Burco meel aanan hilmaami karin sxbo qalbi furan kusoo bartay 2019 anigo xamar ka imid waligey meel uga bixin xamar ayaa tagay ma hilmaami karo sidii ila dhaqmeen reer burco dadka somali ugu gobsan
Heestan waa hees aan runta an jeclahay xasuus ayey i tahay gabar isku school nahay ayaa mudo 1r sano jeclaa xishood dartii ayaa u sheegan waayey maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxan isku aragnahy meesha yaraanteeni isku baranay waxan damcay inaa u sheegto jeceylka aan u qabo balse waxan la kulmay marka u sheegtay jeceylka u qabo waxay igu tiri waa la i qabaa ana ilin aya iga imaday magaca irshaad waa magaca iskoolka labadeena wada dhigan jirnay hada magaca irshaad waxa la i dhahaa mudo 14 sano magcayga dhabta ah waa abdi nuur yusuf hsan qiso jeceylk waa kan maanta magaca ula baxay
Qofkii ay qalbigiisa ka so goday bal ka warama alke cimrigaku dheeree abti xasan daahir ismacil weedhsame ana kuna waa kula qabna calalyowga aad qabtid
Wakhtigu waa 9:23 goobtu waa jiida hore ee tuko raq waxaan ahay askari maltari ah waxaan ka imid harkaysa si aan DDD u difaaco waxaan dhagaystaa heestan ileen jacaylkaygii ayaan ka imid inta jacayl xanuunkiisa soo dareenty farta taaga😭😭
Heestan waxan ku xasuusta jacaylkaygii Muna osman iyo bari samaad kii marka ka tagay Bosaso een jaamacada u tagay Borama 2011 Inkastoy maanta marwo reerood tahay oon nolol qorxoon lajeclhay hadana wali laabtayda waayaha qurxoona wali labtayda kama bixin
Cabdiqani Salad Ismael cawa bishu 6/08/2018 marka ana heestan la iiso dirayna waxay hadad 30/02/2010ana djibt joga wiil ana is jecl oo adis ku suugna marka baa warxumo tashil Maha dheex shaqay Side ban ku Kala maqanay lkn cawa hayan moday iman tahy habenki la II soi doray wayi xanunki wali iigama bi 'in Hada waxn hay dambile ka boday jeclki iyo wangi runti baa igu raagtay
Waa 9ki march 2021 malin salsa ah Wxn ku suganahy gobtydii shaqda wxn la sheqyn kari layahy xasuus darteed anoo jecel ayay goaaan ku gadhy inay nolshyda ka dheerto 😭😭🥺 Xnuuun badnaaa marka bilaa sabab lagaga fogaaado welipa qalbigaguna jeclyahy 😥 si katoo ahaaato wan jeclahy xtah awoodydii wey is dhintay wlhi jacylku xnuuun badnaaa😭 Hben wlpa marky shqdydu iso dhamto anoo dalan ayan tagaa gobty iydu ka shqyso keliyah si aan u arko kdibna wn iska noqdaaa 😭 habenda qaar wey iga hor rawxdaaa lkn anigu sidan u hortganhy aya laygu hor xidhaa gobta shaqda 😭🥺 xtah hadn meel fog ka arko wn ku dawooopa 🙏😭😭😭
Anubaa lu ga'yoo Caashaqu i luraayee Shaw jaceylka laabtiyo Lubigaba kumaad hayan Kaftanbaad u haysataaye walaahi sidaan kuu jecelhy qofbaan kuu jeclaaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 2024/07/06 #2:07 am habeenimo
tani ani maanta meelwayn by itabsanaysaa waxayna I xasuusisay gabadh aan aad ujeclaa oon Awodi wàyey wakhtigas inaan guursato wax ba la aan awged dabadeed wan so tahriibay Anoo iyada ka fikiraya oo isle mar uun nolosha dhabtaa wada qaata lkn nasib xumo way guursatay markan sas dalka ugu so baxay😢😢😢
