Heestan Waxan kusoo Xasuustay Xaskeyga inta Anan Guursan Si said ah ayan u jeclay iyada ima aysan aqoon Wana raadin jiray Anoo qalbi jaban Marka Aniga Waxaa si said ah ii jecled gabar Germany 🇩🇪 ka imaday marka heestan ayey ii daari jirtay Mar walbon u imaado Hilow iyo caashaq waa halise qofbaa qofkale ku hilmamtaa Xasuus galay Alxamdulilaah Boqoradii Aan markas jeclay raadin jiray hada waa marwadeyda Tariiqdu waa 15 /11/2024 Waliba Xili Habeen ah postican Xasuus ii ahaan donaa insha allaah hadaa nolahay 10 sano ka dib soo boqon donaa 🥺❤️🩹
runti hestan waxan dhageysanaya 2025 sanadka cusub wiliba dhabteyda waxa ku jifo xaskeyg an jeclahay axsan cod old and now alfanan maxamed xasanxusen lafole👌✌
Haka duceysane ina adeeer ku duceyso in alle dhexdiina jacayl iyo wanaaag dhigo nolol kastoo guuleysata dhibtaas iyo rafaadkaasa laga mara marna hays dhiibin xiliyada danbe ee dadku hurdaan hurdada ka soo kac alle beri wax kasta waaa ku hagaagayaan intaa u samri karto u samir waxaan rajeynayaa inaad guulaysato maalina adoo faraxsan aad commnentigaan soo xasuusan dooonto
Ina ader noloshu wa halgan marna haka quusan badan way dambaysaa kaliya 5ta waqti iyo sunoyinka ku dadaal astaqfaarta iyo saliga nabigana NNKH badso khayr iyo wanaag aan dhibaato ka dambayn ban the rajeynaya walashey gacaloy never give up ❤
Heestan waxan ku xasuusta gabadh reer borama ah oo aan saaid u jeclaa wakhtigaa , 12 habeenimo ilaa 8 subaxnimo heestan mooyaane hees kale maan dhegaysanyn waxan degena hotelka cape town ee borama 😪
1/1/2025🎉 haben Aan shegikarin AnOO dhinac Qalbi AnHan iyO dhinac niyad Ahanba U fiican Hadana Adun Hawli kama dhamatO Markazta isku daya inaad is farxad galisan OO Markazta agtada ahato piz And lOvE🎉
4.feb.2023 waa fiidnimo aan jogo shqo moumin group of pharmaceutical companies. Hiigsi iyo hami iyo himilooyin aan marnaba qalbigyga ka go.in اللهم أصلح لنا دنيينا

Cimiri dherer ku rajenayaa😊
Allah ha idin barakeeyo 10 sano iyo kabadanba Allah ha isku kiin daayo🤲❤️
@@AyanOmer-c3x Amiin Wll guleyso
@@Misscoffee67 Amiin Yaa Rabii Wllshei sharaf iyo karaamo guleyso🤲🥺
@ahmednucman4333 hno qalpi mahadsaniD
Heestan waxaan dhageysanaayaa anoo niyad jaban qoftii aan dumarka kasoo xushay oo iska keey indha tirtay marnaba kuma iloobo yasmiiney 😢😢
🎉❤ sidaan uga helay hanaan quruxeeey...
❤🎉Hubqaadkiyo habadeedunaaaa
Galab axad ah 12/01/2025 burco 5:13 galab xasuus ugu leh 🖤
Talented voice 👏🏻
Inaa an hamigayga gaadho inshallah dib uma dhagaysan doono heestan 🤲🏻allow cimri dheer iyo khyr badan if iyo aakhiroba
runti hestan waxan dhageysanaya 2025 sanadka cusub wiliba dhabteyda waxa ku jifo xaskeyg an jeclahay axsan cod old and now alfanan maxamed xasanxusen lafole👌✌
Heestan xasuus gaar ah bay igu ledahay jacaylkaygii igu horeysay ban u daari jiray 2012 lkn cawa nolol iyo geeri meel kuma ogi noloshu kuma xumayso raxmaay ❤
Goatki fanka mohamed hasan huseen lafoole🐐❤❤
Waa habeen sabti ah bishuna waa 4/1/25 wax jacayli ima hayo hadana waan ka helay maqalkedana maantaa ii kow ah
Legend lafoole mahadsanid waxan isku so mootiyey hestan waqti aan kala harnay gabar aan aad u jclaa 2015kii waqtigaas oo aan daremi jiray ciil iyo ilmo iga goba leysa markan dhageysanayo ugu dambeyn Walashey qalbigeyga wuu ka haray mantay ayaan si kadis ah hestii ugu dhex arkay facebook ayado guri xasyeysiis ahaan u saran dib ayaan ula ilmeyey xasuusaheygii 10 jirsaday iyo kala foganshii walshey somaliyeed waqtiga iyo samanku ha u wacnado anigan waayuhu ima ciilan Insha’allah guul inta jclka aaminsan ❤🥰🖐️
Maa axlaa!!❤ mirqan weeye xaalku..
