CALI ZAKI IYO CABDIKARIIN CALI SHAH HEES LOOGU TALAGALAY AROOOSKA QAMAR SUUGAANI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Cabdikariin cali shah
    Cali zaki
    Heesta:keega jara
    Ereyada:daaha gaas
    Laxanka:Abdikariin Ali shah
    Music:maftuux cadceed

КОМЕНТАРІ • 457

  • @alizakiofficial2353
    @alizakiofficial2353  4 роки тому +327

    Waad ku mahadsan tihiin dhamaantiinba daawashadiina iyo sida aad wakhtigiina noosiiseen. Alle haydin sharfo meel walpa ooaad joogtaan

  • @hanabella6440
    @hanabella6440 4 роки тому +77

    Abdikarin ali shah waxan u ahy tagero buuxo wn jclhy from xmr love buuran wlhi ku ahy wilkaas 😚😚😙😍😍 dartiisa hargeisa u imanaa insha allh

    • @hanman7884
      @hanman7884 4 роки тому +1

      Wilkaas😚😙😙😍😍

  • @sadaamahmed70
    @sadaamahmed70 4 роки тому +54

    Labo ninoo habar jeclo ah oo nin ciidaglo ah katumay keep going dhamaantiin ✌☝️ from to Canada 🇨🇦

    • @fowziac.raxman6961
      @fowziac.raxman6961 4 роки тому

      cidagale aduunkan ugu necbhy

    • @yahyemohamud5362
      @yahyemohamud5362 4 роки тому +1

      @@fowziac.raxman6961 udhimo nacaybkooga

    • @marwaankeyse9915
      @marwaankeyse9915 4 роки тому

      @@fowziac.raxman6961 if iyo Aakhiraba na necbaw💯👌

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 роки тому

      @@fowziac.raxman6961 mxd kunacey nacasaw ciidagale mayihi nin hbar love ahey haddana manecbi ciidagale wa boqortoyo e kaleexo

    • @fowziac.raxman6961
      @fowziac.raxman6961 4 роки тому

      @@xisaabiyosaynis8479 cidagale ma jecli dee mxad you qasbi way ila xunyihin magaratay ha igu habsamin booweh

  • @safaahmed3256
    @safaahmed3256 4 роки тому +13

    Ma xisaabin karo inta mar aan ku cesh ceshtey hestan inaba caadi ma ahan horey usocda kuwa kadaran baa idinka dooneyna 🥰⚘saan iskula habeya heesaha codadkiinu wa liisku talagly best cooperation 🥰

  • @leylomaxamd3220
    @leylomaxamd3220 4 роки тому +14

    M.a dad cod leh baa iskugu tagay heesta ali zaki io abdikariin cali shaah dad aan taagera dhalinta reer hargeysia idiinku faana reer ahay 👏👌❤❤

  • @daahiryareofficial2414
    @daahiryareofficial2414 4 роки тому +111

    Ali zaki $ abdikariim ali shaah Legends👑 Guuleysta saaxiib

  • @hiboxasan4264
    @hiboxasan4264 4 роки тому +23

    Arooskyga so dhaw insha Allah waka dari donana, heestan sidas aya uso radiyay😊, iso duceya walalayaal ina so hambalyeya🥰👸💕

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 4 роки тому +18

    Qamar suugani iyo nasiim sooran
    Wa lamanaha ugu quruxda badna 2020yr qalbiyooda nadiif ah alle idinma kala qaado waaro waligin wadda jirra 👑♥️🔥💋

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +37

    Heestii qarniga weyaan wxa hees aroos jirta mida ugu shidan ❤️

  • @najaaxbintudiya3016
    @najaaxbintudiya3016 4 роки тому +84

    Cabdikariin cali shaah love you wlle 💋💋💋❤😭😭

    • @axmdmaxmd886
      @axmdmaxmd886 4 роки тому +1

      Kusalaamay wllll🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚❤💜💙

    • @cabdiqaniilqarsade1434
      @cabdiqaniilqarsade1434 3 роки тому

      Wow

  • @halimaabdullahi5547
    @halimaabdullahi5547 4 роки тому +49

    Heestaan meeqo mar ayaan ku cesh ceshtay Amazing❤ waxanba u maleynaay in aniga leey aroosaayo lkn aniga arooskeygu mar hore ayuuba ahaaye bal maxaa i waalay jah🤣🤣🤣 aad ayaan u tageeraa cali zaki from muqdisho🇸🇴🇸🇴