Heestan waxay ka mid tahy heesaha aan aad ka u Dhagysto Markan Dhagystana Dareen kayaga Aad u badasha markii igu Horeysay anoo nin yar ah baa meel aan cayaro ku dawanynay nin qayliayah ka shiday oo sabata uu u jecelyhy nooga ga shekeyay kadib waxn anigu si sax ah u baratay 2014 anoo meel internet joogah Kadib heestii aniga bay waxay ii noqoty mid aan cuskadoh ama aan ciirsadoh oo aan meesha layga ga tagay aan kaga kocoh 1mahan 2 mahan 3 mahan waa ka badan mid kasta xasuusteedii wan xasuusta tii igu danbeysay 3/may/2023 hben arbaco baxaysoh khamiis so galysoh 7:49 Fiidnimo Heestan waxn anigu u aqana Ciirsiya ama Qalbi Dajisa 😢
Waqti aan ilaawai karin markee liga dhahy 1:45 duhunimo 1/7/2023😢 qofkal kaa doortay xanuuu walahi hurad iga imaan heetA isk araky alfana lafool Qalbigii laciibkii❤️ Ee kugu lamaana👩❤️💋👨 Maad lexa jeclaynine🥺 Lumisaye ha raacdayn💔😢😢💔💔
Saacadu waxay sheegaysaa abbaaro; 1:30 Habeenimo, taariikhdu waa 18 - may - 2021, goobtuna waa Burco. Aniga iyo saaxiibkay ayaa heestan ku shaqaynayna saqbadhkaa. Lafoole iyo dhammaanba soomali oo dhan guul iyo janno ayaan u rajaynayaa. ❤❤
Libaax saxib gacantu waa qalfoofe Niyadan ka Salamay
Burco meel aanan hilmaami karin sxbo qalbi furan kusoo bartay 2019 anigo xamar ka imid waligey meel uga bixin xamar ayaa tagay ma hilmaami karo sidii ila dhaqmeen reer burco dadka somali ugu gobsan
Xanuun badan yahay
Qofka jacayl soo Maray uun dareemi kara
Ilahow inta samayntiisa la dhiban u sahal
Kolay ka bogsaday anuuye😭😭😭💔
Heestan waa hees aan runta an jeclahay xasuus ayey i tahay gabar isku school nahay ayaa mudo 1r sano jeclaa xishood dartii ayaa u sheegan waayey maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxan isku aragnahy meesha yaraanteeni isku baranay waxan damcay inaa u sheegto jeceylka aan u qabo balse waxan la kulmay marka u sheegtay jeceylka u qabo waxay igu tiri waa la i qabaa ana ilin aya iga imaday magaca irshaad waa magaca iskoolka labadeena wada dhigan jirnay hada magaca irshaad waxa la i dhahaa mudo 14 sano magcayga dhabta ah waa abdi nuur yusuf hsan qiso jeceylk waa kan maanta magaca ula baxay
Ax xanuun weeye jacayl😥
Heestan xusuuso bay igalisa 🥺🤔
Qofkii ay qalbigiisa ka so goday bal ka warama alke cimrigaku dheeree abti xasan daahir ismacil weedhsame ana kuna waa kula qabna calalyowga aad qabtid
heestan yaa ku xasuusta qof jacayl dhex mareyna
car gacanta taag hadii jacyl idin soo marey in uun oo lafoole wehel ku ahaa
abdirzak kaahin ✋️✋️✋️
hes
☝😤😤😤
true
Wll wuu isoomry lkn ma ilabo😭😭
Heestan anoo yar ayey habaryartay dharka ku maydhi jirtay 2013
Waaga inuu jaceyl hayay maan garaneynba
Imikana anaaba u sareeya heesta 🤙🤙🤙
Asxb badan ayaa kaadhka iiga soo horaysay
Anuu sanadkan 2021 ayaan ahay qofkii ugu horeeyee idinku soo biira
Waa 4 Jan 2021, mudo dheer ayaa la sii daawan doonaa
Waa jacaylku nolosha ayuu ka mid yahay
Janadu hayna kulmiso akhyaareey
Aniga hada Dhegensan kkkkk
Anuunba lu' go'ayo
Caashaqu ii luuraye
Shaw aduu layaab buu
Laxawgaygu kula yahay 🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Ciyaar baad uu haystaaye walee saan kuu jeclahy cidban ku jeclaan rabbi waxaad kuu hamiyeyso ku sii🥲🥲
Abwaan Maxamed xasan Ibrahim weedhsame aad ayaan ugu mahad santahay curinta heestan iyo waliba lafoole oo qaaday aad u mahad santihiin
Sxpkay abwanku wa xasan dahir ismael weedhsame..halman hadal kuma jiree aad bn ku salamaya..
