Waa kuma soo saaraha filimka cusub ee dhaxal oo ay Astaan soo waddo dhawaan?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2023
  • Waa kuma soo saaraha filimka cusub ee dhaxal oo ay Astaan soo waddo dhawaan?
    Waxaa soo gudbinaysa Sagal Ali
    #Dhaxal
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 30

  • @ARAFAD66
    @ARAFAD66 7 місяців тому +12

    Allah is one❤❤

  • @AbdiwaliOmarJAMAAL
    @AbdiwaliOmarJAMAAL 7 місяців тому +6

    D H A X A L we Can’t wait 😮

  • @user-yd9vs1bc2m
    @user-yd9vs1bc2m 7 місяців тому +3

    M,a dhalinyaro qurux iyo qibradba leh guuleysta

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 7 місяців тому +2

    Waa filim loo baahnay soomalida dhaxalka waa isku dhameyeen ee sheeko xiisaleh hano ahaato astan TV thanks

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 7 місяців тому +4

    Astan TV waliged filim Aan macno Ka durjumayn Dadka Uma so bandhigto keep going Astan TV nola so dhaqsada Wanba sugi kari lane❤

  • @SOMALI2024
    @SOMALI2024 7 місяців тому +5

    Maalin kasta films 🎥 🎞 🎦 🎬 📽 cusub nookeenaa

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 7 місяців тому +2

    Maasha alaah hambalyo aad ayaan uxiseeya filimanta wadankeena lagu sameeyo ❤ waxaan sugeeno waa filimka dhaxal❤

  • @OsmanBarqadle
    @OsmanBarqadle 7 місяців тому +1

    Haboon iyo jamaal kusodaro dadkaas ayaan kuhystye ❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 місяців тому +1

    Hayaan seasom twe sugeynaa plz nooga soo hormariya

  • @CamanKiish2
    @CamanKiish2 7 місяців тому +2

    🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍 Astaan Tv waa ba jacayL aan dhammaanayn😅

  • @abdihamidnaaji9446
    @abdihamidnaaji9446 2 місяці тому

    @ABSHIR RAGEH.. wishing you all the best. 1day our ppl will understand your hard working... Bravo 👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @user-uh9tb9nh6j
    @user-uh9tb9nh6j Місяць тому

    Maansha allah wll iso boqo farxiyo tawakal 150 gaarsii pleas❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedJuxa-kf6vi
    @MaxamedJuxa-kf6vi 7 місяців тому +2

    Alla Ismahaney Haboon mku jirtaa😂😂

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 7 місяців тому +2

    Filmkan hada aad keenteen waa qashin , fadlan muqdisho kuwaa aad ku samaysaan ayaa top ah naga dhaafa

  • @burhaancirro7705
    @burhaancirro7705 2 місяці тому

    Masha alaah

  • @user-sl8sz7cu9l
    @user-sl8sz7cu9l 7 днів тому

    ❤❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 7 місяців тому +6

    Waynu u bahaan nahay filim sameeye akhrin kara dhaqanka somalida kana soo saari kara wax la daawan karo oo macquula sidii taxanihii haboon oo weli aan ka go'in maankayaga waxaan filayaa inuu yahay isla director kii taranaha haboon hadaanan qaldaneyn.

  • @PROFBUUBSHE-zt4jo
    @PROFBUUBSHE-zt4jo 4 місяці тому

    GOOGOOSKA LAIGUMA SOO DARIN LKN QOF MAGAC ALAAH SIIYAY WUUKA MAARMAA THANKS TEAM ASTAAN

  • @dahrandaahir3086
    @dahrandaahir3086 7 місяців тому +1

    Fast person😢

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 7 місяців тому +1

    Astaan tagtay oo tilabsatay
    Wxaan rajeenaa in ay tuulo film lagu sameeyo oo wax kasta u dhameestiranyhy ay mustaqblka dhisan doonto

  • @user-ee7wy7zq4m
    @user-ee7wy7zq4m 7 місяців тому +1

    MaaliBa inta Film CusuB noo Keentaan naGu bar Jara

  • @user-rb5dd8tp4m
    @user-rb5dd8tp4m 7 місяців тому +1

    astan waxn ka jeclhy xata filmnta adunka ku socda dadkygi

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 7 місяців тому +1

    Ilaa gurmaa sugaynaa marka😂

  • @zabnaacaddey2199
    @zabnaacaddey2199 7 місяців тому +1

    1sano maa sugeena hee😂

  • @user-vj2oi4gr4x
    @user-vj2oi4gr4x 7 місяців тому +1

    kusoo dhaqsadah

  • @warsame_mohamed
    @warsame_mohamed 7 місяців тому

    Filmaanta dalka aniga xiiso gooni ii leeyihiin

  • @user-mf4tz3wn4s
    @user-mf4tz3wn4s 4 місяці тому +2

    Shimaa la soo deenaa

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 7 місяців тому +1

    Ismahaan maxay ka tahay?
    😂😂😂😂