Asc XasbunAllah wanicmalwakiil waa cajiib ilaa maalintaa dhashay ilaa la xusi jiray Nabigeena scwscwscwscwscw we love him mida kale aniga sheekh ma ihi laakin xuskaas waxaa isku imaanayo umada Akhrinaayo saliga Nabiga markaad ku saliso saligaada waxaa ka helee Ajir badan iyo barako masha Allah Alxamdulililaah .ma ogtihiin Qofkii Akhriyo saliga Nabiga waxaa lagu helaa barako nuur Arsaaq mashaa Allah.
Masha Allah wada kheerka aad wadiin sadaqada istafaarta saliga Nabiga AQriska Quraanka waxaa lagu helaa barako masha Allah Reer muqdisho Allah ha idiin xafido Amiin yaa Rabi.xaasidkiina cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
Nabiga scw qofki jecel saligiisa ha badiyo Rasuulku uma baahno neefyo la qalqalo iyo xadro ii saligiisa aya wax kuu taraya O Allah kugu naxariisanaya runta hadii la isku sheego maxa loo xanaaqaa Rasuulka my ka sugnaaty io asxaabtiisii waa suaal meesha taala , war nabi maxamed Aduunkan io waxa yAla wuu ka tagy markuu nolaana ma jeclayn Wuxu ahaa nabi marmar qaar dhexda dhagax ku xidha Aduunkana meeshaasu ka taagnaa عليه افضل الصلاة وأتم التسليم ❤❤❤❤
Kunstaas geel ee ay tuugta suufiyaasha ah qalanayaan waa xaaraan,imisaa qof baa gaajaysan nabiga ii dabaal deg kuma dhihin xoolo ii qal kuma dhihin ,lkn xus aan dhiig lagu qalin ,suufigana waa sab u joog nabi jacayl kama ahanee, soomow oo kale ma hada ma sheekh baa
Intaa hadii ay reer qaza u ururin lahaayeen khayr bay ahaan lahayd!!!!! Hadii Allah dartii loo su'aalo suufiyo ma dhiibto!! Iyaga uun baa wax soo urursada!!!!
Allahu Agbar ya iikeena waleeee Inan Cuni lahaaaa. Hilibka Mawliidka Wayo wa Farxad un ileeeeen Macaiyo loma Qalin Khilafka Halaga Dayo Xuska Nabiga (SCW)Culumooy naga Daya khilafka❤
I'm a Somali-European 🇪🇺 guy. I don't do these birthdays. Only Christian and Jewish people do Happy birthday to you. Happy birthday, too, Hasan Sheikh Mohamued. I didn’t do this because I never celebrated the birthdays 🎂 🥳 of our prophet Muhammad peace be upon him. " it is what saved me from doing Happy birthday celebrations 🍾. These meals there are hungry people who are going to love it and we can walk away level it to the poor somali people the food
Waxay diidan yihiin Way sheegen oo cunada iyo xoolaha la qalayo ayey Ka hadlayaan ee khilafka Intaan iska daysaan Culuma is hor fariisataan Wixii khilaaf ah isla xaliya Hadaan nahay shacbka Waan idinku wareernay Cadaymo cad soo saara Aan kuqanacno اللهم صل علي سيدنا وحبيبنا وشفيعنا محمد صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Our beloved prophet saw never celebrate his birthday and his companion ra never did birthday or Moulid the only thing our beloved prophet saw and his companion did is fasting every Monday and Thursday so please if you want to follow his footsteps then fast but don’t add anything new. Our beautiful deen is complete and it’s perfect
May Allah guide you. Did the Prophet Muhammed, salalahu aleyhi wa salam, celebrated this bid'ah? Did the Noble Sahabah, radiyallahu anhuma, celebrated it? The answer is *no* , no one did it until after the 4th century by extreme Shia, who were not Muslims to begin with. Seek knowledge, it will lead you to the Light, i.e, Tawheed and Sunnah. Read the Book of Imam Ibn Hanbal, rahimahullah, called Usul Sunnah. Study.