Wakhtigu waa 9:23 goobtu waa jiida hore ee tuko raq waxaan ahay askari maltari ah waxaan ka imid harkaysa si aan DDD u difaaco waxaan dhagaystaa heestan ileen jacaylkaygii ayaan ka imid inta jacayl xanuunkiisa soo dareenty farta taaga😭😭
Hooyadaa iyo jacaylkaba was
@@faisalbeder1807 maxad ninka ku cayday hada
Geesi qarran 🥰
Farxad ku waara walal ♾🤍 inaa kulanteena waan rajeynaaya
Gobonimo Allah ha idhin dhawro dhmn ciidanka qaranka Somaliland
Shaw dhankaga laydh iyo leexaba kumu kicin ....xusuus dheer bay heestani dib i tustaa ...well-done may teacher xasan dahir weedhsame..xayakalah adiyo fanankuba.
Abwanka weedhsame iyo ustaad lafoole
Hees naga qiiraysisay 😘😚💯❤🥰 💐 🌼
Stil watching 👀 2020 😔 😔
Caadi maaha heestan, kamaba daalo dhagey sigeeda 😎😎😎😎😎🎶🎶🎶🎵🎵🎶🎻🎷🎺🎺🎺🎸💖💖💕
Anunbaa lahashda u ahaa lillaahiye... 😭😭😭 Fri,Nov 15 _2019 Yaa ila dhagesanyo😥💔F*ck luv🤦
I melt inside whenever I listen this song ax jacaylow mxad qofanan iiqalmin ibaday Ilahow I ilowsii qofkaas😭😭😭
alle qalbiga hakaga reebo sis😢😭
@@Munayo12 Amiiin abayo hada sidii hore Maahi wan yara iloway walow xasuustii inyar iguhadhay😊
@@bintuismail6148 inta kugu hadhayna way ka bixi sis bedel khayr qaba anigaba xanuun aan dareemay ba halkan ikeenay hno💔
@@Munayo12 Alle hakubooga dhayo abayo quruxey waala wada dhiban yahaye🥺🤲
Qalbigii laciifkii ee kugu lamaanaa lumisaye ha radcyan ax ax💔💔💔💔💔💔❤️🔥❤️🔥❤️🔥
Heestan waxan ku xasuusta jacaylkaygii Muna osman iyo bari samaad kii marka ka tagay Bosaso een jaamacada u tagay Borama 2011 Inkastoy maanta marwo reerood tahay oon nolol qorxoon lajeclhay hadana wali laabtayda waayaha qurxoona wali labtayda kama bixin
LEGENDARY
2018 yaa weli ila dhageysanaayo
Heestaan kama xiiso goi wlhi best song
😢😢 2018/aug / 3/
Qalbigii laciibke ee kugu
Lamana maad laxa jeclayne
Lumisaye😢 kama cajizo lafoole
Sho Adi layaab bu laxawgeyga kula yhy 😭
qatar qatar qatar le ku dhaha Lafoole waad kabaxsateeeyyyyyyyy
Sihaam mahamed
Heestan caawo oo Arbaco ah oo ay taariikhdu tahay 16/5/2023 saacadu waa aBaaro #11:30 habeenimo
Legend lafoole aYaan ku cawaynayaa waxaan dhex jiifaa qolkayga hurdada
Waxaa igu soo wajahan examka dowlada GoBoledka puntland somalia 🇸🇱🇸🇴♥️waxaan rajaynayaa inan guul kagaaro waxay waalidkay 12sano aY dadaalka iyo kharashka ku bixinaayeen inan ka miro dhaliyo
Alle qofkii wax tabanaaya hau fududeeyo
Like hayla dhaafin wll♥️🗯
Guuleyso adi iyo Dhalinyarteena Reer puntland from bsso
@@ahmeddoonka2241 aamiin zxp
One of the best songs i've ever heard. I really liked it and listened twice .weldone lafoole. Hahlihii meelbaad naga saartay .