    • @sahrojamacsahro8206
      @sahrojamacsahro8206 4 роки тому

      Halima Abdullahi 🤣😂 wad iga qoslisay wlh

    • @muniirali7763
      @muniirali7763 4 роки тому +2

      Xaqiiiq reer mugdisho jecelahay reer aptigay from hargeaza

    • @halimaabdullahi5547
      @halimaabdullahi5547 4 роки тому +1

      @@muniirali7763 waanku jecelnahay habaryar❤❤❤❤

    • @falisabdulahi1645
      @falisabdulahi1645 4 роки тому

      @@muniirali7763 😘😘😘😘lov you

  • @abdiabdaleofficialchannel5131
    @abdiabdaleofficialchannel5131 4 роки тому +25

    laba fanan heer calamiya cali zaki and abdikariim ali shaah 🙏🙏🙏

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 4 роки тому +14

    Bro qamar Duu nasiin waad u qalantaa intaa ka bdn lamanaha qarniga guleysta♥️💯

  • @hazzandekismail6026
    @hazzandekismail6026 4 роки тому +13

    heesta ku baabisaY heesihii hore ee arooska al fanaan cali zaki ND aL Fanaan C/KariiM CaLi ShaaH🥰

  • @mohilkacase6770
    @mohilkacase6770 4 роки тому +28

    Inta cali zaki ila tagerto liketa ha ilabin 🤣👊

  • @eartrail
    @eartrail 4 роки тому +27

    Erayada: DAAHA ABDI GAAS nin culus. Sxb noolow. ❤🌹🤗

  • @longway1807
    @longway1807 4 роки тому +17

    LEGENDS cabdikariin cali shaah iyo calizaki best Somalia singers of the year 2020 💯💯💯💯💥

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz 4 роки тому +21

    Heesta in badan sugayay si aan arooskauga ugu ciyaarno aniga iyo sayigayga ♥️💋👏👏

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 роки тому +96

    Heestan mala 50jeer wan ku ceshaday caaadi maaha
    Ilxuni idinma aragto inamadayadii Cali zaki iyo A.karen Ali shah 💚💬❤

    • @fadumomohamed326
      @fadumomohamed326 Рік тому +1

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️💞💞💞💞💞

  • @niita.nitali9033
    @niita.nitali9033 4 роки тому +13

    ali zaki iyo abdikarim ali shah labo fanan an tagero horey usocda❤️

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia 4 роки тому +13

    Barteeda Baad Dhigteen Ali Zaki Nin aan Tageero Iyo wlalaal Shah Mar Un Muqidhso Baan Idinku Soo dhaween Donaa Gulesta Wilal Da'a Yar Oo fankooda Heerkaan Gaaray Waa WX aad Loogu Farxo

  • @najiibshuuke7604
    @najiibshuuke7604 4 роки тому +177

    Hadad Kamid tahay Tagerada Ali Zaki Like ii Saar🤟

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k 4 роки тому +1

      🍽🎂🎂🎂🎂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💏😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @ahmetmooge5443
      @ahmetmooge5443 4 роки тому

      HYE ZHP

    • @zaxnuunofficial8814
      @zaxnuunofficial8814 4 роки тому

      01pa

  • @munanoura1986
    @munanoura1986 4 роки тому +4

    Cali saki nd c/Karin cali Shaah
    Fanaaninn qaaliya keep going walalo😍

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 3 роки тому +12

    LEGENDS ABDIKARIIN A.SHAAH IYO ALI ZAKI💯❤ ❤

  • @777-y4k
    @777-y4k 3 роки тому +15

    So proud to be a Somalilander 💋

  • @sucdiina7399
    @sucdiina7399 4 роки тому +25

    Abdikariin ali shaah😭💗❤

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 4 роки тому +4

    Way dhanteena kaca jara keega oo ku dhaqaaqa
    Intaan kaliya ayaan usoo galay ♥️♥️

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 4 роки тому +127

    Heestan hadaad sugaysay oo stuteska aad soo dhigi jirtay like'ta maxaad iiga haysataa kkkkk.
    Isku waarra ayaanu idinleenahay nasiim iyo qamar ❤