Wa runtis sheq maxamed umal bidco wax lagu gowracay calal mahan wax kasto aan xalal ahene wa xaran yaa dod ka qabo ila dad aan aqliga saxda adegsanin moye
@@SacdiyoMahamed-r6u hhhh hadiba aad sas u jecshahay nabigena salallahu caleyhi wasalam xaflad i dhik musan ku dhihene iso rac o waxan ku amray samey waxan karebaynah katak ko dhehe intas uun ku dadal iska daa wax lesku hesto aan asal lehene intow ku alray lee kudadal
Wllo zakio san cml ina noqonesaa ma kuu maleyen wllh ina manta kala aqoonin Nabiga scw mala xusi kara iyo lama xusi karo lkn Ani ahan hadda maante waxan kugula talina inaa wadadi Nabiga scw oo toosneed aa raacdo.
Asc sh ussuli wa qaldanyahy hadoho soma lakin qowraca dalil haukeno sh , Allah kabaq nabiga sadaqa macunynin lacagta lasoaruriyay nabiga Yan lagu Ben aburanin nacudu bilah nabiga Muhammad scw
الله صل وسلم على السيد الأنبياء والمرسلين محمد صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا. الله صل على سيدنا محمد، عدد ما في علم الله، صلاة داءمتا بدوام ملك الله. الله صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين، صلاة تحسن بالأخلاق، وتدفع بالمشاق، وتيسر بالارزاق، وتملا منها في الافاق، صلاة داءمة من اول يوم خلق الله هذا الكون إلى يوم التلاق. 22:05
Sufiyey waxan oo geelah odqaleysan o ad kushegteen Kun iyo dhowr neefah maad masakinta u qeybi saan. Doco aan rasulka kasugnan ileyhey maaqbala Cunta cunis ayad iskugu kulunteen.
WAXAAN KUSOO BIIRAY BARTA LOO YAQAANO KICK OO AAN LIVE KASOO GALI DOONO FOLLOW ISOO DHAHA 👉 ZAKIHONEST88 iigu qoran 50K i gaarsiiya 🙏🙏
❤
Adiga Cunug aaba tahay maxaa ku daba dhigay wax aad aqoon u lehen mise reera war ku nool ayaa ku dhalay!
kusaliya nabiga scw scw scw like saara inta nabiga jachyel
Scw scw scw
Asc XasbunAllah wanicmalwakiil waa cajiib ilaa maalintaa dhashay ilaa la xusi jiray Nabigeena scwscwscwscwscw we love him mida kale aniga sheekh ma ihi laakin xuskaas waxaa isku imaanayo umada Akhrinaayo saliga Nabiga markaad ku saliso saligaada waxaa ka helee Ajir badan iyo barako masha Allah Alxamdulililaah .ma ogtihiin Qofkii Akhriyo saliga Nabiga waxaa lagu helaa barako nuur Arsaaq mashaa Allah.