Walaal WaLi ma nooshahay, waxad qortay comantigan 11 sano kahor khair faro badan kuu rajaynayaa hadii aad nooshahay. 😅 waan u bogay sidoo kaleh aad iyo aad heesta. Hada bartay anigu heesta 😂
@@Nabaddoon. 🤣🤣😅
@@fathiaawalahabdoulkader9395 walaalo maxaad ku qososhay ? 😅😂
@@Nabaddoon. waan noole mxd ii dilaysa wll 😂 channelka is bedelaye
Xasuus walbi waqtigeeda ayay wadataaa lafoole legand wax aan ilaawi karin ayay isoo xasuusisy heestan 🙏💯
axsan cod lafoole king of fanaan lakiin abwan weedhsan waxaan u malaynaye in uu ani naftayda wax ka ogaaa abwaan thanx always and king of fanaan
Abwanku hadaanay dadku is idhan malaha adga ayabu ka hadlaya maha abwan sxpkay qofkasto dhagaysta wuxu ismodaya inu isaga u sameyay hesta.
Legende ma nooshy
Omggg waa kabaxsadeey heestaaan Lafoole well done hunn
Qalbigii Laciibkii eekugu lamaanaa mad lexejeclaynine
Ax Caloosha I hurisay Lafoole wlhi❤❤❤❤❤😫
Maalinta murugada
7/9/2021
Ilaahow maalmo maanta dhaama ayaan ku waydiistay iyo awoodayda oo aad i tusto,awoodadana iigu hiili yaa rabi😭😭😭
Heestan Markaan Dhegaysanayo
Jceyl aan Jirin ayaan Dareemaa❣😍
anunbaa Lugo,ayoo caashaqu ilurayee
Show adi layaabuu laxowgaygu kula yahy😥
Show sidaasba ma ahayn xaalku? Waa hees deyro lagaga noolyahay wixii oo wanaag iyo kalgacal ahaa. Xerada Nakafaali ayaannu ku dhegeysanaynnaa aniga iyo dhawr asxaabtayda ah rajo fiicanna waa aan qabaa!
Alle takasına haydiin fududeeyo nakafaali meel sahlan maheee
Heesaha lafoole qalbigayga weheshada 💘😌
Yaa 2019 Wali dhagesanaya heestan
Aniga sxb waa hees waxtar ah waligayna kamadaalayo
Waa idin salaama saxiibayal lafoole nasiib uma yeelan ereyadiisi inan fahmo waqtigu soo qadayay heeskan miraha mcn io ereyada cajiibka ah😢hada lkn wan fahmaaayaa ereyada dhan heerki wax barasho ee dugsi sare ahay wxan rajeena inan samo kudhameeyo waxan salaama dadka aanu helin cid fahamta dareenkeeea😭😭😭😭💔
Xasuus marka qof jcyshahy oo dadkane ku fahmeynin waa wareer xasuus 2009 😭💔
Wlhi waa ruun wllo dadku sida ku fahman way adagtay aniga igu dhacday
Xasuus dheer ayaay igu kicisaaa wlhy jaceylkii nasiibku iga dheereeyey ayaan ku xasuustaa inkastoo uu guuldaro iyo ciil igu reebay hadana marnaba ma ilaawi doono xasuustuu igu leehayay intaan aduunka ku noolahay.
