Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Uzbakistan | Maxaa ku dhacay dalkii xadaarada iyo cilmiga | ؟

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 кві 2020
  • uzbeksitan , hooyadii xadaarada muslimiinta iyo caalamka oo dhan muddo dheer , dhulka taariikhda iyo culimada , samarqand , bukharaa , termd , dhashqand magaalooyin qiimo ku leh taariikhda , iinsaaniga ah oo dhan .
    Saamaynta cilmiga iyo iftiinka uzbekistan xilligii xadaarada muslimiinta iyo saamayntiisa taagan ilaa maanta , in muuqaalkaan uu ku soo gaaro waxaa sabab u ah waxa lagu magacaabo UA-cam Algorithm ,raac raaca youtubka ,
    dalka uzbakistan dalka uzbakistan
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 403

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 роки тому +31

    Maan ogeen in culimadaas dhan kaso jeden wadankaas tnx wllجزاك االله خيرا
    فعلا أدهشني ها الفيديو وعن هاالوطن قلة معرفتي له
    شكرا ابدعت

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +209

    Soomaaliyey Muuqalka waqti badan ayaa ku baxey nagadaya Like isaar iyo wixi la midda aynu ka fal-celino muuqalka waxad ka fahantay...Mahadsanid.

    • @luckycookbeuty1007
      @luckycookbeuty1007 4 роки тому +5

      Waa runta walal somalida malayacni ey mesha laimanayan

    • @najmaxusen714
      @najmaxusen714 4 роки тому +2

      Hadal saxix ah like iyo ana ugu so horeyo waxey kafaidan ayan fahmi wayey

    • @sheikabdinasir7616
      @sheikabdinasir7616 4 роки тому +1

      KSI 1001 Like waa u qalantaa

    • @indianocean9521
      @indianocean9521 4 роки тому +2

      Ogaansho iyo Cuamr inshaar thank you. runtii wax badan baan kaa faaiidnay, sidoo kale waxaan aad u daawadaa Dadweyaha channel iyo Aqoon tv, iyaguna waa biyo kama dhibcaan.

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 4 роки тому +1

      😍👌👌👌👌👌😍😍😍😍😍

  • @haniabella5321
    @haniabella5321 4 роки тому +5

    maasha allaah horay uma ogeen inay culamadas oo dhan in dalkaas ay ka soo baxeen runtii waa cilmi aan maanta halkaan ka bartay mahadsanid in bdn wlle guul wcn 👏

  • @raafidabdi2233
    @raafidabdi2233 4 роки тому +10

    Masha Allah Uzbekistan waa wadan taariikh fog leh oo aqoon yahano iyo wadaado caalim ah kadhasheen waxan urajeynaya musliminta Uzbekistan nabad iyo hormar insha Allah

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 роки тому +8

    Wlhi waa wadan aad uqiimo badan oo ilhy kaso saray culimadeenii waaa weeynaa
    Aad bn ooga xumhy in maanta badankeen aynu wax ka ogeen
    Waxa uu yhy wadankaas
    Ilhy hau nxaristo intii muslimin ahoo la laayay inta noolna waxan u rajeyneynaa nolo wngsn iyo ilhy kan hada haya ooga dhigo kii dhawacooda dhayi lahy amin

  • @gr1285
    @gr1285 4 роки тому +33

    صلوا على حبيبنا المصطفى صلى الله عليه وسلم

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +4

    Mashaa Allaah waxad iftiimisay wax Aanan waxba ka ogayn Cilmigaaga&Caqligaagaba illaahay hakuu Barakeeyo 🤲Shukran

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 4 роки тому +5

    Waad mahadsan tahay szb caawa markii hurdo igu soo dhici wayday baan usoo kacay Ogaansho wax badana waan kafaaiiday mawduucii Uzbekistan iyo tarikh

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 роки тому +33

    ❤OGAANSHO❤

  • @mawliidqawdhan8165
    @mawliidqawdhan8165 4 роки тому +5

    Cumar lixaaxa aqoon-baarista hore u soco aad baan kuu sallaamey Allah yacisek

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 роки тому +4

    Thanks ogaansho from somaliland💚🗯❤

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 4 роки тому +2

    Alaahumaa Amiim, Ilaahayoow culeeyska Muslimiinta heysta meelkasa oo eey joogaanba ka qaad adigaa awoodee oo quluubtooda midee.