Subhanalah happy birthday miyaa iyo gaaladii waa bidco yaa kuu dirsaday in aad xoolo u qashid kaagama banaana ee ku sali scw kaliya guryahiina kugu saliya
Scw scw scw
Masha Allah wada kheerka aad wadiin sadaqada istafaarta saliga Nabiga AQriska Quraanka waxaa lagu helaa barako masha Allah Reer muqdisho Allah ha idiin xafido Amiin yaa Rabi.xaasidkiina cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
Scw scw scw
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
Nabiga scw qofki jecel saligiisa ha badiyo Rasuulku uma baahno neefyo la qalqalo iyo xadro ii saligiisa aya wax kuu taraya O Allah kugu naxariisanaya runta hadii la isku sheego maxa loo xanaaqaa Rasuulka my ka sugnaaty io asxaabtiisii waa suaal meesha taala , war nabi maxamed Aduunkan io waxa yAla wuu ka tagy markuu nolaana ma jeclayn Wuxu ahaa nabi marmar qaar dhexda dhagax ku xidha Aduunkana meeshaasu ka taagnaa
عليه افضل الصلاة وأتم التسليم ❤❤❤❤
Scw scw scw
Guul ahlusunah waljameeca xusa xabiib kiina scw scw scw ❤
Scw scw scw scw mansha allaah sheikh salax ❤
Scw scw scw
❤❤❤❤ I love sheikh salax macalim
1000 Geel ah walahi waa jeclaa lahaa in aan ka dhanaansado❤❤❤❤
Kunstaas geel ee ay tuugta suufiyaasha ah qalanayaan waa xaaraan,imisaa qof baa gaajaysan nabiga ii dabaal deg kuma dhihin xoolo ii qal kuma dhihin ,lkn xus aan dhiig lagu qalin ,suufigana waa sab u joog nabi jacayl kama ahanee, soomow oo kale ma hada ma sheekh baa
Masha Allah
Salalahu calaleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw
الله صلي علي محمد وعلي ال محمد كما
Nabiga scw ma Abu bakar cumar cali iyo cusmaan baan bey ka jecelyihin waligodna waxar a gowricin xoolo la.aana maheyn taajir bey ahaayen
Jaahil inamqda iska daa saxabada masameen wax luguma xarimo ee ilahey ka cabso imasaa shey ayaa la sameya oo nabiga iyo saxabada sameyn mowliidku waa barako nabiga asana xusay malinkow dhashay oo soomay annagune xaflad ayaa ku weyne heenaa shukran lilaah
Subxanallah ilahay xaqahatuso
Hada miyee xaaran noqpte mise dinta ayaa hada labartay aaway culimadan 1990 1991 1992 1993 2000 2001 2002 2003 2004 ilaa 2023 xage jiren war alla halaga cabsado aan dhalane ilaa hada waxan aragna in laxuso rasulka scw ee shekada shicada iskadhafa
Alaah waxlooguma daro NABI uu soodirtay scw maxeey tahay Allah iyo rasuulka.....Allah kaligii wax u goraca . ..baryaha Iyo gawraca waa cibaado Allah loogu dhawaado ..
@@امةالله-ج6و4ي beenta jooji nabigu scw mowlidkiisa wuu xusay wuxuuna kuxasay soon oo dhamaan kawayn ixtifaalka
Sakiyow eedo waxbaro caqiidada ciyaar ma aha bidco habuun buunin
Allahuma sali wa salim calaa nabiyanaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin goor walba ayaa lagu salin karaa nabiga caleyhi salaatu wa salaam ilaa goorta la dhex joogo suuliga maahee sadaqaduna waa goor walba geelana qofkii dhaqdo waxaa waajib ku ah sakada oo kaliya iyo maalka oo dhan hadii uu kuu yaalo sanad buuxa walaahu aclam
Scw scw scw
SCW Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Sh waxa fican yabilaabay gormona bilabmay inu nosheego dameer iyo orgi intadan nogashekeynin waxan kaugu dayaneynaa nosheeg manabagaa sameey mase ascabta amse tabicentii waxan ubahanahay yan ugu dayaneynaa
