Caqabadaha keenay in aanay cadayn dad badan oo diiwa gashan waxaa ka mid dadka fursad ay ku gaadhaan goobtii ay ka diwaan gashanayeen ,sidaa awgeed waa in system ka dib looga noqdo si qof kastaa meesha uu joogo ka codayn karo.
Bariga sool kkk waxaa uma laynayaa in aqoondaro jirto please google map dhulka ssc wuxuu ka weyn yahay inta isaaq dego bal eeg jiidalale ilaa xadhadhan ama baraagaha qol ilaa buuhoodle
Ta yar Xadadood bay ka hadlaysat. lakiin ninka Danbe sida Loo kalo dago. wuu cadeyay. Isaaq Xitaa Mamul buuxa maha. waxay kaliya ay gaar u leyihiin waa Waa Waqoyi Galbed. Awdal Samaroon baa leh.
Mahadsant walaalkey xasan shiiq cumar ❤❤❤❤❤❤
Asc bbcc guul iyo gobanimo jamhuriyada Somalian hambalyo
🎉❤bbc somali wad kumahadsantihiin tabintiina wararka
Caqabadaha keenay in aanay cadayn dad badan oo diiwa gashan waxaa ka mid dadka fursad ay ku gaadhaan goobtii ay ka diwaan gashanayeen ,sidaa awgeed waa in system ka dib looga noqdo si qof kastaa meesha uu joogo ka codayn karo.
34:22 34:25 34:28 34:29
Asc.bbc.guul..jamuriyad.soomaaliyed
Xildhhiban sheekadaas ma sshawaynayso
laascaanood waa rer somali lian wada hadal..lalagelayaa
Jumco wanaagsan
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Madaxawynaha cusubi ee Somaliland dr Ciro waa in mou slnd iyo Ethiopia dhexmaray waa inuu dhamaystiraa
ma ogolin anagu wa in laso bandhigo.
Wamaxy wararka live taa maa helo
b b c. Ha i dhaafto marr ddabbbe dhagaysan maayo
Wada😢🎉🎉😢😢
KKkk marnaba hakuriyonina laz in ay kuhostimado rer lan iska riyoda somalia somali baleh
Mh
Adigu waxaad tiri waa in afti laga qaado reer sool.
Well, adigu waxaad tiri somalia waan ka go,ay.
Ma ogoshahay in afti laga qaado?
haaa wanu ogolnay
Haa waan ogolahay dhamaan reer somaliland afti ha kaga qaado
Dhammaan shacabka Somaland waxay eegayaan sida uu ka yeelo Madaxwaynaha cusub C/raxmaan ciro.
Wy b.b.c u dhagayssataa
Bariga sool kkk waxaa uma laynayaa in aqoondaro jirto please google map dhulka ssc wuxuu ka weyn yahay inta isaaq dego bal eeg jiidalale ilaa xadhadhan ama baraagaha qol ilaa buuhoodle
sool imisa dagmo weye..1985.ki tasa laga hadlaya..laba gobol io badh aya sharciya.in mamul lo aqansado...maha.waynida
Ta yar Xadadood bay ka hadlaysat. lakiin ninka Danbe sida Loo kalo dago. wuu cadeyay. Isaaq Xitaa Mamul buuxa maha. waxay kaliya ay gaar u leyihiin waa Waa Waqoyi Galbed. Awdal Samaroon baa leh.
Togdheer xataa ma wada deggan reerka Isaaq kkk. Kaliya Waqooyiga Togdheer ayeey degaan
@@Keenadiid.Tuulo ayaad ka dagtaa togdheer
Sool SSC ma dhamma haddii ay tahay Togdheer na Soomaalilaan uma dhamma. Kaliya Waqooyiga Togdheer bay Isaaq joogaan iyo Sidoo kale Galbeedka Sanaag. Islaanta Sucaad ah Intaa fahamsiiya xaqiiqada ah Kkk.
Isaaqu wuxu jooga gobolka maroodi jeex saaxil sool sanaag waa dad ilaahay badiyay