Cabdiqani Salad Ismael cawa bishu 6/08/2018 marka ana heestan la iiso dirayna waxay hadad 30/02/2010ana djibt joga wiil ana is jecl oo adis ku suugna marka baa warxumo tashil Maha dheex shaqay Side ban ku Kala maqanay lkn cawa hayan moday iman tahy habenki la II soi doray wayi xanunki wali iigama bi 'in Hada waxn hay dambile ka boday jeclki iyo wangi runti baa igu raagtay
anay heesihiisu wehlkayga ahayen
Cabdiqani Salad Ismael
2020 baaa lamarayaa wlina qalbigaayga jacaylkiisa kama bixin asna wuu i ilaabay 😥
@@adoontiialle1605 waa ciil qof add jacayl wadagteen iska kaa ilaawo inkastoon gardaranahay waan jeclahay si cad dhaaf ah
waaaw ... hees fanaanka qaali ah .. al fanaan lafoole .. i really luv his voice .. he is amazing ...
2020 21/11 subax sabtiya dareen gooniya anuunbaa lugo ayoo caashaqu ilulayee dhakhtarkayga weeyan lafoole😢😢😢goobtu laascanod
Fanaan ka kali ah ee heesihiisa laysku dawayn karo lafoole ❤❤😭
WAA ERAYADII ABWAANKA QARNIGA XASSAN DAAHIR ISMAIL WEEDHSAME CIMRIGII HA RAAGEE
Cumar Du'ale Adigu ma nooshay cami
Aabihii fanka Lafoole iyo murtidii sabanka Weedhsame dareenadeenna ayay toos u taabanayaan, Gacanta dabacsan ee Hanuuniyana waabay uga sii daraysaa dareenadaas lasoo Kicinaayo💔😞
Lubbigiii laciifkii
Ee Kugu lamaana
Maad lexo jeclaynine
Lumisaye Haa raacdayne!
2021 yaa ila dhageesanaya lafoole waa fanaanka kaliyah aan jeclahay fankiisu
Waa 9ki march 2021 malin salsa ah
Wxn ku suganahy gobtydii shaqda wxn la sheqyn kari layahy xasuus darteed anoo jecel ayay goaaan ku gadhy inay nolshyda ka dheerto 😭😭🥺
Xnuuun badnaaa marka bilaa sabab lagaga fogaaado welipa qalbigaguna jeclyahy 😥 si katoo ahaaato wan jeclahy xtah awoodydii wey is dhintay wlhi jacylku xnuuun badnaaa😭
Hben wlpa marky shqdydu iso dhamto anoo dalan ayan tagaa gobty iydu ka shqyso keliyah si aan u arko kdibna wn iska noqdaaa 😭 habenda qaar wey iga hor rawxdaaa lkn anigu sidan u hortganhy aya laygu hor xidhaa gobta shaqda 😭🥺 xtah hadn meel fog ka arko wn ku dawooopa 🙏😭😭😭
Sxb hadii dareenka xanunka leh ka dhab yahay adiga. iska sug iyada ku dabaynaysa xanuunka kana qomamoon doonta in badan .
Way dhacda in aynu garan wayno dadka ina jecel maaha inantaa oo kaliya dadka oo dhan ayuu ka dhacaa qaladkaasi
Aad ban uga xumahay inay dareemi waydo dareenka inta leeg
Niyada dhiso sxb waa ku dareemi karaa jacayl kugu kaliyoobay waad kasoo kaban wll
...... ❤ .............
Anigu ba lalabayoo
Caashaqu i lulayoo
Sow jacaylka laabtiyoo
Lubiga kumad hayn
Ax pro Samir insha Allah Wad heli qof ku ilowsiiya
MUXUU YIRI FANAANKA qalbigii dacifee eekugu lamaanaa maad laxa jecleenine lumisaye ha daayicin FANAANKA LAFOOLE WAAD KA BAXSATAY WAAN KA HELAA HEESAHAHAAGA AAD AYAAD U COD WANAAGSAN TAHAY THANKZ
Goobtu waa hargeisa
Saacaduna waa 12.38 am
28 october 2019
Hees xasuus leh saamayn leh
Saqdhexe ku dhawaad
Goobta: Hargaysa
29/10/2019
Heestan waan la noolahay dareen ahaan😍😍😍😍
@@samirajama6067 aad iyo aad
Anuu unbaa la liitoo
Ladi waaye jiifkoo
Shooow aduu ladnn baad
Raaxada ku lulataaa.....