Kuwa xaaraan waaye leh barakadii iyo nabadii waa haaday markey soo baxeen
Sheekh usuli maasha Alah
اللهم صلي علي نبينا محمد
Wa lacuni karaa wayna banaan tahay an kuwada salino xaweebkeena scw
Wax aad kasaysiin Majirtee marka hore aadaabta soobarta
صلىالله عليه وصلم
HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi
DIIN JADIID AH AYEY WADADA QAAR DALKA INTU BURBURAY, ANNAGA WAXAAN AAMIN SANNAHAY IN SUNNAH WAL JAMAACA LOOGA DAMBEYO XUSKA NABIGA
اللهم،صل،وسلم،علي،نبينا،محمدوعلي،،،،ءاله،وصحبه،اجمعين❤
❤s❤c❤w❤❤allaahu❤❤akbar❤❤ illhow adiga ❤❤weyn❤❤❤siyarada nebigenna❤❤❤scw❤❤waa inoo xalaal allhu akbar waa aaminsannhay siyarada❤nnkha ahatee❤❤❤wasiyarad carurta iyo dadka somaliyed iskugu yimadaan oo weliba lagu fans iyo carurta iyo dadka waweyn in nebigena carurta lfhnsiyo oo aysan vaadi noqonin soyarada scw waa muxubo ay kuxusayan islmka jcl nebigena maxamed❤scw❤allhu akbar illahow aanaan siyaran weynin nnkhate wnu kufraxsnnhay wnu kadhergeynaa weliba❤❤❤❤❤ geela iyo Canada spartan waxka mcnba wllhi majiran ❤allhu❤❤akbar❤❤❤inta xuseysana kor allaha kadhigo aamiin yrabbii❤
Nabigeena Salalaahu caleyhi wasalam inan dhalasho loo dhiga wa qalad hata waxa qalad ah inuu qof cadi ah happy birthday dhiga subxanallah
Salalaahucalahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahucalahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu calahiwasalam salalaahu
Ha wllh waa jahilnimo
Masha Allah ❤❤❤❤mowliidka ha socdo
Scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waan jecelnahay scwscwscw scw scw scw Alxamdulilaah Rabilcalamiin please weligiin ha jojinina saliga Nabiga waxaa lagu helaa deganaasho farxad barako horumar xolaha la qalaayo waa sedaqo dadkaas mesha iskugu yimid yaa ku Khadeynaayo oo Akhrinaayo sirada Nabiga masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ masha Allah Reer muqdisho Allah ha idiin Barakeeyo Amiin yaa Rabi.xaasidkiina cagta ka Hoos Amiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Alxamdulilaah Rabilcalamiin
Scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
❤ Scw Scw Scw
Bismilah guul allahu massalim wassalim calaa sayidinaa muhamed ccs😊😅😅😮😢😂❤❤
Isniinkasto in laxuso waan jeclaan lahayn.
Scw scw scw scw igula sali Nabiga s.c.w scw ❤❤
Guwa diid dan xuska dhalashada nabiga scw wadiin dumis
@@AbdiFaatax-ph8ly adigu happy birthday ma sameysatey reerkiinu ma sameysatey culumada suufiyadu masameystaan idinkoo jeceelka nabiga kaga dayanaaya
Gaalada u dabaldagta markay dhashan cidu 2 gor sanadki
Intaa hadii ay reer qaza u ururin lahaayeen khayr bay ahaan lahayd!!!!!
Hadii Allah dartii loo su'aalo suufiyo ma dhiibto!!
Iyaga uun baa wax soo urursada!!!!
❤wanqaleyna wan qaleyna
Nebigeenu scw ummadda ayuu udoodi jirey siduu umideyn lahaa wax ummadda isku dirayana uma bannaana qofna allaah inaan isla caabunno ayuu noo dardaarmay allow nabad baadi aamiin yaa allaah
Allahu Agbar ya iikeena waleeee Inan Cuni lahaaaa. Hilibka Mawliidka Wayo wa Farxad un ileeeeen Macaiyo loma Qalin Khilafka Halaga Dayo Xuska Nabiga (SCW)Culumooy naga Daya khilafka❤
@@SacdiyoMahamed-r6u nebigeenu isniin inuu dhashey oo uu soomi jirey isniin walba, bishan haduu dhalan lahaa soo muu soomeen, waa maxay hilib geeelku kacunaayo?
