MAXAMED LAFOOLE┇ SIDDII UUR JIIF ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 136

  • @sucdihassan4511
    @sucdihassan4511 Рік тому +3

    Ooow Thanks hubby ❤ for this jaah 🌹sucad 🥺❤️

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 2 роки тому +14

    Sidii uurjiif yaroo
    Aan wali dibada imanoo
    Ubucda hooyadii ku jira,
    Adaan ogsajiinta iyo
    Anfaaciga kaa helaa,
    Arwaaxda nafteyda iyo
    Taada gacalo isku xiran
    Sucaad oorideydiyeey
    Indhaha adigaa u roon,
    Adaa sambabada dagoo
    Oofaha beerkiyo wadnaha
    Adaan aqal kaaga dhigay
    Asal barashadeediyo
    Aroos iyo la aqalgalkeed
    Midii aan ku aflaxaay,
    Ileyski noloshaa tahoo
    Adduunka intaan jiro
    Alleylahee Aragsaneey
    Wallee abid kaama tago
    Sucaad oorideydiyeey
    Indhaha adigaa u roon,
    Adaa sambabada dagoo
    Oofaha beerkiyo wadnaha
    Adaan aqal kaaga dhiga.

  • @xaawobashiir3332
    @xaawobashiir3332 Рік тому +10

    5/6/2023💔😭💔

  • @mumtaazmukhtaar1923
    @mumtaazmukhtaar1923 4 роки тому +8

    1/February/2021
    12:50 Am ❤

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 5 років тому +10

    heestan ilmay IGA keentay anoon inbadan ooyin 😰😰😫😭😭😭

  • @Truppaa
    @Truppaa 8 років тому +4

    Erayada heesta & codka Lafoole ba ma kala dhacaaan. Waa Top 👌🏻👍🏻

  • @rumaancrahman3331
    @rumaancrahman3331 Рік тому +3

    My fv song 🥺❤️

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 роки тому +3

    Tariikhdan ma ilaawi karo ❤️
    21.10.2021 😪🤲🎁
    Waaa ereyo Dareeyn leh
    Marna anaa dhaha hooyo mcn😘
    in.a hada anigaa lay dhihin 🥰🎁😘

  • @amrandhagatreey9924
    @amrandhagatreey9924 8 років тому +11

    Thank you wll wlhi waan doonaayay lyrics kaan

  • @Spazyfn
    @Spazyfn 5 років тому +17

    This guy know the meaning of love live long

  • @Aziiza-Halgan
    @Aziiza-Halgan 7 місяців тому +4

    Heestan si khaasan ujeclhy🥹❤️ 4/7/24👋

    • @usamearwax2999
      @usamearwax2999 6 місяців тому +1

      Alaleyle caziizoy kama tago😢❤

    • @Aziiza-Halgan
      @Aziiza-Halgan 5 місяців тому

      ​@@usamearwax2999usaamow🥺❤

  • @abdosalamarbode9292
    @abdosalamarbode9292 8 років тому +13

    This song is touching in my
    Heart and l listing every time
    01/11/2016

  • @asmaasad7099
    @asmaasad7099 4 роки тому +5

    aduunka intaan jiro
    alaylehe hebelow
    kaama tago❤

  • @nuneahmed7052
    @nuneahmed7052 4 роки тому +2

    Wlhi wn ku wataa lafole 2021 February still am listing

  • @farhankasim2748
    @farhankasim2748 4 роки тому +3

    Kama daalo heestan waa faleenbo, allow sahal😴😴😴

  • @MushtaqMohamet
    @MushtaqMohamet Рік тому +2

    15/9/2023 ayaan dhageesanya heestan waxbadan rajeenaye ayaa cawa ka rajadhigay 💔😭

  • @zhaficiqiireeye
    @zhaficiqiireeye 4 роки тому +3

    Watching 29 July 2020....😥😍

  • @nadiifmohamed8751
    @nadiifmohamed8751 2 місяці тому

    Cawa aha 1/12/2024 Ayan dheysan hay gabdh jacelhya iga fogtahya 1sano an is arkin wlhi dhoof jacel u daran 😢❤

  • @khadarxaaji5756
    @khadarxaaji5756 Рік тому +1

    old is gold 🎉

  • @deblackprincess3678
    @deblackprincess3678 Рік тому +1

    2023 and still here❤️GOATka fanka❤️

  • @mohamedabdinour730
    @mohamedabdinour730 7 років тому +14

    Heestan san umaqlay maba kadalo dhagaysigeeda

  • @sabahdagan9410
    @sabahdagan9410 7 років тому +5

    sidii uur jiif yaroo aan wali dibada imano ubucda hooyadii ku jira

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +2

    Knowledge it's Always Alxamdulillah 💯.