  • @munakhaliif2140
    @munakhaliif2140 4 роки тому +49

    Allow covid 19 naga hy ameenta raaciyah culimo

  • @ilhaansamatar305
    @ilhaansamatar305 2 роки тому +1

    Aar Aliyow cood baa lagugu dilee mesha ka fadhiso nio
    ali shax legend cod buu alee kugu manystay maslh❤❤❤❤

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 роки тому +2

    Way dhantee kaca keega jara 😍😘😚 jara oo ku dhaqaaqa omg Amazing song ❤💋 labadeyadii garab Ali zaki and Abdikariin Ali shaah 😘😘

  • @khadarlaari1076
    @khadarlaari1076 4 роки тому +29

    Laba fanan oon tagero hore usocda inta ila tagerta like 🤞🏽

  • @sarahasan7075
    @sarahasan7075 4 роки тому +8

    Ali zaki Nd Apdikarim Ali shaaH legend's hormar wacn 😍😍😍😍😘

  • @MARTISOOR
    @MARTISOOR 4 роки тому +8

    Ali zaki somali super star you did it Hit song🎵

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 4 роки тому +11

    Deeqsan Abdinaasir Legend Somaliyed hore usoco wl

  • @Kaluuum123
    @Kaluuum123 4 роки тому +8

    Alf mabrouk Qamar suugaani and Nasiin Keep going M'y favorite Brother's Ali Zaki

  • @garaadxamse297
    @garaadxamse297 4 роки тому +2

    Cabdikarin ustad buu kagaadhay fanka mnsha Allah pro

  • @yasminmaxamed5036
    @yasminmaxamed5036 3 роки тому +2

    Halkee kadhacdeer hibaq iyo cali iyo gacaliye noosoo noqda dee ❤👏👏👏👏

  • @sabaadmaxamed3228
    @sabaadmaxamed3228 4 роки тому +17

    🎂🎂🎂🎂 way dhantee kaca kaca oo udhAqaqa like ta ku dhac siiya0

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k 4 роки тому +1

      💏🧥🧦🕶❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k 4 роки тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 2 роки тому +2

    Heestii ugu shidnayd ee aroos laga qaado Cabdikariim cali shaah iyo Ali zaki Legendary ✅🥰
    illamaa iyo hadda wN ku ceshada💥
    Qamaraw Abaalka heesta Dib umaad soo celin aroski cbdikarim wad dhuumatee😄

  • @ilhanali8951
    @ilhanali8951 4 роки тому +5

    Aabaha naacala kuyaal hees shiidan ✨💋💖 cood ka CLI iyo cabdi kaarim

  • @awoawil947
    @awoawil947 4 роки тому +7

    Way dhante kaca♥️🥰ali zaki vs cabdikariin ali shaah

  • @farahkaise5563
    @farahkaise5563 4 роки тому +3

    Hees iga gaadan ali zaki iyo cabdikrin cali shaah taagero idiin hyaa👏❤🖒

  • @amiinyusufxoore4346
    @amiinyusufxoore4346 4 роки тому +81

    Ninkastoo heestan sugayay aan kugu caawiyo inTa ugu macaan 1:57 hadaan Ku caawiyey fadlan like iisaar 🙏🙏🙏

  • @ahmedmohamuud7667
    @ahmedmohamuud7667 4 роки тому +6

    Anaa igu horeyey from garowe

  • @sumiaofficial6041
    @sumiaofficial6041 4 роки тому +2

    M.a Ali Zaki iyo Abdikarim Cali shah keep goin jara oo kudhakhaakha

  • @teamdirisle2880
    @teamdirisle2880 4 роки тому +3

    Cali saki cabdikariin fanaaninti keliye aan taageero buuxa uahay noolada wlladay❤🙏💋