  • @abdirazakaruus8271
    @abdirazakaruus8271 4 роки тому +7

    From today I can say this channel is professional !👌 keep going,,

  • @abdifitaahmohamed5870
    @abdifitaahmohamed5870 4 роки тому +1

    Waa wadan aan wax badan ka aqaano oo aan leyahay sxbo badan oo usbakistan ah in kasto aan baran waay luqadooda hadane ila iyo hada asxab nahay insha alah wan so boqan dona usbikistaan ❤❤

  • @tkofficial4514
    @tkofficial4514 4 роки тому +6

    Al_khawarismi👉👍
    Ogaansho my favorite 💯

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 роки тому +1

    *arday badan oo ka soo jeedaa UZBAKISTAN ayaan wada joognay wadanka KAZAKHSTAN gaar aaan magaalada ALMATAY degmada KASKELEN waa dad fiican intaan kolay ka arkay dada reer UZBAKISTAN* 🙋‍♂️❤

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 4 роки тому +17

    Masha allah ( S. C. W ) madsanid wall
    Asc all somaliyeey like maniga helikaraa
    Idinkoo madsan

  • @mohammedyasin1051
    @mohammedyasin1051 4 роки тому +2

    MashaAllah waad mahadsnthy ustaad Omer

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 4 роки тому +4

    Respect omar oinshar

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 4 роки тому

    Mahadsanid ogansho ilahay ha ugargaro umadaas Islamka ah

  • @ayoush3734
    @ayoush3734 4 роки тому +2

    Maansha allaaaH muqaal wanaagsan . mahadsanid wll .

  • @iamfowzan8554
    @iamfowzan8554 4 роки тому +2

    Mahadsanid Ustaad Omar Inshaar😍👏

  • @luckycookbeuty1007
    @luckycookbeuty1007 4 роки тому +7

    Jazakallah walal sidad waxa wanagsan nogu so gudbiso

  • @sabriina444
    @sabriina444 4 роки тому

    Masha allah wax macluumaad ah hore ka maan haysay wadankan Uzbekistan , Jazakalah khayr omar

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +162

    1:Uzbekistan🇺🇿
    2:Tajikistan🇹🇯
    3:Turkmenistan🇹🇲
    4:Kyrgyzstan🇰🇬
    5:Afghanistan🇦🇫
    6:Pakistan🇵🇰
    7:Kazakhstan🇰🇿
    Stan family👆
    Kalmada Stan waa dhul.
    Waana dalalka dhaca badankoodu badhtamaha iyo koonfurta Asia

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 4 роки тому +1

      stan la isku dhahaa

    • @sheikabdinasir7616
      @sheikabdinasir7616 4 роки тому +1

      Hawraar Channel kuli Tan Tan Tolow Tan waa maxay

    • @abufaris9282
      @abufaris9282 4 роки тому +7

      Afghanistan iyo pakistan maha qabailada turkida sida wadamadan kle teda kle ma katirsanen midowgii soviet wxa kle oo ilowday East turkiministan oo ah dhul u hesto shinaha kudarso iyadana

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 4 роки тому +2

      Walaaleey reerkaan ma reera wada dhashay oo lakala dhumaybaa

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan 4 роки тому +3

      Sheik Abdinasir wall stan micnaheda waa dhul sida dhulka uzbaki, tajaki

  • @qadaasbinabdalla739
    @qadaasbinabdalla739 4 роки тому +3

    Masha Allah My Favourite Channel Ogaansho❤

  • @nadirasaid7452
    @nadirasaid7452 4 роки тому +2

    Mashaal Allah allaha xafido

  • @araphathassan7184
    @araphathassan7184 4 роки тому +1

    Masha allah alle haku barakeeyo zxb

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 4 роки тому +1

    Maasha ALAAH Waxba kama aqoon dalkan Muslimiinta leeyihiin Ilaahayow Warbaahin Islaami ah ina sii aamiin