  • @amranabdullahi8306
    @amranabdullahi8306 6 років тому +4

    Fanaan labo mahee waa lafoole

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 Рік тому

    Shaadiya mahamed waa xaaskayga mustaqbalka 23/6/2023

  • @ahmedabdirahman-jt4pz
    @ahmedabdirahman-jt4pz Рік тому

    Ilayski noloshaaad taho addunka intaan aan jiro allelehe nolosheydiyow walle abid kaama tago😢

  • @Caynitaquruxsan
    @Caynitaquruxsan Рік тому

    20/7/2023 12:55 haben nimo ma aqan swpta an u dhageysanayo✊❤️

  • @nimcaanaguero5642
    @nimcaanaguero5642 Рік тому +1

    5 October 2023 HaBeeN JiMca aH ayaaN DiB ugu Soo LaaBty HeesTaN wa haBeeN aaN iSka murugsanahy aLow murugta io cuLayska Naga duLqaad 🥲

    • @faaizaqurux1617
      @faaizaqurux1617 Рік тому

      Amiin yaa rbi abayo sabar aniga xta anoo frxsan so galay hda qlpiga i gubanaya😭😭😭

  • @abdigesod9192
    @abdigesod9192 6 років тому +2

    Axsan hees lafoole fananka qarniga👍✌️

  • @HassanMuhamud-v3h
    @HassanMuhamud-v3h Рік тому +10

    Heestan xususta baa galay runti Balanti waa leyga baxay ana jecel dhana wanka amin baxay qofna ma amiino aduunkeyga iska racda jecel iyo wxasna faraha ka qaday Exteydi💔😭 nolosha kuma xumeyso

    • @caishoAadan
      @caishoAadan 8 місяців тому

      Srry abwe😢dhamntena wana haysataa taa iska sabar

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +2

    The Knowledge Always Alxamdulillah ♥.

  • @cirohnp9224
    @cirohnp9224 7 років тому +2

    al fanaan lafoole💓

  • @khaalidqule3213
    @khaalidqule3213 5 років тому +2

    Heestan waa hees xasuus leh❤❤❤

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 років тому +2

    Fanaankaan intaas naag buu u heesi naagt uu guursdab uu u hees bn umaln allh daayo codkiiisa dhiigag kiciyah

  • @FadumoAbdi-s4i
    @FadumoAbdi-s4i Рік тому

    AROOS IYO LA AQAL GALKEN MIDI AAN KU AF LAXAAY 😢😢😢😢ILESKII NOLASHA TAHOO ADDUUNKA INTAA ANJIRO WALAE ADI KAMA TAGO 😢😢😢😢😢

  • @hassanabdullahi5064
    @hassanabdullahi5064 4 роки тому

    Merci asxan laacib.

  • @sabahdagan9410
    @sabahdagan9410 7 років тому +3

    wan tageera maxamed lafoole nolow my pro

  • @sharmakadiiri1486
    @sharmakadiiri1486 4 роки тому +3

    Aniga Adunka Dunarka qofban u jeclahay ee wey iga aamusan tahay tel iga qabaneyso aniga wan ka rajo dhigi rabaa wayo qof aamusan tel iga qabanen waa qof inec baa ma gurubka cadowga igu ah baa nakala dhex gooyay ilahay baa wax og ee ilahay indha isaaro anagoo bad qabno wana fadumo xasan dhere

  • @AnisoMacalin-jp4hh
    @AnisoMacalin-jp4hh Рік тому

    Alleylahee aragsaneyy walle abid kaama tago
    7/7/12023💕💕❤️

  • @mohamedabdilingrad8167
    @mohamedabdilingrad8167 4 роки тому +14

    Heestan sababta. Uso radiyay waxey tahay gabar an afarsano jecla aya. Kala tagnay lkn mid sanad iyo bar wada soconay. Lkn an jecleyn aya hada janis siyay hestan ayey ina so sirtay dhabti qalbiga xageda ayow i jidaya ❣

  • @maxamedxasaan8095
    @maxamedxasaan8095 8 років тому +2

    waaaaawo heestani waxay sheegaysaa inuu jacaylku wax jirayahay sxb ani

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +3

    The Knowledge Always Alxamdulillah ♥ 👌 💯.

