Waad mahadsantahay wllkey biyahaas daadka intee ka imaadaan halkeena ku dhamaadaan xogaa sharaxaad inooga dar , wabiga Afgooye ayey la egtahay size-ka dhulka ku fadhiyo hadii water management loo sameyn lahaa dadka iyo duunyada faaido ayey ka heli lahaayeen ilaahey sanad barwaaqo haka dhigo.
@@BikeAndFish1 waar afgooye iyo buur iyo maxaad ka sheekaynaysaa, meeshan waxaa la yiraahdaa midhisho waxay ku taalaa gobolka sanaag, waqooyi bari magaalada ceerigaabo, waxaa dega qabiil ka mid ah habaryoonis oo la yiraahdo muuse ismaaciil
@@hassanhussein272 Qoralkaga hore jahliga ah ban arkaye raali ahow adiga sual kuma weydin jawaabna kama sugayo, ii suga adiga iyo noocaga dhawan ban school uu furayaye.
ilahay xagagii ayuu noqabojiyay sidii jilaal camal ceriyaan iyo rob anan kalaqadayn alhamdulilah
Mansha allah jawiga iyo jawaqda roobka iyo dalkena nimcada leh allow ada mahadle 😊
Aad iyo aad.
Warmeeshu Nimcoweyna Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
يا سلام على الكلام
Maansha allaha roobka nasiib xumo in biyo badan la xdho aheyd
Aad iyo aad.
Saalax digle baramijkaga wa jeclahay
Mahadsanid walal Xuseen
Horuu soco sxp
🎉
Msha Allah sxb keep going
Mahadsanid Saaxiib
Ilaahay baa ku badbaadiyey ee sigaar kuma badbaadin!😊
Sigaarka ninka caba dab baaa laga helaa xiligan oo kale la shito lakiin naguha jirin qof cabaa oo waanu dhaxamoonay lol
Sanaag ceerigabo meshan ku dhashay gurigaygii
Waa Akhtar Miidhan
Mashallha jawii macan
Aad iyo aad.👊
Maanshaa.allaa.bal.ilahay.nomcadunasiyey.yaarabii.nomcada.lagama.faiideysto.qability.bAaron.dhaforka.uyeelay.som.oo.mantey.udaranto.iLaHaye.nomadareysite.iTobias.iyo.masar..madaxa.som.isugeliyen.aanigu.aad.baan.uga.hellaa.sogudbinta.roobka.roobku.yaanu.fedhahaa.idinka.gelope...haa.isu.dhiigina.siiba.kano.kale.oo.buro.idinka.heelaaaad.baan.ugu.raxeystey.hadii.aAd.tihin.raga.dhulking.soo.gudbiya.dhawanka.soo.badiuya
Mahadsanid haye insha allah
Masha Allah Tabaarak waa nicmco ilaahey na siiyo Alhamdulilaahi rabi caalamiin
Alxmduliha.
Mashalah cajiib video
Mahadsanid walal
ZEYTUUN LAMA YIDHAAHDO BEEROON AYAA LA YIDHAA BARON
Waw saas baan u aqaaney lakiin wixii dabr ayaan bak magacaa ugu yeedhi
muqaal qurux badan weeye sxb lkn dhilinta sigaar haku dhiiri galin faidadiisa qasaarahiisa kabadan mahadsanid sxb
Mahadsanid walal.
Jawigaan u bogayba lbh🏙
Keep going kaape 💯💯
Mahadsanid Saaxiib
Cajiiib ❤❤
🙏
Sanaag region be like Switzerland
Aad iyo aad.
horumar wacan
Mahadsanid walal.
Dhulkaan quruxda badan ma somalia mise Somaliland?...Qabiilkee dega?
Keep going salah wll
Sharfanid walal
somalay markad baxaysan xiliyada robabka qata dalayad o borsadina ku rita iyo kodhkaba ku tala gala Insha Allah
Waa sax
Waad mahadsantahay wllkey biyahaas daadka intee ka imaadaan halkeena ku dhamaadaan xogaa sharaxaad inooga dar , wabiga Afgooye ayey la egtahay size-ka dhulka ku fadhiyo hadii water management loo sameyn lahaa dadka iyo duunyada faaido ayey ka heli lahaayeen ilaahey sanad barwaaqo haka dhigo.
Aad iyo aad hadiii biyahan laga faaidaysan kahaa noloshooda wax badan ayaa u hagaagi lahaa
Sxb waa meel midhisho la yiraahdo oo gobolka sanaag ceerigaabo u dhaw waqooyi ka xigta waa degaan habaryoonis degto
Webiga Afgooye ma buur bu mara?
@@BikeAndFish1 waar afgooye iyo buur iyo maxaad ka sheekaynaysaa, meeshan waxaa la yiraahdaa midhisho waxay ku taalaa gobolka sanaag, waqooyi bari magaalada ceerigaabo, waxaa dega qabiil ka mid ah habaryoonis oo la yiraahdo muuse ismaaciil
@@hassanhussein272 Qoralkaga hore jahliga ah ban arkaye raali ahow adiga sual kuma weydin jawaabna kama sugayo, ii suga adiga iyo noocaga dhawan ban school uu furayaye.
Dee magaceeda sheeg
Keep Going Good ❤❤
Mahadsanid walal.
❤❤❤
Saalax digle sxb inyar baa kaa dhiman dadka introduction baa loo sheegaa marka hore meesha magaceedaa iyo gobolkay ku taalo baa lagu bilaabaa video ga, iminka keligay uun baa fahmay inay midhisho tahay , markaa si aad view badan u hesho introduction ama hordhac samee ilayn dadku kula fahmi maayaan xaafadiinee
Video waa emergency ma ahan mid kas loo duubay, waa xaalad timi oo kedis ah lakiin qofku hadii uu channelka sii raaco waa fahmayaa, meesha ay tahay.
@@SaalaxDigle anigu midhisha bay iila eegtahay waayo meel kale oo saytuun ka baxaa ma jirto, weliba waxay u eegtahay midhisho sare xagii xamaas xigtay
Digloow sxb ajarka is raacso, oo waxaad noo soo duubtaa magaaladii kulmiye ee ciidankii bariga ee snm ka dagaalami jireen iyo xamaas iyo beeraheedii , thanks bro
Jawigu wa cajiib wale wa midhashi ban filaya
Haa waa midhisho inta roobka
Oo Xagee Usocotaan??
Ceerigaabo ❤
Ininka go a marojinaya islaan baan modayay marki hore 😂
😄😄
Waaryaa biyo xeedheeno ka sameeya nimacada dayacan
Insha allah
❤❤❤❤