"Dhici-mayso in Nin Carbeed oo Yamaniyii Xoolaha Soomaalida uu Rarto Xasan Sheekhow kaa Socon Mayso"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 61

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 2 дні тому +2

    Xukuumada maanta joogta ee aad ujilicdasan ayaa idiinku wacan in laiscino. Ayaaney ugu takagashey ee iska cabaadauuun waardadhiga kaka😊caaaaay

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 День тому +3

    Xasan gur gurte waxa ka masuula inuu waxa sameeyo dad kii lahaa waa in la furaa wada hadaladii somaliland iyo somalia ha ku quustan

  • @AwadHusein10
    @AwadHusein10 День тому +1

    Ganacsatada somaliyeed waxan usheegayaa inka qubuurta ka baxsanweydey mayuu xolo deyna meel lcgtaal ma arki karo ee la socda

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 День тому

    HASSAN SHEIKH XOOLAHA UU XUKUMO HA BIXIYO .

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u День тому

    XASAN SHEEKH MAXAMUD WAA LO LOOOOSH QAAATE MAAAHA DOWLADA 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n День тому +1

    Xasan dalxaraashe sidaa idinku deyn maahee joojiya dhoofinta carabta u baahan xoolaha ayaa dalxaraashe la hadli doonaya waayo carab xoolaha wey u baahan yihiin ee hal bil joojiya xoolaha kootada dalxaraashe ayaa loo qaadayaa dalxaraashe ayaa carabka adeeg sanaya

  • @Salugla
    @Salugla 2 дні тому +1

    Masaakiinta xaqoodii weeye masaakiinta wadanka joogtaa hilib ma gooyn karaan mana cunaan masaakiintu hilib haka dhargaan
    😂 Xasan jeebkiisa uun baa khuseeya

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дні тому +7

    Baga sowdinkii riday mouse bixi manataba 😢😢😢😢😢😢

    • @MustafeZaacid
      @MustafeZaacid День тому

      Maraka ma cirra xidhay waxbaro nio walid ba ku gu tabcayee

    • @jamasiyaad2877
      @jamasiyaad2877 День тому

      Muxuu samayn lahaa Muuse?@

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 2 дні тому +1

    😅😅😅😅😅 dee kaaba iibin mayno dheh

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 2 дні тому +1

    Meel walba lacag buu ka raadinayaa balaayo dhuunta kugu dhagtey dalxataashe 😊

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 День тому

    Idaacadan qudhunka ey faqashta amba bunbunisa wararka somaliya

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 День тому

    Xasan Sheekh Dhaqaalaha ayuu dhaartay inuu idinka curyaamiyo.. Iska ilaawa Federalka Somaliland kama mid aha ee tashada waa dagaalada socda. Guys rolled your sleeve, fight a good fight for your livestock trade .. forget about Somali in General , focus on your business.

  • @xagalxaraf
    @xagalxaraf День тому

    Dadkani nidaamakay doorteen mee muxuuse ka masuul yahay. Sidu waa sidee walee waa yaab?

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n День тому

    Xasan dalxaraashe sidaa idinku deyn maahee joojiya dhoofinta carabta u baahan xoolaha ayaa dalxaraashe la hadli doonaya waayo carab xoolaha wey u baahan yihiin ee hal bil joojiya xoolaha

  • @adansaed5982
    @adansaed5982 День тому

    Qabyadii Ayuuu dhameestirayaa Hassan sheikh dhameestir somaliya oo dhan gad bada bariga xoolaha xataa gabdhihi somaliyeed ayuu xaraashay hada dhawan Gabdha badan ayaa carabaha qadaamad ka noqonaya

  • @OmarFarah-k7n
    @OmarFarah-k7n День тому

    Walalo bla bla waxba ma taraysee dee Union sameysta. Without Union? Sidaan ayaa ku jiraysaan.

  • @Ayan-j7d
    @Ayan-j7d День тому

    Idiinka halka is dhigay

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 День тому

    Waar Xassan oo cid uu xukumaa aanay jirin Oo Xabaalihiina ka baxsan waayeen Sidee idin xukumaa
    Sidee Caqligiina ugu soo dhici kartaa.
    Idinku Sucuudiga taga oo la soo xidha Sucuudiga 😡🤨

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 День тому

    Ma qirteen inuu xasan sheekh berbera xukumo?

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 2 дні тому

    Xoolihiina haysta idinkaa la idiin baahan yahay ee idinkuuni ha is dhinac yaacina xolaheenu waa number 1 carabi iyaga raba xolaheena lkn calacalbaa idinka muuqda ninka cadaw gaaga ahina hadal kiinasi waxbuu u tarayaa

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 дні тому

    Hubkiina diyaariya, Somaliland dagaalku wuu bilaabmay, sabab baa jirta

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 2 дні тому

    iimaanka alle kaaqaad xasan xabaalo qote meelkasta lacagbu kadayay meeday qaran baan nshay isaaqoow kkkk

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 День тому

    Xaar weyne xaasid xerodiisa xumeeye. Alle ku qabay dawldii aan dooranay meeday meeday ciro maxaa.dhacay

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 дні тому

    Mee madaxawe ciro yaab somalilaan sidaas baa u dabeysey

  • @axmedcali5851
    @axmedcali5851 День тому

    Xasan Sheekh maxaa inoo keenay , yuu madaxweyne u yahay ? Innagase madaxweynaheeni mee ?
    Aragtidayda hadal kuma lihidin Xasan Sheekh iyo inaad u cabataan toona