La aantii noloshu way igu adkataY mana ii oga ilahay waxan ka baryaya inan dhibkan si dhakhsa leh iiga saaro 😢
Woh! Woh! Its brilliant marvellous brilliant👌👌👏👏
Mesha waxa messagkan soo qorayba waa yaryarkii danbe waar 10 sano ayaan idinka horayan 2008 waa habeen 3:14am gobtuna waa hargeisa jigjigyar ayaan waxa naga soo maran heestan
Illahow waxan ka barye nin I qalbi jabiya haba I barin amiiin❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋viva love hawaaro jcylku
Maanta iiku horeysa wayna itaabatay siday ogtahay waxaan dareemayo 🥺🥺🥺
wlhy xasuus aad u dheer ayaay igu leedahay heestani waxaan ku xasuustaa jacayl isoo maray 2008.
Saaacadu 1:15 habeenimo goobtu saudi Arabia Riyadh 11/25/2020
Anumbaa lalabayoo caashaqu ilurayee show jacaylka laabtiyo lubigaba kumaad hayn 😭😭😭
Waa Habeen saacadu waqti danbay sheegaysaa Jabaqduna way Go,day, heestan cajiibka ayaa i baxaysaa dib baan xasuus dheer u galay 12:56am 2020 |jan | .
Xilagay xitaa laydhu istaagto waaa kaala simanahay sxb
1/1/2023 happy new year 🎉 bahirdar casimada axamarada ee wadanka ethiopia ooka bilabi Rabo master program 🎉🎉🎉🎉
aaax wuxuu yidhi: QALIBIGII LACIIFKII EE KUGU LAMAANA MAAD LEXEJECLAYNIN LUMISAYE HA RAADCAYN, eesh calaa Abwaan, Weedhsame.
Heestan 2013 il2019 waandhagaysayay waa hees iyo badh walibanaway itabanaysa
@ZoWda1 u welcome my sis.indeed lafoole got one of a kind voice maasha laah..thanks again my sis qaali
King Production
Anunbaa la liitoo ladi waayay jiifkee show adigu ladnaan baad raaxada kululantaa !!!
Waxan soo xasuustay qof aan garan aduunow aduun
Axxx
Xasuusti aduunka
wadankii iyo asxaab qaali ah
Aduunyadu orod badanaa
25 bisha 10 2023 saacadu waa 8:30 oo hbenimo waxaan joogaaa kabmala ugaandha i.a dhowrsano kadib waa arki doonaa qoraalkaan markaan hadefkeyga gaaro i.a 🇨🇦😢🥺
Insha allh wad gadhi doonta
Anagana nooso ducee
Stll2024/5/19 time 08:30 spxnimo axad ah 🤳💤🙋♂️
Eeesh qiyasak One of ma fav song ❤👌
20.2020. September Waa markii igu horaysay ee heestan dhegaysanayo blse
Waa i cajabisay ax jacaylow
Maxad rag canaaday dumarna ciil yeeshay cadow ku noqotay
Calmashada labo curisay
Waxan dhageysan hadda oo 2021 legend lafoole aabiyo hooyo
Siyaad Shire/ ATL Always 🇺🇸!!
Anubaa lu ga'yoo
Caashaqu i luraayee
Shaw jaceylka laabtiyo
Lubigaba kumaad hayan
Kaftanbaad u haysataaye walaahi sidaan kuu jecelhy qofbaan kuu jeclaaan
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
2024/07/06
#2:07 am habeenimo
tani ani maanta meelwayn by itabsanaysaa waxayna I xasuusisay gabadh aan aad ujeclaa oon Awodi wàyey wakhtigas inaan guursato wax ba la aan awged dabadeed wan so tahriibay Anoo iyada ka fikiraya oo isle mar uun nolosha dhabtaa wada qaata lkn nasib xumo way guursatay markan sas dalka ugu so baxay😢😢😢
Benjamin Hasan Walal Calanka Yahuuda Oo Loveka Iska Qaaad.