  • @abuukarlajan3535
    @abuukarlajan3535 4 роки тому +19

    Asxaabey soomaaliya aan dhisano anagaa iskaleh oo ah soomaali
    Hadaad igu raacsantahay isoo raac
    Oo
    Iidhaaf fariin mahadsanidiin

  • @maryamamaxamuud2054
    @maryamamaxamuud2054 4 роки тому +6

    Ustad omar inshar mcln igu qaliya ah alla hku dhowro🥰🌍❤

  • @mssmaria3030
    @mssmaria3030 4 роки тому +3

    aad ayaad umahadsanthy wll horey usoco ilaahyna hakaa abaal mariyo😍

  • @abdirahmannoor5206
    @abdirahmannoor5206 4 роки тому +4

    اللهم انصر للمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات
    أخي الكريم زودنا حضارات الإسلام
    وشكرا

  • @axmedxasan3645
    @axmedxasan3645 4 роки тому +2

    Qof kii ugu horeeyay caawa Team
    Ogaansho ♥️🇸🇴✔️

  • @daauudisse1006
    @daauudisse1006 4 роки тому +2

    Will cumar wx bdan no faideyay full respect first comment like isaar

  • @xasanmaxamed4925
    @xasanmaxamed4925 4 роки тому +2

    Wllo Uzbekistan waaa dal 90%muslimiin ah Ilaahay ha u gargaaro

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 4 роки тому +2

    Wax wanaagsan ayaa ina bartay mahadsnid, 🤝OGAANSHO❤️

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 4 роки тому +43

    *Cudurka Coronavirus Allaha naga badbaadiyo😭🤲*

  • @isxaaqcade529
    @isxaaqcade529 4 роки тому +3

    Wlh waxaa fiican iney adiga kugu dawadesadan you Tobara da somali🇸🇴 waayo aniga wax dadka anfacaayo ayaad soo gud bisaa ilaah haku xifdiyo 🙏🙏

  • @sadaamxuseen7347
    @sadaamxuseen7347 4 роки тому

    Omar inshar mahadsanid ustad sodad mowducyada nogu so diyarido waan kahelay runti

  • @user-mc3xy1xz1d
    @user-mc3xy1xz1d 4 роки тому +4

    ربي يحفظك ياخوني بارك الله لك

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 4 роки тому

    Masha Allah dal Islamka taariikh wanagsan kule ahanjirey lkn isticmaarkii ruushka dhulka lagaley Allah xuryaddoda iyo diintoda ha u soo ciliyo xadaaraddii Islamka, maxasanid walal guuleyso

  • @Indhocade212
    @Indhocade212 4 роки тому +3

    افضل يوتوبر عالم ❤😊From Canada🇵🇪

  • @ubahabdirizak2787
    @ubahabdirizak2787 4 роки тому +2

    Ogaansho👍💯👌

  • @sakariyeosman462
    @sakariyeosman462 4 роки тому +3

    Waad Mhadsanthy zxp Cumar inshaar xogta aad juhdiga Nogalisey نحبك

  • @mohammedogleh5195
    @mohammedogleh5195 4 роки тому +9

    Algorithms wa khasab hadad tahay computer science wana technologyada mnta xisabta ka danbaysa wna muhim mrka sorting lasmynayo

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad OMAr inshaar

  • @abdikaniegeh5000
    @abdikaniegeh5000 4 роки тому

    Mahadsanid walaal waxbadan waa ka faai’dnay sida taarikhda dalka iyo DHIBKA u leeyahay kaligii talisnimadu..

