CABDIQAYBDIID SHEEKADA XASAN SHIIKH UU WADO MA SOCONEYSO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 11

  • @bashj7379
    @bashj7379 6 днів тому +1

    Mahadsanid Senator Abdi A.qaydiid waa sida kaliya ee loogu sheegi karo
    nin iminka madaxwaynaha ah inuu isaga tago meesha.

  • @ismailhassanjama8885
    @ismailhassanjama8885 5 днів тому

    Okay Cabdi Qaybdiid, wuxuu ka mid yahay Wax-garadkii Somaliyeed Wixii ka Nool. Waa Wadani gudanaya Waajibkii ka saarnaa Dalkiisa iyo Dalkiisa. Cimrigiisa Allaah ha dheereeyo.

  • @ahmedosman4023
    @ahmedosman4023 6 днів тому +1

    Sanatarku waa uu ku saxan yahay
    in xasan sheikh khalalaadkiisa uu
    Banaanka keeno.

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 5 днів тому

    Aden ingiriis. Adiga maad geliso dood arinmaha Somalia. Oo dood u qabatid dadka. 5 qabiil ee Somalia layiri waa laysugu geeyey. Xaga naga dhig. Dadka doodo wax ku ool ah u qabo.mahadsanid✍✍✍✍☝️☝️☝️

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 днів тому +1

    Cabdi Qaybdiid, halyey taariikh qoray, Somaali dhab ah ! Xassan Damiin, Somaali badhxan, basaas Faqash, dabadhilif !

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 5 днів тому

    Samanta qayb did waa dhul gsriir siyasadeed soow mahan

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 5 днів тому

    Hadalkii qayb find waxa ka faa iidsy kuwa baraha bulshada

  • @cumarcoomircaroog4505
    @cumarcoomircaroog4505 5 днів тому

    Wixii la doonno ha la shega ee Senatorku wax badan kaaliin muuqata au Ku laha dib usoo nolaynti qaranki soomalied. Kana maarsan meyso inuu sii wado halgankisa.da'a badan uma hadhine m'agace ha ka tago

  • @ismailhassanjama8885
    @ismailhassanjama8885 5 днів тому

    Xasan Cadde sida uu Wax u weydiiyo Siyaasiinta Somalida ee uu waraysto MAAHA QAAB JOURNSLISTE Wax Yaqaana. Wixiisu Waa Qaab Layli-Microfoonle ah. Koorasyo ha qaato. He can not be an academic journalist at this age but he can gain experience by taking some courses

  • @cumarcoomircaroog4505
    @cumarcoomircaroog4505 5 днів тому

    Ninkanu suxufi ba ma aha inta u xoojinlaha qaran u hadalka waaba inkiraya qailo-dhaanta Senatorku Ku dhiiranaayo.
    Xasan caddow makarafonka ama iska Dami ama igu hiilibqaranka

  • @محمدجافو-ط8ر
    @محمدجافو-ط8ر 6 днів тому +1

    Dowlado dhisan markaad shaatiga ku cabirato meel cidlo ah ayaad soo istaagi! Duruufaha dalku marayo ee khatarta ah in loo fakaro ayaa muhiim ah inta lagu mashquulayo himilooyin guracan!, waari mayside wax ceeb ah aadna u xun haka tegin!.