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 День тому

    Kuwee meel wax uga wada jeesanaya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman День тому

    Xasanw.ha.ujoojin.shalsy.way..kucasyayeen.maantana.way.kubsryayan

  • @FaysalCabdiFaarax-k8d
    @FaysalCabdiFaarax-k8d 2 дні тому +2

    Xasan sheekh goormuu inaqabsaday mee madaxwaynihii aandooranay. Sowtan xasansheekh la baryayo

  • @hogsade
    @hogsade 2 години тому

    Tani waa bilowgii awodda dowlada Somsliya. Wana sida ugu fufud ee wax kasta oo Somaliya kadhoofaya loo canshuurikaro. Ragani diyar bay uyihiin in ay Xassan Shiekh lashaqeeyan. Xoolo dowlad la’ana miyaa calamka gaaraya. Mohamed Siyad Bare soo canshuur maqadayn? See Somaliland hada loo canshuuri karaa?

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien День тому

    Gurguurte xoolaha ma wuxuu mooday 100 hablood ee u sucuudiga ka iibiyay

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 День тому

    Hassan inkar qabe qabur faage.manta ma waxu kenay dhaqalihi umada somaliyed inu horjogsado war ninkan inkarta qaba Ilahay umada haka qabto.mel udhafay male

  • @Abdifah
    @Abdifah День тому

    Kkkkk soo idinkii lahaaa Wadan baynu nahay Gaara, maxay tahay Warqadan yaree Muqdisho lagasoo qoray Ee idinka wda qaylisiinaysaa,?
    Walaahay baan ku dhaartee Muqdisho ayaa laynooga wada taliyaa ama diida ama yeela

  • @IsmaciilXasan-t6r
    @IsmaciilXasan-t6r 13 годин тому

    Ku quustow dadki jiclaa wada hadalka soomaaliya xiirsiyo waa taa dee ka hadala mee xakuumada la doortay may hadlaan

  • @Joejoker9037
    @Joejoker9037 День тому

    Aaway doowladnimadii.. maxeey tahay barbaryadaan xassan shiiq. Waxaa kale qiimaha xoolaha la idiinkala wareegayo lamid ma aha kuwa boosaaso ama kuwa Kismayo.. maxeey kudhacday sidaa

  • @maxamuudawmaxamed7075
    @maxamuudawmaxamed7075 День тому

    Xasan.dhiiqo.caqli.xumaa.maxaa.dabadhigay.xoolahayaga.xasandhiiqo.waa.xaasid.cadawa.oo.xun.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman День тому

    Xasanow.toobada.hakeenssne.haugajimcin.neel.walba.kaxidh.ilaayow.midnimada.qiranayaan.ha.uga.soo.dhaqaaqin

    • @ME.LANDER
      @ME.LANDER День тому

      Nacala hooyada ku yaal ciduu wax ka qaadayo hala arko dadkaana joojiyeye maaha isaga kolka adiga iyo isagaba nacla kuyaal wax uu Somaliland ku yeelaayo ma jirto!!!!!

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 дні тому +1

    Wa mushakilida u la yimado Madaxweyne IRRIR SAMAALE marka uu xukunka qabto ?

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen День тому

    Wadani waydiiya halowbaadtihiin

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    oo ma somaliyaynu nahay?maxay xassan guur guurte at uugu cabanayaan???meeday dawladeenii jamuuriyada somaliland ee aynu dooranay???

  • @Mohamedhasan-p7d
    @Mohamedhasan-p7d День тому

    Waar ninka dila

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 дні тому +1

    Muusaa ka dambeeya sheekadana

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 2 дні тому

    Oo xasan sheekh maxaa Inoo keenay

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 2 дні тому

      kkkkkkk riyadii isaaq waa dhamaatay isaaqland hargaysa iyo burcaay kashaqaaysaa oo laga yaqaan aduunku soomaliya uun buuyaqaan

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 2 дні тому +1

    Cirro hurdaaye, Xassan Sheikh aya dalka xakumaa imika yusra harti ceeb u dhinta

    • @Khalil-td3ir
      @Khalil-td3ir 2 дні тому

      Hooyoda ciil ka gaba ahayd was muse bixi way socotay waxaan

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 дні тому +1

    Somaliland ma xoolaa jooga....xoolaha waxey ka dhoofayaan XAMAR, GARACAD, KISMAYO, BOSAASO

    • @Khalil-td3ir
      @Khalil-td3ir 2 дні тому

      😂😂😂😂😂 haye saaxib

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 2 дні тому

    Maxaa maxjarada Somaliland iyo xoolahooda ka khuseeya ninkaa Xamar xukuma, xaguu ka soo geli karaa dakeda Berbera iyo maxjaradeeda, meeday dowladeenii la doortay.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt День тому

    Ciro iyo wadani ayaa kamaşul ah. Inuu Faqash yhy macadeysty.

  • @FaysalCabdiFaarax-k8d
    @FaysalCabdiFaarax-k8d 2 дні тому

    Idinkan faqashta baryaya ha idin waso ayahay aydu dhashay

    • @yurub5288
      @yurub5288 2 дні тому

      Maka yabatay kuwan ceeb somalilaan

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 День тому

    Xasan Sheekh Dhaqaalaha ayuu dhaartay inuu idinka curyaamiyo.. Iska ilaawa Federalka Somaliland kama mid aha ee tashada waa dagaalada socda. Guys rolled your sleeve, fight a good fight for your livestock trade .. forget about Somali in General , focus on your business.