  • @walaalahashow7525
    @walaalahashow7525 5 років тому +2

    Lafole jclka Bu wx ka yaqan ya diod ka qaba🤔

  • @ShuuriyeOmar
    @ShuuriyeOmar 11 місяців тому

    1,3,2024 besti time somali

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +1

    On the be Always Alxamdulillah 💯.

  • @ahmedsulub9899
    @ahmedsulub9899 8 років тому +1

    nice song ilisen evry day

  • @rothahussein1625
    @rothahussein1625 3 роки тому

    Allayleh aragsaneeY wallee abid kaaMa taGo😢♥️ 29/6/2021😢💔

  • @nuradinahmed4157
    @nuradinahmed4157 Рік тому

    Legend abwaan cali seenyo and lafoole

  • @farxiyamaxamed3061
    @farxiyamaxamed3061 2 роки тому +2

    9/11/2022💔♥️😢

    • @muntaha1024
      @muntaha1024 Рік тому

      Mansha Allahu I like this song

  • @hibaaqfarax1458
    @hibaaqfarax1458 2 роки тому +1

    Maxamed m

  • @waaxidaakhit6928
    @waaxidaakhit6928 8 років тому +4

    sxb isku day Inaad asxaabta qanciso thanks again...

  • @nimanhmemo2434
    @nimanhmemo2434 7 днів тому

    25:01:25 07:13am hmemo11🫂

  • @freshfresh5352
    @freshfresh5352 6 років тому

    yaa ila Daawado ilaa Hada Hestaan
    thnkz Pro

  • @SacdiaOmar-if7lp
    @SacdiaOmar-if7lp Рік тому

    10/7/2023❤🥺 2:39

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому

    Yo knowledge the best 👌 💯.

  • @madaxey1994
    @madaxey1994 11 місяців тому

    Sidii uur jiif yaroo
    Aan wali Dibada imanoo
    Ubucda hooyadii kujiraa ×2
    Adaan oxygenta iyo
    Anfaaciga kaahelaa
    Arwaaxda naftaydiyo
    Taada gclo iskuxidhka ×2
    Maymmuun oorideydiyeey
    Indhaha adiga uroon
    Adaan sambabada dagoo
    Oofaha beerkiyo wadnaha
    Adaan adaan
    aqal kaaga dhigay ×2
    Asal barashadeediiyo
    Aroosiyo la aqalkeed
    Midii aan ku aflaxaay ×2
    Ilayskii nolashaad tahoo
    Aduunka intaa an jiro
    Alleylahee aragsaneey
    Wallee abid kaama tago ×2
    Maymuun oorideydiyeey
    Indhaha adiga uroon
    Adaan sambabada dagoo
    Oofaha beerkiyo wadnaha
    Adaan adaan
    aqal kaaga dhigay ×2

  • @muscabramosofficial9421
    @muscabramosofficial9421 3 роки тому

    Axyaa fanaan hees walba uu qado lafoole wad daremaysa

  • @FardowsaAhmett
    @FardowsaAhmett Рік тому

    2023/8/18 maalin jimcaah sacada 1:38

  • @shukrimuhudin2168
    @shukrimuhudin2168 3 роки тому

    27 February sabti 2021 5:5 😢❤💯

  • @sihamqurux8731
    @sihamqurux8731 8 років тому +1

    wow my magaca my duma 😄😄😄😄😄😄😄

  • @abdinasircawif8972
    @abdinasircawif8972 8 місяців тому

    llayskii Noloshaad Tahoo
    Adduunka intaa an jiro Alleylehe Aragsaneey wallee Abid kaama Tago Sucaad Oorideydiyeey lndhaha Adigaa U Roon Adaa sambabada Dagoo Oofaha Beerkiyo wadnaha Addaan Adaan
    Aqal Kaaga Dhigay

  • @youngmoney2458
    @youngmoney2458 8 років тому +1

    Tnx pro

  • @marwoayaan4769
    @marwoayaan4769 7 років тому

    Adaa sanbabada dagoo oofaha beerkiyo wadnaha adaan aqalkaga dhigay waaaw legend weeye lafoole

  • @MacalinIsmacil-wc1pz
    @MacalinIsmacil-wc1pz Рік тому

    Wayo wayo

  • @AhmedelmiYey
    @AhmedelmiYey Місяць тому

    27/12/2024😮

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 3 роки тому +1

    Adaan adaan aqal
    Kaaaga dhigay

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +1

    Knowledge it's Always the key 🔑.