  • @casiisamohamed8142
    @casiisamohamed8142 4 роки тому +3

    Ali zaki And Abdikariin Ali Shaah hore u socda♥️🌹💋

  • @asmaluuza7024
    @asmaluuza7024 4 роки тому +8

    Keep going fanaaniin aan jclhy🙏❤️

  • @asmaluuza7024
    @asmaluuza7024 4 роки тому +4

    Anaa ugu horeeyo wow 😯 ❤️

  • @mubaarikgurey4928
    @mubaarikgurey4928 2 роки тому +1

    Cabdi krin keep going wll

  • @barbiana8092
    @barbiana8092 4 роки тому +2

    Abdikariim Ali Shaah iyo Ali zaki labadaydii fanaan ♥️

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 4 роки тому +4

    cali zaki wllky 😍🍎🙉

  • @user-xe8hd2ku6n
    @user-xe8hd2ku6n 4 роки тому +3

    Alfanaan Cali zaki walaal keep going

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +1

    Cabdikariim cali shaah ❤️💯 cabdikariim qosolaaye cabdikariim dheerre 💟💟💟💟💟💟💯

  • @Idileey9
    @Idileey9 4 роки тому +4

    Cabdikarin cali shah axsan laxan 🔥

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 4 роки тому +7

    Ooop waa heestii aad nagu raajiseen
    👏👏👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k 4 роки тому +1

      😘😘😘😘😘🤗🤗🤗😁😁😁🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐👑🌷🌷🌷🌷

  • @abshirmuhumed5829
    @abshirmuhumed5829 3 роки тому +1

    Cali Zaki keep going pro

  • @eeshcalaainan1521
    @eeshcalaainan1521 4 роки тому +2

    😍😍😍😍😍what a beautiful song 🦋👩‍❤️‍💋‍👨

  • @naasirofficial1898
    @naasirofficial1898 4 роки тому +1

    Cali zaki inween keep going pro and so cabdikarin mansha Allah

  • @abdifatahomar26
    @abdifatahomar26 4 роки тому +2

    Keega jara isku dhiiba faraati❤❤ hees aad umacaan laxan aan caadi ahayn music aan faraha lagala bakhaylin.

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 3 роки тому +7

    Ilaa Hada Heestan Waan Ku Ceesh ceshta Aad Banan U Jecelahay 😌❤️🔥

  • @munaibraahin6762
    @munaibraahin6762 4 роки тому +2

    Ali zaki and Abdikariin Ali shaah hore u socda indro

  • @fjapaz6141
    @fjapaz6141 4 роки тому +8

    Cabdi kariin cali zhaah iyo cali saki Fanaaaaniinti gayiGa somaliDa gaaaR ahaaaN gopolka raGa E kU nooL caaaziMadA HargyZa
    HorE uzoCda walaaaaladaY

  • @cabdirahmanali6464
    @cabdirahmanali6464 2 роки тому +1

    Boqorka fanka abdikariin ali shaah 🥰🥰

  • @abdirizakdabcasar4696
    @abdirizakdabcasar4696 4 роки тому +1

    Wow laba nin oo ka soo jeeda gobolkii ragga ali Zaki vs ck ali Shah yaaa celin kara #heesaaan in badan sugaynay
    💯💯💯🙏🙏🙏🙏❣

  • @TechMaalis
    @TechMaalis 4 роки тому +9

    1:55 inta wixi kabilawda ujeclahay😍

  • @hoodoabdi8596
    @hoodoabdi8596 4 роки тому +5

    Waw.Cali Zaki hore u soco ❤❤

  • @Sssilhannn
    @Sssilhannn 4 роки тому +6

    Heesti aduunka iga dheh❤🖐❤🥰

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 роки тому +2

    Wwwwwwwww Aroskegaa heeestan waa shiiidaan Shalhaa

  • @hodan12hodanmohamed65
    @hodan12hodanmohamed65 4 роки тому +2

    Cabdi kariin wllhi geesi geesi dhalay

  • @zuldanking5015
    @zuldanking5015 4 роки тому +9

    Abdikariin Ali shah 💯🙏🙏

  • @capdzmedmukhtrcaqlc.m.cchn9538
    @capdzmedmukhtrcaqlc.m.cchn9538 4 роки тому +1

