Warbixin Sh Cusmaan Xidig oo ijaasooyin Qur'aan gudoonsiiyay qurraa' baratay qirooyinka Qur'aanka
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Warbixin Shiikh Cusmaan Xidig oo maanta ijaasooyin Qur'aan gudoonsiiyay qurraa' baratay qaar Kamid ah qirooyinka Qur'aanka kariimka ah
Tabiye Sadam cabdulle Siyaad
Allahaunaxaristo shiikh cusmaanxidig janatul calaa allaha geeyo
Mashallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaha u naxariisto shiikh cismaan xidig .
Mashaallh allow ku naxariisto abo sheikh cusman xidig
Msha Allah alaha xafido shiikhena iyo dhaman jamecada❤❤❤
Ma. Ilahow nocafi shiqeyna
aamiin yaarabbi🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
اقوال شركية سبحانك هذا بهتان عظيم
Naxariista jano Allaha siiyo
Maanshaallah .
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Allaha unaxariisto😢😢
Allaha unaxariisto 😭😭
Mashallah sufiyada tajuudki way barteen
Sufiya babakhtiyay bidcobadan
Intu kuyalaaa
Ijaasa waxaan xasuustaa markaan qaada neyno ijaasada waxaa nala dhihi jiray indhaha isku qabta hana kala qaadina inta ijaasada socoto hadii kale indhaha ayaa idinka dhacaayo lkn quraanka markaan aqriyay misna tafsiirka dhagestay kuma arkin sheekadaas
Hadii kale indhaha idinka dhacayo ma suufiyada sida idin dhihi jirtay?
@@husseinahmed8108 haa bra qubxiga nalaku aqri jiray waa yaabee.. waxa xataa xasuustaa mela reeraha isugu yimaadiin sanad le ah sida dab gal iyo xafladaha.. shiikh ayaa imaanaa wacdi aw aqrinaa 3 saac iyo kasii badan ayuu aqrinaa afsomali aan 1 marna xadith..aaayad lasoo qaadaneeyn ilaaheey haw naxariisto dadki jahligaas ayagoo aaminsan dhintay.. suufiyada dhamantod mawada ahin lkn tuhun badan ayaa kajiro
Nimanka la magac baxay Salifiya aniguna aan u aqaan Yahuudul qiblah ama Murjia haddaad dhahdo nimanka kawara waxeey ku lee yihiin waa muslimiin haddii aad sii weeydiiso waxa ay ku jiraan waa shirkul Akbare waxeey ku lee yihiin waxa ay sameeynayaa waa dax waa shirkup Akbar lkn Ayagu waa muslimiin oo waxeey kala qaadayaan ficilkii iyo faacilkii marka jadiidiyo iyo kuwaan waa isku mid oo waa wada mushrikiin
Beenaale ee Haddaad run sheegeyso waxaad keentaa hal qof oo la eg Sheekha meesha lagu booqday oo tajwiidka yaqaan, majiro mana keeni kartid, marka maxaad wax gaaleysiisaa adaaba u baahan in kalaamka Allaah lagaa saxaa,
Mansha allaah