Kunka geel masakiinta maa lasiiyo
Soo masaakiinta lama siin rabo
I'm a Somali-European 🇪🇺 guy. I don't do these birthdays. Only Christian and Jewish people do Happy birthday to you. Happy birthday, too, Hasan Sheikh Mohamued. I didn’t do this because I never celebrated the birthdays 🎂 🥳 of our prophet Muhammad peace be upon him. " it is what saved me from doing Happy birthday celebrations 🍾. These meals there are hungry people who are going to love it and we can walk away level it to the poor somali people the food
War bal usadaqeeya uun nabiga iyo asxaabti iyo meetidii islaamka ee geeriyootay uniyooda subxaanalaah
culimadan wayiwashen😢iyaga😢bidciah😢sh😢umal😢wasaqajan😢😢😢😢
Scw scw
Scw scw scw
Scw scw ❤
Gela sadqeya nabiga salaalhu caleyhi wacaslm saligiisa badiya wuxu sayn habn habansanin allh kabaqa
Alaahu masali calaa sayidinaa maxamed wacalaa aalihi wasacbihi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Asc war zakiyow markad sohadal qadide kuu sali nabigena udgon scw scw scw wad mahad santahay saxib
أما محبة الرسول واجب على كل مسلم ومسلمة ولكن السؤال نعظمه في البدعة
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
xalal qofki hilib dofar Ku tilmamay shiiq Maha eee umul. Dhaha
dhalashain lodhigo nabiga sallahu caleyhi wasalam wadanbiaad uuwen marwalba xaqaiintokajira fiiri marwalba hadad uubahan tahay xaqaiinaad araktit kiitabka iilahey fiiri hakukasomina meshana badan ama meshana yaer marwalba waxafiirisa xaQaiintokajira nabiga salalahu caleyhi wasalm hada dhalasho lLodhigilahay saxawada radiyalahu canhum Aauudhigilahay
NABIGENNA WAN XUSEYNA, SUNNA WAL JAMAACA AYAAN WALIGEN AHEYN, WAANA AHAAN DOONA.
Walaahi umulkaan waa kadaray iyo kooxdaan hada soobaxday adinkaa doofaaro iyo kufri ah gaalnimaduba markaad adinka timaadeen ayey umada soomaaliyeed healthy kuwo gaaloah baqtiyaal
Subxaanallah
Kanmawliidka diidanaw mawqifkii lagahadlayey kamuu hadal wuu kaleexdey waxbama hayo kusali nabiga scw doqonow
WAR ALLAH WAX XALALEYA WAXNA XARIMA!!
NEEFKA ISMULAHI LAGU GOWRACAY بسم الله الله اكبر
meelkasta oo lagugowraco
Waa xallaal
DIINTA ALLAAH ISKALEH KII KUWAN DHAHAYA HACUNINA ISAGAA ALLAAH XALAASHIISA DIIDAYE YEELKIISA
Waxay diidan yihiin
Way sheegen oo cunada
iyo xoolaha la qalayo ayey
Ka hadlayaan ee khilafka
Intaan iska daysaan
Culuma is hor fariisataan
Wixii khilaaf ah isla xaliya
Hadaan nahay shacbka
Waan idinku wareernay
Cadaymo cad soo saara
Aan kuqanacno
اللهم صل علي سيدنا وحبيبنا
وشفيعنا محمد صلي الله عليه
وسلم تسليما كثيرا
Yaahuu yaadiidan magwliidka wasla qalayaa insha,flash.
هات برهانك
Scw❤❤❤❤
Sheekh umal iyo kuwa lamidka ah cimigu ugu qaloocday
Happy brith day ma loo sameyn karaa nabi maxamed? Nabi ciise happy birthday 25ka December Christmas night ma banaan yahey in laxuso?