    Heestii lasu gayey walee ali zaki iyo clkariim ali shaaH keep going ✌👍

  • @najaxmohamet4390
    @najaxmohamet4390 2 роки тому

    Eray sameeyaha daaha gaaz ciiltire c.kariin nd ali zaki keep going my broder's

  • @farhanapdinour9371
    @farhanapdinour9371 3 роки тому +1

    𝑳𝑨𝑿𝑨𝑵𝑲𝑨 𝑪𝑨𝑩𝑫𝑰𝑲𝑨𝑹𝑰𝑰𝑵 𝑨𝑳𝑰 𝑺𝑯𝑨𝑨𝑨𝑯 😍

  • @kawsarkooko542
    @kawsarkooko542 4 роки тому +15

    Heestaa iga gadan aNiH.....😄

  • @fatxamaxamed6223
    @fatxamaxamed6223 4 роки тому +1

    maxad samay naysaan zhp bayal saa ra ❤❤💯❤❤

  • @user-nf1ge9dt6j
    @user-nf1ge9dt6j 4 роки тому +1

    Saacaab Allayle Qamaar waa lagaa tumaay Manshalh 💕💕😘

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 4 роки тому +1

    My fanaan ckriin ali Shah iyo cali saki aad baad umahadsantiin

  • @koosali5059
    @koosali5059 4 роки тому +9

    Dar ilahy ban idiin jeclhy wlalayalow go forward brotherhood's

  • @moh_khadar
    @moh_khadar 4 роки тому +4

    Mansha allah 🔥🔥💋💋🌹

  • @hafsaeidle2575
    @hafsaeidle2575 4 роки тому +5

    Heestii Qarniga 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @abdirahmanmohamed4183
    @abdirahmanmohamed4183 4 роки тому +2

    Qurbadanaa say isku dii bayaan maashal laah 😜😜😣😋😊❤

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 4 роки тому +2

    Waaaw Alizaki🌹 waa dhiindhiin

  • @hipaaqzancudonedepzan2190
    @hipaaqzancudonedepzan2190 4 роки тому +2

    Wow lamanahaYaGi nolada qamar iyo naziip dad aan jeclahayi

  • @ayaanmohamedaadan4964
    @ayaanmohamedaadan4964 4 роки тому +5

    Hayeh waynakaaa hees shidan iyo dad qaaliya congratulation to all my dadkaygii

  • @mohamedomar2983
    @mohamedomar2983 4 роки тому +6

    qofki ugu horeye wanige Like ta hayla dhaafina Tageera buux cali zaki

    • @user-to1ke2qx6k
      @user-to1ke2qx6k 4 роки тому +1

      😍😍😍😍😁😁😁😘😘😘

  • @sabriinmaxamed6873
    @sabriinmaxamed6873 4 роки тому +2

    Ali zaki♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍👍💯👍

  • @yaxyejokerph1113
    @yaxyejokerph1113 4 роки тому +1

    Walaady guushaday waa guushina 💋💋💋💜💖💙🤎🤍🤎🖤💜❤️💛💚💙💔💗💓💞💕❣️💖💘💟

  • @shaafikndho1493
    @shaafikndho1493 3 роки тому +1

    Asc fanaan wllo

  • @sumaya1156
    @sumaya1156 4 роки тому +4

    Ali zaki😭😭❤❤💋❤

  • @naimamuuse3194
    @naimamuuse3194 4 роки тому +1

    Love idinku ahy cali zaki iyo c.krin c.shah ALI SALAN IGA GARZII C.KRIN

  • @zalmaibra6851
    @zalmaibra6851 4 роки тому +1

    Al fanan Ali Zaki tagero buuxa ayn ku ahay😗

  • @nimonaruuroh340
    @nimonaruuroh340 4 роки тому +7

    I am
    The Second one 😉

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 4 роки тому +4

    Mr shaah jaazkisa kahela

    • @bbenacnac
      @bbenacnac 4 роки тому

      Wlhi anigaba wan kahela Jiniyadisa ayan kahela 🔥🔥

  • @zakariaahmed3248
    @zakariaahmed3248 4 роки тому +1

    Wah.wah.hesta.cadi.maha.walhi.waan.kahelay.💯,

  • @awoawil947
    @awoawil947 4 роки тому +2

    Mohammad apdi apdilahi io nasiin sooran ♥️💋allw isku daa maaalml

  • @shacniqueenshacni8852
    @shacniqueenshacni8852 3 роки тому +1

    Labo nin oo kala lidaan ❤

  • @maariyayuusuf2421
    @maariyayuusuf2421 2 роки тому

    Wllo cali zaki waan ku wata wllo qali inolw wllo qalbi

  • @nuracali7720
    @nuracali7720 4 роки тому +2

    M.a Ali zaki yare dhiga ugu sare♡~