  • @CabdixakimKa
    @CabdixakimKa 4 роки тому +3

    Waxaan wada daawanaynaa sxbkay Oo ka soo jeeda Dalkan oo aan isku jaamacad Nahay wan u fasiraya hada 🇸🇴❤🙏 Somalinimo ha jirto

  • @xamseahmed5889
    @xamseahmed5889 4 роки тому

    Masha allaah alle haku barakeeyo cumar inshaar wllo noo yara dadaji barnaamijyada inshaa allaah

  • @guuleedzimba1080
    @guuleedzimba1080 4 роки тому +2

    Wllo cumar waxaad nooga soo diyaarisaa macluumaad kusaab san dhagaxa soo dhacaya
    Waad mahadsantahay wllo cumar 🙏🙏🙏🙏

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 4 роки тому +7

    zxp waxaad kaso hadashaa muslimiinta iyo cilmiga sayniska ❤
    mahadsanid

  • @ardaagatixmagabe5644
    @ardaagatixmagabe5644 4 роки тому

    *Maansha Allaah walaal mahadsanid xog ballaadhan baad naga siisay dalkaa taariikhda hodan ah leh.*

  • @husenmayax609
    @husenmayax609 4 роки тому

    Mncha allh chanelkan waxbadan ayaa laga fa idey horumar wacn zxp cumar ishaar

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 4 роки тому

    Masha allah powe mcn waxa thy wlhi qof an cilmi ka faidno Rabi Dambigada Adun iyo kan aqiraba ha dhaafo❤❤🙏🙏

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f 4 роки тому

    Ala ceebteena dalka sidaas utaariikhda dheer ee waxa ka dhacay ay waxku qaadashada inooga baahaan ayaanu jaahil ka nahay SHUKRA CUMAR INSHAAR.

  • @user-xm7zr2lw6m
    @user-xm7zr2lw6m 4 роки тому

    Allah ha ku xifdiyo wll

  • @cumarmaxamuud709
    @cumarmaxamuud709 4 роки тому

    Ustaad aktayada qiimo kuleh ustaad omar inshaar runtii macluumado dhanwaliba kadhisan baad nalawadaagta if iyo aakhiro liibaan wll.😍😍😘

  • @thetyzon3837
    @thetyzon3837 4 роки тому +5

    Allah muslimka Quluuptooda ha u Waasiciyo

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 4 роки тому

    Barnamijka aad ka u Jeclahay omar inshaar Waad ku mahadsantahay waa Barnamij aqliyadada iyo fikirka calaamka wax ka badalya waxna ku Baraya

  • @yasbagg
    @yasbagg 4 роки тому +37

    hey dear somali commentigan hadaa aragto caronavirus alle hakaa bad baadiyo.

  • @hodman
    @hodman 4 роки тому +1

    Alle ha badbaadiyo dhamaan muslimka iyo inta dhibataysan.

  • @cabdikariin706
    @cabdikariin706 4 роки тому +2

    Keep going 😀😀😀😀😀

  • @issabaariyow4936
    @issabaariyow4936 4 роки тому +1

    Cumar wll taariikhda soo badi mahadsanid

  • @user-jk8mg1te3t
    @user-jk8mg1te3t 4 роки тому

    Mashallah mhdsanid ustaad omar

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @khaalid.muxumed
    @khaalid.muxumed 4 роки тому

    Mahadsanid wllky Omar inshar

  • @abdirahmanabdiqani2746
    @abdirahmanabdiqani2746 4 роки тому

    Mahadsanid wll ogaansho 🙋‍♂️😍

  • @mohamedabdulahiidiris4500
    @mohamedabdulahiidiris4500 4 роки тому +4

    Wadan kan siyaasadi aamusan muxu yahay islahaa xiligi hore balse hada bacda corona yaa ila socdo ina so booqono magaloyinja qimaha badan i.a marbaan tagi hadaa noolahay🤲

  • @abdirahmandekyousuf5281
    @abdirahmandekyousuf5281 4 роки тому +3

    الحمد لله على نعمة الإسلام اللهم أعز الإسلام والمسلمين

  • @sabirmoalim5140
    @sabirmoalim5140 4 роки тому

    Cumarow mahadsanid, wlhi wa wdn an bdna lga hadlin.

