyen ku jaben gaal geeri ma rabo ciidnkoda dagalmaya daroga lagu duraa ma dagalmi karo cabsi ku beran gaalka

  • @tydallasing7891
    @tydallasing7891 5 років тому

    Kuwa galada haday midoban mxaa dhacaya

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 6 років тому +3

    Ka

  • @djmaankachannel2231
    @djmaankachannel2231 5 років тому

    Allow miide

  • @muhamedjabran4556
    @muhamedjabran4556 6 років тому +3

    Wad

  • @najiibwadane1622
    @najiibwadane1622 5 років тому +5

    masuuragalikarta
    talo

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 5 років тому +1

    War zhp tanaad Hal mar mxaad uga hdli wayday somaliland tarikhdee

  • @cawilsiciid1255
    @cawilsiciid1255 5 років тому

    Waa sidas lkn weliged ma dhaceso tasi

  • @sportschannel6987
    @sportschannel6987 5 років тому +1

    Ah lkn ya yelaya bal carabi iyo English ka dhig dadka kle ee muzlimka uu fahmaan

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 4 роки тому

    Waar heedhe bal mulxidiinta ii macneeya

  • @axmedcabdi3871
    @axmedcabdi3871 5 років тому

    Hhhh waar hargeysa iyo muqdisho ayaa laysku keeninlaayahay

    • @abuumuscabalansarry8411
      @abuumuscabalansarry8411 5 років тому +1

      Axmed Cabdi Allah wuu aboodaa inuu mideeyo 1 mimute لاتقنطو منرحمت الله

  • @jaceelowofficials5869
    @jaceelowofficials5869 5 років тому +1

    Thanks