@@امةالله-ج6و4ي nabi maxamed waxa uu sheegey inuu isniin dhashey wuuna soomi jirey isniin walba, ma soontaa mise isniin walba hilib geel baad cuntaa, ? Culumudu maxay u soomi waayeen bisha rabiicul awal haduu dhashey nabigeenu oo ay dhab tahey bishaasi? Mise marka la dhirgo bishaas ayaa xadreenaa
Waa bidco mana banaano nabiga scw uma baahno ee masaakiinta siiya
Allah hormari
Salalahu caleyhi wasalam ❤
Sallaahu calayhi wasallam
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Scw scw scw
Subxanalaah😢
Our beloved prophet saw never celebrate his birthday and his companion ra never did birthday or Moulid the only thing our beloved prophet saw and his companion did is fasting every Monday and Thursday so please if you want to follow his footsteps then fast but don’t add anything new. Our beautiful deen is complete and it’s perfect
Dawlada Somalia wa islam wa inay talabo qado dadkan culimada sheganaya ee nabiga scw scw scw,aflaga denaya haloso xidho wa munafiqin
Nabiga s c w asagoo nool aya laga xarimay sadaqada
Kuwa diidan mowliidka waa cadaw nabiga عليه الصلاة والسلام
May Allah guide you.
Did the Prophet Muhammed, salalahu aleyhi wa salam, celebrated this bid'ah?
Did the Noble Sahabah, radiyallahu anhuma, celebrated it?
The answer is *no* , no one did it until after the 4th century by extreme Shia, who were not Muslims to begin with.
Seek knowledge, it will lead you to the Light, i.e, Tawheed and Sunnah.
Read the Book of Imam Ibn Hanbal, rahimahullah, called Usul Sunnah. Study.
Allah haxfido
Subxaana laah culumada Shacabka waaleysa waxaa isku diraya ayaaba ah xaaraan iyagu aruur sadeen meel kasto oo ayjoo gaan dadka masaa kiintaa ayey sadaqo kaguraan waxna uma qabtaan Lacagta yurub oo xaaraanta ubadan iyagaaba dumarka iyo ilmaha ka gurta Idinkala saari meyno hadaad tihiin culumo iyo siyaasi waad fashilan tihiin ragga somaliyeed Caqligiibaa musqul uga dhacay allow noo gargaar godkii falastiin ku dhacday ayey noo wadaan
Subxanalah ❤❤scw nibiga xuskisa waa xaq❤❤❤❤❤
Shabaabka uma dhawaan karaan alsuna😊
warasagamaxaanabiga calayhisalaatu wasalaam kudiray subxaanalaah
Scw
UMUL, SOW MA AHA NINKII YIRI, WARAABAHA WAA XALAAL EE WA LA CUNI KARA, SUBXAANALLAH.....
Rasuulka yiri ee umal ma dhihin
Wa runtis sheq maxamed umal bidco wax lagu gowracay calal mahan wax kasto aan xalal ahene wa xaran yaa dod ka qabo ila dad aan aqliga saxda adegsanin moye
Bidco Beela In laxuso la weyneeyo lasheegshego way Banantahayy. Sebey Galada ku ogaaankartaa. Ilhay ka cabsada
@@SacdiyoMahamed-r6u hhhh hadiba aad sas u jecshahay nabigena salallahu caleyhi wasalam xaflad i dhik musan ku dhihene iso rac o waxan ku amray samey waxan karebaynah katak ko dhehe intas uun ku dadal iska daa wax lesku hesto aan asal lehene intow ku alray lee kudadal
Subxaana laah waa yaab somali yaa sixray mise allaa naclay afartan sano masiibo markey nadhaafto midcusub ayey noo curin oo aynagu halaa gaan Meesha somalidu kadhiman weysay oo ayku bad baaday waa diinta alle waxlaga xishoodo oo dhib dhili kara somali uma dhim mana maanta diintii ayaa nalooga shiday Waa masiibadii nasaaro iyo yuhuud ku dhacday shacab koodii markey culimadii waalatay ayey masaajiddii iskaga dhaqaa qeen oo ilmahoodii isku bedeleen mulxid iyo qaniisyo Odayaal iyo habro noqday ibnu doorshaan wershedaha xaarka dhala dadka culumada sheeganayow maxaad ugu doodeysaan meediyaha iyo masaajidda adinkoo alle isla caabudi kara maanta dad somaliyeedbaa kunool meel alle lagu caayi oo ayceeb katahay inmagaciisa lagaa maqlo ilmaha dadkaas ku dhexnool maad kafekertaan wey idin daawan adeer Hanoo abuurina dhib cusub
Subxanalaah
scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Meel walba aduka kamid aha saas aala iskugu heystaa somaalia kalayi maaha🎉🎉😊
Waxaan kayaabay wahaabiyo ayaga waxa ay kusodateen diinta sadex toowxiin xageey kakeeneen nabiga scw masheginee
یا حسّان الدّین لیس برٸی لا تعجل
Wllo zakio san cml ina noqonesaa ma kuu maleyen wllh ina manta kala aqoonin Nabiga scw mala xusi kara iyo lama xusi karo lkn Ani ahan hadda maante waxan kugula talina inaa wadadi Nabiga scw oo toosneed aa raacdo.
