Alla maxaan arkay basasankan iimaanka la ee sida xun u wada gaadhiga 😢😢 Allah haw naxariisto inanta yare dhimaty qoskeedina samir iyo imaan Allah haka siiyo
Inalilahi wa ina ileyhi rajacuun ilahay ha unaxariisto gabadha yar ehelkana samir iyo iiman buuxa allaha kasiiyo kuwa dhawacmayna allaha caafiyo inshallah amiin yaarabi
Ilaahay SWT ha u naxariisto ardayda dhimatay, marti la jecelyahay Alle haka dhigo, sabar iyo imaan ehelka iyo qarabada ay ka baxday, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
XAKUMADA CUSUBI WAA INAY BARURTA WADANKA LA KENAYO LAGA DHIGA 2010 WIXII KA DAMBEYA OO KELIYA WALIBA KU WA U ADEGA SHACABKA MAGALOYIN IYO XAMULKA KU WAA QADIMIGA AHNA KA MABNUCO WADAN KA IN SHA ALLAH KHAYR 💚⚪️❤️
Baribaan waxaan guri la deganaa sacaadadiin ka soo horjeed keeda subax anoo ka soo laantay sport orad ayaan shidaalaha ina gaafane bas yar oo araday siday yar yar ah uu ku dhici gaadhay gaadhi kale. rabibaa badbaadiyey any way DARAWALADA MUUSUULIYIIN MAAHA
Alle haw naxariisto inanta dhimatay Runtii arinkani waa masiibo waayo dadkeeni waxa madhiyay gaadhi loo wada si baala masuuliyad ah oo taxadar laxaan ah waxaan layabanahay waxay dawladu ooga soo saari way day sharci ama xeer aad u adag oo lagu mareeyo dhibkan looguna ciqaabo darawalka jabiya 🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Wasarad gadiidka iyo wado maristu shaqadeeda ha qabsato dad aan masul ahayn ba siday donan usocda meshay donana dhiga qadartuna waa wax xaga alle ka qoran lkn in dayac masuliyaded imado halaga dalalo
Alle ha unaxariisto gabadha dhimatay Alle ha caafiyo inta dhaawacantay Aamiin yaa rabbi
Amiin amiin amiin
Alla maxaan arkay basasankan iimaanka la ee sida xun u wada gaadhiga 😢😢 Allah haw naxariisto inanta yare dhimaty qoskeedina samir iyo imaan Allah haka siiyo
Baaburta noocaas ah fadlan halaga joojiyo wadanka. Ilahay si deg deg ah ha u caafiyo dhamaantoodba kuwa dhintayna ha u naxariisto.
Caruurta yar yar Allah ha caafiyo🤲 danbi malaha waa Saqiir. Basaka sharcigoda iyo tayadoda hala hubiyo
Hargaysa bishii 5 ee sanadkii dhamaaday ayaan joogay wadooyinka oo xun iyo kuwa baabuurta wada oo sixun uwada iyo iyagoo jaad cunaya ayaa usababa shilalka badan anba waan kayaabijiray siday wax uwadaan
Inalilahi wa ina ileyhi rajacuun ilahay ha unaxariisto gabadha yar ehelkana samir iyo iiman buuxa allaha kasiiyo kuwa dhawacmayna allaha caafiyo inshallah amiin yaarabi
Baabuurta Noocaa Ah halaga Joojiyo Waddanka Inkastoo Ilaahey Qorey Allaha U Naxariist😢
Ilaahay SWT ha u naxariisto ardayda dhimatay, marti la jecelyahay Alle haka dhigo, sabar iyo imaan ehelka iyo qarabada ay ka baxday, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
Alle u naxariisto inta xanuunsan Allahha caafiyo
Alle cafimada sareecan ha siiyo dhammantoo ameen yarbi
alle ha unaxariisto haplaheeniii ax 🇭🇺😭🇭🇺😭🇭🇺
Rabow u naxariiso inta dhaawacana ala ha caafiyo AAMIIN
Aamiin.yaarabi❤❤❤
Allaah Yar xamhaa illaahe ha unaxariiso Inta ku dhimatey inta dhaawaca ahna Allaha boksiiyo ax waqtigoodii baa Tagnaa inta dhimatey
XAKUMADA CUSUBI WAA INAY BARURTA WADANKA LA KENAYO LAGA DHIGA 2010 WIXII KA DAMBEYA OO KELIYA WALIBA KU WA U ADEGA SHACABKA MAGALOYIN IYO XAMULKA KU WAA QADIMIGA AHNA KA MABNUCO WADAN KA IN SHA ALLAH KHAYR 💚⚪️❤️
Inanta halista ah waa inabtiday ilaahay ha caafiyo 😢
Inalilahi waina ilahey rajuqun 😢😢😢😢😢
ilahay hacaafiyo inantadhimatayna aleha unaxariisto yaarabi
Inta dhaawaca ah Alle ha caafiyo
Dadka qaar wa bila damiir hagay dadkan caawin lahaayn bay mobilada xadayaa, alle ha u naxaristo gabadha yar.
