SIDEE LOO DUUBAY MUSALSALKA DHAXAL || A WEEK IN MY LIFE { Behind The Scenes }

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • Working project like Dhaxal it’s was a good journey and I’m proud of what we did me and my entire crew. ✊🏿🎬 #Somalicinema

КОМЕНТАРІ • 51

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 3 місяці тому +10

    Wallahi Filimka marka lafiirsanaayo raaxo lagu fiirsanaa palse dhibaatada loo soomaray madareemeeno 💪🎥🔥

  • @Umu.Amiira1494
    @Umu.Amiira1494 3 місяці тому +15

    Dadkan in ladawado o subscribe ladhaho iska dhaafe lacag cash in loogu daro ay istahilaan
    Rafaad waa dhaafay kan 😂😂😂😂

  • @RobleMohamed-xi6eq
    @RobleMohamed-xi6eq 3 місяці тому +10

    Rafaadkan iyo Ane Habenki uu iga baaqdo Aan ku xanaqayo 😂

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 місяці тому

    Walaahi anaga raaxo aan ku daawanaa teamka duubaayo waad mahadsan tihiin 🙏❤️❤️❤️❤️❤️🫶🏻🫶🏻🫶🏻

  • @Asma_shino22
    @Asma_shino22 3 місяці тому +2

    Waxaan oo rafaad eh iyo macaanka ku fiirsaneeyno isma lahan shaqo. Wacan❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 3 місяці тому

    Wlh waa shaqo adag
    Keep going Astaan❤

  • @nimcoyuusuf-hn9oc
    @nimcoyuusuf-hn9oc 3 місяці тому +1

    Best good job💯

  • @fuadcabdilahi5411
    @fuadcabdilahi5411 3 місяці тому

    Waar nio rafad wa idin dhamadee noso daya season 2kii un ilma aderayaal

  • @fatouzahra217
    @fatouzahra217 3 місяці тому

    Not easy

  • @MohammedTahliil-cv6gf
    @MohammedTahliil-cv6gf 3 місяці тому

    Abti Xaq Ayaa U Leedahay Like Laguu Saaro

  • @anasmacalinabuukar1251
    @anasmacalinabuukar1251 3 місяці тому +1

    Musalka 15 xalqadod dhamaad waxaas majiraan nio😂😂😂😂

  • @amranhajji
    @amranhajji 3 місяці тому +1

    😂rafaad waaba martene maaa wax cadiya soo daysaan

  • @asmaacabdalla3908
    @asmaacabdalla3908 3 місяці тому

    Arooskan run miya mise flmka lagumatalayay kali😂

  • @FaraxsanAli
    @FaraxsanAli 3 місяці тому +4

    Waxkste o qurxon qarash iyo waqti ba lo hurey keep going astaan❤

  • @mitsomali6615
    @mitsomali6615 3 місяці тому +5

    Wlhi musalsal shaqo iyo wakhti galay rag culus 👏👏

    • @moliban8133
      @moliban8133  3 місяці тому +1

      🙏🏿😇

    • @alijama6088
      @alijama6088 3 місяці тому

      Season2 goorme weye wll😢​@moliban8133

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 3 місяці тому +4

    Walaahi ninka yar ee dhegta ugu jirta waa shaqatoori guuleyso lpx

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 місяці тому

      Erayga shaqatoori google ayaan galiyay Xherdan Shaqiri ayaa iisoo baxay, waxaan jirin ayaad samayni.

  • @Ruuuneey
    @Ruuuneey 3 місяці тому +1

    Dad wax fiican la yimaday aa loo xanaqa Astaney nagu qaata dadkiina anahee 😂🥺🇸🇴💯

  • @alkhadiiboffecial7683
    @alkhadiiboffecial7683 3 місяці тому

    Oo Hada Season 2 Majiro Miyaa Naleedihiiin wllalow

  • @Abdulkadir.A.Hassan
    @Abdulkadir.A.Hassan 3 місяці тому +3

    Top level 💯

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 3 місяці тому

    Imisa cashay dupidisa qadatay

  • @MohammedTahliil-cv6gf
    @MohammedTahliil-cv6gf 3 місяці тому

    U'r Times NOW keep Going ❤❤❤❤

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 3 місяці тому

    Shaqo adag baad inoo heysaan runtii anagna waa iska kiin caayneynaa eedeyneynaa noo dulqaata astaaneey dadkiini lee nahnaye😂😂

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 3 місяці тому

    Suuraha manaal 😂😂😂😂😂

  • @fuadootheartist9225
    @fuadootheartist9225 3 місяці тому +1

    Keep amazing us 🔥🔥🔥

  • @Seynabcadey-t1t
    @Seynabcadey-t1t 3 місяці тому

    From farxiya tawakal

  • @CaliMaxamed-s6x
    @CaliMaxamed-s6x 3 місяці тому

    Wow

  • @highlights8838
    @highlights8838 3 місяці тому +1

    FROM HOSOW PRO

  • @Nurayn-z9k
    @Nurayn-z9k 3 місяці тому +1

    Wlhay shaqo adag bay qabtaan dhalinyaradi❤

  • @cabdiraxmaancabdirizaaq8712
    @cabdiraxmaancabdirizaaq8712 3 місяці тому

    Dhibkaasaa laga maray markaasaan inta jiif ku daawanay leenahay marx aa tihiin seasonka mxaad u dhammayseen 😂
    Anaga lee wxaas samayn karna buuq noogu imaada adinkana shaqaan inigu ognahay 😅

  • @ozaano
    @ozaano 3 місяці тому

    @moliban sxb camerayinka loo siticmaaray noo soo bandhig iyo lens-ka lights-ka

  • @idmanxaji4227
    @idmanxaji4227 3 місяці тому

    Waqti iyo qarash waxaa usii dheer rafadka kamarayan

  • @Hooyomcn46
    @Hooyomcn46 3 місяці тому

    Jimca musalsalkn waa la idinka rabaa

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 3 місяці тому

    Waraa qaybta lawkaan noo soo daaya

  • @liibanosman1140
    @liibanosman1140 3 місяці тому

    Libaax season 2 waa Goorma

  • @yahye2
    @yahye2 3 місяці тому

    Zxp season 2 goorma waa ye hee

  • @hiboyusuf693
    @hiboyusuf693 3 місяці тому

    Season two soo daaya

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 3 місяці тому

    thanks guys

  • @yahyehurre8092
    @yahyehurre8092 3 місяці тому

    Waaaw

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 3 місяці тому

    Topnotch bro

  • @haabo196
    @haabo196 3 місяці тому

    Waxas naga fadhe qeebta labad goreme soo deenesan

    • @moliban8133
      @moliban8133  3 місяці тому

      Mar dhaw i.a sidaas uma foga Season 2

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee 3 місяці тому

    Walahi filinkan hal qayb xita kama aan dawan

    • @moliban8133
      @moliban8133  3 місяці тому

      Soo daawo waa musalsal xiiso badan.

  • @agedow
    @agedow 3 місяці тому

    Shaqo adag 🫡

    • @moliban8133
      @moliban8133  3 місяці тому

      Mahadsanid dude 👏🏿😇

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 3 місяці тому +1

    Ka hore download ka u fur awoow,muuqalka ila aan download dhaho😂😂😂