Benjamin Hasan calanka waa ba maraxun Ee maxaa kuugeeyay magaca Benjamin 🤔
Wow waa hees qater eh....Viva Lafoole!!!!
Ma nooshahay wll
2021 still listining🥺🥺
Yaaa dawanyay 2020 lagend lafole kam dalo hesihisa sharf ku waar 😍😍
Dhagaysanaga habeen ramadaan ah
21/April /2021. 12:59
qadhaadhaa ayaamuhu,macaanaa xusuusuhu.
Aniga iyo zxpky clrariish xareero ayaa wada dhagaystay heestan laxaw cawa oo aytahay 19/1 2021 haben salalso ah zxpky heesta marku dhagayso oo ilmeya wayo waa qiso isaga ku dhaxday waana xasuus wayn heestan
Markale iyo aniga saxibkay apdirashid iyo heesti laxaw isla dhagaysa nayna cawa 25 8 2021 tamka
Sept 2016 ...xusust jacylkgiii kowad ma ilaawo 😭😭😭😭
2020 kama daalo weli inaan dhegaysto
"Qalbigii laxiibkee
Ee kugu lamaanaa
Maad lexo jeclaynine
Lumisaye ha raaadcay"
2:41
5/11/2020
Habenka igu murugada bdn wlhi jcl waaanacay qofka ado ubahnen ayu kuso radsana ado ubhn ayu kaaaataaaga 😢😢😢😭💔 heestan. 10000jer kabdn wn dageysty
13/11/2020 Been mahe niyada adkayso inbti qali
Sorry wllo💔
Heestan waxay ka mid tahy heesaha aan aad ka u Dhagysto Markan Dhagystana Dareen kayaga Aad u badasha markii igu Horeysay anoo nin yar ah baa meel aan cayaro ku dawanynay nin qayliayah ka shiday oo sabata uu u jecelyhy nooga ga shekeyay kadib waxn anigu si sax ah u baratay 2014 anoo meel internet joogah
Kadib heestii aniga bay waxay ii noqoty mid aan cuskadoh ama aan ciirsadoh oo aan meesha layga ga tagay aan kaga kocoh
1mahan 2 mahan 3 mahan waa ka badan mid kasta xasuusteedii wan xasuusta tii igu danbeysay 3/may/2023 hben arbaco baxaysoh khamiis so galysoh 7:49 Fiidnimo
Heestan waxn anigu u aqana Ciirsiya ama Qalbi Dajisa 😢
🫡🫡🫡
Wadnahaygu aad ayu shaqeeya markaan heestaan dhagaaysto yaa ilaa mida
Oooooooh alla wadnaha maxay hestani isamaysay😭😭😭😭
To much memorize thank to Allah I found my love wayo wayo barigan is dilnaay Heestan so baxday
2021 hadii ad dawatay ismuuuji
Anunbaa ladaabtoo kalgacaylka lacee show aduu listiisii inanyahaw mabaad liqin axYyyaaaa heees Alfanaan Lafoole nooloow
Sacadu waxay shegeysaa 9:15 habeenimo goobta waa xamar cadeey aniga iyo sxbdey baan isla dhagaysayna🤞🏼
Goorshegtu waa 1:50 Habenimo /may/9/2021 axad Heestan Habaryatay ka maqli jiray 2011 iyado dharka ku maydhaysa Ma garanayo inuu jacayl hayay 2021 Heesta anaa usareeya
Qalbig lacifki lumise Haa bal Mariir👌😭😭jaceylkiba haragab ayuu noqdeya 7todobad ku heyanay kabacdi ka baxeya
woow woow qatar iga dheh lafoole thumps up
Sanadku waa 2021 bishii jul7
Saacadu waa 7:23 maalintu
Waa habeen sabti soo galayso
Meeshu waa muqdisho oo
Tarxiil ligu keenay nasiibku
Qofna Lama dhalan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Anuunbaa lugo,,aayo caashaqu ilurayee show adi layaab buu laxawgeeygu kula yahay !