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc sh ussuli wa qaldanyahy hadoho soma lakin qowraca dalil haukeno sh , Allah kabaq nabiga sadaqa macunynin lacagta lasoaruriyay nabiga Yan lagu Ben aburanin nacudu bilah nabiga Muhammad scw
وما اتاكم الرسول فخذوه وما نهاكم عنه
((وما ءاتاكم الرسول فخذوه وما نهاكم عنه فانتهوا ))✅️
الله صل وسلم على السيد الأنبياء والمرسلين محمد صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا.
الله صل على سيدنا محمد، عدد ما في علم الله، صلاة داءمتا بدوام ملك الله.
الله صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين، صلاة تحسن بالأخلاق، وتدفع بالمشاق، وتيسر بالارزاق، وتملا منها في الافاق، صلاة داءمة من اول يوم خلق الله هذا الكون إلى يوم التلاق. 22:05
لا تطروني كم أطرت النصارى عيسى بن مريم
Aniga somaliland ba ahay hada rabto inaa gaadho somaliland warkeega badi wayo waa muwadinin
Nabigeena muxamed Scwscwscwscw mawliidka rasuulka waanu xusi rasuulka scwscwscwscw ee umaloow waaninka lagawaayo janada kaas hoogay
NIMANKAN WAHABIYADA SHEEGTA SANADKASTA WAXEY WAXEY KUDIDADN MOWLIDKU MABANANA YACNI WAA DAD MASEYRHAYO WAR DUMARKA MASEYRA RAG MASEYRAYA WAKUWAN OO KALE :
AFBEY WAXKU RADIYAN WAXDAKILA MAHAYAN CAAMADA UNACAMLEYSA AAN DINTA WAXBA KAGARANEYNIN
MOWLIDKA WALADHIGAYA ILAA QIYAMIHU DHACAYO MAXAD TARINKARTAN KHAWARIJ CIILQABAYAL 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@HassanMohamed-s3b nabigeenu waxa dhashey isniin waana soomi jirey isniin walba,haduu dhashey bisha rabiicul awal soo muu soomeen hadii ay jirto, adiga suufiyadaadu maxaad u soomi weydeen hadey dhab idinka tahey?
Nebiga asaguba ixtifaal muusan sameysan maadaa diintii wuxuu asagu ka tegey baad dhameys tireysaa
@@lulaa1113 diinteenu Allah waa dhmeys tirey hana ku been abuuran nabiga dambi dhafna Allah weydiiso
@@saidahmed3524
Waxyaaba badan oo nabiga ogayn oo maanta diinta ka mid ah baa jira, sida quraanka xarakooyi kiisa iyo jusaska loo qaybiyay iyo maqrooyinka rag baa sameeyay xitaa aan saxaabo ahayn, marka daliil ma noqoto nabigu ma ogayn.
Allah Akbar
Swc scw scw scw scw❤❤❤🎉
أصول اهل البدع
Sufiyey waxan oo geelah odqaleysan o ad kushegteen Kun iyo dhowr neefah maad masakinta u qeybi saan.
Doco aan rasulka kasugnan ileyhey maaqbala
Cunta cunis ayad iskugu kulunteen.
الدين ليس برأي وإنما اتباع