  • @studioyaasiinmaooye4593
    @studioyaasiinmaooye4593 4 роки тому

    Thanks walalkey omar inshar

  • @calikaafi1400
    @calikaafi1400 4 роки тому +4

    Omar wllkey Tajikistan barneemijkaan kale kasoo sameey insha allah wxn rajeyn doonaa inad commenti keyga arki doonto codsiga ne aqbali doonto

  • @updallexuxuule7805
    @updallexuxuule7805 4 роки тому +3

    first viwe❤

  • @queenintizamah3280
    @queenintizamah3280 4 роки тому

    Masha allh ustd mahadsanid

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 роки тому +1

    Wlhi waan sugaayay mowduuc cusub alha ku xafido ustaad omar
    حبيب الملايين

  • @cabdicaagcaag7680
    @cabdicaagcaag7680 4 роки тому +4

    Wad mhadsantahy mcalinkena🎤

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 роки тому +1

    Bukhari
    Muslim
    Khawrzimi
    Dalka 3xad dhinca dahabka
    Ma ogayn in bukhara Uzbekistan ku tallo io culimadan dhan
    Wll omar mhdsnid wax badan bn ka faiday .

  • @mohamedabrone7338
    @mohamedabrone7338 4 роки тому +2

    Thank U Omar ❤

  • @joonofficial6059
    @joonofficial6059 4 роки тому +1

    Masha allh sxb aan jeclhy

  • @mahadadanciise7129
    @mahadadanciise7129 4 роки тому +2

    masha allah bro

  • @abbasyusuf7607
    @abbasyusuf7607 4 роки тому +1

    Mhdsanid ustaad🤗😊

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 4 роки тому

    Mahadsanid sxb cumarooow

  • @unitedfamilyfuns6344
    @unitedfamilyfuns6344 4 роки тому

    Shukran ustaad waqitga bdn ad ku bixisay inad ino so gudbiso video ga

  • @munirabdi6118
    @munirabdi6118 4 роки тому

    Mahadsanid wll Omar

  • @abdirisaqmedia2785
    @abdirisaqmedia2785 4 роки тому +1

    Sxp so badi wadamada tarikhdoda

  • @SaasInsights
    @SaasInsights 4 роки тому

    channel si weyn u anfacay dhalinyarada ku xidhan keep going bro

  • @alihaamud5104
    @alihaamud5104 4 роки тому

    maasha,allah mahadsanid wll inshaar

  • @abdullahizubeyr4658
    @abdullahizubeyr4658 4 роки тому

    Rahmat omar inshar

  • @user-cq1dm9eu9v
    @user-cq1dm9eu9v 4 роки тому

    Wll alle haku sharfo waxa thy macalin runtii aan waxbadan la faaido

  • @nuuxaxmed7330
    @nuuxaxmed7330 4 роки тому

    Manshallah sxb cumar inshar wanu kaga mahad celinaya barmamujkan qiimaha badan

  • @abdullahiabdiazizyousuf3520
    @abdullahiabdiazizyousuf3520 4 роки тому +1

    Maasha allh

  • @Abdihakem10
    @Abdihakem10 4 роки тому +1

    Jasalkalah wll 🙏♥️

  • @zakariyenor2063
    @zakariyenor2063 4 роки тому

    Frst commnty laygama so horeyo 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 4 роки тому

    Yaa arkay omar in shaar sawirkiisa

  • @lipansheik1337
    @lipansheik1337 4 роки тому

    Ogaansho waa ku salaamy

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 4 роки тому

    Maashalh ustd

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 роки тому

    MashAllah inshar mahadsanid sxb sare

  • @zakarmohamoud6444
    @zakarmohamoud6444 4 роки тому

    shukran

  • @queenintizamah3280
    @queenintizamah3280 4 роки тому

    Muuqaladaada marka arko kufarxaa waa waxa aanka faideysaneyno masha allh