😢😢😢
wwww nyczz 1 👌 can't get enough listen to this song wow!!!
Qalibigii laciifke kgu lamaana lumisaye Ha racdeyn ❤️
Sacada wa 2:48 duhur nimo wa khamis malinta 2023 bishi koowad 1/7 wa waqti anan ilawi kaarin marna inta ka dhiman noloshida💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waqti aan ilaawai karin markee liga dhahy 1:45 duhunimo 1/7/2023😢 qofkal kaa doortay xanuuu walahi hurad iga imaan heetA isk araky alfana lafool Qalbigii laciibkii❤️
Ee kugu lamaana👩❤️💋👨
Maad lexa jeclaynine🥺
Lumisaye ha raacdayn💔😢😢💔💔
Adkayso nolashu waa saase
Heestan waxaan dhgaysty sagaal sano ka hor illaa hadana waan dhagaystaa
Sacadu 12:12duhurnibo bishuna 15ka bisha marij 2022 khabiis kijadan idika soo salmaya 😘❤
Maxamed Xasan xuseen Lafoole my best fanaan aan aad ujeclahay intabadan inaan dhageysato hesihiisa aan abid dugowin alaha ku dhowro inbadan jogo jir
Gabadhow wiilka ad la hadasha iyo gabdhaha ad saxibka tihin haday wax kaga shegan ha aminina pls wiilka ad la hadasho dumarko wax isku ma qudhan 🙌🥺
Aaax jacaylku wuu na dhibay ilahay qalbiga ha ii qaboojiyo aniga iyo cid kasta oo ila mida🥺🥺🥺
Lafoole wa Dowladi hore I never get tired listening his songs 2021
Axsan fanaan. Hees aan caadi ahayn. Amazing...
14/07/2022 abaaro 02:38Am Saq-dhexe ayey ii tahay Nairobi Kenya
Nov/2020 gabar aan iska baranay qadka facebook ayaan xiriir wadaag noqonay waxn muddo wada soconayba habeen habeenada ka mid ah ayn isu dhacnay qiyaasteyda 2021 aheyd filaa markaasna somalia joogay, habeenkii xili dambe ayey heestaan isoo dirtay wlhi inaan wacay ayaan habeenkii oo idil isu ooyneynay, hadana muddo laga joogo 2-bil ayn kala maqanahay markastoo heestaan maqlo amaba aan arkana qalbiga i xanuuna. alla jaceylow maxn ku nacay markii la is fahmeeynin😪
“Qalbigii laciifkii ee kugu lamaana maad lexa-jecleynine lumisaye ha racdeen”.
Bad-qab iyo Baraare ku Nouolow, waligeyna kuma iloobi doono💔
Naxar
--------
Fiicanaa marku jcylku kaadhamaado ee uu qalbigagu adkaado 😊
anuun baa la liitoo ladi waayey jiifkee, show aduu ladnaanbaad raaxada ku kulataa. eschcalaa naas wax noolbaa ku nooleeya noolow sxb mxx lafoole. laxow
Yay wehel utahay hestan 2021
Mr xxxKinGxx7 thnxx dear nice song and great voice caleek lafole well done bro
Heesta xasuuus bey ugu ledahynah still waxan dhageysnah 2023 anagoo dhaqeyneynah aniga sxp c/casiis cumar hassan culusow
XiLigu Waa 1:30 MaliniMo
BisHu Waa 4/March SanadKu Waa 2020 AYaantu Waa Arbaca Waxaan Kuso Xasuuzta 2015 Mar aan dHagaYsan Jiray Lkn MaanTapa Dib aYan Ka dHagaYzabaYa😭😭😭😭😭💔😭😭😭
Saacadu 10:07 pm Taarikhdu 27/10/2019
Goobtu Waa Booorama
Yaa ila socda