17/01/2024
Allow qaadir khatumada khayr noogu khatim🤲...
10/1/2025 waan soo bookhan mar kle anoo heley qofkaan rabey ee aan isaga aawadii heestan aan u dhageysan jirey . Oo ku nool.nolol ta u fiican😊😮
24/05/2024, habeen jimce ah, goor sheegtuna 01:50am habeenimo.
Mar dambe ayaan maayadda xusuusihii hore 2010-kii iyo intii ka dambaysay, dib u soo miyir-kacaysaa laabtu.
Ilaahow khaatumo wanaagsan iyo naxariistaada ayaan ku weydiisannee, ducadaa noo ajiib.
Aamiin 🤲
Aamiin Aamiin yaa ALLAH🤲☝️
Maxamad hassan husein Lafoole heesihiisa mid qudha kama caajisaysid
10/1/2025
Ifka jaceyl qiimihisa kama helin ninkeygii oo aan aduunka ujecla ayaa isilciyay oo ciil aduunyo ibaday wlhi jcl waanka niyad jabay faraha ayaana ka qaaday caawa oo jimco so galeyso bishuna tahay 14/11/2024 qalbi jab ayaan tacbaan la'ahay ilaahow rabiyow idhaafi bes ayu iga yahay waan ciishooday 😭💔😭💔😭💔😭💔
Allah qer hakugubadelo abayo😢
Haka duceysane ina adeeer ku duceyso in alle dhexdiina jacayl iyo wanaaag dhigo nolol kastoo guuleysata dhibtaas iyo rafaadkaasa laga mara marna hays dhiibin xiliyada danbe ee dadku hurdaan hurdada ka soo kac alle beri wax kasta waaa ku hagaagayaan intaa u samri karto u samir waxaan rajeynayaa inaad guulaysato maalina adoo faraxsan aad commnentigaan soo xasuusan dooonto
Ina ader noloshu wa halgan marna haka quusan badan way dambaysaa kaliya 5ta waqti iyo sunoyinka ku dadaal astaqfaarta iyo saliga nabigana NNKH badso khayr iyo wanaag aan dhibaato ka dambayn ban the rajeynaya walashey gacaloy never give up ❤
Hurdana wakhti ay haboontahay habeenba miyaan haleela.💤💔
Mohamed Hassan Hussien Lafoole waad na daawaysay, Xayakallah addeer..!!!❤️
Hestan waxn dhagaysanaa anoo gabadha
Run ahanatina aaaan ahy gabdh wakhti xadirkan aan tagnahy murugaysan qalpi jabsan isha allh waxn rajaynaaa ano marwo ah inan Dhagaysto 😢 5/12/2024
Heestan waxan ku xasuusta gabadh reer borama ah oo aan saaid u jeclaa wakhtigaa , 12 habeenimo ilaa 8 subaxnimo heestan mooyaane hees kale maan dhegaysanyn waxan degena hotelka cape town ee borama 😪
8/1/2025 insha Allah waan soo booqandoona maruun hadaan noolaado😢❤
Heestan waxaan dhageysanayaa cawa ay taarikhdu tahay 19/11/2024 waxayna soo baxday taarikhdu markay aheyd 19/11/2010
Masha Allah Mahamed Hasan Lafoole heestan waa hees macaan Abdala hees qaas miyaa hurdaba waqti ay haboon tahay miyaan haleelaa SLS Abdala mahadsanid qoraalka qurxoon King mahadsanid br
Nice song Mashallah Lafoole has a wonderful voice..he has a talented of singing..May Allah bless him🙏🏽
@Dii waan ku tabay xbbi caawa habeen igaga culus ma jiro.😢
Habeen arbaca ah 30 Oct 2024 insha allh waxan rajaynaya in qoftaydii aan dhakhso uhelo😢❤
Waa habeenimo jimaca saacadu waa 1:28 taariikhadu waa 6:10:2023 goobtuna waa burco waxaan dhagaysanayaa heesta maxamed xuseen lafoole anigoo ah zakaria khadar
Jawiga waa marqaan filaya
Jawi wcn zxb
Waa hees xasuus igu leh my ex 2011❤
22/11/2024
Cimriga Allaha no barakeeyo ❤
14/11/2024 7:10 habeenim0
Aduunka wa Gaban yahay xasuusaHan waa badan yihiin😥💔
Waxan xasus taa wayo wayo iyo magalada Babile xili aan ku qornaa iyo sxbkay nuur qorane
10/01/2025 jimce mubarak iyo bokh
Lafoole Waa fannaaanka aan tobankii sanno ee ugu dambeeyay aan heesihiisa dhagaysanaayay.