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 Рік тому

    23-07-2023 😢💔

  • @kingnicesongdalkanurkiisaa9942
    @kingnicesongdalkanurkiisaa9942 7 років тому

    wlhi hees mcn iga dheh lafooole💗👈

  • @xamarsign
    @xamarsign 7 років тому +1

    Waxa fanaaniin sheegta waaaa fanaanka aan ugu Jeclahay asaga iyo ......

  • @yussufmohamed6666
    @yussufmohamed6666 3 роки тому

    Wow legend

  • @SAYIDKA-19
    @SAYIDKA-19 3 роки тому

    6/10/20021 watching..

  • @Ahmed-cazka
    @Ahmed-cazka 7 років тому

    Zack Filimz LipaaH LipaaH dHalay

  • @mohamedabdikadir8005
    @mohamedabdikadir8005 5 років тому +1

    Hees iyo nuus

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 4 роки тому

    Lafoole❤❤

  • @hadiilachannel4475
    @hadiilachannel4475 5 років тому +1

    Ninkaan naagkasta ma ooridiisa

    • @sundusshiikh9824
      @sundusshiikh9824 9 місяців тому

      Reer baadiye maa tahay adiga, ma ogid miyaa inuu fannaan yahay.

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому

    In USA 🇺🇸 ♥.

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 7 років тому +4

    Qof miyaa la qaadaya mise anigaa mooday🤔

  • @sumayoahmed188
    @sumayoahmed188 2 місяці тому

  • @hodanxirsi7992
    @hodanxirsi7992 7 років тому

    waw ish cala hees inba caadi maha heestu really

  • @iskufilan6695
    @iskufilan6695 6 років тому +1

    lafoole wan ku tageera axdiga

  • @ayaanjaamac2294
    @ayaanjaamac2294 7 років тому +1

    Arwaaxda naftayda iyo adaa gacaliye isku xidhan

  • @mohamedhasan8048
    @mohamedhasan8048 7 років тому

    Lafoole alleylahe aragsaney walle abid kama tago

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 років тому

    Alfanaan lafoole nolow brother

  • @munacawil2070
    @munacawil2070 8 років тому +1

    lafole Papa iska nolow ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌💖

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 7 років тому

    besto hees and Faanana wynn

  • @umuomer8206
    @umuomer8206 Рік тому

    4/9/2023

  • @saciidohassan6803
    @saciidohassan6803 Рік тому

    2023🥺

  • @ayuubmohamuttmohamett1577
    @ayuubmohamuttmohamett1577 Рік тому

    18/11/2023😢

  • @shukriabdulkadirabukar7488
    @shukriabdulkadirabukar7488 8 років тому +1

    waaaaaaw💏

  • @asmaamaxanedyusuf
    @asmaamaxanedyusuf Рік тому

    Hees looma hayo

  • @FadumoAbdi-s4i
    @FadumoAbdi-s4i Рік тому

    😢😢😢

  • @mohamedabdi7623
    @mohamedabdi7623 6 років тому +1

    Aun lafoole

  • @kingnicesongdalkanurkiisaa9942
    @kingnicesongdalkanurkiisaa9942 7 років тому

    nice song

  • @mo_ademi
    @mo_ademi 3 роки тому

    Sidi uur jiif yaro aan weli dibbada imanoo ubucda hooyadi ku jiraa, adaa Oxygen ta iyo anfaaciga ka helaa arwaaxda naftaydiyo tada gacaloy isku xidhan 2021 07 25

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому

    1993 . Years.

  • @Nafaaci-dahir
    @Nafaaci-dahir 2 місяці тому

    Arwaaxda nafteydiyo taala gacaloy isku xidhan "
    11-11-24

  • @Sucaadaragsan-yc2me
    @Sucaadaragsan-yc2me Рік тому

    Wwww❤❤❤

  • @NasirAhmed-gd2gb
    @NasirAhmed-gd2gb 6 років тому +1

    Wlee waxay tabay qalbugayga ani

  • @hawaolaad213
    @hawaolaad213 5 років тому +2

    Heestan wan iska jeclhy