Alle ha caafiyo Inta Nool inta dhimatayna Alle ha U Naxariisto
Baribaan waxaan guri la deganaa sacaadadiin ka soo horjeed keeda subax anoo ka soo laantay sport orad ayaan shidaalaha ina gaafane bas yar oo araday siday yar yar ah uu ku dhici gaadhay gaadhi kale. rabibaa badbaadiyey any way DARAWALADA MUUSUULIYIIN MAAHA
Allah ha u naxariisto
Inaa lillah wa inaa ilayhi rajicun
WAAR AFKA BARTA.
GABADH WAXA LA YIDHAHDAA HOOYADA.
INAAN BA LA YIDHAHDAA.
AFKA XAMAR HA NOOGU SHAQAYNINA OO HA NOOGU SHEKAYNINA.
Afkeenii/lahjadeenii iyo wadankiiba walaweyn baa qabsatay
Adiga qudhaada " INAAN" waa maxay ???
Waar niyoow af leyne
Waxaan loo joogin baad meesha keenaysaa
Shilbaa dhacay markaasaad
Af iyo wax meeraysanausaa🤔🤔
Asalkaba in ardayda baska sida safe u yahay iyo in kale ma la eega ileen waakan bas kasta buuxa
Waxay ku wadan Speed waaliya
Gawadhida Ee Hala xadeeyo.
Alle haw naxariisto inanta dhimatay
Runtii arinkani waa masiibo waayo dadkeeni waxa madhiyay gaadhi loo wada si baala masuuliyad ah oo taxadar laxaan ah waxaan layabanahay waxay dawladu ooga soo saari way day sharci ama xeer aad u adag oo lagu mareeyo dhibkan looguna ciqaabo darawalka jabiya 🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Alle ha u naxariisto inta kle alle ha u boogo dhayo
Allah u naxariisto
Axaxax.inta dhimatay.allah.ha.unaxariisto.dhaawacana.caafimaad.allah.hasiiyo.amiin
Alle ha cafiyo dhmatood 😢😢
alllaahu akbarrrr qayrallll masuullllllll ayaa wadayyy gadhiga xayawaannnnnn
Alle haw naxariisto
alle haw naxaristo inta dhawaca alle haw bogodhayo
inahuinerajucu alaah cafiyo
ALLAHA UNAXARIISTO INTII KU DHIMATAY JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO INTII KUDHAWACANTAY ALLAHA UBOOGA DHAYO
ALLAHA HOU NARISTO INTA DAWACTANNE ALLAHA AFFIYO CHAFAKALLAH
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Iyagaacm raggan basaslayaashaa iimaanka beelay acuudubillah
Inaa lilaahi wa innaa ilehi rajicuun
Halawaydiiyo gudomiyaha bas saska badqabka gaadhiga
Wasarad gadiidka iyo wado maristu shaqadeeda ha qabsato dad aan masul ahayn ba siday donan usocda meshay donana dhiga qadartuna waa wax xaga alle ka qoran lkn in dayac masuliyaded imado halaga dalalo
Subxanalah waa masibo
Ax subxaanalaah
😢
Sidii wax waalan bay wax u wadaan
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
AFRICA WAY ISKA DHIBAATAYSAN TAHAY DOWLAD LA AAN SHARCI AAM SHAWAYNAYN MASUULIYIIN WADA DAMAYSTE AH
Ax Alle how gargaro😢😢
I thing he was speedy
BASASKA Waxa Wada Badankooda Dhalinyaro Dubjir u badan oo Daroogada isticmaala (QAAADKA)
bassaska caruurta qaada hala hubiyodadka wada iyo inay shaqo qaban,karaan, basle waa iimaan laawe😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Alle haka kiciyo caafimaad buuxana ha siiyo
akkag ga cafiyo dhamantood inta nool schoolka babuurta markay u soo dhow yahin wa inay istagan hubiyaan baaburuta waawayn wado gooniya ha loo sameeyo
😢😢😢😢😢😢😢😢
Aayar u wadda darawaloo school buska aayar u wadda walalayaal .
QOLADA ISKUULKA AYAA LA RABAA IN AY CARUURTA U KIREEYAAN BAABUUR LA HUBO DARAWALADANA ISKA HUBIYAAN
caruurta basaska ka reebta
Yaa Dadka laayey ? Bisinka Yaa -
Dadkaan saas u galay ? Ma shilbaa
Mise waa lalaaayey ilmaha !
Samir iyo iimaan ilmahaas!!
basaska waxaa wada niman cabsan khamri waayo inuu gaadhi wado iyo caruur sido ma dareemaan . aniga ilma aan dhalay waan kasaaray iskuuladan basaska lagu guro caruur aanu dhalin
Ma hubtaa??
😢😢😢😢😢😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allah ha uNaxristo inanta ku dhimatay shilka inta dhawaca ha cafiyo sorry walahi dadkaygi😢
TRAFIC POLICE KA AYAAN SIDII LAGAGA DOONAYAY U SHAQAINAIN.
Aalaah haunxariisto
Ku waa Basaka wadaa Badankodu waa saqramin
Wasaarada gaadiidku ha ka hawl gasho oo ha hubiso baabuurtan scrab ka ah ee dadka lagu qaadayo
😢😢😢 ax
Ax
miyuu jiidhey mise way saarnaye
Wuu jiidhay
Allah u naxariisto
😢