Hurdo Wakhti aY haboon tahaYo habeenba miyaan haleelaaa😢
1:40pm Habenimo ay sabti soo galaYso
2/3/2024 Gobta Burao
Heestan In badan Baan raadin jiray Caawa Anoo Jacayl La suuxsan Ayaan soo helay😢 Hurdo ma Haleelin Isbuuci u dambeeyay.
Sorry 😢💔
❤❤❤❤ yes runtaa wallhi xanun
Adaa hirka sarre hawada u kacoo
Inaad I halmaamto kaa hirgashee
Anigu hadalkaagu kama hadho'eey.........Lafoole 💔😭
Kama hadho ma aha waa kama haro
@@muqdisho205 🤏
Lafooole fankiiiisa wuuu fadhiyaaaa inkstooo dambi yhy alle hanaga madoobeeyo
adaaa hirka sare hawada ukacoo in aaad ihilaamanto kahirgashaye anigu hadalkaaga kama haraye 😭😭😭😭
Qof qaLbi leH inaaD taHaa wlhiYe
Axx 😢😭
I didn't hear this song but is best
Heestan cajiibka waxan dhagysanyaa 10/01/2025 15:13
Cidii soo gaadha ehlu caashqa waa inoo halkn
26/12/2024 habeen khamiis ah ❤❤❤❤ ax xasuuso
Cajiibsanaa.
Inaad i hilmaamto kaa hirgashee
Anigu hadalkaaga hadho ee.
Jaceylow mxd waxkale thy cajiipsanaa dareenadu.
21:55, 30/12/2024.
Waan hubaa heestaan inaa Dib usoo booqan doonto
Hestan agtayda wxy ku ledahay xasuus goniya Isla sandka ay so baxday ee 2010 hees kaste oo u lafoole qaado xasuus lama ilawaan ayay igu reebi jirtay
Midkale ku halmaama hawshi hore😢
Aduun iyo xaaladiis waye 😓😓
Heeestaaan waxay ka hadleee dadka jacaylka beenta ku abuuuro ddka kale kadbna kaga baxo
12/10/2024 habeen sabti ah 04:24 💔
26/05/2024 habeen axad ah waxaan ku dhagaysansyaa agagaarka hido dhawr hotel ❤
1/1/2025🎉 haben Aan shegikarin AnOO dhinac Qalbi AnHan iyO dhinac niyad Ahanba U fiican Hadana Adun Hawli kama dhamatO Markazta isku daya inaad is farxad galisan OO Markazta agtada ahato piz And lOvE🎉
4.feb.2023 waa fiidnimo aan jogo shqo moumin group of pharmaceutical companies. Hiigsi iyo hami iyo himilooyin aan marnaba qalbigyga ka go.in اللهم أصلح لنا دنيينا
Hbeen ba miyaaan haleela
The Knowledge Always Alxamdulillah ♥.
Runtii waa xalad aad uxanuun bdan
Hurdadu xilagay haboontahay iyo habeenba miyan haleela
17/11/2023..😢
Hubqadkiyo haybadeduna had io jeer may horjoogta🤍
Adaa hirka zare hawaDa ukaCoo inaaD ihiLmaaMta kaa hir gazhee aniGu haDaLkaaGii kaMa haDho
sihaaam👫💋❤
Hurdo waqti ayhabontahay > habenba miyan halela
4:13 galabnimo murqan xaafada burco plaza
alaw badal khayr qaba
30/4/2024/ date
time an dhagaysanayo waa 3:20
hurdana wakhti ay habon tahay iyo habenba miyan haleela 💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭
@aduunstudeo thnx sxbkey :-)
Hada ay sacadu thy 1:24 Pm habenimo ayan dhagay sanaya,
Waana sababo la xiriira isla heestan wxy ku socoto.
2021.Nov.06.
Hurdaba waqti ay habon thy habeenba miyaan haleelaaa
Oof 😓
Wth is lafoole saying in his song??? please translationnnn
I translate to you